Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,838
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Lol Axmed madoobe visits his cousin in Jigjiga what can the governor of jigjiga do for Axmed madoobe:D
  2. Wadani is the next big thing i am sure of that but they should pick Dr Axmed xassan cigaal as chairman for the presidency in 2015
  3. Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Ra’iisal Wasaaraha Cusub Oo Ka Dhacay Galgaduud Dhuusamarreeb (RBC Radio) Dibadbaxyo lagu taageerayo ra’iisal wasaaraha cusub ayaa maanta oo Axad ah waxa ay ka dhaceyn gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, halkaasoo ay ka arrimiyaan Ahlu Sunna. Boqolaal qof oo watay sawirka ra’iisal wasaaraha cuusb Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo calanka Soomaaliya ayaa isugu soo baxay magaalooyinka Dhuusamarreeb iyo Guriceel. Waxa halkaas kula hadlay maamulka Ahlu Sunna kuwaasoo sheegay in ay ku faraxsan yihiin in nin ka soo jeeda ama ku dhashay gobalka Galgaduud loo magacaabo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Waxa ay sheegeyn saraakiishii goobta ka hadlay in ay la shaqeyb doonaan ra’iisal wasaaraha cusub, waxana ay u rajeeyeen in uu soo dhiso golle xukuumad ka tayo wanaagan kuwii hore dalka u soo maray. Ra’iisal wasaaraha cusub ee Jamhuuirada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ku dhashay magaalada dhuusamarreeb ee gobalka Galgaduud. Qaar ka mid ahaa dadkii ka soo qeybgalay dibadbaxyada ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan ra’iisal wasaaraha cusub, waxana ay u rajeeyeen in uu alle u fududeeyo xilka loo magacaabay. Dhinaca kale, magaalada Muqdisho waxa maanta ka dhacay kulamo lagu taageerayo ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley u magacaabay Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, waa ganacsade ku noolaa dalka Kenya. RBC Radio
  4. Ururka Al-Shabaab Oo Sheegay Inay La Dagaalami-doonaan Xukuumadda Uu Soo Dhisayo Raysal-wasaaraha Cusub Ee Somalia Ururka Al-shabaab, waxay sheegtay in Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya la........ Muqdisho (GNS) – Ururka Al-Shabaab ee Dagaalka kula jira Ciidamada Somaliya iyo kuwo ajaanibka ah ee taageeraya ayaa ka hor-timid raysal-wasaaraha cusub ee loo magacaabay Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo soo dhisaya xukuumadda Somaaliya ka saarta dhibaatada mudada dheer ka taagan. Ururka Al-shabaab, waxay sheegtay in Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya la mid yahay kuwii ka horeeyay isla-markaana ay keeneen dawladaha reer galbeedka ee danaha siyaasadeed ka leh dalka colaaduhu naafeeyeen ee Somaliya. Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), ayaa sheegay inay la dagaalami doonaan xukuumaddiisa ilaa inta ay ka ridayaan, maadaama buu yidhi ay keensadeen dawladaha reer galbeedka. Sheekh Cali Dheere oo arimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi “Raysal-wasaaraha cusub waxba kama duwana kuwii ka horreeyay” Afhayeenka Al-shabaab, waxa uu sheegay in guud ahaan masuuliyiinta Somaliya ay keeneen dawladaha reer Galbeedku “Dhammaantoodna waa kuwo ay reer galbeedku keeneen (Somaliya)”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray oo uu sheegay inaanu waxba ka bedali karin xaalada Somaliya “Waxba kama bedeli karo xaaladda Soomaaliya” Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) waxa uu balan-qaaday inay la dagaalami doonaan xukuumadda raysal-wasaaraha Somaliya soo dhisi doono “Waanu la dagaalami doonnaa illaa inta aanu xukuumaddiisa ka ridayno”ayuu yidhi.
  5. Dr osman likes Puntland more than Somalia it self.
  6. Carafaat made a good point Clan federalism in the long term will never work in Somalia states based on Qabil sometimes sub clans, Because the people of Somalia are not that so much different from each other if people had different religions languages and even looked different it would've made sense.
  7. Carafaat ofcourse he does one mp is an ethnic somalilander.
  8. Duke maanta markan arkay waxan xasuustay heesti ti yarayd eeh dhubnayd qaaday maxay ahaayd magaceedi christina , i am beautiful no matter what they say.
  9. ^^ Yeah but u have no influence any more Faisal cali waraabe has been telling if you wanna claim land based on Ethnic origin claim parts wardheer but not Somaliland. As for Cabdilahi Yusuf well he was the only President from Puntland since 1991 why would i mention a nobody like Cabdi cawar.
  10. ^^ Yeah but sage point was asjw contributed also Galmudug did the same the TFP and TFG officials did the same and last but not least Mr Mahiga also contributed to this process.
  11. ^^ We are still there and Kicking stronger than ever and about to secure the SL borders the last few inches, you have been losing land since 2004 Somaliland gained more and more territories. You had the President from 2004 till 2008 but you failed to deliver in the previous governments before cabdilahi Yusuf you were irrelevant in the Cairo conference you were sidelined. The back bone of you're clan fiefdom no longer exists the Khatumites left ur camp.The puntland maritime police force program was shut down you have nothing to show for and now you are no longer the prime minister of Somalia. How does that feel mr Somalia and faroole is clueless about what to do next:D
  12. ^^ The sage this topic is part of the healing process give it time.
  13. Sage leave them alone they were sidelined and now they are totally ignored by Hassan Sheikh mahamuud.
  14. Puntland is no problem they no longer have agents in Mogadishu this is progress and i am very much welcoming this.
  15. ^^^The international community facilitated talks between Somaliland and Somalia and i think a great solution for both countries can come out of these talks lets just give it time in the mean time haa dhakhleyso:D
  16. Duke used to make similar topics on these occasions but with a different tittle like Somalia won a new era for Somalia a new begin for Somalia. Tallow maxa is badalay?
  17. Cabdi cawar looks terrible he looks like he is about to get sick.