-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
A khadar how so this topic is about the talks between Somaliland and Somalia.
-
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay sii wadayso Wadahadallada u socda iyada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya Talaado, November 06, 2012 (HOL) — Somaliland ayaa sheegtay inay sii wadayso wadahadalladii ay kula jirtay dowladda federaalka Soomaaliya, balse waxay ku xireen sii socoshada wadahadallada in la dhameystiro shuruudihii hore ee ku socdeen wadahadallada. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Cabdullahi Cumar ayaa sheegay in Somaliland ay ka go'an tahay inay wadahadallada lasii waddo dowladda cusub ee Soomaaliya, isagoo xusay in wahadalladaas ay u joogsadeen inta Soomaaliya ay ka baxayso xilliga kala guurka ah. "Innagu haddaan Somaliland nahay waxaa naga go'an inaan sii wadno wahadalladii billowday ee ka dhacay London iyo Dubai, laakiin waxaan doonaynaa inaan la jabin shuruudihii hore ee ay wadahadalladu ku socdeen," ayuu yiri Maxamed Cabdullaahi. Shuruudaha ay Somaliland ku xirtay wadahadallada ayaa waxay ahaayeen inaysan ka qaybgelin wadahadallada xubno kasoo jeeda Somaliland oo matalaya dowladda Soomaaliya, taasoo ay ogolaatay dowladdii KMG ahayd ee uu madaxweynaha ka ahaa Shariif Sheekh Axmed. Maxamed Cabdullaahi Cumar, wuxuu sheegay inay dhankooda ka go'an tahay inay miro-dhalaan wadahadallada u socday labada dhinac, isagoo sidoo kale sheegay inaysan jirin xubin Somaliland wakiil ka ah oo ku jirta xukuumadda cusub ee lasoo dhisay, isagoo sheegay in cid walba oo ka mid noqota xukuumaddaas uu sharci ka yaallo Somaliland. "Qofkii ka mid noqda golaha wasiirrada Soomaaliya sharci ayaa halkan ka yaalla. Ma dhacayso inuu yimaado Somaliland, balse haddii uu yimaado waxaa la xisaabtami doona ciidamada ammaanka iyo maxkamadaha," ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland. Dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin wadahadallada ay kula jirto Somaliland, iyadoo wasiirradda arrimaha dibadda ahna ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ay sheegtay inay diyaar u tahay inay isku keento labada dhinac oo ay sheegay inay u dhexeyso.
-
Somaliland President Siilaanyo meets Genel CEO Tony Hayward
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Shaw wa nin wax badan so qar raxiyey Somaliland should be careful before they work with this fella. -
^^ She is not from West burco she is from east Hargeysa, A khadar do you think reer west burco care about a woman given a simple ministerial position they're busy with gaboose or ciiro and the Oodweyne oil exploration. War dadka wada reer Khaatumo ha moodin oo wax walba u mudaharadaa:D As for President Siilaanyo he is a man of principle not a political oppurtunist , Somalilanders dont have flipflopers with the exclusion of the Khaatumites. But even Somalilanders like Buuba and Yusuf dheeg Adeer Jamac maxamad qalib are unionists in their heart and minds, but never flipfloppers.
-
Warbixintii Dr. Cabdiweli Gaas ee Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Cabdi cawar should stop his nonsense and just go home back to the USA, Puntland doesn't need political failures. -
Xiinfaniin time is of the essence whats here is being orchestrated is more than just just Clan X versus Clan B and the historical grievousness through out the years and distrust. Hassan sheikhs government is a government that relies on the support of foreign troops, the country is divided between different tribal regions. Which gives him the least influence in the country and with the creation of a new state most likely a semi autonomous one similar to Puntland. It will give his term as president a hard time to develop the country and to expand his territorial control. What hassan wants for these regions is their the full cooperation of its people and constituencies that's why he set up his own committee to form a state in Kismayo consisting of MPs from those regions. And ofcourse the financial in put plays a crucial role he misses out allot of revenues and resources he could use to strengthen his government. I honestly believe that hassan sheikh doesn't have a problem if Somalia evolves in a federal state in the near future. But for the time being its harming the established institutions with some support from the outside countries in its creation they will be ineffective as nation institutions because his influence might diminish if he loses influence over more territory in south and central Somalia.Because it would make a country divided as Somalia and more definitely the government which lacks the capacity and support to institute the needed reforms to achieve a more inclusive political and nation stability, and is even left more vulnerable to clan political leaders who want to create more of their own autonomous states. And that's where the president Hassan draws the line and says we are not ready yet.
-
Xiinfaniin knowing that federalism is part of the current constitution but is it smart that the capacity of Somalia's government is being minimized military economically at the moment when there are hardly any security institutions operating in the country. It seems there is a sense of urgency from hassan sheikh when it comes to security severity in his adoption of his domestic policy regarding kismayo hence why he's seen as inequitable by some segments of the country. So when it comes to another semi autonomous state south of Mogadishu he draws a red line not because he opposed clan federalism in kismayo but he needs the resources the man power so that his government can function as a normal government with full capacity to govern entire areas of south and central Somalia.
-
Categories of Offences : Sex crimes, Crimes against children, Fugitives, Sex crimes Wanted by : United states
-
Yunis;886246 wrote: lol So, Interpol is gona catch him in Somalia? NG - why not create your own 'Somaliland Hands over alleged celebrity criminals' to interpol. Image the google hits on that, you're wasting a valuable hit;). This has the potential to neutralize Fowziya debacle waryaa. Sangub is not in Somalia he is in Djibouti
-
^^ What was fawziya in Somaliland a woman who tried to open her own party which didn't work out, nevertheless we wish Fawziya all the best luck in Somalia may allah help her in her new job.
-
Today is the big day will obama get another 4 years or will we have Mitt romney who changes his policies every single week be given a change i doubt the latter.
-
Somaliland President Siilaanyo meets Genel CEO Tony Hayward
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
So they will invest 40 million USD in this project lets see how that goes. -
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Are you day dreaming or something.
-
Somalilands response " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo Wasiirka Cusub ee Khaariga u Gudbiyey Amar la Xidhiidha Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya Mon 05th Nov,2012 Xogo Jamhuuriya ka helay amarka la siiyey Foosiya Yuusuf X. Aadan oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Muqdisho (Jam)- Madaxweynaha Soomaaliya Mr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la sheegay inuu wasiirka cusub ee loo magacaabay Arrimaha Dibedda dawladdiisa marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ku wargeliyey in aanay wax lug ah ku yeelan doonan arrimaha khuseeya wadahadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama ay tahay haweenay ka soo cadhootay Somaliland. Sida ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Jamhuuriya, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo loo magacaabay shalay Wasiirka Khaarajiga Soomaaliya ku amray in aanay wax shaqo ah ku lahayn arrimaha la xidhiidha wadahadallada u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, isagoo tilmaamay in wadahadalka labada dhinac iyo wixii arrimaha Somaliland khuseeya laga maamuli doono xafiiskiisa, isla markaana haddii loo baahdo madaxweynuhu arrimahaas u wakiilan doono wasiirkiisa cusub ee Daakhiliga Mr. Cabdikariim Xuseen Guuleed. Waxa kaloo ilaha Jamhuuriya helay tibaaxeen in Madaxweynaha Soomaaliya oo eegaya, sidoo kalena ka dhawrsanaya burbur ku yimaad wadahadallada aanay u burburin wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu beesha caalamka, gaar ahaan Midowga Yurub iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya ku wargeliyey in aanay Foosiya Xaaji Aadan wax shaqo ah ku yeelan doonin waxyaabaha khuseeya wadahadalka labada dhinac, maadaama dawladda Somaliland hore u diidday inay miis la fadhiisato guddiyo ay ku jiraan xubno dhalasho ahaan Somaliland ka soo jeeda ee qaatay mabda’a Soomaali-weynta. Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo Jamhuuriya xidhiidho kala duwan la sameeyey si wax looga weydiiyo arragtidooda la xidhiidha xubnaha golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya oo haweenay reer Somaliland ah ku jirto, ayaa ka gaabsaday inay arrintaas wax tafaasiil ah xilligan ka bixiyaan, balse sida ilo-wareedyadu xuseen dawladda Somaliland aad bay uga cadhootay tallaabada xukuumadda Soomaaliya loogu daray Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo weliba ka mid ahayd hoggaamiyeyaasha ururradii siyaasadda ee lagu reebay qiimayntii hore ee Guddida Diiwaangelinta.
-
I predict NGO government will recognize Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Hee abwaan ma wax ba hadhay ma mooda dowladan inu Abwaan ba wax ka qeybinayo war ileen inaga wax aragnay. Ma wasiiradi wasiirada daba yaalay ba hadhay kuwa warqadaha u filegereya wasiirada shaahana u kariyaa. -
Abwaan anigu qofki Somalia wax tarayaa ba waan tageerayaa.
-
I predict NGO government will recognize Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Taleexi its all about the timing in the 90s no one would ever try to open the debate of Somaliland and Somalia we remember Cali mahdi and his reaction on Somaliland was when he was told the north declared their country as an independent state. We had Abdiqasim salaad hassan a man who never even liked to utter the name Somaliland he called it Gobolada Woqoyi.Waa la doogiye yaan la dacaroon Cabdilahi Yusuf and his Ethiopian overlords came along and we all know how he felt about Somaliland. President Sheikh sharif was a very indifferent guy on the case of Somaliland and wanted to sort out some kind of agreement but his time was up. President hassan sheikh took over the lead and he said that he wants to re negotiate the union no leader of Somalia ever said that President Hassan sheikh made a clear distinction between Somaliland and Somalia he acknowledged that the union was badly damaged through out the years and wants to restore a healthy union between the two states that united in 1960. He even said that he wants to make sure that the next generation should be taught in schools how the union of the Somali republic came to existence between the two states he added,,, that is if we eventually unite he is not certain about unity him self as he doesn't want a forced union. We know the compulsiveness that it carries when the Somaliland and Somalia dialogue is mentioned.See the patron the tone is changing in Mogadishu not in Hargeysa that doesn't mean they will agree any time soon but that means they can start talking, that said the international community played also a crucial role they were one that facilitated the talks and pressured both sides to talk in order to clarify their future relations. -
Khaatumo/SSC: The Rebellion region of PL - What is next!
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Taleexi awoow don't you believe that Khatumo its an independent region as declared in Taleex begin this year. -
I predict NGO government will recognize Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
http://allssc.com/2012/11/xasan-sheekh-maxamuud-oo-soo-dhisay-dawlad-koonfur-u-khaas-ah-iyo-wasiirka-cusub-ee-khaarijiga-fawsiya-yusuf-xaaji-oo-suaasha-midnimada-somalia-ma-aaminsan-tahay-ka-aamustay-iyadoo-tix-galina-2/