Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,838
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Both Ethiopia and Kenya are external enemies of Somalia but we need to balance a few points before we continue. Ethiopia since 1991 was supporting warlords against each other Ethiopia has been fueling the Somali civil war by distributing arms to the various Somali factions. Ethiopia is one of washingtons strongest ally in Africa in the so called war against terrorism Somalia became a victim of that. Ethiopia and Somalia fought 3 wars since 1964 in 1977 and between 2006 till 2009. Ethiopia has been selling this idea since the 15 century to western imperialists that they are a christian island surrounded by islamists Mullah states. Ethiopia can be defeated if Somalia patrols its own borders with Ethiopia and if Somalis sort out their own internal problems. Ethiopia will never find deep holes in the Somali society ever again Ethiopians have been studying Somalis and their weakness for centuries. Ethiopia can be defeated with strong Somali national security forces. Kenya on the other hand had little to do with Somalia Kenya became involved in Somalia when their own security was damaged by alshabaab islamists near the Kenyan Somali border in 2011.They have their own political motives some say its about the waters of Somalia others say Kenya wants to maintain a buffer zone between Somalia and Kenya. So what we see there is that Kenya is there to defend it self now we cant say Kenya is a friend of Somalia ofcourse they are doing this not to help Somalia lets not be naive but their tourism industry was badly hurt by Alshabaab. So they needed to strike to defend their own security its a preventive strike for their own national security. Kenya's influence in the juba regions is a fact we cant deny that but only the government in Mogadishu can change that. If they help organize the people of the juba regions to be closely linked to their government in Mogadishu instead of the government in Nairobi than its a win. This battle needs be won by the Somali government and only the Somali government can be victorious over the Kenyans. if it wins the hearts and minds of its people in the Juba regions.
  2. ^^ The Zack Xaglatoosiye was never fired they just created another movement and they told him to come to the conference he was never fired. Any way president Siilaanyo said since 2010 that his door is always open for the people of the garaad clan whether they are clan elders or politicians, and that Gogasha nabada is open for every one at any time ssc leader xaglatoosiye the khusuusi member who came before xaglatoosiye keyse who also came before him. The door is also open for the khaatuumo guys.
  3. Expected the Ethiopian government was not serious about these talks to begin with.
  4. As for the ONLF Ethiopia wars/ talks its not over until fat lady sings Somaliland and Somalia talks its a good start but we are not there yet We have to wait how hassan sheikh solves the problems in southern and central regions of Somalia and if he can establish institutions. And if he is able to rebuilt the Somali national army to prevent future clan clashes between clans and various other factions.
  5. Yeah the civil war ended this year with a new government in Somalia.
  6. http://www.cakaaranews.com/en/ Cabdi ileys website is also not working
  7. Ciidamo ka tirsan maleeshiyada LB oo goostay Radio Jigjiga (Jigjiga) October-17-2012 War aanu ka helnay xaga magaalada Jigjga ayaa sheegaya in koox maleeshiyo ah oo ka tirsanaa LB iney goosteen, maleeshiyadan ayaa ahaa kuwo si weyn u hubeysan. Sida inta badan la sheego waxaa jira maleeshiyo tiro ahaan lagu qiyaasay 150-200 oo ku dhex jira maleeshiyada LB, kooxdan ayaa gabi ahaanba ka amar qaata Cabdi Iley mana u sii maraan hogaanka nabadgalyada, gudoomiye ku sheega C/laahi Itoobiya, iyo silsilada maamulka midna. Maleeshiyadani waa unug gooni ah oo fuliya hawlaha gaarka ah ee Cabdi Iley sida cabsi galinta hadba beesha ay isaga iska hor yimaadaan, afduubida baabuurta, xoolaha oo shacabka si baad oo kale ah looga xareysto iwm, unugani waa kuwo ku hubeysan noocyada kala duwan ee hubka ay haystaan ciidamada Itoobiya, walibana waxaaba la sheegaa iney xataa xaga hubka ay ka horeeyaan maleeshiyada gobolka tigraha oo iyaga lagu sheego kuwo qalab, iyo tababarba aad u sareeya. Hadaba waxaa la sheegayaa in 25 nin oo ka tirsan maleeshiyadani iney baxsadeen lamana garanayo meesha ay galeen, ama wali ku dhuumanayaan. Wuxuu kale oo uu warku intaas ku darayaa in gaadhigii qabaalka ahaa ee ay wateen uga tageen baadiyaha fog ee degmada Marsin, sidoo kalena waxaa la sheegayaa iney wateeen lacag aad u badan oo laga soo saaray wasaarada maaliyada ee magaalada Jigjiga. Dadka warka nasoo gaadhsiiyey ayaa sheegaya iney maleeshiyadani soo xaabsadeen wixii qoryaha machinegun-ada ahaa ee laga soo xareeyey maleeshiyada LB gaar ahaan kuwooda lagu xareeyey xerooyinka ciidamada ee Dhagaxbuur. Wali makala cada ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa goosashada maleeshiyadan, dad badana waxay rumaysan yihiin iney aargoosi, iyo shacab xasuuq u baxeen, halka dad kalena rumaysan yahay iney hubka intaas dhan la goosteen si ay jabhad cusub u sameeyaan taasoo dagaal la gali doonta dawlada Itoobiya
  8. Cabdi Iley, iyo Cabdifataax oo markale fooda isku daray magaalada Addis Ababa Radio Jigjiga (Addis Ababa) October-16-2012 Labada nin ee ugu caansan siyaasiyiinta deegaanka ayaa markale si foolxun fooda iskugu daray magaalada Addis Ababa dhexdeeda, sida warku sheegayo iyadoo lagu guda jiro gamagamadii Cabdi Iley ayuu isna lugta kusii qaaday Cabdifataax Sheekh C/laahi oo ah wasirka shaqada, iyo arimaha bulshada ee dawlada Itoobiya. Labadan siyaasi oo aan waligoodba ku heshiinin xukunka, iyo siyaasada deegaanka intey soo wada shaqeynayeena aan si nabad ah ku caano maalin ayuu warku kusii darayaa iney colaadoodu hada marayso meehsii ugu darayd. Cabdifataax ayaa la sheegayaa inuu hor dhigey ra'iisul wasaaraha Itoobiya cajaladii muujineysay siduu Cabdi Iley u soo alifey, iyo soo qabashadii labadii wariye ee u dhashay dalkaas Sweden, isagoo ku eedeeyey inuu Cabdi Iley arin been abuur ah ku kacay islamarkaana jirdil, iyo dhaawacba u geystay wariyaashaas si uu magaca uga dilo dawlada Itoobiya, arintan ayaa la sheegayaa iney si fiican uga degtay xisbiga eprdf. Waana sababtan tan keentay in Cabdi Iley Addis Ababa looga yeedho taasoo sida la sheegayo wax alla wixii dhacay isaga dusha laga saaray, waxaa kaloo jirta inuu isna siyaasiga Daauud Maxamed Cali la saftay dhinaca Cabdifataax kuna markhaati furay inuu Cabdi Iley dambiyo kale galay sida xasuuqii Qoriile oo kale. . Hadaba madaxweynaha deegaanka ayaa isna boggiisa Cakaaranews si qaab daran ugu soo caytamay, isagoo waa waxa laga yaq-yaqsoode meesha soo galiyey odayga Sheekha ah ee Cabdifataax dhalay, odaygan oo aan haba yaraatee wax lug ah ku lahayn siyaasada deegaanka. Sida jigjiga laysla dhexmarayo wali Cabdi Iley magaalada ma soo gaadhin, war cadna lagama hayo wuxuu xaalkiisu ku sugan yahay sidase hada lawada arko arintii wariyaasha, iyo dadkii meydka ahaa ee la diley isaguna isku soo sawirey dhibaato culus bey shaqsiyan u keentay iyadoo kaba sii darane ay dadkii ay siyaasada isku hayeen u noqotay rasaas, iyo hub ay isaga dhaawac ugu geystaan. Dhinaca kale Cabdi Iley ayaa qoraalkaas boggiisa lasoo galiyey Cabdifataax ku edeeyey inuu leeyahay bogga Faafan Online, arintana waa iska beentiisii, waayo horeyba rj buu ugu eedayn jirey in wasiirku leeyahay. Bogga Faafan Online ayaa hada faro naareed ku haya Cabdi Iley, taasoo uu isaguba qirtey in aakhrio loogu tuurey!.Si kastaba hanoqotee labadan siyaasi ayaa la filayaa in bur, iyo biyo u kala baxoodu soo dhawaaday, iyagoo laba kooxood oo dalka Itoobiya awood weyn ku kala leh ay misana kala wataan. Hadaan soo qaadano Cabdi Iley ayaa isagu wata saraakiisha ciidamada inkasta oo ay sii yaraaneyso taageerada ay u hayaan, sababna looga dhigo arintii wariyaasha, halka Cabdifataax aad looga taageero garabka siyaasada ee eprdf, ra'iisul wasarahana la sheego iney aad iskugu dhow yihiin. Ugu dambeyn waxaa naloo sheegay in wada hadaladii dhexmaray jabhada onlf, iyo dawlada Itoobiya si bahdil oo kale ah looga qariyey Cabdi Iley taasoo uu si ba'an uga xumaaday hadalo cay ahna ra'iisul wasaaraha Hailemariam Desalegn uu ku soo yidhi. Dad baa noo sheegay iney cajaladan hayaan balse wali waanu ka sugeynaa.
  9. ^^ Why would Ethiopia do that the Liyo police was very useful to them the past few years.
  10. Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyey Idaacadii U Horeysay Ee Af-Somali Ku Hadasha Oo Laga Dhagaysan Doono Qaarado Kala Duwan Hargeysa (Ramaas), Oct, 18, 2012- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xadhiga ka jaray Idaacada Radio Hargeysa oo ah Idaacadii u horeysay ee af Somali ku hadasha oo dib u balaadhin balaadhan lagu sameeyey, isla markaana loo keenay qalab cusub oo suurto galinaya in qaarado kala duwan laga dhagaysto. Xaflad balaadhan oo loo sameeyey furitaanka Idaacadan oo ka dhacday xarunta Wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin badan oo uu ugu horeeyo Madaxweynuhu iyo wasiiro tiro badan. Xafladan ayaa waxa laga soo jeediyey khudbado kala duwan oo dhinacyo badan taabanaya, iyada oo madaxweynuhuna ka hadlay dareenkiisa ku aadan furitaanka Idaacadan la balaadhiyey.
  11. Somalia;880843 wrote: Unlike Somaliland we have no affirmative action, the people will choose him, not politics. What people one man one vote??
  12. Carafaat important days in Somaliland 17 October the day of the Shuhada. April six the day SNM was officially announced
  13. Somalia;880759 wrote: I don't think you understand, this is the future leader of Puntland. He is from the minority people he has no chance he not a real pirate.
  14. Yusuf Garaad oo loo wado inuu noqdo Wasiirka Arimaha gudaha JF Soomaaliya Posted by Pi on October 17th, 2012 Xog ku dhow Xafiiska Madaxweynaha Feederaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa naloo cadeeyey in Liiska Uu Madaxweynuhu doonayo in Wasiiro laga dhigo uu ugu horeeyo Yuusuf Garaad, oo horey looga soo eryey BBC-da laanta afsoomaaliga. Xogtaan oo ah mid rasmi ah waxaa la cadeeyey in Yusif Garaad noqon doono Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Raysal wasaare Cabdi Farax Shildoon soo wado. Qaar ka mid ah Beelaha Koonfurta ayaa iyana isu raba jagadaan iyagoo qaarkood mar hore Codsi dacwo ah u gudbiyeen Madaxweynaha iyo Raysal wasaarahaba, waxayna ku doodayaan in la joojiyo beesha had iyo goor loo caleemo saaro Wasaarada Arimaha Gudaha. Golaha Wasiirada ee imaan doona dhowaan ayaa noqonaya rag ay isku xulufo yihiin Madaxweynaha, waxayna ka koobnaan doonaan 19 Wasaaradood.
  15. But than again when watching the video its a prime responsibility some times not to upload these videos its good to know what happened.But at the same time it will only open up old wounds Somalia is about forget the civil war and move on. Surely there are many untold stories hidden in the ugly civil war but people are trying in 2012 to build bridges and let past be the past we should only learn from the past that it never ever happens again.
  16. Very interesting video Keyd media has lots of videos in their archives.
  17. He needs to grow a full beard first this kiddo will get his time but not this decade
  18. ^^ Oo xagay ku wada hadleen sheekooyinki mafrishka ayaad inoo la timi:D