-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Abwaan;889764 wrote: Caqli-xumada iyo hadal xumada ayaan ku sannifay. Goosashada dad badan bay ka guuxaysaa laakiin qofku markuu caqli xumo ku darsado ayaa dhibaato ah. bal yara qeex caqli xumada , hadalada qaar waa run way ka yara dha dhacan oo suldaanku wa direct waxba ma qariyo.
-
Taleexi;889758 wrote: Adiga gaashaanbuurnimo buu kaa rabaa balse annaga xabbad baa naga dhexaysa ee isu kaayo daa Xaasha dagaal inaga ma dhexeyo wiil iyo abtigiis baynu nahay ehel walaalood tan iyo waaga akhiro yanu ninkan Mudug ka yimi isku kaya dirin.
-
Taleexi;889750 wrote: Who takes hadhwanaag serious Taleexi awoow Hadhwanaag waad ka hesha Somaha:D
-
Abwaan;889749 wrote: Ninyahow Faysal warkiisa iga daa, wax uu og yahay ma leh. I once saw him in Dubai with his hangool and I wasn't even interested to shake hands with him that is how much I do not like him. abwaan faisal maxaad ku saniftay lol
-
Ma suldaan faisal he is a good guy dadka reer konfureedku cunsuri bay moodaan laakin he is a nice guy runti., Somaliland uun bu aad u jecelyahay marka marku arko reer koonfureed diidan qadiyada Somaliland, uun bu si cadho leh ugu jawaabo , laakin ka naxli maha.
-
Abwaan taa waxba ka jira Somalidu waxba kuma qancaan reer walba waxay jecelyihin inay meesha iska dhex arkaan runti wa fiicantahay wasiirada la yareyo sabab dee dakhliga iyo waxqabadkooda wax ku ool noqonaya , waxba tari mayso 30 wasaradood oo aan tayo lahayn. As for Xaaji Xunjuf wixi wanaagsan eeh dhaca Somalia wu tageera wixi xun na wa sheega ma eexdo sinaba dhinac uma janjeedho.
-
Ma cadho wasiir ka kacday baa:D
-
Saxafada Somalida wax badan ba ka qaldan war aan jirin bay dad badan qoraan, eeg wax waad mucaraadi karta war jira oo xaqiiqo ah intad kala so baxdiid sidad rabtid waad u qori karta laakin dee wa inay wax runi ku jirto. Mar mar waxay ku bilaabaan waxanu helnay xog dhab oo sheegeyo oo ilo xog ogaal ba xaqiijiyey few hours later warki been bu noqday. Wax badan ba u bahaan in la saxo thats why aan anigu waligay webebka waagacusub iyo daynile waligay ma eego. Sabab war aan la hubin bay qoraan sida sawirka aah oo kale oo lix sannoh ka hor la qaaday useless weye dadkasu anigu saxaafada waan ka mamnuuci kara journalism ethics wax la yidha ba jira.
-
Waxaas mucaraadnimo lama yidha waxa la yidha been sheegis. By the way who takes dayniile serious
-
Conflict in Gaza tests Egypt’s new president AHMED KHALED/EPA - Egyptians hold a banner with inscription reading in Arabic 'save Gaza' during a protest against Israeli airstrikes on the Gaza Strip in Cairo on Nov. 15, 2012. Egyptian President Mohamed Morsi condemned the Israeli airstrikes. Text Size PrintE-mailReprints By Abigail Hauslohner, Published: November 15 CAIRO — The conflict between Israel and militants in the Gaza Strip has presented the first major test for Egypt’s newly elected president, as he seeks to balance close ties to Gaza’s Islamist rulers and respect for Egypt’s three-decade-old peace treaty with Israel. President Mohamed Morsi condemned Israel’s continuing air offensive against Palestinian militants in Gaza on Thursday and ordered his prime minister to visit the embattled enclave, sounding an angrier and more confrontational tone toward Israel than has been evident from Cairo in decades. But political leaders and analysts said Morsi is toeing a fine line as he tries to balance a sense of accountability to Egyptian voters with a desire to maintain stability along what remains a potentially volatile border. As Egypt’s first elected president, Morsi has grappled with the challenge of distinguishing his government from the regime of Hosni Mubarak, who was widely viewed as a lackey for Israeli and U.S. interests in the region and was ousted last year. Morsi is a product of the Muslim Brotherhood, which has close ties to Hamas, the Islamist organization that rules Gaza. And Egyptian political parties, activists and the local media called on Morsi on Thursday to chart a new course with the Jewish state, with which Egypt has maintained a cold peace since 1979. Some politicians, including members of the Muslim Brotherhood, called on Morsi to sever ties with Israel. The conflict in Gaza comes at a critical juncture for Egypt, the Arab world’s largest country, as it pushes to ratify a new constitution and seeks a multibillion- dollar loan from the International Monetary Fund to revive a deeply battered economy. Severing ties with Israel would put Egypt’s already weakened relationship with Washington on shaky ground and could further threaten the $2 billion that Egypt receives annually in U.S. aid. “While trying to show solidarity with Hamas, the last thing they need or should want is a major conflict in Gaza,” said Dennis Ross, a former senior Middle East adviser to President Obama and President Bill Clinton. “If they don’t act to get Hamas to stand down, they may end up paying a major price in terms of assistance from the outside,’’ said Ross, who is a counselor at the Washington Institute for Near East Policy. “So is their ideology going to trump their economic needs?” But Morsi also faces a need to maintain credibility on the part of his fledging government, widely seen as a test case in what many Arabs hope will become a broader effort to establish effective Islamist governments to succeed the military-dominated secular governments toppled in the Arab Spring. “A lot of people will ask, ‘What are the major changes between you and the previous regime?’ ” said Nader Bakkar, a spokesman for the ultraconservative Salafist Nour party. Morsi’s Islamist credentials have heightened Egyptians’ expectations that their president would stand strong against a deeply unpopular ally, Bakkar said. “People here are very much with the Palestinians, and they want to help them by any means. So it is difficult for him to convince people that these steps are sufficient,” he said. http://www.washingtonpost.com/world/middle_east/egyptian-delegation-to-visit-besieged-gaza-strip/2012/11/15/d059d6dc-2f4b-11e2-a30e-5ca76eeec857_story.html
-
South Sudan plans mediation between Ethiopia and Eritrea
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Oba doesn't like the DInka brothers i wonder why:D -
Never had a problem with fawziya Yusuf as a deputy prime minister its her choice, a woman who comes from the SNM house hold as-well as that of the USC, Dumar wa beer weye. Ha u shaqeyso familigeeda as-well iyada ba tidhi Somaliland and Somalia are both my countries. Edo Edna Somali republic oo duulaysa bay so aragtay in the sixties wa gabadh rabta inay qaladkeedi saxdo and she is doing a fine job so far.
-
Taleexi;889620 wrote: XX: Even though it is hilarious how self-proclaimed non-Somalis entertain themselves with Somali affairs nevertheless, Osman Hassan's recent article isn't only overboard but most of it will not serve anything good for him. My Khaatumo leaders should worry less about Somalinimo and Mugadishu authority and their focus should be given to the development of health, education and building institutions in their dominion of influence, Be relevant at your home base and no more qiiro Japan waddaninimo would be our mantra - Unfortunately, I'm in the minority group of such mentality but our numbers are multiplying!. i always knew you had it in you the amount of wrapping ur self with the Somali flag hasn't paid off so its very good to try another approach khatumo for khatumites i like the sound of that.
-
The Zack ma adiga qeybinaya sharerka:D
-
Sulleiman The Great;889612 wrote: Lol am being immotional, your good at reflection saxib but let me assure you there is nothing to be emotional about, I am not the one on a somaliaonline website talking about a somalia's president , while still posturing as a citizen from another "country", its seem to me that you secessionist have a very strong attachment to Somalia. :confused:
-
Prof Gaandi oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka Kismaayo. KISMAAYO-(WN)-Prof Maxamed Cabdi Gaandi ayaa shalay waxa uu ka dagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismayo Prof Gaandi oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ayaa noqonaya xildhibaankii ugu horeeyey oo baarlamaanka cusub ka tirsan oo kasoo jeeda Jubbooyinka oo halkaasi gaara. Mas’uulkani ayaa la socday gudigii farsamada ee maamul u samaynta Jubbooyinka oo uu ka mid yahay saxiixayaasha heshiiskii IGAD, waxaana wafdiga ka mid ahaa odoyaal kale oo deegaanka Jubaland ka soo jeeda Sheekh Axmed Madoobe oo ka mid ahaa ragii soo dhoweeyey gaandi, ayaa waxa la sheegay inay garoonka si xamaasad ku jirta isugu salaameen, iyagoo xabad isku qaaday, Sidoo kale kaftamay, Midka mid ah wariye taagnaa goobtii lagu soo dhoweeyey Prof Gaandi ayaa xaqiijiyay in Axmed Madoobe uu hadalo Kaftan ah ku yiri intii ay taagnaayeen Garoonka, Ka dibna waxay wada raaceen gaari Landcruser ah, Halka Wafdiga Intiisa kale ay raaceen gawaarida qafilan ee AMISOM, Goobtii qadada ee Jaamacada Kismaayo ayaa sidoo kale si weyn loogu soo dhoweeyey Prof Gaandi, Qadada ka dib dhamaan xubnihii wafdiga waxay kulan qaas ah ku galeen aqalka Madaxtooyada oo Sheekh Axmed madoobe fariisanka u
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo shaaciyay in Kenya Xafiis ka furanayso Somaliland November 16th, 2012 Nairobi (Somaliland.Org)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa ka waramay wakhtiga la filayo in ay dawladda Kenya caasimada Somaliland ee Hargeysa ka furato xafiis dublamaasiyadeed. Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in bisha soo socota ee December ay iman doonaan Hargeysa masuuliyiin dalkaasi ka socota, iyaga oo hordhaca u noqon doona furashada ay dawladda Kenya ka furanayso magaalada Hargeysa Xafiis dublamaasiyadeed. Wasiirka Arrimaha dibada oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta Kenya oo xalay u waramayay wargeyska Haatuf, ayaa waxa uu sidoo kale ka warbixiyey kulamo ay dublamaasiyiin shisheeye kula yeesheen dalka Kenya, waxaanu sheegay in kulamadaasi ay ahaayeen mid ay wadamada kala duwan dublamaasiyiinta ka socota kaga arinsanayeen xidhiidh ay Somaliland la samayso wadamadaasi. Wasiirka Arrimaha dibada oo ka waramaya kulamo ay dublamaasiyiin kala duwan kula yeesheen Kenya waxa uu yidhi “Kulamada aanu Kenya kula yeelanay madaxda kala duwan waxa ay ahaayeen arrimo xaga nabadgelyada iyo siyaasada ah, waxaananu kulamadaasi la yeelanay madaxda EU-da, dublamaasiyiin shisheeye oo fadhigoodu yahay Nairobi, kuwaasi ay ka mid yihiin safiirka Mareykanka u fadhiya Nairobi, waxa kale oo aanu kulamo la yeelanay masuuliyiin ka socda wadamada Sweden, UK, Swizerland iyo Denmark oo aanu dhamaantood kala hadalnay arrimo khuseeye labada dhinac gaar ahaan amniga, anaga oo sidoo kale kulan la yeelanay masuuliyiin ka socda wasaaradda arrimaha dibada Kenya.” Wasiirka oo ka hadlaya wakhtiga ay dawladda Kenya ka furanayso Xafiis dublamaasiyadeed magaalada Hargeysa waxa uu yidhi “Bisha soo socota ee Decembar dalka waxa iman doona masuuliyiin ka socda dalka Kenya kuwaasi oo qaadi doona talaabadii u horeysay ee furashada xafiiska, laakiin siyaasad ahaan iyo go’aan ahaanba waxa la qaatay in xafiiskii Somaliland ee halkan (Nairobi) kor loo qaado”. Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa isaga iyo Wasiiro kale oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland waxa ay ku sugan yihiin Nairobi, iyaga oo ka qayb galaya shirar la xidhiidha dhinaca amaanka mandaqada Geeska Afrika.
-
South Sudan plans mediation between Ethiopia and Eritrea
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maybe on the Nile issue its funny though at some time both Eritrea and Ethiopia supported the SPLM rebels against Sudan.Ethiopia is just taking advantage since the oil rich abbey region is still not settled.