Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,961
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. And the one who played the biggest role in the Union cigaal Edna and Siilaanyo we all know their beliefs today, anagi baba dirqi ku garayna Somali oo beri taagnayd oo awood lahayd.
  2. Haatu is a sijuwi but he is opposed to the Kenyans Apophis is semi sijuwi but he loves the kenyans Taasa la leeyahay ha is afgarato
  3. Problem is the powers are not really defined Somalia is like something in between a semi parliamentary system and a semi-presidential constitutional republic. Even though it says the prime minister should appoint the cabinet him being the executive leader of the government in the constitution. The President holds much of the power to being the head of state commander of the armed forces etc
  4. Oday are you saying the prime minister is clueless and a puppet
  5. Carafaat;887082 wrote: Abwaan, why don't you respond to the thread. Shouldn't the President take on the HAGs in Muqdisho as well? Carafaat Abwaan him self is a member of this HAG Illuminati group
  6. The only way we can know which county is better economically is if Somalia and Somaliland compete as two equals - Somalia to have a functioning govt with full legitimacy from its people with all its institutions in control of raskambooni till raascaseer - Somaliland to be a member of the international community with full diplomatic recognition. Let the two countries compete and only than we will know which country will have a higher GDP.
  7. Haatu;887036 wrote: Out of South and the North, the South has better economic prospects and that's undeniable. And wherever the money is people follow. How so its not the vegetables you export that built you a capable economy its the people who built capable economies we yet have to see Somalia economy thrive the same can be said about Somaliland.
  8. Haatu;887027 wrote: He has some truths though. Although I doubt Siilaanyo's administration will be rolled over, I agree with him that as the South begins to pacify and the economy starts to lift, I believe more and more northern youngsters will give up on their unattainable "dream". I know he didn't use the same words as I, but he conveyed a similar message. Why do people use the economy factor as if Somalia is the land of the opportunity with the fastest growing economy in Africa lets not dwell from the facts. Somalia is poor divided and lawless for more than 21 years, Somaliland is poor to its just better organized and they have an elected government by its people but even they have lots of shortcoming and are not the land of the opportunity. So don't see why youngsters will go to Somalia instead they go to Sudan or UAE and others want to come to Europe or the states but never to Somalia.
  9. ^^ Carafaat cabdi cawar HAG ba so diray wax fahan niyo
  10. Carafaat , cabdi cawar wa qaswade Puntland oo nabad ah bu raba inu qas ka rido he should go back to America.
  11. Just because he wasn't pictured that doesn't mean he wasn't there any way waxan la hurinayo horta anigu shaqo kuma lihey xaajgaas baan ka ahay meeshan waxay u taala inay dedjiyaan Madaxda Somalia. They should act responsible markay weftiyo u diryaan kismayo inta ka sakow weftiga dowlada in loo diido maha kismayo hasa yeeshe dee masuuliyada yaan laga tegin. yaan dadka la iska hor keenin.
  12. Bal si kale an u dhigo Madaxweynuhu hadanu ahaan lahayn beeshu ka so jeedo oo u noqon laha Beelaha ka so jeeda budhlayn, Ma kula tahaay madaxweynaha oo wefdi u diray kismayo in la odhan laha meeshan ma so gali kartan.?
  13. Both sides have buufis i agree but accusing the president to have links with a clan group called HAG is just absurd. It wasn't smart to send sheikh indhocade al markaawi to Kismayo, But the admin in Kismayo should work with their government in Mogadishu.
  14. Anigu waxan raba inu madaxweynuhu dawladisu adkayso xukunkeeda wixi lacag ah wixi mamuul ah wixi darajo ah oo ay gaadhi lahayd na ay isticmaasho. Xiinfaniin na wuxu leeyahay Madaxweynuhu Jawhar haka sheekeyo iyo woqoyiga Muqdisho. Oo anaga iyo walaalahayo reer azaniya talada ha u dayo Jubooyinka waleh meeshaad ka shaxaysaan ogahay:D
  15. The Second phase of Kulmiye rally Wednesday, November 7th, 2012 | Posted by admin Dabaaldagii Maalinta Ololaha Ee Xisbal-xaakimka KULMIYE Oo Noqday Tusaale Wanaagsan+SAWIRO. Nov 7,2012 Borama(Cadceed) – Magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal waa ay ka duwanayd maalmihii la soo dhaafay, iyada oo ay musharixiinta iyo taageerayaashoodu isugusoobaxeen guud ahaanba degmooyinka kaladuwan ee gobalka Awdal, maanta Boorama waxaa laga dareemaayay olole cusub oo nadaafadeed oo ay isugu soo baxeen dadweynaha kaladuwan ee taageersan musharixiinta iyo xisbalxaakimka Kulmiye. Hadaba halkan ka daawo muuqaaladii maanta ee xisbal xaakimka kulmiye iyo sidii uu Boorama ugu itaalsheegtay axsaabta isu dhererisa.
  16. Dadki buufis ba ku dhacay HAG this sick mentality of 1991 bay dad badan raban inay Somalia ku celiyaan.
  17. Dhanka kale qaar kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Dowlada Kenya ay ku xadkudubtay howlihii loo idmaday ayna horkeeni doonaan Baarlamaanka muushin ka dhan ah Dowlada Kenya.Kanacod saday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud inuu warbixin ka keeno Dowlada Kenya sida ay u isticmaalayso Xuduudaha oo Soomaaliya.
  18. Muqdisho :- Baarlamaanka Soomaaliya oo codsaday in la soo cadeeyo sababtii wafdiga dowlada looga soo celiyay kismaayo 8. november 2012 Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Shiiq Cismaan Jawaari ayaa waxa uu sheegay in laga maarmaan ay tahay maamul u sameenta Magaalada Kismaayo ayna soo dhaweynayaan nabadeenta Gobalada Dalka. Prof: Jawaari ayaa waxa uu wax laga xumaaday ku tilmaamay wafdigii isuku jiray Dowlada iyo AMISOM ee shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose kuwaasi oo loo diiday in ay kudaha ugalaan Magaalada Kismaayo. Asigoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud ugu baaqay in uu Baarlamaanka Soomaaliya horkeeno sababtii keentay in wafdigaasi loo diido in ay kudaha u galaan Magaalada Kismaayo. Dhanka kale qaar kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in Dowlada Kenya ay ku xadkudubtay howlihii loo idmaday ayna horkeeni doonaan Baarlamaanka muushin ka dhan ah Dowlada Kenya. Kanacod saday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud inuu warbixin ka keeno Dowlada Kenya sida ay u isticmaalayso Xuduudaha oo Soomaaliya. Hadalkaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu ka jeediyay kulan ay maanta mudanayaasha Baarlamaanka ay ku la haayeen Xarunta Golaha shacabka taasi oo looga doodayay maalintiisa Sedexaad Xeer hoosaadka uu ku shaqeenayo Baarlamaanka Soomaaliya
  19. But truth must be told the Somaliland government was the least involved with this road project it was entirely constructed with the wealth of the diaspora particularly from south hargeysa and the salahlay district. But the honor was giving to president Siilaanyo to open the road offically.