-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^ When Somaliland is mentioned Timur needs to inject his garowe clan enclave in order to feel relevant
-
Wasiirka Arimaha Dibada Somalia Foosiya xaaji Aaadan oo sheegtey in wadahadaladi Somalia iyo Somalia uu sidisii u sii soconaayo( Waraysi Comming soon? Wasiirka Arimaha dibada ahna raisal wasaare ku xigeenka Somalia foosiya xaaji adan qabile ayaa sheegtey in ay taalo hawl baxaad leh oo ay ka dabaalan karto sidoo kalena waxay sheegtey in wada hadaladi Somaliya iyo Somaliland uu sidisi u sii soconaayo Wasiirka ayaa ka jawaabtay fikirkani inay noqoto wasiir ka mid ah Somalia goorta uu ku dhashay iyo halka ay ka bilaabi dooonta hawsheeda http://togaherer.com/wasiirka-arimaha-dibada-somaliya-foosiya-xaaji-aadan-oo-sheegtay-in-wadahadaladii-somaliya-iyo-somaliland-uu-sidiisii-u-sii-soconaayowaraysi-comming-soon/
-
This will not happen this movement is illegal in Garowe
-
Dam Jadiid delegation arrives in Mogadisho+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Prime Minister saacid farax announces his new cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Afarta Wasiir ee ugu muhiimsan Qabiiladooda akhriso Posted by Pi on November 4th, 2012 Afarta Wasiir ee ugu muhiimsan oo kala ah wasaaradaha Gaashaandhiga, Arimaha Dibada ,maaliyada iyo Arimaha Gudaha ayaa loo kala qaybiyay sidaan hoose. Wasiirka arimaha diibada ahna Raysal wasaare ku xigeen fowsiya yusuf xaaji Aaden- Somaliland Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi- bay and bakool Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariim Xuseen Guuled- Galmudug Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Cawil Maxamuud Xasan Suleymaan, Puntland Wasiirka Gaashaandhiga ayaa horey usoo qabtey jagadaan hada loo magacaabey, Wuxuuna ka tirsanaa Xukuumadii Farmaajo. Wasiirka Maaliyada oo Reer Puntland ah wuxuu degan yahay UK, waayadaan dambe wuxuu ganacsi kulahaa Zambia, wuxuuna bartey dhaqaalaha. Siyaasadana horey uguma jirin. Wasiirada Arimaha Dibada oo ah qof aaminsan gooni isutaaga Soomaaliland waxay ka timid Mareykanka. Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com -
War Deg-deg: Golaha Wasiiradda Somaliya oo hada lagu dhawaaqay iyo Foosiya Xaaji Aadan oo laga Dhigay Wasiirka Khaarajiga Mogadisho (waaheen)Raysal Waaradaha Dawlada Federaalka ee Somalia mr Saacid ayaa ku Dhawaaqaey 10-Wasiir oo ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadiisa oo Muddo Dheer Laga Sugayey. Shir jaraa’id oo wasiirada lagu shaaciyey ayaa ka socota aqalka madaxtooyada ee Somaliya .10- wasiir ee la Magacaabay oo ay ugu Horeyso Gudoomiyihii ururka NDP Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Qabile ayaa kala ah Sida:- 1-Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada 2-C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta 3-C/xakiin Xaaji Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga 4-C/xakiin Xuseen GuuleedWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka 5-Maxamuud Xasan Suleymaan CawilWasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta 6-C/llaahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta 7-C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaarada Kheyraadka 8-Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Howlaha guud iyo dib u dhiska 9- Maryan Qaasim Wasiirkii hormarinta adeega bulshada 10-Prof Axmed Maxamuud Wehliye Xiji Wasiirka Warshadaha wiixi warar ah ee ka soo kordha kala soco goor dhaw waaheen.com
-
The tribe pays the highest price every single time how many times have u seen a political leader touring the west America Europe and the clan community rents entire 5 star hotels to welcome him as a lost son. And people sing and compose poems old Somali ladies and they collect and sponsor him,for what you are making a rich politician feel like a king while he returns little to the community. But Somali tribes will support their guy whether he is wrong or right they will support him because they have no trust in the system. Now we are hearing about jam jadiid a supposed group the president and his allies belong to, now they are being portrayed as the elites.
-
Yes che you are correct the meaning of government and governance should be explained to the people its more than just President prime minister and a few Ministers its about the governing structure of how the state operates, and how the rule of law applies to all of its citizens and how the highest body of the nation preserves the authority over the country and protect its citizens. Its more about just a few cabinet sessions a government is for the people by the people. The reason che why people are so anti government sometimes is every one want to be a siyad bare no one wants to be a victim. Every one thinks use the governmental resources to screw other clans and protect his or her Clan/ Community status along the way. Thats why u see people blindly following political leaders there is no trust in the system why because Somalia functions not as a normal country and there are no governmental institutions.
-
Che Somalis don't really do much the IC organizes and tells them to do stuff if it was up to them they would exclude entire communities and one group would've run the entire country. But that would be unhealthy to because you will get the famous saying (looma dhama)
-
Oba do you mean faroole or the Puntlandpost editors
-
Well Somalia needs these troops its crucial for the government to have strong AMISOM troops until they establish strong Military forces. So i can understand where the PM is coming from.
-
Thats very sad image alleh ha u gargaaro
-
A man who goes by the name of Libaan gabayre i think he is the son of the late general salaad gabayre
-
Yeah man its a organization they hold gatherings about development and the future of the horn and Somalia in particularly nothing illegal though.
-
oba hiloowlow;885657 wrote: the government is working under HAG we have to fight it. :eek: i kinda like HAG they support Somaliland Quest for statehood they once invited me to one of their gatherings
-
Amiin koley taarikhda in wax laga wada ogaado wey fiicantahay inkastow wixi 1991 dhacday ay shalay tahay hadana hada la rabo in horo lo socdo wa in meel la iska dhiga oo ay taarikh uun ahaato dadkuna ha yara bogsadan.
-
^^ I dont think they have that but if they did would still be interesting Abwaan what if they present dagaalki afar biloodka i bet they have that one.
-
I am waiting for the next Keyd media video
-
Taleexi do you knowthe SL govt started registrations for all the other foreigners many of them are not registered these numbers come from Somaliland interior minister. Remember when the Somaliland government started deporting Ethiopians back to Ethiopia about 90.000 Ethiopians were deported back. The rest were forced to registered themselves. Gone are the days you could just enter Somaliland.
-
Baarlamaanka Soomaaliya oo Laalay Qodobo Dastuurka Ka Mid ah
Xaaji Xunjuf replied to Haatu's topic in Politics
Its seems the MPs are saving themselves so they cant be dismissed there are many articles that need to be re looked. -
Fantastic beautiful pictures.