Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,227
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Waa iska nanays reer burco ba ugu magac daray naag ingriis bu qaba, u know reer burco if you wanna adress him with his full name Selebaan adan maxammad.
  2. Mr Che its called a process of healing 10 years ago this was not the case, why because the war was still fresh in the minds of the people. Reer dhan oo odaygoodi la socdo oo caaqilkoodi la socdo oo nina ka hadhin oo magaaladi berbera eeh qaadimiga ahayd lugu so dhaweye.
  3. All is going well Ciidanka qaranka jamhuuriyada are on the march.Somalia political H@rism is dying in the hearts and minds of the vast majority of the maakhrites.
  4. Inkastoo intii badnayd ciidamada Puntland ay ka baxeen magaalada The pirates are clueless
  5. These are just lies lies and more lies nuur cade is one of t'he most respected somali diplomats he is also is a hero to get rid of t'he habashi govt of cabdilahi yusuf.
  6. Its called tax collection Eebow walaxaw qarxaan hayna cashuurta qasab waaaye ina bixisi
  7. Cali Sandulle iyo saraakiil kale oo Urur Siyaasadeedka Xaqsoor ah oo la Af-duubtay Cali Sandulle iyo saraakiil kale oo Urur Siyaasadeedka Xaqsoor ah oo la Af-duubtay Laascaanood(Waaheen) Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Cali Maxamud Axmed Cali Sandulle iyo Saraakiil kale oo uu ka mid yahay Af-hayeenka Ururkaasi Rashiid Jaamac Dheri ayay Maleeshiyo aan ilaa hada la aqoonsani ka af-duubteen meel waqooyi barri ka xigta laascaanood oo la yidhaahdo Damal. Saraakiisha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor ee la af-duubtay oo watay laba gaadhi ayaa la sheegay inay ka kicitimeen dhinaca magaaladda Ceerigaabo isla markaana ay u sii jeedeen dhinaca Laascaanood, balse iyaga oo jidka haya waxa jid-gooyo u gashay maleeshiyo loo aanaynayo inay ka tirsan yihiin Khaatumo. Wararkii u danbeeyay ee naga soo gaadhay Af-duubka loo geystay saraakiisha Urur Siyaasadeedka Xaq-soor waxa ay sheegayaan inaan la haynin meel ay jaan iyo Cidhib dhigeen, wallow ay warar hordhac ah oo na soo gaadhayaa ay sheegayaan in Gurmad badan oo Somaliland ka tagay baadi goob ugu jiraan soo dayntooda. Waa dhacdadii ugu horeysay ee dad ka soo horjeeda Doorashada Somaliland ay ku kacaan isla markaana ay khasaare ugu geystaan Madax ku hawlan arrinta Doorashada, wallow laga soo jeediyo Maamulka Puntland hanjabaado ka dhan ah Doorashooyinka.
  8. You Think You Know Somalia? Meet Somaliland Written by PolicyMic Nov 26, 2012 at 11:16 AM You Think You Know Somalia Meet Somaliland When people think of Somalia, they think of Mark Bowden’s Black Hawk Down. They think of South Park’s “Somalian Pirates We” episode. They even think of (sigh) Pirates of the Caribbean. What they don’t usually know is that Somalia has three extremely different regions, and that one of those regions is a fully functional unrecognized state. The first region, Somalia, is the southern half of the former Italian Somaliland colony. This is the area most people think of, with Mogadishu and Islamic warlords and perpetually failing transitional governments (we’ll see about the new government formed in August 2012 in a few years). The tip of the country, to the north of the old Italian colony, is Puntland. Puntland is autonomous, governing itself with a central government, but it is not seeking independence. The third section is Somaliland, the former British colony part of Somalia. It is a fully functioning state in all but name. They have an innovative legislature, a successful democratic system, an army and navy, and a presidency that has gone through several peacefully transfers of power. Sure, it is poor, but it conducts itself better than most states at its level of development. Its current development is actually being held up by the lack of recognition, as it cannot gain access to international loans or support for its currency. Somaliland fits the definition of a state: it is a politically unified group of people that share a territory. Plus, it handles its own national defense – dealing with pirates and disarming militant tribal groups – effectively. It provides for public goods, and enables the private sector to do so when it cannot afford to. It has a strong shared history and common identity; they were a separate colony from the rest of Somalia, they were once before their own independent recognized country for a week in 1960, and they fought together against the dictator Siad Barre through the 1970s and 80s. Finally, it acts like a state on the world stage, with a foreign minister and multiple foreign delegations that have traveled to the U.S., Ethiopia, the UK, and elsewhere seeking recognition. So why isn’t this nation recognized by any government or intergovernmental organization in the world? Mostly, they are all holding off for the regional IGO, the African Union (AU) to recognize them first. There are two reasons that the AU cites for not recognizing Somaliland: that it goes against the tradition of respecting original borders, and that it will encourage other unrecognized nations to try to attain statehood. First, not recognizing Somaliland goes against the tradition of respecting original borders. OK, I should explain a bit. No African state wants anyone to reexamine their old colonial borders, even though those borders are often arbitrary and cut through traditional ethnic lines. Why not? Because their colonial borders are overreaching, and if the borders are reexamined, the current states will lose more territory to new countries than they would gain. However, Somaliland and the rest of Somalia were separate colonies. They were even separate countries for a brief time before voluntarily uniting. When the united country concentrated all power in the south, then was taken over by a dictator, Somaliland decided they wanted out of that union. They then had to fight a war to get out, which they won. Now the international community won’t recognize that independence. As to the other point – that it will encourage other unrecognized nations to try to attain statehood – Somaliland’s situation is a unique one. As explained above, their history and the completeness of their national institutions make their case a hard one to duplicate. Even then, what about when Eritrea and South Sudan gained independence? Besides, this is a classic slippery slope argument; they’re the ones with the power to decide exactly which states are recognized, so even if it is a slippery slope, they’ve got pretty solid climbing spikes to stop the slide. This is not to say there is no reason we should be cautious in supporting recognition. Vast cash flows will flow through the country as aid and loans pour in after recognition. Many theorize that this will strain the democracy and create incentive for factions to seize power in the government. I believe they can take it, however. They have surprised the West before with their tenacity. The Somaliland people have gone through extremely close elections, reluctant lame ducks, tribal divisions, armed militants, and piracy over the last 20 years without losing touch of their democracy. Let’s not doom them to failure before we give them a chance. If I can suggest something to you, the American people, it is to pay attention to what is happening in Somalia. It is a complicated and fascinating area, and it deserves attention. Oh, and part of it happens to be a huge Al-Qaeda stronghold (ah, so now you pay attention).
  9. Afsomaligu wa Muhim its part of our heritage and identity inu marnaba lumo maha Djbouti ismaciil cumar geele ayaa sanadihi ugu danbeye aad u dadaalay oo aad u taageerey in dhaliyarada so koraya in afsomaliga aad lo baro. Oo afka fransiiska isticmaalkisa la yareyo, hadaad tagtid magaalada jabuuti yaryarka so koraya hada afsomaliga is wanaagsan wa ugu hadlaan, ereyo fransiiska mar mar bay ku so tuuraan laakin way so hagaagaysa.
  10. Huuuno weeye wa honey lol Maya dee djboutian maha laakin waxa fiican afafka oo dhan inad wax ka taqanid
  11. Wafdigii uu Hogaaminayay Madaxweeynaha Soomaaliya oo si Diiran loogu soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Isniin, November 26, 2012 (HOL) —Wafdigii uu hogaaminayay madaxweeynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, iyadoona halkaasi ay si diiran ugu soo dhaweeyeen madaxda dalkaasi. Madaxweeynaha ayaa safarkiisa waxa ku wehlinayay wasiirka gaashaandhigga mudane C/xakiim Max’uud Xaaji Fiqi, Xildhibaan ahna la taliyaha madaxweeyanaha Faarax Sheekh C/qaadir iyo agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan. Wafdigii uu hogaaminayay madaxweeynaha ayaa markii ay gaareen garoonka magaalada Jabuuti waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweeynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, wasiirro iyo madax sare oo katirsan dowladda Jabuuti. Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa salaam sharaf ka gudoomiay ciidamada baambeeyda dalka Jabuuti. Intaas kadib ayaa madaxweeynaha iyo wafdigiisa waxa loo galbiyay xarunta madaxtooyada dalka Jabuuti, halkaasoo uu kulan kula qaatay dhigiisa dalka Jabuuti. Labadani masuul ayaa kulan kooda uga wada hadlay xiriirka labada dal iyo arimo la xiriira ciidamada jabuuti ee qeybta ka ah kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Shir jaraa’id ay oo ay kulanka kadib si wadajir ah u qabteen labada masuul ayay sheegeen in kulankooda ay uga wadahadleen arimo ku saabsan xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa. Safarka uu madaxweeynaha Soomaaliya ku tagay dalka Jabuuti ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu ku aado dalka dibadiisa tan iyo intii uu madaxweeyne ka noqday dalka Soomaaliya, waxaana la filayaa in madaxweeynaha iyo wafdigiisa ay usii gudbaan dhanka Itoobiya.
  12. Qardho is not included,the border. Is 5 km away from qardho and 8 km from boosaaso Baargaal no one is after qardho
  13. Burco togdheer " frameborder="0" allowfullscreen> Laascaanood sool " frameborder="0" allowfullscreen>
  14. Berbera saaxil region " frameborder="0" allowfullscreen> Borama awdal region " frameborder="0" allowfullscreen>
  15. AQSOOR Oo Isu-soo Bax Balaadhan ku soo khatimay Ololihii Doorashadda ee Bisha socday November 25th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Urur siyaasadeedka ururka Xaqsoor ayaa maanta subax isu soo baxyo balaadhan ku muujiyay taageerada cududooda ee tartanka ololaha doorashada goleyaasha deegaanadda ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 28-ka bishan. kumanaan ka tirsan dadweynaha caasimada iyo taageerayaasha urur siyaasadeedka XAQSOOR ayaa isugu yimid fagaaraha Beerta Xorriyadda iyadoo halkaasi hadalo ka soo jeediyeen 25-ka musharax ee ururkasi XAQSOOR iyagoo mid mid musharixiintu dadweynaha ugu soo bandhigay waxqabadka iyo qoreyaashooda horumarineed ee caasimadda iyagoo halkaasi dadweynihii iyo taageerayaashaba ka codsaday inay maalinta codbixinta inay said ay maanta isugu soo baxeen u muujiyaan cududooda isla markaana codkooda siiyaan musharixiinta urursiyaasadeedka XAQSOOR. Hogaanka sare iyo gudoomiyaha urur siyaasadeedka XAQSOR Xasan Ciise Jaamac oo taageerayaasha ururkiisa kala hadlay fagaaraha beerta xorriyadda ayaa waxa uu yidhi “Waxaan maanta qiraya inaad taageeradiini iyo cududiiniba aad muujiseen waxaan musharaxiintan 25-ka ah ee ururku idiin soo xullay aan ku dardaaraya in haddii Illaahay yidhaahdo oo ay ku guuleystaan doorashada la filayo inaynu u dareerno maalinta Arbacada ee 28-ka bishani inay cadaaladda ku tuntuunsadaan oo ay ka dhabeeyaan sifaha ururkani u taagan yahay una adeegaan bulshadooda, waxaan rajeynayaa in urur siyaasadeedkan XAQSOOR Insha ALLAH uu gaadhi doono himiladiisa siyaasadeed iyo hogaamintiisaba” Waxaa uu gudoomiyuhu taageerayaasha uga mahadnaqay sida wanaagsan ee ay u muujiyeen taageeradda balaadhan ee urur siyaasadeedka XAQSOOR ku leeyahay guud ahaan dalka . isagoo ka codsaday taageerayaasha inay codkooda si nabadgelyo ah ku sugaan ee 25-ka musharax ee ay u soo xuleen inay u tartamaan doorashada goleyaasha deegaanadda. Gudoomiye Xasan Ciise Jaamac waxaa uu tilmaamay in taageerayaasha ururka XAQSOR iyo shacbi weynaha ku dhaqan gobolladdu iyaguna shucuurtooda iyo taageeradooba soo bandhigeen kana socoto dhambaal hanbalyana u dirayo sidoo kale waxaa isu soo baxani balaadhan ee ururka XAQSOOR ee fagaaraha beerta xorriyadda iyaguna ka qaybgalay hogaanka sare ee ururka XAQSOOR, waxaana hadalo ka soo jeediyay xoghayaha Guud ee ururka XAQSOOR Mudane Keyse Yuusuf Cali, Raqiya Cali Qaafil xubno ka tirsan aqalka wakiilada, waxaana halkaasi ay taageerayaashu urur siyaasadeedka XAQSOOR ku dhawaaqayeen heeso ay ku taageerayaan urur siyaasadeedkani iyagoo ku xardhan astaamaha musharixiinta urursiyaasadeedka XAQSOOR. Markii uu soo geba gebobay bandhigii fagaaraha beerta Xorriyadda ee urursiyaasadeedkaXAQSOOR waxay taageerayaashu socod ku mareen jidadka waawayn ee caasimada Hargaysa iyagoo wata baabuur ay ka baxaaan heeso lagu taageerayo urursiyaasadeedka XAQSOOR .
  16. Fursadaha Somaliland. Maamulka Somaliland wakhtigan wuxuu ka faa’iidaysanayaa fursado dhowr ah waxaana ka mid ah Beel ka mid ah Beelaha dega Degmooyinka Badhan & Laasqoray oo sheegtay inay si rasmi ah ugu biirtay maamulkaas, taageerada loo hayo Somaliland oo kordheysay sanadihii ugu danbeeyey & Wasiirkii Arrimaha Gudaha Puntland Gen. Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) oo Dalka ka maqan. Beesha Aadan Siciid. Isimada Beesha Aadan Siciid. Beesha Aadan Siciid (Cumar,eeh reer maakhir waa mid ka mid ah Beelaha dega Degmooyinka Laasqoray & Badhan waxayna hada haysataa Gudoomiyayaasha Degmooyinkaas labada Maamul ee Puntland & Somaliland . Bishii Sep, 2012 Shir ay beeshu ku yeelatay Degaanka Caroweyn waxay si cad u sheegtay inay kalsoonidii kala noqotay Maamulka Puntland ayna si rasmi ah ugu biireen Maamulka Somaliland iyagoo wefti u dirsaday xaga Somaliland. Weftigii ay u dirsadeen Somaliland wuxuu la kulmay Madaxweyne Siilaanyo wada xaajood kadibna waxaa beesha la siyey Wasiir ku xigeenka Macdanta , 3 Gaari oo nooca Dagaalka ah & 100 Askari oo loo qarameeyey taas oo saray u sii qaaday saamaynta Somaliland ku leedahay Gobolka. Maashaariicda Horumarinta. Somaliland sanadkii tegay ee 2011 waxay Gobolka Sanaag ka fulisay mashaariic horumarineed oo lagu bixiyey lacag dhan $ 350,000 kuwaas oo isugu jiray Suuqyo, Maxkamado, Iskuulo, Goobo Caafimaad & Saldhigyo Booliska taas oo saray u qaaday taageeradii uu maamulkaasi ku lahaa Gobolka halka Xukuumada Puntland aysan sanadkii 2011 ka fulin Gobolka 1 Mashruuc oo dhinaca Horumarinta ah talaabadaas oo sii wiiqday kalsoonidii lagu qabay. Maqnaashaha Wasiirkii Arrimaha Gudaha. mudo ku dhow 1 bil Wasiirkii Arrimaha Gudaha Puntland Gen. Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) oo asal ahaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag kuna leh taageero weyn wuxuu ku maqan yahay wadanka dibadiisa taasina waxay curyaaminaysaa talaabo kasta oo maamulka kaga hortegi lahaa in doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Somaliland looga codeeyo Goboolka Sanaag. Dadaalo socda. Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Jaamac Ciyoon oo caawa ay la xiriirtay Horseed Media ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo arrimahaas wuxuuse qiray in Somaliland ay Gobolka ku soo daabushay Ciidamo faro badan . Gudoomiyuhu wuxuu sheegay inay maalinimada beri (Isniin 26 Nov) ay isugu iman doonaan shir deg deg ah Waxgaradka Gobolka & Laamaha Amaanku si looga wada xaajooga wixii laga yeeli lahaa sandaaiiqda codbixinta Somaliland ee ku soo wajahan Gobolka. Wixii war ah ee ku soo kordha arrimahan kala soco Horseed Media.