-
Content Count
29,974 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^ Are you discriminating against light skin honeys.
-
Its not the Somali republic using the Israelis directly its the Kenyans who were lost in the bushes they called for the help of the Israelis. As for now Somalia is allied to the west but who knows what the future brings Somalia should try to keep the balance between the Chinese the Russians vs the Europeans and the Americans and their allies.
-
Kenyan army’s outstanding victory over Al Qaeda’s Somali Shabaab. Israeli advisers helped The Kenyan army has captured Somalia’s Indian Ocean port of Kismayo, driving Al Qaeda’s Somali franchise Al Shabaab out of its last strategic stronghold, the key to controlling southern Somalia. The small Kenyan army, navy and air force fought to victory Saturday, Sept. 29, after a year-long ground, sea and air offensive. Fearing the Shabaab was feigning defeat and lurking in the town’s alleys to strike back, Kenyan warships backed by the French Navy shelled suspected terrorist hideouts in Kismayo Sunday. Very few Western military experts rated the Kenyan army of only 60,000 soldiers capable of routing the hard-bitten 25,000 Shabaab militants and capturing a sizeable region of Somalia – a feat which famously defeated US elite forces in 1993 in Mogadishu and forced the Ethiopian army to retreat with heavy losses in 2006. But, although Washington and Paris denied any role in the East African conflict, US did contribute to the Kenyan effort with drones gathering intelligence for the Kenyan army and guiding the aim of its artillery, while French battle and supply ships operating out of Kenya’s Indian Ocean port of Mombasa dropped supplies, ammo and fresh Kenyan reinforcements on the Somali coast. Even more tight-lipped were Jerusalem and Nairobi about Israel’s substantial contribution to the Kenyan war effort to push al Qaeda’s affiliate far from its borders. 1. Israeli military officers advised in the planning of Kenyan field operations. They recommended systematic special ops raids behind Shabaab lines to generate disarray in enemy ranks instead of rapid advances to seize large tracts of territory. 2. Israel supplied Nairobi with the weapons appropriate for these tactics, including drones and field intelligence equipment. 3. Israeli intelligence, police and special ops specialists in counter-terrorism counseled Kenyan internal security authorities on security in the big towns. From Day 1 of Kenya’s operation in Somalia, the Al Qaeda Somali militia threatened to stage mega attacks on Nairobi and Mombasa, the Kenyan army’s chief port for delivering war supplies. This threat was staved off with the help of Israeli counter terror experts who assisted the authorities in the two towns. Israeli-Kenyan friendship goes back a long way, but this was the first time Israel’s military, intelligence, counterterrorism and police officers were to fill a direct role in any concerted offensive against al Qaeda outside its borders. With the removal of the al Qaeda menace from its borders, Kenya sees the rise of three important East African sea outlets at Mombasa, Lamu and Kismayo. All three will also provide the US, France and Israel with strategic military, naval and air bases, in position to block Iran’s scramble for expansion into the Indian Ocean and along the shores of East Africa.
-
If he is endorsing Somaliland che he is most welcome Mario Slaanta afka kala haysa maxay ahayd Waxan maqlay jb ba maanta ugaaska beesha J weyne airpoodka ka doonay Che not all oromos the arsi oromos maybe feel a bit victimized mostly in shewa while the Tulama oromos Highland oromos consider them selves proud Ethiopians and will die for Ethiopia.
-
Breaking news fighting inside Kismayo the moment of truth
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidamada Dowladda oo goor dhaweyd qarax lagula eegtay Kismaayo Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamad Dowladda Soomaaliya Magaaladaasi lagula eegtay qarax xoogan. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso taasi oo lala eegtay kolonyo ciidamo ka tirsan Dowladda Somaaliya oo lugeynaya. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay xaafada Faanoole oo ka tirsan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Ilaa hada si rasmi ah looma oga qaraxa iyo sidoo kale khasaaraha kasoo gaaray ciidamada Dowladda Soomaaliya ee qaraxa xoogan maanta lagula eegtay Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubadda hoose. -
President Xassan Sheikh Visits Hiiraan Beledweyne+PICTURES.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Here are the pictures -
^^ Makes sense there is a provincial administration in Hiiraan and in Baydhabo at the moment the same should go for Kismayo til federal states are established. Even though i am against these Federal states but lets see how that goes for a while. But the President has the last say in this since he is the head of state of the country.
-
NGONGE;876195 wrote: ^^ You're projecting again, Che? XX, like you, hates Oromos and people who (in his view and yours) are not "real" Somali. Naga daaya dee. Oromos are not Somalis. and the Bantus no comment:D
-
Why is he in Somaliland and what does he want?
-
He is the man Somalia needs he still has a few days left to appoint the prime minister. Isn't it possible just to abolish the whole prime minister postion from the constitution.
-
President Xassan Sheikh Visits Hiiraan Beledweyne+PICTURES.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somali president arrives in Beledweyne, meets with flood victims OCTOBER 2, 2012 BELEDWEYNE (Sh.M.Network)—A high-level delegation heading by the newly elected Somali president Hassan Sheikh Mohamud landed on Tuesday in the central flood effected city of Beledweyne, some 206 miles (332 km) north of Mogadishu. Hundreds of troops with army personnel carriers were put in every junction of the city as the plane carrying the president grounded in an airport in Beledweyne town in the early hours on Tuesday. Reports indicated that the leader and his accompanying officials have paid a short tour to El-jalle area located on the outskirts of the city, where he met with thousands of flood effected victims. This is the second visit that a Somali president pays to the south and central regions of country since his election last September in Mogadishu. -
President Xassan Sheikh Visits Hiiraan Beledweyne+PICTURES.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
President Hassan sheikh started well visiting major cities like baydhabo and beledweyne his first priority is domestic and security issues. He has a long way to go but he is making the right decisions for now. Also on Kismayo he is willing to establish a provincial administration in those regions until a federal state is constructed in those regions by the indigenous people. Lets welcome all those steps president hassan sheikh mahamuud took. -
Faahfaahin ku saabsan Booqasho uu Madaxweynaha Soomaaliya ku tagay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Talaado, Oktoobar 02, 2012 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Shiikh Max’uud oo ay wehliyaan xubno xildhibaanno ah ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa markii uu garoonka ka soo dagay waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobollka Hiiraan oo uu horkacayay guddoomiyaha gobollka C/fitaax Xassan Afrax isaga oo salaan ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti. Intaa kadib waxaa uu madaxweynaha kulan kula qaatay goob loo diyaariyay oo duleedka magaalada ah waxgaradka, odayaasha dhaqanka saraakiisha ciidamada maamulka gobollka Hiiraan. Madaxweyne Xassan Shiikh oo hadal dheer ka jeediyay madasha ayaa farisay ujeedada socdaalkiisa Baladweyne oo uu ku tilmaamay in uu dhibaatada la qeybsado dadka ku dhaqan magaalada oo ay dhawaan ku dhufteen biyo ka soo rogmaday wabiga Shabeelle. Sidoo kale waxaa uu madaxweynuhu sheegay in socodaalkiisu yahay mid salka ku haya in uu bulshada gobollka Hiiraan u fasiro wax qabadka dowladdiisa mudada afarta sano ah ee soo socta, iyo waliba in uu dadka la qeybsado ra’yigooda ku aadan nooca ra’iisal wasaaraha ay doonayaan. "Marka uga horeysa waxaan aad uga xunnahay masiibadii soo food saartay dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne oo ay ku dhuftay fatahaada wabiga Shabeelle, runtii dowladdu arintaa ma mooga, waana tan maanta na keentay halka, inkastoo gacanta dowladdu iska gaaban tahay, haddana waxaa ay diyaar u tahay dowladdu in ay dhibaatada la qeybsato dadka,’’ ayuu madaxweynuhu yiri. Sidoo kale madaxweyne Xassan Shiikh Max’uud waxaa uu soo hadal qaaday wax qabadka dowladdiisa mudada afarta sano ah ee soo socta, waxaana uu si gaar ah carabka ugu adkeeyay dhinaca nabad-galyada. "Haddii uusan amaan jirin wax kale oo jiri kara malaha, waana tan keentay in muhiimadeena kuwaad, labaad, iyo sadaxaadba aan ka dhigno amniga," ayuu hadalkiisa ku daray. Waxaa kaloo uu sheegay in ay hadda ku howlan yihiin sidii ay u soo magacaabi lahaayeen ra’iisal wasaare soo dhisa xukuumadii shaqeyn laheyd mudada afarta sano ah ee soo socta, sidaa daraadeed loo baahan yahay dadku in ay fikirkooda ka dhiibtaan nooca ra’iisal wasaarraha ay u baahan yihiin. "Waxaa rabaa in aan idin weydiiyo nooca ra’iisal wasaaraha aad u baahan tihiin, waxaa uu doonayo in uu qabto, iyo waxa ay tahay in uu ka hor tago,’’ ayuu mar kale ku yiri madaxweynuhu hadal uu jeediyay. Ugu dambeyn, mar uu soo hadal-qaaday arinta ku saabsan dhimaha maamul gobolleedyada, waxaa uu sheegay in hadda ka dib aysan dhicin doonin in gobollada maamul kor looga keeno, laakiin loo baahan yahay bulshadu in ay iyadu soo doorato qofka ay dooneyso in uu hogaamiyo. "Anniga marar badan ayaan Baladweyne soo gaaray, waliba aniga oo cilmi baaris ka sameynaya, waan ogahay wax yaabaha jir jira iyo sida leysku diidan yahay, laakiin waxaa leeyahay reer Hiiraan ama reer Baladweyne labo wado ayaa u furan, in ay hishiiyaan oo ay maamulkooda dhistaan iyo in ay gacamaha kor u taagaan oo meelo kale looga taliyo ayuu yiri," ayuu yiri Xasan Sheekh. Ammaanka magaalada Baladweyne waxaa si weyn u sugayay ciidamada maamulka gobolka, Itoobiya iyo kuwa ka socda midowgga Africa AMISOM ee ka yimid dalka Jabuuti.
-
Construction rebuilding boom continues in Mogadishu +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Muqdisho oo uu ka socdo dib u dhis xoog leh, xilli Soomaaliya ay gashay marxalad cusub (SAWIRRO) Talaado, October 02, 2012(HOL) - 16-kii bishii aynu soo dhaafnay , waxaa awooda dalka si nabadgalyo ah ula kala wareegay labo madaxweyne markii ugu horreysay muddo 43 sano ah, taasoo sare u qaaday himilada ay Soomaalidu ka qabaan xasilooni buuxda oo dalku uu gaaro. Magaalada Muqdisho oo burbur culus ay gaarsiiyeen dagaallada dheeraa ee ka dhacay 20-kii sano ee la soo dhaafay ayaa haatan u muuqata inay si tartiib ah uga soo kabanayso dhanka dhismaha, iyadoo ay dalka ka bilowdeen, dhismayaal xoog leh oo guryo aad u bilic qurxoon laga dhisayo caasimada. Laga soo bilaabo ayraboorka ilaa iyo xaafadaha magaalada waxaad arkaysaa isbadalka socda oo laga dareemayo dhanka dhismayaasha in dalku uu galay marxalad cusub oo dhanka horumarka ah. Dhismaha ugu badan waxaa wada dadka kasoo noqday qurbaha oo iyagu ah cududa dhaqaale ee dalka. C/qaadir Axmed (Kamtiirey) oo ah agaasimaha waaxda qurbo joogta ee wasaarada arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa aaminsan in dib u dhiska dalka uu bilowday, balse looga baahanyahay qurbo-joogta inay sameeyaan dadaal intaa ka badan. C/qaadir Axmed (Kamtiirey), Agaasimaha waaxda qurbo-joogta “Dib u dhiska qurbo-joogtu waa mid qayb wayn ka qaadanaya , horumarka iyo xasilinta dalka,balse dadaal intaa ka badan ayaa loo baahanyahay, burburka dalka gaaray waa mid ballaaran oo aan maalin iyo labo looga soo kaban Karin” ayuu yiri C/qaadir. “Waxaan dajinay mashruuc ballaaran oo lagula kulmayo qurbo-joogta ku nool dhammaan wadamada aduunka, kaasoo looga qayb-galinayo dib u dhiska dalka” ayuu sii raaciyay. Marka laga soo tago doorka qurbo-joogta Waxaa jira ganacsato aan ka bixin gudaha dalka kuwaas oo iyaguna kaalin muuqata ka ciyaaraya hor-u-socodka dhaqaale ee wadanka. Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoog leh oo dhanka ganacsiga ah. Waxayna ganacsatadu kuu sheegayaan in marka la isku daro dhaqaalaha ay dalka soo galinayaan qurbo-joogta iyo ganacsatada gudaha ay sare u qaaday dakhliga fardiga ah ee dadweynaha, taasoo sii xoojinaysa xasiloonada dalka. Junayd Ismaaciil Egale oo ah dhalinyarada qurbaha kasoo noqotay oo lasoo shaqeeyay wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya ayaa aaminsan in dhismaha dalka ka bilowday uu sii xoogaysan doono, hadii xukuumada soo socota ay la timaado waxqabad muuqda. Junayd Ismaaciil Egale oo ah dhalinyarada qurbaha kasoo noqotay “Waa in xukuumada cusub ee la dhisayo ay noqotaa mid tayo leh, taasi waxay dheeri galin doontaa in Soomaalida iyo qurbo-joogtuba ay sii siyaadiyaan maalgashiga dalka” ayuu yiri Junayd. “Dadka dibadu rajada ugu badan waxay ku xirayaan xukuumada soo socota sida ay u shaqayso, waana midaas tan lagu kala ogaan doono halka ay dalku u jihaysanayo” ayuu sii raaciyay Junayd. Inkastoo Soomaaliya ay soo martay wakhti dheer oo aad u adkaa, waxaa la rumaysanyahay in dadka Soomaalida ah ay awood aan qarsoonayn u leeyihiin dhanka ganacsiga, taasoo qayb wayn ka qaadan doonta dhismaha iyo soo celinta bilicdii Muqdisho, waase haddii ay dawladu qaado tallaabooyin ay ku adkaynayso ammaanka dalka. Axmed C/samad,Hiiraan Online -
^^ I love the Somali flag it should never be changed
-
I like the Pervert BF iyo pervert aad bay iskugu dhow yihin. Allow dambigeena dhaaf