Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,841
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Horta i remember last night Faroole was planning to go to Xamar so today he cancelled his flight to Xamar i am wondering what changed in his agenda there must be something.
  2. ^^ Lol but what is so important why is Faroole not coming to Xamar.
  3. Wasiirka Amniga Puntland oo uga qaybgalaya Puntland Caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Posted by Pi on September 15th, 2012 Garowe(Pi)Caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Dowlada Feedaraalka Soomaaliya ayaa waxaa Puntland uga qaybgalaya Xubno heer wasiir ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan. Warar rasmi ah oo Puntlandi heshay ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Faroole uu ka baaqdey ka qaybgalka xaflada Caleema-saarka Madexweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya arrimo shaqo oo muhiim ah awgood. Dhinaca kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Feedaraalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxweynaha Dowlada Puntland waxay kuwada hadleen khadka teleefoonka lakiin lama sheegin waxyaabahay kawada hadleen. Puntlandi.com Garowe
  4. Ethiopia ruling coalition approves Hailemariam Desalegn as PM By Kumerra Gemechu ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia's ruling coalition on Saturday approved Hailemariam Desalegn's appointment as prime minister to replace Meles Zenawi, who died last month, the government's spokesman said. He will be sworn in early next month when parliament reconvenes, Bereket Simon told a news conference in the capital Addis Ababa. Hailemariam, who took over in an acting capacity after Meles' death, also becomes head of the Ethiopian People's Revolutionary Democratic Front (EPRDF), the ruling coalition of parties. The 47-year-old former university dean rose quickly through the ranks when he turned to politics, serving as president of the Southern Nations, Nationalities and People's Region in the southwest of the country from 2001 to 2006 before being named as an advisor to Meles. His selection as Meles' deputy in 2010 was a major surprise, partly due to his relatively young age. He was widely seen as the late leader's protégé and in recent years replaced Meles as chair of a number of parliamentary committees. After taking power in 1991 from Mengistu Haile Mariam's military junta, guerrilla fighter Meles became one of the central political figures on the continent and drove domestic economic growth into double figures. An astute economist, Meles advocated a blend of heavy state spending and foreign private investment, focusing lately on energy and infrastructure projects. However Ethiopia remains one of the world's biggest recipients of aid, and average incomes are roughly a third of those elsewhere in sub-Saharan Africa. Many Ethiopians complain that while Meles forged closer business ties with global powerhouses such as China, that did not translate into more jobs for Ethiopians and about three-quarters of the population still live on less than $2 a day. Copyright © 2012 Reuters
  5. Ethiopia acting PM Hailemariam Desalegn heads coalition Hailemariam Desalegn was foreign minister and deputy to Meles Zenawi Ethiopia's governing coalition has elected the country's acting Prime Minister Hailemariam Desalegn as its leader. As chairman of the Ethiopian Peoples' Revolutionary Democratic Front, Mr Hailemariam is likely to also be declared the new prime minister. Mr Hailemariam took on role of interim leader last month, following the death of the previous prime minister, Meles Zenawi. He had ruled the country for 21 years. Officials said at the time that Mr Hailemariam would act as prime minister until the next election, due to be held in 2015. Ethiopia's communications minister, Bereket Simon, said that since the coalition holds an "overwhelming majority" in government, its chair is "automatically the country's prime minister". "So Hailemariam will be the country's new prime minister," he said, adding that he would be sworn in soon. Ethiopia has had only three significant leaders since 1930 - Emperor Haile Selassie, Colonel Mengistu Haile Mariam and Meles Zenawi. There are international concerns that the political transition may not run smoothly. Ethiopia saw record growth in the final years of Mr Meles's leadership, but the country lies in a troubled region and has deployed troops in Somalia, to fight Islamist militants. Brussels-based think tank Crisis Group has previously said Mr Meles's successor will lead a weaker regime facing mounting grievances along ethnic and religious lines and a likely increase in radicalism.
  6. Dhacdo Xiiso Leh: Madaxwayne Siilaanyo Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Siyaasiyiin Fiinto Dhex Miranaysay (Sawiro) Hargeysa (Ramaas) Sept 15,2012 – Munaasibadii maanta loo dhigay dufcadii 9-aad ee ka qalin-jabisa Jaamacada Hargeysa oo ay tiradoodu ahayd 637, ayaa intii ay socotay waxa ka dhex muuqanayey dhacdooyin xiiso leh oo indhaha suxufiyiinta oo kaliya ay qabanayeen. Waxa bedalnaa intii lagu guda-jiray Munaasibada qalin-jabinta shucuurta guud ahaan dadkii halkaasi joogay, kuwaas oo dareenkoodu ku maqnaa muuqaalka boqolaalka arday ee marka kaliya u qalin-jabiyey dadkooda iyo dalkooda, iyaddoo farxada qalin-jabintaa la xidhiidha ay saamayn ku yeelatay quluubta siyaasiyiin badan oo aan saaxada saaxiib dhow ku ahayn, qaarkoodna waa hore ku kala tageen golayaal siyaasadeed oo ay wada samaysteen. Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Iyo Muuse Biixi, waxay ahaayeen rug-cadaayadii xisbiga tallada dalka haya ee Kulmiye dhidibada u wada taagay, wallow ay ku soo kala horeeyeen aasaaskiisa, laakiin in ka badan lix sanadood ka hor ayay isku khilaafeen ka sii wada mid ahaanshiyaha xisbiga Kulmiye, taasoo sababtay in Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali iyo siyaasiyiin kale oo ay isku mabda’ ahaayeen ka huleelaan xisbigaasi. Siyaasiyiintaasi oo laba ka mid ahi isku dhinac yihiin oo aan in muddo ah lagu arag fagaarayaasha iyaggoo si niyad-sami ku dheehan tahay isugu gacan qaadaya ama wada hadlaya ayaa Munaasibadii maanta si qurux badan oo is maamus badani ka muuqdo isagu gacan qaadayey sida ka muuqata Sawirka, iyadda oo Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ka mid ahaa ardaydii maanta Madaxwaynaha Somaliland martida u ahaa qalin-jabintooda. Sidoo kale, Cali Maxamed Waran-cadde oo ah Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbigii Madaxwayne Siilaanyo tallada dalka ku wareejiyey, mar kalena ah siyaasi rug-cadaaya oo intii Somaliland jirtay xilal wasiirnimo oo badan soo qabtay, sidaas oo ay tahayna ka mid ahaa ardayda maanta qalin-jabisay ee Madaxwaynuhu shahaadooyinka guddoonsiiyay, haddana ah siyaasi u hanqal taagayey inuu xilka Madaxwayne Siilaanyo hayo kala wareego shanta sanadood ee socda, balse marka intaasi oo dhan laga yimaado xisbigiisii UDUB oo u eg inuu saaxada siyaasada ka hadhay, maalmihii ugu dambeeyayna warbaahinta marinayey weedho kulul oo lid ku ah xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo iyo hay’addaha doorashooyinka isla-markaana burburka xisbiga u sibir saaray Madaxtooyadda, ayaa isaguna maanta si layaab ku noqotay indheer garadka halkaa fadhiyey laabta laabta u saaray Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo laga yaabo inay xalay uur ku taalo siyaasadeed ku kala seexdeen marka la eego loolanka doorashadu halka uu marayo wakhtigan, sidoo kalena gacan qaaday Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, oo aanay warbaahinta saaxiib ku ahayn. Muuqaalka Cali Waran-cadde oo Madaxwaynaha Laabta laabta u saaray Si kastaba haloo fasisho isku dhoola cadaynta iyo salaanta siyaasiyiintaase, waxa xusid mudan in qof kasta oo madashii qalin-jabinta joogay aanu ahayn sidii uu gurigiisa kaga soo baxay, balse jawigiisu is bedalay markii uu si mugle indhaha uga buuxsaday boqolaal dhalinyaro iyo waayeel ah oo ku labisan direyska caanka ku ah sagootinta jaamiciyiin dedaalay, iyadda oo aan la ilaawi Karin in siyaasiyiintaa dareenkoodu bedalnaa ka mid ahaayeen ardayda qalin-jabinaysay, taasina wax badan ka bedashay aragtiyahoodii siyaasadeed.
  7. Taleexi;869743 wrote: Haddaanay hadlin ma socodkaa lagu gartaa? Mar mar haa sida awrta ayey u lugeyaan
  8. Taleexi;869740 wrote: Oo Is--qa dega Xarshin iyo O-du miyaanay isku lahjad ahayn? .. size 16 waa target! Trust me Somalilanders can tell the difference they have been dealing with these people the past 300 years they know when they see one.
  9. Taleexi;869732 wrote: Oo ma wejigay kaaga qoran tahay? They can tell by his accent and his anti Somaliland stance its not that hard to figure out.
  10. Shinbir Majabe;869723 wrote: Amin Amir wuxuu badanaa sawiraa sida ay qabaan Bulsho weynta Soomaaliyeed.. ma diidantahay in Farmaajo taageero badan ka heysto Bulshada ama Dadweynaha caadiga ah, sidoo kale Faroole lagama jecla meelaha kale ee Soomaalida degto.. Marka waxba haku diidin Amin Amir inuu sawiro fikirkiisa, Sharif Sakin waa ninka ugu badan ee sawiro xun uu ka sameeyo, sidaa ee tahay waa runtiis oo Sakin lagama jecla Bulshada dhaxdeeda.. But Shinbir Faroole is not running for President nor does he want to rule Somalia so it doesn't matter if other corners of the country dislike him as Long the Puntlanders like him he is fine. So faroole and faarmaajo cant be compared.
  11. Somalia;869720 wrote: Xaaji, how come he didn't speak of Farmaajo loss after parading him for months on his website, and now suddenly he starts obsessing with Faroole after Farmaajo lost, trying to divert attention?! I am telling you, he is an ungrateful 0.5, he is lucky he is living in Faroole's Somalia without 4.5. You have a point there he focused allot on Faroole the last few days he should give odayga a break.
  12. Taleexi;869715 wrote: Waa saad iska dhaadhicisay, Xaaji. Waa siday tahay
  13. But Somalia we all know that faroole is in Mogadishu to get the Prime Minister position for his clan Faroole doesn't have to speak Amiin already knows like the majority of the people.
  14. Condemning the attack on a president of a neighboring country is something the majority of countries do. The security of the region is very much important for all of us.
  15. Saalax;869695 wrote: His your president Duke not ours the pirates are in Mogadishu to pay their respects in the inauguration of Maxamuud Sheekh Xasan. As they Should:D
  16. ^^ Somaliland and Somalia two brotherly nations that was always the tone
  17. Carafaat;869645 wrote: Xaaji, will 4.5 allow you markaas? I am not a candidate:D
  18. Timur is right the current Somali federal constitution allows faroole to be called a President.
  19. Che -Guevara;869576 wrote: I heard it's me. 4.5 will not allow you and Faroole will say hade kaasi nama matalo:D
  20. NGONGE;869354 wrote: How do you say "STOP" in Maay Maay, Carafaat? :D