-
Content Count
29,944 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Abwaan Juba wa webi dhex mara dhulkaas marka Juba plus land dee wa dhulki webiga wax weyn maha waxasi.
-
Somaal sax Soomali xita i da meeshad ka keentay ma garanayno. wabaad ka si dartay oo Somaalia ba tidhi A bad si racisay , Somalia waxa hadaba keeney isticimaarki Talyaaniga u bixiyey Somalia Somalia. adigu waxad ka reebtey le colonie di italia
-
Muuse Biixi “Somaliland xuduudkeeda way soo xidhanaysaa”
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Muuse wa rageedi wa nin yaqaana sida xabada lo rido, hadu yidhi xuduuda la so xidhaya Xuduudu wa xiidhantahay.Xuduuda Jamhuuriyada Somaliland la leedahay dalka Somalia wa xiidhantahay sideeday ku xidhantahay nafarna isku mari mayo intuu Muuse faraskisa saranyahay:D -
Magaca Somaliyaa laftigeeda isticmaar ba bixiiyey
-
Muuse Biixi “Somaliland xuduudkeeda way soo xidhanaysaa”
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Ma farasku saaranyahay bu ku so xidhaya lol -
Somali youth more interested in the Gaza conflict
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in General
Arabs are Somalis closest allies they did a fantastic job not to forget the noble Muslim Persian People who contributed to the funds of the drought in Somalia. The least Somalis can do is support their Muslim Arab brothers in their struggle its not like you guys will contribute financially mar mar bu afku xita hiil yahay. -
Danjire Mahiga Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Somaliland, Magacaabista Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Iyo Wada Hadalkii Labada Dal Nov 21, 2012 Hargeysa (Geeska)- Ergayga Qaramada Midoobay ee Somaliya Dr Agustine Mahiga, oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrikaayaa sheegay inay dhiirigelinayaan isla markaana uu rajeynayo dhowaan inay dib-u-bilaabmaan wada-xaajoodkii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya. Dr, Mahiga, ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland u qaabilsan Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa tilmaamay inaan Somaliland ka codsan ka taageerida doorashooyinka, balse, haddii codsi uga yimaado ay dersi doonaan wakhtigeeda. Dr, Mahiga, oo isagoo jooga magaalada Nayrobi ee dalka Kenya shalay wareysi gaar ah uu la yeeshay weriye Maxamuud Walaaleye, oo ka tirsan bahda Geeska Afrika,waxa kale oo uu sheegay inuu aaminsanyahay inaanay magacaabida marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan waxba u dhimi doonin wada hadalkii labada dal u socday. Waraysigaas uu Geeska Afrika la yeeshay dajire Mahiga, wuxuu u dhacay sidan: Sidaad u aragtaa wax-qabadka xukuumada kooban ee dhowaan Raysal-wasaare Saacid magacaabay, marka loo eego, diidmo beelo badani ka muujiyeen? Runtii, waa xukuumad kooban, aqoontooduna sareyso, isla markaana aanu dhaqaale badani ku bixi doonin. Waxaan filayaa inay markii koowaad tahay qaarada Afrika ee xukuumad sidan u kooban laga dhiso. Marka loo eego, waxqabadka dhabtii, xukuumad kooban ayaa ku haboon, welina magacaabida wasiir-xigeeno iyo aqaasimeyaal ayaa la filayaa. Ma filaysaa in magacaabida Foosiya X. Adan, caqabad ku keento wada hadaladii u socday Somaliland iyo Soomaaliya? Runtii, taasi waxay ku xidhan tahay labada dhinac, waxaanan rajeynayaa in wada xaajoodku sida ugu dhakhsaha badan u bilaabmo. Waa u dan labada dhinac in wada hadaladu dib u bilaabmaan. Qaramada Midoobay way dhiirigelinaysaa dib u bilowga wada xaajoodkaa, keliya ma dhiirigelinayso, balse, waxaan diyaar u nahay inaan caawino oo fududeyno, sidii wada xaajoodkaasi dib ugu bilaabmi lahaa. Ka helitaanka Somaliland beesha Caalamka gargaar dhaqaale, waajibaadkaaga ayey ku jirtaa, taasoo aan si weyn looga dareemin halkan, maxaad ka odhan lahayd? Maxaadse ka qabatay qorshaha horumarineed ee Somaliland? Taasi, waa sababta aan wefdi balaadhan oo Qaramada Midoobay iyo xafiiskayga ugu soo diray Somaliland, si ay u soo qiimeeyaan in hawlaha aanu wadno ula jaanqaadaan qorshaha horumarineed ee Somaliland iyo sida Qaramada Midoobay u kordhin lahayd doorkooda weyn ee kobcinta xasiloonnida iyo qaab nololeedka shacabka Somaliland, hawshaa waan sii wadi doonaa, iyadoo aan ku koobnayn sanduuqa gargaarka Qaramada Midoobay, balse dhiirigelino sidii loo gaadhi lahaa qorshaha hiigsiga horumarinta Somaliland. Miyaanay, mashaariicda Qaramada Midoobay ku jirin kuwo taageerida doorashooyinka, maadama, caqabad ka taagan tahay helitaanka kharashkii wakiilada ururada/xisbiyada doorashooyinka Deegaanka gelaya? Maya, ma jirto wax taageero dhinacaa ku saabsan oo nala weydiistay. Haddii codsigaa la idiin soo jeediyo, maxaad odhan lahayd? Dhabtii, waxay ku xidhnaan doontaa sida loo arko codsigaa, laakiin, annigu ma sii saadaalinayo in wakhtigan nala weydiisto. Hore, waxaad u taageertay magacaabida Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ma filaysaa inay taasi kuu geliso fikir xun shacabka reer Somaliland, maadama, halkan, looga arko qof khiyaamo qaran galay? Taa jawaab kama bixin karo, (Qosol), keliya waxaan ogahay inay tahay shaqsi karti leh, laakiin, dhinaca siyaasada marka laga eego ma jecli inaan ka hadlo
-
Heestan ba u daaran hadh iyo jeer markay sugayaan markab ay rabaan inay faruqiyaan wa niman cajiib ah:D
-
Carafaat you should do a mix of Somali and Moroccon Music
-
^^ They are laangaab but they rule over more than 85 Million Ethiopians lol any way inaga daa siyaasada its about Music. In Africa Somali Music is the best second berber Music.
-
Carafaat Tigrinya songs are much better than Amhaara or oromo songs Tigrinya songs especially played by Eritrean singers sounds better the riddim is a mix of sudani Arabic and Egyptian and indigenous Eritrean, very nice
-
Carafaat some of the songs u posted are all Somali songs with zero Ethiopian influences.
-
^^ Where is the humanity indeed.
-
Somali music is unique with the best beats and riddim and best sound Habashi Music is no match for the Somali Music. War horta carafaat maxaad xabashida inoogu dhe dhedhjisa?
-
Wabaan naxay waxan is yidhi ninka timaha adag eeh 21 oday ka tirsado odaygi kheyrka qabay,,mid uun ba slaan tima adag u dhuuntay:D
-
Alpha it looks pretty nappy my friend are you sure ur an Ethnic Somalilander on both ur maternal and paternal side.
-
Wayaadhaheen leave apophis alone he is a bright young fella , and he is entitled to his opinions. He is like many people in Kenya u are Kenyan first Somali second you are Kenyan first Kikuyo second you are Kenyan first Luo second Etc.
-
Prof. Cali Khaliif oo digniin Culus u diray Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
There is a future i believe it truely -
HAG is doing his magic work in London:D When nothing else works talaahiyey yaa HAGAY.