Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Madaxweynaha Somaliland oo safar ku tagay Gobolka Awdal, Isagoo xadhiga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyay Gobolkaas Arbaco, November 14, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaaladda Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Madaxweynuhu Waxa uu xadhiga ka jaray waddo isku xidhaysa degmadda Dillla iyo Boorame, kaas oo ay maalgalisay xukuumadda Somaliland, waxa kale oo uu xadhiga ka jaray laba waddo oo ay dawladda hoose ee magaaladda Boorame ka Hirgalisay iyo xafiisyo casri ah oo loo dhisay kastamka Boorame. Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay inuu magaaladda Boorame u yimid sidii uu xogogaal ugu noqon lahaa xaaladda gobolka ka jirta, isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu xadhiga ka jaro mashaariic ay dawladdu ka fulisay gobolka Awdal. Madaxweynaha ayaa dadweyne faro badan kaga hor yimaadeen degmada Dilla ee gobolka Awdal, halkaasi oo uu dadweynihii soo dhoweeyey kala hadlay, isla markaana uu u mahadnaqay dadweynihii soo dhoweeyey, waxaanu markiii dambe xadhiga ka jaray waddo lix killo mitir ah oo dawladdu kharashkeedda bixisay, taas oo isku xidhi doonta Degmada Dilla iyo Boorame, iyadoo qayb waddadan ka mid ahna hore uu madaxweynuhu uu xadhiga uga jaray. Madaxweynaha ayaa baryahan dambe bilaabay safar shaqo uu gobolada ku gaalaa bixinayo, taas oo dadka qaar ku eedeeyeen in madaxweynuhu xisbiga kulmiye uu u ololaynayo, maadaama oo uu safarada uu gobolada qaar ku tagay ku beegay wakhtigii ololaha, haseyeeshee, madaxweynuhu si toos ah uma muujin olole xisbi, wallow mashaariicdan uu xadhiga ka jarayo ay tahay mid uu ku faanayo, isla markaana uu wakhtigii uu mucaaradka ahaa balamihii uu dadweynaha u balanqaaday ka mid tahay, taasina ay muujinayso inuu dadweynaha tusayo waxqabadkii xukuumadda iyo xisbiga taladda haya qabteen.
  2. Xildhibaan C/raxmaan Xoosh: Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu sameeyay Afduub Arbaco, November 43, 2012 (HOL) —Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ansixintii golaha wasiirada ay u dhacday si aan waafaqsanayn sharciga. Masuulkani oo hore usoo qabtay xilka wasiirka dastuurka xukuumaddii Dr. Gaas ayaa sheegay in gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya uu afduub ku sameeyay mudanayaasha Baarlamanka, isagoona sheegay in gudoomiyaha uu ku xadgudbay shuruucdii dastuurka. “Barnaamijka waxay ahayd in ay soo darsaan xildhibaanada, shuruucdii ayuu meel uga dhacay, taasina waxay keeni kartaa oo uu dhigayaa sharciga in haduu gudoomiyaha baarlamanka waxyaalahan oo kale ku kaco in la casili karo, waana bilaabeynaa sidaan u casili lahayn,” ayuu masuulkani hadalkiisii raaciyay. Xildhibaan Xoosh ayaa hadalkiisii raaciyay “Qodobka 97-aad waxay ahayd in la raaco, mida kale waxay ahayd caadada siday ahaan jirtay in baarlamanka la siiyo 24 saacadood in ay soo aqristaan barnaamijka. Barnaamij aan soo aqrisan aan soo falanqeyn ayuu yiri hala ansixiyo dowladda.” Masuulkani ayaa sheegay in ay la shaqeyn doonaan xukuumadda Dr. Saacid, balse wuxuu tibaaxay in gudoomiyaha baarlamanka uu ku xadgudbay dastuurka islamarkaasina ay tallaabo ka qaadi doonaan. Xidlhibaan xoosh ayaa kamid ahaa 30 xildhibaan oo u ololeyneysay in ra’isul wasaare Saacid uu soo dhameystiro xukuumaddiisa kahor inta aan la anisixin.
  3. Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Ololeysan Ugu Kicitimay Gobolada Galbeed Iyo Nuxurka Kulan Ay Xalay Yeesheen Madaxdhaqameedka Gobolada Salal & Awdal Oo Ay Madaxweynaha Garnaqsigiisa Ugu Diyaargaroobayeen. Hargeysa (Ramaas) Nov.14, 2012- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa safar maanta ugu kicitimay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay safarkan madaxweynuhu ugu kicitimay xarunta gobolka Awdal ee Boorame, balse wararka qaar ayaa tibaaxaya in madaxweynuhu xadhiga ka jaro mashaariic laga hirgeliyey Magaalada Boorama, iyada oo uu Safarkan Madaxweynuhu ku soo beegmayo xilli uu Maanta Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye u leeyahay Ololaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka. Dinaca kale Madax dhaqameedka Gobolada Awdal iyo Selel ayaa xalay kulan xaasaasi ah ku yeeshay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal, kaas oo ay kaga wada hadleen qorshaha ay la hortegayaan Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo maanta socdaal ku tegay Magaalada Boorama. Kulankan ay xalay yeesheen inta badan Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobollada Awdal iyo Selel oo qaatay muddo saacado ah, ayaa waxa uu ka dhashay, ka dib markii ay ka war heleen inuu Madaxweynaha Somaliland socdaal ku tegayo Magaalada Boorama, waxaanay Salaadiintan kulankoodan si weyn ugu falanqeeyeen qodobada ay la hortegayaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo). Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulanka Salaadiinta Awdal iyo Selel oo aan warbaahinta oo ogeyn, hase yeeshee sida uu Wargeyska Saxansaxo u xaqiijiyey mid ah Mid ah dadkii Kulankaasi ka qayb galay waxa lagaga dooday Shirkan qodobada ay Salaadiintu la hortegi lahaayeen Madaxweyne Axmed Siillaanyo, kuwaas oo uu ka dhawaajiyey in ay u badan yihiin tabashooyin ay beelaha dega Awdal iyo Selel ka tirsanayaan Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo). Warku waxa uu intaasi ku daray in Salaadiinta iyo Waxgaradka Awdal iyo Selel qodobada ay u soo bandhigi doonaan Madaxweynaha waxa ka mid ah dhib u dhacyo ay sheegeen in ay ka jiraan Deegaamada Awdal iyo Selel, Saamiga Xukuumadda oo ay inta badan cabasho ka muujiyaan iyo weliba duruufo adag oo ka taagan deegamada Gobolladaasi. Salaadiintan ayaa la filayaa in ay qodobadan oo qoraal ah oo ay isku afgarteen ay madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo hor dhigaan, marka uu maanta booqashada ku tago Gobolkaasi.
  4. NGONGE;888769 wrote: ^^ I am with you on this. But then again, I never ever claim to be a Somali nationalist. I dont think Oba claims to be a Somali nationalist i yet have to see a true Somali nationalist.
  5. Back to the topic should pro Alshabaab views be banned no the same way Amisom views shouldn't be banned, every one is entitled to his own opinion we live in a free world.
  6. DEG DEG: Madaxweyne Faroole oo ku dhawaaqay Xisbigiisa Doorashooyinka Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Golohiisa wasiirada oo dhameystiran ayaa maanta gaaray Xarunta Golaha wakiilada halkaasi oo ay Fadhi ku lahaayeen Xildhibaanada Baarlamanka oo ay uga hadlayeen qodobo dhawr ah waxa uuna Madaxweynuhu soo bandhigay kana hadlay arimaha Datuurka puntland iyo sidoo kale Xisbiyada la filayo in laga furto deegaanada Puntlad si ay uga qeybgalaan Doorashooyinka lagu dooranayo hogaanka cusub ee puntland ay yeelanayso xiliga soo socda. Madaxweynaha oo Gudoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Maxamed xirsi uu hadalka kusoo dhaweeyey ayaa Madaxweynuhu waxa ka sheekeeyey hawlihi kala duwanaa oo Dowlada Puntland ay soo qabatay marka la eego shirarkii arimaha Somalida looga hadlayay oo lagu qabtay Garowe iyo Gaalkacyo iyo kaalintii xoganeyd oo puntland ay ku lahayd meel maritan iyo diyaarinta dastuurka Somaliya ay yeelatay iyo sidoo kale ku guulaysiga dastuur u gaar ah puntland si toos ahna loo ansixiyay ka dib ayuu madaxweynuhu sheegay in maanta ay ku dhawaaqayaan xisbi ama urur ka kooban 209 xubin oo ay yeelanayso xukuumada Puntland ee uu hogaamiyo Dr faroole. Madaxweynaha ayaa sheegay In ururkan lagu magacaabo HORSEED halku dhigiisuna yahay Nabad Hurumar iyo Midnimo Calaamadiisuna tahay Geedka Gobka ah Halka Midabka Calankiisuna yahay Cadaan iyo Cagaar waxa uuna madaxweynuhu sheegay in ururkan uu cid walba u faran yahay inta badanah ay ku midaysanyiin Labada Gole Ee puntland isagoo sheegay Madaxweynuhu in Muwaadiniinta kalena ay ku dayan doonaan ururkan ay ku dhawaaqeen oo dhankoodana ay muujin doonaan dadaal iyo hurumar dhanwalba leh oo ay ku tilaabsato Puntland, intii badalkeed lays mucaaradi lahaa oo laga shaqayn lahaa burbur iyo kala yaac aan dan ugu jirin umada Puntland sida uu yiri madaxweyne Faroole. Warbixinada kale ee soo socda kaga boqo Xog dheeraad ah sawiro iyo weliba codad oo ay Raxan-Reeb kuu balanqaadayso. Ibrahim Wadani
  7. I think Somalia politics is much more interesting than Somaliland
  8. Waxba kama lumin eeh ciidamada amaanka dalka uun ba doonaya inay amaanka sugaan.
  9. Sulayman it says the Garowe clan enclave militia vacated the town NGONGE haa dooraashada na walo socda arimo kala na wa jiiraan:D
  10. Ciidamo Milatariga Somaliland Ah Oo Gaadhay Degmadda Laasqoray Oo Dhowr Jeer Puntland Ku Soo Xad-gudubtay. Laasqoray (Ramaas) Nov 13,2012 – Xukuumadda Somaliland ayaa Ciidamo Milatari ah dejisay Magaaladda Laasqoray ee bariga gobolka Sanaag, kuwaasi ka shaqeyn doona amaanka deegaanadaasi oo ciidamadda Puntland si sharci daro ah ku soo galaan. Maayarka degmadda Laaqoray Maxamed Hayaan Caarshe, ayaa sheegay in shacabka degmadda Laasqoray ay hadda yihiin Somaliland isla-markaana ay halkaasi ka waddaan hawlo lagu horumarinta deegaanka. Maayarka oo ka waramaya xaaladda degmadaasi ayaa yidhi “Xaaladda degmadu aad iyo aad ayay u fiican tahay, imikana waxa ka socda dardar-galinta maamulka, cashuurihii laga qaadi lahaa doonyaha ka yimaada dalka Yemena waanu bilownay” Maayarku waxa uu sheegay in kaluumaysigu yahay waxa kaliya ee dhaqaaluhu ka soo gallo shacabka “Magaaladda dhaqaale kale ma soo gallo oo aan kaluumaysiga ahayn, markaa dhalinyaro badan oo laashashka kaluunka lagu soo guro ayay ku shaqeystaan, warshadii kaluunka ee shacabka Laasqoray samaysteen markii dawladii Somaliya burburtayna way shaqeysaa”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Anagu maamul cusub ayaanu ahayn oo dhawaan ayaanu xilka la wareegnay, markii horena degmadda ciidamadda Qaranka iyo booliska ayaa ku yaraa, laakiin imika ayaa guuto ciidamadda Milatariga ah la soo dejiyey oo hawlahoodii loo soo habeeyay oo maalin dhawayd ayay Hargeysa ka yimaadeen, markaa imika ayaa la dhaqaajin karaa amaanka iyo cashuurahaba” Maayar Caarshe, waxa uu tilmaamay inay hawlaha horumarinta ka waddaan deegaanka Ceelaayo oo 110KM u jirta Magaaladda Boosaaso e Puntland, isaga oo xusay in Laasqoray ay soo daggeen ciidamo Milatari ah oo ka taggay Magaaladda Hargeysa “Hawlahana ilaa Ceelaayo ayaanu ka wadnaa, siyaasadii degmadda Laasqorayna way isbadashay oo Somaliland-bay ku shubatay oo xagga Somaliland ayay u wadda jeedsatay intii xukuumadda Siilaanyo tallada haysay, shalayna waxa na soo gaadhay Odayaal dhaqameed ka yimid Hargeysa oo degmada ka bilaabay wacyi-galin ah sidii ay doorashadu uga dhici lahayd Laasqoray”
  11. SomCable, Bluwan to Expand Fast Wireless Service From Somalia SomCable, a broadband operator in Somalia, has chosen wireless technology company Bluwan SA to help introduce a high-speed wireless Internet service in the sparsely populated and predominately rural Somaliland region. “We can do this Fibre Through the Air project at one-10th of the price of a fixed-line fiber connection,” Mike Cothill, chief executive officer of SomCable, said in a phone interview. “To run a cable to a home, you have to dig up people’s properties and management of the network is pretty expensive.” Globecomm Systems Inc. (GCOM), a New York-based provider of satellite services, will deliver and integrate the system, according to an e-mailed statement from the companies. The goal is 1 million subscribers by 2015. Paris-based Bluwan will initially deploy hubs in Hargeisa, the capital, with a 5- kilometer (3.1-mile) range offering links fast enough for video and audio. The network will expand to Burco, Borama and Berbera, and then across the border to Djibouti, which is connected to underseas fibre-optic cables. It may then extend to Ethiopia, Rwanda, Uganda and South Sudan, the companies said. Somaliland, a former British colony, declared independence from Somalia in 1991, after the fall of dictator Mohammed Siad Barre. No country officially recognizes its independence. Users will connect to the wireless service via an outdoor antenna and the deal is worth at least $3 million for Bluwan, according to today’s statement. Each Bluwan hub will offer constant speeds of 2 megabits per second and peak speeds of 100 megabits per second to thousands of customers. Standard access costs $5 a month and doesn’t allow downloads of video such as YouTube, SomCable said in a separate e-mail. A premium service at a minimum of $20 a month is “open completely to the Internet.” Remittances from overseas workers account for an estimated 80 percent of Somaliland’s $500 million annual gross domestic product, while the sale of livestock mainly to buyers in the Middle East is its biggest generator of export income. Internet connection speeds have improved and costs have fallen since 2009 in the region as at least four undersea cables began operating off Africa’s Indian Ocean coast, replacing more expensive satellite links. Africa has fewer than five mobile-broadband subscriptions per 100 inhabitants, compared with more than 10 percent in all other regions of the world, according to the International Telecommunications Union, a Geneva-based industry group. - BLOOMBERG
  12. Garowe :- Xildhibaano Iyo Isimo ka soo jeeda Puntland oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan in uu faragalin ku haayo maamul u samaynta Jubooyinka 12. november 2012 Xilli hadalhaynta Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda Hoose ay noqotay siyaasada hada ka taagan dalka Soomaaliya ayaa Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Puntland waxa ay baaq ujeediyeen Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya. Xildhibaan C/laahi Maxamed Quraanjecel oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynaha inuu isho si gaar ah ugu haayo Magaalada Kismaayo islamarkaana uusan ka hadlin Gobalada kale ee dalka Soomaaliya taasi ay tahay mid aan la aqbali karin. Wuxuu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh looga baahan yahay ilaalinta Dastuurka dalka sidoo kalena wuxuu sheegay Xildhibaankan inuu ka digayo Guddiyada aan sharciga aheyn ee loo dirayo Gobalada Jubbooyinka. Sidoo kale mid kamid ah Isimida Maamulka Puntland ayaa dhankiisa isna sheegay inay soo dhaweynayaan maamul usameynta Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalkaasi balse loo baahan yahay in faragelinta laga daayo. Kismaayo oo maalmahan dambe noqotay mid siyaasadeed aad loo hadal haayo ayaa waxaa dhawaan la filayaa in maamul loo sameeyo oo shacabka Gobaladaasi ay ku qancaan.
  13. Its just a more inclusive state if that happens than its not clan federalism Since bay bakool gedo the two jubas has all sort of clans.
  14. Just happened stay tuned for more development on this
  15. Yeah thats all big deal its not like they talk about her or she matters to them You should read the anti fawziya articles on wardheernews.com now they keep themselves busy with her.
  16. Carafaat who is objecting i think the sl govt just talked one time about this lady last week or something no one really kept talking about her
  17. Aboootay tinteedi lol konton pound keen:D:D