-
Content Count
29,838 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Has the President of Somalia declared war on Puntland ?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Duke again let me tell you one more time its not what sir xx prefers its what you're President Hassan sheikh wants for the country. And president Hassan sheikh wants a pm from the gedo and cabuudwaaq communities you will find out in the next 48 hours if not before that. -
Has the President of Somalia declared war on Puntland ?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;874229 wrote: ^^^^As usual even in the Siyad days, the secessionist were left in taking sides between brothers. Adeer dont confuse yourself.. Taking sides so now Hassan Sheikh and his predecessor Sheikh sharif sh ahmed are you're brothers -
Has the President of Somalia declared war on Puntland ?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
UZTAAD;874222 wrote: even if it is so . it is true for your triangle aka 3da Habrood, so tell this advice to your SNM brothers they need it badly Hey its not me crying so badly to get the prime minister position its getting pathetic now -
Has the President of Somalia declared war on Puntland ?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Taleexi;874223 wrote: Xaaji waa kugu raacsanahay dawlad baa inoo dhalatay :D -
Has the President of Somalia declared war on Puntland ?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
UZTAAD;874219 wrote: we are watching his behavior carefully . if tries to sideline puntland a similar fate of Abdiqasim's Carta group is waiting him . I think he can not declare a war that he will lose. Do you think this is the same government as the failed government of cabdi qasim salaad xassan. We are talking about a permanent government with the backing of a new parliament and with the full support of the international community.Do you think you can black mail hassan sheikh war treenku yanu ka tagin Somalia dowlad ba u dhalaytay eh no one is going to wait for 2 and a half regions nor can they halt the progress of the new govt. -
Afrique village very nice the service is perfect there,they serve nice Suqaar there its near Maansoor hotel and the staff there speak English.
-
Has the President of Somalia declared war on Puntland ?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
He is picking a prime minister from the gedo and and cabuudwaaq clans as i told you before xassan sheikh knows what he is doing. -
Borama Sheikh Hargeysa
-
-
Hargeysa (HWN) wakiilki hore eh Somaliland u fadhiyay dalka Shiinaha Axmed xassan Cigaal Ayaa shaaca ka qaaday in uu ka baxay xisbiga udub oo uu ka tirsana muddo dheer isla markaana u si rasmi ah ugu biiray urur siyaasadeedka wadani. Hargeysa (HWN) Wakiilki hore eeh Somalilan du fadhiyey dalka shiinaha Axmed xassan Cigaal ayaa shaaca ka qaaday in u ka baxay xisbiga udub oo ka tirsana muddo dheer isla markaana u si rasmi ah ugu biiray urur siyaasadeedka wadani. Danjire Axmed xassan Cigaal oo maanta shir jaraaid ku qabtay hotel ka shiraaqle eeh magalaada hargeysa ayaa sheegey inu go aansaday in u ka mid noqdo ururka wadani ka dib marki u burburay xisbigi uu ka tirsana waxa u sheegey ururka u ka mid noqday aanay ka dhisnayn nidaam qabyaalad isla markaana u dalka u hogamin karo si cadaalad ah. Aniga oo axmed xassan cigaal kana tirsana xisbiga udub muddo dheer waxa aan muddo burburki ku dhacay xisbiga udub eeh aan eegayey ururada Somaliland iyo asxaabti hore eh qaranka intaana aan u eegayey keeba danta dalka. Dalka iyo maslaxda gooni isu taaga Somaliland khayr u leh Marki aan odoraasay eeh barnaamijikooda akhriyey waxa ay ila noqotay ururka hada halganka ku jira waddaniga la yidhaahdo in aan ku biiro ayaan go aansaday ayu yidhi Axmed xassan cigaal. waxakale u sheegey in uu rejo weyn yahay in murashaxa xisbiga udub cali maxamed warancade oo ay rafiiq ahayeen muddo dheer in uu ku biro ururka wadani. Marka ay arinti dhacdo dadku wuu kala jaan fudud yahay waxa aan u umalaynaya dagaal dhaca baaba la kala jaan fudud yahee nina uu hore u gala nina jilibka meel ku so aasta in uu nagu oo soo biro ayaanu ilaahay ka rejaynaya
-
Waagacusub reporting Farmaajo is under arrest
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Ninkan daahir calasow Kumbyuutarkisan yar eeh tabcaanka wa in laga qaada webskisa na la xidha isna la yidha si kale u shaqo tag marba qof ha shaxaadin oo sheekadooda ha faafin eh. -
Breaking News: Farmajo nominated as the new Prime Minister
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Showqi;874077 wrote: Xaaji, horta arimahan maxaa kaaga shan iyo toban ah! Miyaanad dowlad khaas ah aheyn adigu? Waxaad iga so qaada Mahiga oo san dhuuban. -
Faroole and Puntland campaigning hard to get PM's Position
Xaaji Xunjuf replied to Macallinka's topic in Politics
Abwaan anigu cid gaar ah ama shakhsi anu isku qoys nahay anigu u ololeynaya arki meysid anigu waxan raba nin shaqadisa qaban kara iyo nin runti cadalaad ku dhaqi kara wadanka oo siyasad gaar ah lugu hagayn ma fahantay. -
Faroole and Puntland campaigning hard to get PM's Position
Xaaji Xunjuf replied to Macallinka's topic in Politics
The President doesn't want agents from the garowe clan enclave he wants a Prime Minister who can do the job and is impartial. -
Waagacusub reporting Farmaajo is under arrest
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
I told you this Calasow guy is a flipflopper and can't be trusted his website needs to be shut down for his own good Back in the days his website was full of viruses Calasow is bad news. -
Air strikes hit Alshabaab stronghold Kismayo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Air strikes does the government in Mogadishu even know this is happening on its soil and (air space) if we have to follow the report no one knows if these fighter jets are Kenyan or US. Second how sure are we they are not targeting innocent civilians i raise my eyebrows. -
Air strikes hit Alshabaab stronghold Kismayo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Dont mind azania is doing the talking:D -
Suleyman the great you will hear pretty soon.
-
Diyaarado Dagaal oo duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo Talaado, September 25, 2012 (HOL) — Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa maanta duqeymo xooggan ka geystay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Diyaaradaha dagaal ayaa la sheegay in dhowr gantaal ay ku dhufteen garoonka, waxaana illaa imika la garanayn khasaaraha ka dhashay duqeyntaas. Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaysan jirin wax diyaarado ah oo isticmaali jiray mudo dhowr sanadood ah, waxaana sida la sheegay garoonka uu saldhig u ahaa xoogagga Al-shabaab. “Dhowr gantaal ayay diyaaraduhu ku dhufteen garoonka, waxaana arkay uuro ka baxeysa garoonka, mana garanayo khasaaraha ka dhashay,” sidaa waxa HOL u sheegay goobjooge magaciisa qariyay oo ku sugnaa meel u dhow garoonka xilligii ay duqeyntu dhaceysay. Ma jiraan masuuliyiin katirsan Al-shabaab oo faahfaahin ka bixiyay duqeynta iyo weliba hadii uu jiro wax khasaare ah oo ka dhashay. Duqeymahani ayaa kusoo beegmaya xilli xiisado dagaal ay ka taaganyihiin galbeed ee gobolka jubada Hoose halkaasoo ay isku horfadhiyaan ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab.
-
Breaking News: Farmajo nominated as the new Prime Minister
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Rag wa is guraya ciyaarina wa galin danbe wali lama kala bixin laakin wa la kala baxaya ha sugi wayin. -
Breaking News: Farmajo nominated as the new Prime Minister
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
xiinfaniin;873834 wrote: Faroole waxaa laga hayaa : Ogow waa siganaye'e Maalin dhow koley faroole cabaadkisi wu bilaabi doona,oo raisal wasaare wabu ka si quustay hada.