Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. What ever i support is not important i am one person of millions i could support the greater Somali republic but what is important is how you deal with that. You just cant say Somaliland is part of Somalia and at the same time exclude them from talking about other parts of Somalia.I could say that Somalilanders are people with no motives when talking about the jubba regions i think they are the only peoples who can see clearly what is going on with out being biased.
  2. Jacpher you cant have it both ways say Somaliland is part of Somalia, and Somalilanders should not comment on Somalia issues miyanu kala tagnay mise waxba iskugu ka ya jira wali:D
  3. ^^ They are there and he is complaining, and i was never here to entertain you
  4. Oday who are the people who are involved from gedo can you name them, is general diini involved to Where did i say its wrong or right that they are involved i just named the people who are pushing the Jubbaland agenda and the politicians who are behind it.
  5. Mouthpieces they are very credible news sources Maybe this will help 2 http://www.galgalanews.com/?p=18153
  6. http://oodweynenews.com/2012/11/guutooyin-ka-tirsan-ciidamada-milatariga-somaliland-oo-gaadhay-laasqoray-iyo-maayirka-magaalda-laasqoray-oo-ka-hadlay/ http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Ciidamo-Milatariga-Somaliland-Ah-Oo-Gaadhay-Degmadda-Laasqoray-Oo-Dhowr-Jeer-Puntland-Ku-Soo-Xad-gudubtay-Iyo-Wacyi-galinta-Doorashadda-Oo-Ka-Socota.html
  7. Apophis;888809 wrote: Kismaayo news : Kenya o sheegtay inay Itoopia Somalia farahaa kala baxdoo waayo Amisom kamaa tirsanoo :D
  8. Latest news Xoosh thinks it was HAG who did the kidnapping
  9. The problem with Jubbaland its not about creating a state its about how its going to be constructed and by whom ofcourse the people from those regions have every right to have their own state as the constitution of Somalia clearly says two regions or more can be their own federal state. But its the first experiment ever what we have in the Juba regions is Alshabaab is still there,, there are foreign troops there and there are several militias allied to the Amisom forces. And a huge involvement from IGAD jubbaland became an east african project as it seems. Its the first kind of state building in south central Somalia Puntland and Galmudug were established way before there was a Somali government so it all new and not easy no one knows what to expect and how it will end.
  10. Apophis you are correct he can call it his home because of his tribe, but he is still a foreign official. People behind the Jubbaland project Axmed Madoobe leader of the raskambooni movement Yusuf Haaji Kenyas defense minister Barre ilyaas advisor of the Kenyan prime Minister raila odinga Farax macalin Kenyas deputy parliament speaker Gandi former Somali defense minister Maxbuub the general secretary of IGAD
  11. Madaxweynaha Somaliland oo safar ku tagay Gobolka Awdal, Isagoo xadhiga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyay Gobolkaas Arbaco, November 14, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaaladda Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Madaxweynuhu Waxa uu xadhiga ka jaray waddo isku xidhaysa degmadda Dillla iyo Boorame, kaas oo ay maalgalisay xukuumadda Somaliland, waxa kale oo uu xadhiga ka jaray laba waddo oo ay dawladda hoose ee magaaladda Boorame ka Hirgalisay iyo xafiisyo casri ah oo loo dhisay kastamka Boorame. Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inuu magaaladda Boorame u yimid sidii uu xogogaal ugu noqon lahaa xaaladda gobolka ka jirta, isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu xadhiga ka jaro mashaariic ay dawladdu ka fulisay gobolka Awdal. Madaxweynaha ayaa dadweyne faro badan kaga hor yimaadeen degmada Dilla ee gobolka Awdal, halkaasi oo uu dadweynihii soo dhoweeyey kala hadlay, isla markaana uu u mahadnaqay dadweynihii soo dhoweeyey, waxaanu markiii dambe xadhiga ka jaray waddo lix killo mitir ah oo dawladdu kharashkeedda bixisay, taas oo isku xidhi doonta Degmada Dilla iyo Boorame, iyadoo qayb waddadan ka mid ahna hore uu madaxweynuhu uu xadhiga uga jaray. Madaxweynaha ayaa baryahan dambe bilaabay safar shaqo uu gobolada ku gaalaa bixinayo, taas oo dadka qaar ku eedeeyeen in madaxweynuhu xisbiga kulmiye uu u ololaynayo, maadaama oo uu safarada uu gobolada qaar ku tagay ku beegay wakhtigii ololaha, haseyeeshee, madaxweynuhu si toos ah uma muujin olole xisbi, wallow mashaariicdan uu xadhiga ka jarayo ay tahay mid uu ku faanayo, isla markaana uu wakhtigii uu mucaaradka ahaa balamihii uu dadweynaha u balanqaaday ka mid tahay, taasina ay muujinayso inuu dadweynaha tusayo waxqabadkii xukuumadda iyo xisbiga taladda haya qabteen.
  12. Xildhibaan C/raxmaan Xoosh: Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu sameeyay Afduub Arbaco, November 43, 2012 (HOL) —Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ansixintii golaha wasiirada ay u dhacday si aan waafaqsanayn sharciga. Masuulkani oo hore usoo qabtay xilka wasiirka dastuurka xukuumaddii Dr. Gaas ayaa sheegay in gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya uu afduub ku sameeyay mudanayaasha Baarlamanka, isagoona sheegay in gudoomiyaha uu ku xadgudbay shuruucdii dastuurka. “Barnaamijka waxay ahayd in ay soo darsaan xildhibaanada, shuruucdii ayuu meel uga dhacay, taasina waxay keeni kartaa oo uu dhigayaa sharciga in haduu gudoomiyaha baarlamanka waxyaalahan oo kale ku kaco in la casili karo, waana bilaabeynaa sidaan u casili lahayn,” ayuu masuulkani hadalkiisii raaciyay. Xildhibaan Xoosh ayaa hadalkiisii raaciyay “Qodobka 97-aad waxay ahayd in la raaco, mida kale waxay ahayd caadada siday ahaan jirtay in baarlamanka la siiyo 24 saacadood in ay soo aqristaan barnaamijka. Barnaamij aan soo aqrisan aan soo falanqeyn ayuu yiri hala ansixiyo dowladda.” Masuulkani ayaa sheegay in ay la shaqeyn doonaan xukuumadda Dr. Saacid, balse wuxuu tibaaxay in gudoomiyaha baarlamanka uu ku xadgudbay dastuurka islamarkaasina ay tallaabo ka qaadi doonaan. Xidlhibaan xoosh ayaa kamid ahaa 30 xildhibaan oo u ololeyneysay in ra’isul wasaare Saacid uu soo dhameystiro xukuumaddiisa kahor inta aan la anisixin.
  13. Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Ololeysan Ugu Kicitimay Gobolada Galbeed Iyo Nuxurka Kulan Ay Xalay Yeesheen Madaxdhaqameedka Gobolada Salal & Awdal Oo Ay Madaxweynaha Garnaqsigiisa Ugu Diyaargaroobayeen. Hargeysa (Ramaas) Nov.14, 2012- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa safar maanta ugu kicitimay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay safarkan madaxweynuhu ugu kicitimay xarunta gobolka Awdal ee Boorame, balse wararka qaar ayaa tibaaxaya in madaxweynuhu xadhiga ka jaro mashaariic laga hirgeliyey Magaalada Boorama, iyada oo uu Safarkan Madaxweynuhu ku soo beegmayo xilli uu Maanta Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye u leeyahay Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka. Dinaca kale Madax dhaqameedka Gobolada Awdal iyo Selel ayaa xalay kulan xaasaasi ah ku yeeshay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal, kaas oo ay kaga wada hadleen qorshaha ay la hortegayaan Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo maanta socdaal ku tegay Magaalada Boorama. Kulankan ay xalay yeesheen inta badan Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobollada Awdal iyo Selel oo qaatay muddo saacado ah, ayaa waxa uu ka dhashay, ka dib markii ay ka war heleen inuu Madaxweynaha Somaliland socdaal ku tegayo Magaalada Boorama, waxaanay Salaadiintan kulankoodan si weyn ugu falanqeeyeen qodobada ay la hortegayaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo). Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulanka Salaadiinta Awdal iyo Selel oo aan warbaahinta oo ogeyn, hase yeeshee sida uu Wargeyska Saxansaxo u xaqiijiyey mid ah Mid ah dadkii Kulankaasi ka qayb galay waxa lagaga dooday Shirkan qodobada ay Salaadiintu la hortegi lahaayeen Madaxweyne Axmed Siillaanyo, kuwaas oo uu ka dhawaajiyey in ay u badan yihiin tabashooyin ay beelaha dega Awdal iyo Selel ka tirsanayaan Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo). Warku waxa uu intaasi ku daray in Salaadiinta iyo Waxgaradka Awdal iyo Selel qodobada ay u soo bandhigi doonaan Madaxweynaha waxa ka mid ah dhib u dhacyo ay sheegeen in ay ka jiraan Deegaamada Awdal iyo Selel, Saamiga Xukuumadda oo ay inta badan cabasho ka muujiyaan iyo weliba duruufo adag oo ka taagan deegamada Gobolladaasi. Salaadiintan ayaa la filayaa in ay qodobadan oo qoraal ah oo ay isku afgarteen ay madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo hor dhigaan, marka uu maanta booqashada ku tago Gobolkaasi.
  14. NGONGE;888769 wrote: ^^ I am with you on this. But then again, I never ever claim to be a Somali nationalist. I dont think Oba claims to be a Somali nationalist i yet have to see a true Somali nationalist.
  15. Back to the topic should pro Alshabaab views be banned no the same way Amisom views shouldn't be banned, every one is entitled to his own opinion we live in a free world.
  16. DEG DEG: Madaxweyne Faroole oo ku dhawaaqay Xisbigiisa Doorashooyinka Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Golohiisa wasiirada oo dhameystiran ayaa maanta gaaray Xarunta Golaha wakiilada halkaasi oo ay Fadhi ku lahaayeen Xildhibaanada Baarlamanka oo ay uga hadlayeen qodobo dhawr ah waxa uuna Madaxweynuhu soo bandhigay kana hadlay arimaha Datuurka puntland iyo sidoo kale Xisbiyada la filayo in laga furto deegaanada Puntlad si ay uga qeybgalaan Doorashooyinka lagu dooranayo hogaanka cusub ee puntland ay yeelanayso xiliga soo socda. Madaxweynaha oo Gudoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Maxamed xirsi uu hadalka kusoo dhaweeyey ayaa Madaxweynuhu waxa ka sheekeeyey hawlihi kala duwanaa oo Dowlada Puntland ay soo qabatay marka la eego shirarkii arimaha Somalida looga hadlayay oo lagu qabtay Garowe iyo Gaalkacyo iyo kaalintii xoganeyd oo puntland ay ku lahayd meel maritan iyo diyaarinta dastuurka Somaliya ay yeelatay iyo sidoo kale ku guulaysiga dastuur u gaar ah puntland si toos ahna loo ansixiyay ka dib ayuu madaxweynuhu sheegay in maanta ay ku dhawaaqayaan xisbi ama urur ka kooban 209 xubin oo ay yeelanayso xukuumada Puntland ee uu hogaamiyo Dr faroole. Madaxweynaha ayaa sheegay In ururkan lagu magacaabo HORSEED halku dhigiisuna yahay Nabad Hurumar iyo Midnimo Calaamadiisuna tahay Geedka Gobka ah Halka Midabka Calankiisuna yahay Cadaan iyo Cagaar waxa uuna madaxweynuhu sheegay in ururkan uu cid walba u faran yahay inta badanah ay ku midaysanyiin Labada Gole Ee puntland isagoo sheegay Madaxweynuhu in Muwaadiniinta kalena ay ku dayan doonaan ururkan ay ku dhawaaqeen oo dhankoodana ay muujin doonaan dadaal iyo hurumar dhanwalba leh oo ay ku tilaabsato Puntland, intii badalkeed lays mucaaradi lahaa oo laga shaqayn lahaa burbur iyo kala yaac aan dan ugu jirin umada Puntland sida uu yiri madaxweyne Faroole. Warbixinada kale ee soo socda kaga boqo Xog dheeraad ah sawiro iyo weliba codad oo ay Raxan-Reeb kuu balanqaadayso. Ibrahim Wadani
  17. I think Somalia politics is much more interesting than Somaliland