Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Good on the Puntland leadership this is a step in the right direction lets just hope they accept and cooperate with their prime minster. No need for unnecessary opposition let the new prime minister form his government. And you can judge him than i am sure he will do a great job for Somalia and its people.
  2. 14 cabinet members will be perfect Somalia is a big country lots of things needs to be done 14 technocrats 1Minister of Foreign Affairs 2Minister of Planning & International Co-operation 3Minister of Justice & Religious Issues 4Minister of Health 5Minister of Education & Culture 6Minister of Transport & Ports Fisheries 7Minister of Finance & Treasury 8Minister of Water,Minerals & Energy 9Minister of trade tourism and industry 10Minister of information post and telecommunications 11Minister of sports youth and Employment 12Minister of interior affairs and national security 13Minister of Agriculture & Livestock 14Minister of Women & Family Affairs now 14 wasaradood 4ta beelood iyo nuska u qeybi
  3. Wafdi IGAD oo Maanta Muqdisho Yimid, iyo Kulan Ay La Qaateen Madaxweynaha & Odayaal Ka Cawday Muqdisho (RBC) Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD kuwaasoo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Waxayna wafdigan markii ay ka soo degeen kulan la yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ugu tageen Villa Soomaaliya. Ilo wareedyada ku sugan Villa Soomaaliya ayaa Raxanreeb u sheegay in wafdi IGAD ay madaxweynaha la yeesheen kulan albaabada u xirnaayeen oo qaatay qadar saacad ku dhow iyadoo arinta magaalada Kismaayo si weyn looga dooday. Maamul u sameynta Kismaayo Wafdiga IGAD waxaa ku jiray illaa labo xubnood oo ka socda dawlada Kenya waxaana intii kulanka ay la qaateen madaxweyne Xasan Sheekh la soo qaaday qaabka maamul u sameynta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Sida il wareedka sheegayo wafdiga IGAD waxay madaxweynaha kala hadleen inay rabaan in qaar ka mid ah xubnaha kooxda Raskambooni gaar ahaan Sheekh Axmed Madoobe lagu soo daro maamulka heerka gobol ee laga sameynayo Kismaayo iyo in beelaha gobolka Jubbada Hoose laga soo wada qeybgaliyo maamulka. Saraakiisha Kenya ayaa qaba aragti ah in Sheekh Axmed Madoobe uu soo galay halgan dheer sidaasi darteedna laga dhigo gudoomiyaha gobolka. [AKHRI HADAL KA SOO BAXAY SARKAAL KENYAN AH] Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa ka cudurdaartay in waqtigan uu ku mashquulo arimaha Jubbooyinka, maadaama uu hadda magacaabay raysul wasaare uu doonayo in arimaha maamulada gobolada iyo heer deegaan looga dambeeyo raysul wasaaraha iyo xukuumadda cusub ee dalka loo sameynayo. Sheekh Axmed Madoobe Xubnaha ka socday Kenya waxay aad uga xumaayeen jawaabta uu bixiyey madaxweynaha ee ahayd in dawlada aysan hadda ku mashquuli karin qorshaha maamul u sameynta gobolka Jubbada Hoose oo u muuqda in loolan qabiil uu hadda ka soo ifbaxay. Waxayna wafdiga IGAD isla galabta dib ugu laabteen magaalada Nairobi. Dhanka kale, Raxanreeb waxay saraakiisha madaxtooyada ka ogaatay in madaxweynuhu uu qorsheynayo in guddi gaar ah oo ka socda xukuumadda uu u saari doono arimaha Kismaayo marka la dhiso golaha wasiirada cusub kadib, inta ka horeysana uusan madaxweynuhu rabin in dhegihiisu ay maqlaan buuqa iyo isqabqabsiga ka aloosan maamul u sameynta Jubbooyinka oo dawlada Kenya ay si weyn faraha ugula jirto taasoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu aad u gariifsan yahay. Madaxweynuhu wuxuu bishii hore warqad uu u diray dawlada Kenya kaga dalbaday inay joojiso qorshe maamul loogu dhisi lahaa Jubbooyinka oo laga waday magaalada Nairobi. [HALKAN KA AKHRI WARQADA MADAXWEYNAHA] Shan beelood oo la kulmay UN iyo Midowga Afrika Intii wafdiga ka socday IGAD ay madaxweynaha la joogeen madaxtooyada waxaa dhanka kale garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ka socday kulan u dhexeeyay odayaal ka socday shan beelood oo ka mid ah kuwa dega Jubbooyinka iyo saraakiil ka tirsan xafiiska Midowga Afrika iyo xafiiska Qaramada Midoobay ee UNPOS. Sidoo kale saraakiisha AMISOM ayaa iyaguna joogay kulankan. Read more here http://www.raxanreeb.com/2012/10/wafdi-igad-oo-maanta-muqdisho-yimid-xog-hoose-oo-ka-soo-baxaysa-kulan-ay-la-qaateen-madaxweynaha-odayaal-ka-cawday-arimaha-jubbooyinka-warbixin/
  4. AMISOM Oo Sheegtey In Ay Xaqiijiyeen Amaanka Degmada ********* Shabeelaha OCTOBER 7, 2012 16:57 Warsaxaafadeed ka soobaxay Ciidamada nabad Ilaalinta Midnowa Afirka ee AMISOM ayaa lagu sheegay in Ciidamada Soomaaliya oo ay taageerayaan AMISOM in ay xaqiijiyeen amaanka magaalada istaatiijiga ah ee *********, taas oo isku xirta Magaalada Afgooye iyo Baydhabo, waana degmada ugu shisheysa Shabeelda Hoose taas oo u jirta Muqdisho 93km sida lagu sheegay warsaxaafadeedka. Xaqiijinta amaanka waxay imaaneysaa kadib markii ciidamada AMISOM ay bilaabeenin a socdaan masaafo dhan 211km taas oo ka bilaamata Afgooye ilamaa iyo Baydhabo, taas oo qorshu yahay in la isku xiro labada gobol. ********* waa magaalo istaatiiji ah waxaana ay dhacdaa kalabayrka isku xira Gobolka Shabeelada Hoose iyo, Baydhabo, iyo Beledweyne, ayaa lagu yiri warka ka soo baxay AMISOM. Weerarka lagu qaadey degmada ********* ayaa ah in loo diido Ciidamad al-Shabaab in ay ka baxsadaan meelaha ay joogaan iyaga oo qaxooti isaga dhigaya govolada kale ee dalka. Taliyaha ciidamada AMISOM Lt.gen Andrew Gutti ayaa yiri – Xaqiijinta amaanka ********* waxa uu u sahlayaa bulshadu in ay dhaqdhaqaaqi karaan ama geli karaan safar kuwaas oo marki hore xanibaad ay saarneyd, amaro ay duldhigeen al-shabaab taas oo u diideysa xoriyada dhaq-dhaqaqa iyo iyo in ay hawlmaalmoodkooda qabsadaan, sidoo kale waxa ay fududeyneysaa in gargaarku si fudud ku gaaro dadka u baahan. Qorshaha AMISOM ayaa ah in la isku xiri gobolada Baay iyo Caasimadda Muqdisho inta u dhexeysa. Horseed Media news Desk
  5. Somalia;877988 wrote: People who are denying the indigenous population of Jubboyinka their right to live in peace and prosperity and allow Somalia to join the community of nations and take its rightful state as a regional power which we could have become a long time ago. Alshabaab?
  6. President Hassan sheikh was clear a state can only be formed inside Somalia by the indigenous people of jubaland state of Somalia who are represented in the Somali parliament. No where does it say in the constitution that IGAD should create states for Somalia.
  7. Lol Axmed madoobe visits his cousin in Jigjiga what can the governor of jigjiga do for Axmed madoobe:D
  8. Wadani is the next big thing i am sure of that but they should pick Dr Axmed xassan cigaal as chairman for the presidency in 2015
  9. Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Ra’iisal Wasaaraha Cusub Oo Ka Dhacay Galgaduud Dhuusamarreeb (RBC Radio) Dibadbaxyo lagu taageerayo ra’iisal wasaaraha cusub ayaa maanta oo Axad ah waxa ay ka dhaceyn gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaasoo ay ka arrimiyaan Ahlu Sunna. Boqolaal qof oo watay sawirka ra’iisal wasaaraha cuusb Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo calanka Soomaaliya ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Dhuusamarreeb iyo Guriceel. Waxa halkaas kula hadlay maamulka Ahlu Sunna kuwaasoo sheegay in ay ku faraxsan yihiin in nin ka soo jeeda ama ku dhashay gobalka Galgaduud loo magacaabo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Waxa ay sheegeyn saraakiishii goobta ka hadlay in ay la shaqeyb doonaan ra’iisal wasaaraha cusub, waxana ay u rajeeyeen in uu soo dhiso golle xukuumad ka tayo wanaagan kuwii hore dalka u soo maray. Ra’iisal wasaaraha cusub ee Jamhuuirada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku dhashay magaalada dhuusamarreeb ee gobalka Galgaduud. Qaar ka mid ahaa dadkii ka soo qeybgalay dibadbaxyada ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan ra’iisal wasaaraha cusub, waxana ay u rajeeyeen in uu alle u fududeeyo xilka loo magacaabay. Dhinaca kale, magaalada Muqdisho waxa maanta ka dhacay kulamo lagu taageerayo ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley u magacaabay Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, waa ganacsade ku noolaa dalka Kenya. RBC Radio
  10. Ururka Al-Shabaab Oo Sheegay Inay La Dagaalami-doonaan Xukuumadda Uu Soo Dhisayo Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somalia Ururka Al-shabaab, waxay sheegtay in Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya la........ Muqdisho (GNS) – Ururka Al-Shabaab ee Dagaalka kula jira Ciidamada Somaliya iyo kuwo ajaanibka ah ee taageeraya ayaa ka hor-timid raysal-wasaaraha cusub ee loo magacaabay Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo soo dhisaya xukuumadda Somaaliya ka saarta dhibaatada mudada dheer ka taagan. Ururka Al-shabaab, waxay sheegtay in Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya la mid yahay kuwii ka horeeyay isla-markaana ay keeneen dawladaha reer galbeedka ee danaha siyaasadeed ka leh dalka colaaduhu naafeeyeen ee Somaliya. Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), ayaa sheegay inay la dagaalami doonaan xukuumaddiisa ilaa inta ay ka ridayaan, maadaama buu yidhi ay keensadeen dawladaha reer galbeedka. Sheekh Cali Dheere oo arimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi “Raysal-wasaaraha cusub waxba kama duwana kuwii ka horreeyay” Afhayeenka Al-shabaab, waxa uu sheegay in guud ahaan masuuliyiinta Somaliya ay keeneen dawladaha reer Galbeedku “Dhammaantoodna waa kuwo ay reer galbeedku keeneen (Somaliya)”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray oo uu sheegay inaanu waxba ka bedali karin xaalada Somaliya “Waxba kama bedeli karo xaaladda Soomaaliya” Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) waxa uu balan-qaaday inay la dagaalami doonaan xukuumadda raysal-wasaaraha Somaliya soo dhisi doono “Waanu la dagaalami doonnaa illaa inta aanu xukuumaddiisa ka ridayno”ayuu yidhi.
  11. Dr osman likes Puntland more than Somalia it self.
  12. Carafaat made a good point Clan federalism in the long term will never work in Somalia states based on Qabil sometimes sub clans, Because the people of Somalia are not that so much different from each other if people had different religions languages and even looked different it would've made sense.
  13. Carafaat ofcourse he does one mp is an ethnic somalilander.
  14. Duke maanta markan arkay waxan xasuustay heesti ti yarayd eeh dhubnayd qaaday maxay ahaayd magaceedi christina , i am beautiful no matter what they say.
  15. ^^ Yeah but u have no influence any more Faisal cali waraabe has been telling if you wanna claim land based on Ethnic origin claim parts wardheer but not Somaliland. As for Cabdilahi Yusuf well he was the only President from Puntland since 1991 why would i mention a nobody like Cabdi cawar.
  16. ^^ Yeah but sage point was asjw contributed also Galmudug did the same the TFP and TFG officials did the same and last but not least Mr Mahiga also contributed to this process.
  17. ^^ We are still there and Kicking stronger than ever and about to secure the SL borders the last few inches, you have been losing land since 2004 Somaliland gained more and more territories. You had the President from 2004 till 2008 but you failed to deliver in the previous governments before cabdilahi Yusuf you were irrelevant in the Cairo conference you were sidelined. The back bone of you're clan fiefdom no longer exists the Khatumites left ur camp.The puntland maritime police force program was shut down you have nothing to show for and now you are no longer the prime minister of Somalia. How does that feel mr Somalia and faroole is clueless about what to do next:D