Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,035
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalilands response " frameborder="0" allowfullscreen>
  2. Madaxweynaha Soomaaliya oo Wasiirka Cusub ee Khaariga u Gudbiyey Amar la Xidhiidha Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya Mon 05th Nov,2012 Xogo Jamhuuriya ka helay amarka la siiyey Foosiya Yuusuf X. Aadan oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Muqdisho (Jam)- Madaxweynaha Soomaaliya Mr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la sheegay inuu wasiirka cusub ee loo magacaabay Arrimaha Dibedda dawladdiisa marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ku wargeliyey in aanay wax lug ah ku yeelan doonan arrimaha khuseeya wadahadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama ay tahay haweenay ka soo cadhootay Somaliland. Sida ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Jamhuuriya, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo loo magacaabay shalay Wasiirka Khaarajiga Soomaaliya ku amray in aanay wax shaqo ah ku lahayn arrimaha la xidhiidha wadahadallada u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, isagoo tilmaamay in wadahadalka labada dhinac iyo wixii arrimaha Somaliland khuseeya laga maamuli doono xafiiskiisa, isla markaana haddii loo baahdo madaxweynuhu arrimahaas u wakiilan doono wasiirkiisa cusub ee Daakhiliga Mr. Cabdikariim Xuseen Guuleed. Waxa kaloo ilaha Jamhuuriya helay tibaaxeen in Madaxweynaha Soomaaliya oo eegaya, sidoo kalena ka dhawrsanaya burbur ku yimaad wadahadallada aanay u burburin wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu beesha caalamka, gaar ahaan Midowga Yurub iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya ku wargeliyey in aanay Foosiya Xaaji Aadan wax shaqo ah ku yeelan doonin waxyaabaha khuseeya wadahadalka labada dhinac, maadaama dawladda Somaliland hore u diidday inay miis la fadhiisato guddiyo ay ku jiraan xubno dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda ee qaatay mabda’a Soomaali-weynta. Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo Jamhuuriya xidhiidho kala duwan la sameeyey si wax looga weydiiyo arragtidooda la xidhiidha xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya oo haweenay reer Somaliland ah ku jirto, ayaa ka gaabsaday inay arrintaas wax tafaasiil ah xilligan ka bixiyaan, balse sida ilo-wareedyadu xuseen dawladda Somaliland aad bay uga cadhootay tallaabada xukuumadda Soomaaliya loogu daray Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo weliba ka mid ahayd hoggaamiyeyaasha ururradii siyaasadda ee lagu reebay qiimayntii hore ee Guddida Diiwaangelinta.
  3. Hee abwaan ma wax ba hadhay ma mooda dowladan inu Abwaan ba wax ka qeybinayo war ileen inaga wax aragnay. Ma wasiiradi wasiirada daba yaalay ba hadhay kuwa warqadaha u filegereya wasiirada shaahana u kariyaa.
  4. Abwaan anigu qofki Somalia wax tarayaa ba waan tageerayaa.
  5. Taleexi its all about the timing in the 90s no one would ever try to open the debate of Somaliland and Somalia we remember Cali mahdi and his reaction on Somaliland was when he was told the north declared their country as an independent state. We had Abdiqasim salaad hassan a man who never even liked to utter the name Somaliland he called it Gobolada Woqoyi.Waa la doogiye yaan la dacaroon Cabdilahi Yusuf and his Ethiopian overlords came along and we all know how he felt about Somaliland. President Sheikh sharif was a very indifferent guy on the case of Somaliland and wanted to sort out some kind of agreement but his time was up. President hassan sheikh took over the lead and he said that he wants to re negotiate the union no leader of Somalia ever said that President Hassan sheikh made a clear distinction between Somaliland and Somalia he acknowledged that the union was badly damaged through out the years and wants to restore a healthy union between the two states that united in 1960. He even said that he wants to make sure that the next generation should be taught in schools how the union of the Somali republic came to existence between the two states he added,,, that is if we eventually unite he is not certain about unity him self as he doesn't want a forced union. We know the compulsiveness that it carries when the Somaliland and Somalia dialogue is mentioned.See the patron the tone is changing in Mogadishu not in Hargeysa that doesn't mean they will agree any time soon but that means they can start talking, that said the international community played also a crucial role they were one that facilitated the talks and pressured both sides to talk in order to clarify their future relations.
  6. Taleexi awoow don't you believe that Khatumo its an independent region as declared in Taleex begin this year.
  7. http://allssc.com/2012/11/xasan-sheekh-maxamuud-oo-soo-dhisay-dawlad-koonfur-u-khaas-ah-iyo-wasiirka-cusub-ee-khaarijiga-fawsiya-yusuf-xaaji-oo-suaasha-midnimada-somalia-ma-aaminsan-tahay-ka-aamustay-iyadoo-tix-galina-2/
  8. She is a Somalia foreign minister nothing more nothing less its up to the koonfurians they named her for this position. Some people are against her because she was a week ago in Somaliland. She has no impact on Somaliland the same way Buuba had no impact on Somaliland or ina omaar.
  9. The new cabinet is a real threat to the unity of Somalia By Jama Mohamed Askar Nov 05, 2012 The composition of the newly appointed cabinet ministers of Somalia was received with a sense of jubilation by the secessionist administration in the north of Somalia. The vigorous diplomatic pressure they exerted on President Hassan and his Prime Minister Mr. Saacid yielded results, because prominent Unionists Politicians from the north are not only overlooked intentionally, but the whole portfolios went to the South as well. From traditional perspective, even Ms. Fosia Haji Adam, the recently nominated foreign and deputy prime minister, is more southerner than a northerner!!! It is very important to mention that northerners had high hopes of the post-transitional dispensations; they were anticipating an establishment of political authority marked by an equitable power sharing between the North and the South; if the president hails from the South, the Prime Minister was expected to come from the north. In the worst scenario, they had in mind to get fair political clout. Had President Hassan’s avowed intent been to treat the issue of unity as a top national priority, he would have installed a just and inclusive system representing the existing geographical and tribal diversity within the Somali community. Unfortunately, the most prominent politicians from the north like Prof. Ahmed Ismail Samatar, Prof. Ismael Hurreh Bubba, Dr. Ali Khalif Gallair and the like, the best trump card available for any Somali government in the face of fanatical secessionist administration in the north, are apparently disowned by Mogadishu. In an article appeared upon the nomination of the Prime Minister, Mr. Yabarag, a fervent unionist political commentator opined “President Hassan has got his political calculations hopelessly wrong by nominating a southerner as his premier to complete a full house for southerners (President, Speaker of parliament and the First minister) when he fully knows that there are millions of Somalis living on the other side of the border watching him very closely”. Moreover, the Somali government failed to recognize that equitable power sharing between the south and the north is the linchpin of restoring Somali unity as it is a prerequisite for trust rebuilding. Therefore, by arrogating all powers to the south, President Hassan put Hargeisa outside the purview of his government and forfeited the right to claim sovereignty over the whole territories in the north. For secessionists, this is a commendable political achievement, because at least the newly emerged leadership led by President Hassan and misguided by his “Dulmi Jadid” cronies had the courage of their convictions to strike a blow against growing popular unionist aspirations in the north. Unsurprisingly, the whole issue smacks of a plot orchestrated by secessionists in Hargeisa which President Hassan failed to discover; very reliable sources revealed that villa Somalia had been working in collusion with Somaliland government over the past weeks; several key ministers: The foreign minister, the minister of presidency and minister of interior of Somaliland were instrumental in consultations made by villa Somalia on the selection of ministers. Unfortunately, President Hassan proved too naïve to be deceptively tranquilized into believing that secessionists would have constructive talks on the issue of unity provided that he treats them as the sole legitimate representative of the north and, thus disassociates his administration from northern unionists in Mogadishu. It is very absurd how the President and his inner-circle could not predict that the combination of absence of heavyweight unionist politicians in the government of Somalia and recognition for Somaliland’s government as the sole representative of northern population would only weaken their position in the talks expected to be resumed between the two sides. Since the composition of the newly nominated cabinet ministers does not reflect concerns and representations of diverse groups within Somali society, it may be a recipe for disunity and emergence of opposition forces. Therefore, it is high time that Somali MPs took their responsibilities courageously to disapprove the proposed cabinet ministers. The Prime Minister should be prodded to exercise his constitutional responsibility to redistribute power among Somalis through a quick cabinet reshuffle.
  10. Soomaaliland: Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Waa Qof Xil Doon Ah Oo Anan Matalin Shacabka Soomaaliland Muqdisho (RBC Radio) Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada maamulka Soomaaliland Cali Xaamud ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay Fowsiyo Yuusuf Xaaji Adan oo ka soo jeeda deegaanada maamulka Soomaaliland. Wuxuu sheegay wasiir ku xigeenka in Fowsiyo ay ahayd qof magac ku leh deegaanada Soomaaliland laakiin hada wixii ka danbeeya ay iska dhigtay qorf sharafta iska qaaday. “Fowsiyo waa qof kaligeed iska tagtay oo aanan matalin Soomaaliland, waana qof xil doon ah qaranimada Soomaaliland waxaba uma dhimayso”sidaa waxaa yiri Cali Xaamud. Waxaana uu intaa raaciyay hadalkiisa in arintaas aysan waxba kaquseyn Maamulka Soomaaliland islamarkaana uu kutilmaamay in ay tahay wax iyada u gaar ah sida uu sheegay aysanna matalin shacabka reer Soomaaliland. Cali Xaamud Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada maamulka Soomaaliland ayaa hadalkiisa intaasi raaciyay in marnaba aysan waxba ka badaleyn masiirka umadda reer Soomaaliland. Raysal wasaaraha Soomaaliya cabdi Faarax Shirdoon ayaa shalay wuxuu soo magacaabay ilaa iyo 10-wasiir, waxaana wasiirka arimaha dibada ahana Raysal wasaare ku xigeen u magacaabay Fowsiyo Maxamed Sheekh.
  11. Waranle how would you solve the Somaliland and Somalia issue?
  12. Stop character assasinating the new govt no such thing is going to happen. Hassan sheik is a uniter not a divider.
  13. FOWZIYO YUUSUF: "Somaliland waa dalkeygii, Soomaaliyana waa dalkeygii, labaduba waa dadkeygii oo waan ka dhexeeyaa" Isniin, November 05, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay inay sii wadayso wadahadal u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo rajo wanaagsan ka muujisay inay kasoo bixi karto howsha loo dhiibay. Wasiirka Kalluumeysiga Somaliland, Cabdullaahi Jaamac Cismaan oo BBC-da wareysi siiyay ayaa sheeagy in Fowziyo aysan metelin Somaliland, sidoo kalena aysan imaan karin Somaliland maadama ay ka mid noqotay dowladda Soomaaliya, balse wuxuu xusay inay ka mid noqon karto xubnaha dowladda Soomaaliya u matalaya wadahadallada socda. "Somaliland waa dalkeygii, Soomaaliyana waa dalkeygii, labaduba waa dadkegyii oo waan ka dhexeeyaa, waxaan filayaa in Alle igu guuleeyo in wadahadalada billowday lagu guuleysto, waxaana u arkaan inaan wax weyn ka qaban karo isku keenidda labada daraf ee uu wadahadalku u billowday," ayay tiri Fowziyo Yuusuf oo wareysi gaar ah siinaysay BBC-da. Sidoo kale, ma la weydiiyay rajada ay ka qabto inay howsha loo dhiibay kasoo bixi karto ayaa waxay sheegtay inay ku kalsoon tahay inay howshan kasoo bixi karo maadama howsha loo dhiibay ay tahay mid ay wax badan ka garanayso. "Rajo wanaagsan ayaan ka qabaan inaan xilka kasoo bixi karo, waayo waa howshii aan dooran lahaa, waxaana is leeyahay haween laguma dayin, waayo haweenku waa ka dadaal badan yihiin ragga waana naftood hurayaal marka ay howl timaaddo, waxaana filayaa inaan kasoo bixi karo xilkan," ayay tiri Fowziyo. Hadalka Fowziyo Yuusuf ee ku aaddan dowladda Somaliland ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay oo mas'uul ka tirsan dowladda Soomaliya uu ku dhawaaqo, iyadoo ay tani ay ka dhigayso in dowladda Soomaaliya ay u aqoonsatay Somaliland dowlad gooni ah. Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya inteeda kale ka go'day labaatan sano ka hor, iyadoo aan weli helin wax aqoonsi caalami ah, waxaase ay weli ku adkeysanayaan madaxda maamulkaas inay ka madaxbannaan yihiin Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  14. What was funny was she said i am both somalia and somaliland labadaba waxbaan. Raba inan u qabto lol
  15. No this is different all the others used to say they support the union she was asked if she supports the unity of Somaliland and Somalia , she completely avoided the question and said that we will resume the talks between Somaliland and Somalia. If you ask buuba if he supports the union he would have said yes Somalia's unity is non negotiable. This woman was asked the same question and she went on and on about the talks between Somaliland and Somalia. So we shall see how it goes but so far fawziya is not really certain about the union.
  16. Wasiirka Cusub Ee Arimaha Dibada Somaliya Marwo Foosiya Maxay Ka Tidhi Xilka Loo Magacaabay, Goorta Uu Ka Dhashay Iyo Midnimada Somaliya..? Muqdisho (Ramaas) Nov.4, 2012 – Wasiirka cusub ee Wasaaradda arimaha dibada Somaliya Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden, ayaa markii maanta la Magacaabay ka hadashay xilka loo dhiibay. Marwo Foosiya oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, ayaa sheegtay in Midnimadu aanay ahayn wax xoog iyo dagaal ku imanaysa, waxayna rajaysay inay sii socdaan wada-hadaladii u socday Somaliland iyo Somaliya. Wasiirka oo la hadashay laanta afka Somaliga ee Idaacada VOA, ayaa iyadda oo ugu horeyn ka hadlay sida ay xilkan cusub u aragto tidhi “Xilkani waa xil weyn oo u baahan mutadawac-nimo iyo dedaal weyn si umadda Somaliyeed ee guddo iyo dibadba ku dayacan wax loogu qabto, oo Somalida Milgaheedii iyo karaamadeediiba la soo celiyo” Foosiya oo la waydiiyay wakhtiga ay go’aansatay inay Somaliya xilka ka qabto, ayaa ku jawaabtay “Waxaan isku dayey inaan ka mid noqdo Axsaabta siyaasada Somaliland si aan wax u qabto, laakiin taasi way suurto-gali wayday sababo badan awgeed, markaa aniga oo cilmigayga iyo Caqligaygaba doonaya inaan wax ku qabto oo aan wax hagaajiyo haddii la igu soo daray (Xukuumadda Somaliya), aniga waa isugu kay mid Somaliland, waana meel aan ka dhashay oo aan u dhaxay, waxaanan doonayaa labadaba inaan xidhiidhkii sii waddo si wanaagsana wax ula qabto”ayay tidhi waxayna intaa ku dartay iyadda oo ka jawaabaysa su’aal nuxurkeedu ahaa inay midnimada Somaliya aaminsan tahay “Waxaan rajaynayaa in wada-hadalkii socday uu sii socdo oo guul labada dhinacba ay ku faraxsan yihiin ay ka dhalato, Sidii Madaxwayne Xasan Sheekh sheegayna Midnimadu maaha wax ku imanaya khasab, dagaal iyo xoog”
  17. ^^ Who is bragging he is just posting the news.
  18. ^^ When Somaliland is mentioned Timur needs to inject his garowe clan enclave in order to feel relevant