-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The Glory days of the USC
-
oba hiloowlow;892297 wrote: Faroole needs to go after the election, Abdullahi yusuf AUN, Adde Muuse and Dr. Gaas is opposing faroole what does that tell you? Abdulahi yusuf is dead how did he oppose faroole , ma akhiru fariin ka so diray. Cabdi cawar is a subclanist and a failed politician he doesn't like faroole.Because faroole didn't gave him the fundings he needed to bribe the MPS to become president. Cadde muse never liked faroole because faroole opposed him when cadde was the leader,so that is understandable.
-
WAR HADDA SOO DHACAY : Ra’iisal Wasaaraha Kenya Oo Booqasho Ku Tagay Gaarisa Gaarisa (RBC Radio) Ra’iisal wasaaraha waddanka Kenya Raila Odinga ayaa maanta oo Jimco ah booqday magaalada Gaarisa ee gobalka waqooyi bari Kenya. Ra’iisal wasaaraha oo ay la socdaan xubno ka tirsan golaha wasiiradiisa iyo xubno baarlamaanka Kenya oo uu ka mid yahay Faarax Macalin guddoomiye ku-xigeenka ayaa kulamo la qaatay dadkii ku hanti beelay dab la qabadsiiyay suuqa ugu weyn magaalada oo la yiraaho Suuq-Mugdi. Qaar ka mid ah ganacsatada ku dhaqan magaalada Gaarisa iyo Culimaa’udiinka ayaa ugudbiyay ra’iisal wasaare Raila Odinga inta ay la egtahay khasaaraha ka dhashay dabkii lagu shiday suuq-mugdi oo gabi ahaan dhulka lala simay. Ra’iisal wasaaraha ayaa iyo wafdiga la socday ayaa indhahooda ku soo arkay khasaaraha ka dhashay dabkii laqabadsiiyay suuqa iyo meelo kale oo ay ku jiraan warshado. Ra’iisal wasaaraha ayaa booqday isbitaalka ku yaalla magaalada Gaarisa halkaasoo ay ku jiraan bukaano badan oo ku dhawacmay rabshado ka dhacay Gaarisa. Ra’iisal wasaaraha ayaa u ballan qaaday dadkii ku hanti beelay suuqa ugu weyn magaalada Gaarisa in la siin doono hanti ay ku soo ceshdaan ganasigooda. Ra’iisal wasaare Odinga ayaa sidoo kale sheegay in tallaabo laga qaadi doono ciidamadii gubay suuqa magaalada Gaarisa iyo kooxihii boobka u geestay hantid badan oo suuqa taallay. Si kastaba, booqashada uu maanta ku tagay magaalada Gaarisa ra’iisal wasaare Raila Odinga , ayaa ku soo aadaysa iyadoo uu isla shaley booqday xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo Axadii toddobaadkan ay ka dhaceen rabshado kaddib markii bam gacmeed lagu tuuray bas nooca dad weynaha oo halkaas mararyay.
-
Mudaaharaad Ka Socda Qardho Iyo Madaxweynaha Puntland Oo Halkaas Ku Wajahan (UPDATED)NOVEMBER 23, 2012 20 COMMENTS Mudaharaad 21 September ka dhacay magaalada Qardho oo loogu soo horjeedo qorshaha dowlada ee xil kororsiga Wararka aan ka heleyno caasimadda Puntland ee Garowe ayaa sheegay ina saaka hiirtii magaalada Garoowe ka baxay Madaxweynaha Puntland, Safarka Madaxweynaha ayaa ku wajahan magaalada Qardho halkaas oo saddexdii todobaad ee u danbeeyey laga hadalhayey imaan shihiisa isaga oo marar badan arrimo farsamo uga baaqsadey. Madaxweynaha waxaa ka soo horeeyey ciidamo ka kala yimid magaalooyinka Garowe iyo Bosaso, sidoo kale waxaa ka baxay magaalada Qardho Wasiirka Amniga Col.Khaliif Ciise Mudan iyo ciidamo uu wato si madaxweynaha ay uga hortagaan. Mudaaharaadka magaalada ka bilowdey. 11: 48:00 Updated: War hadda soo gaarey Horseed Media ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu soo gaarey magaalada isla markaana uu dhexmarey laamiga oo wada qiiqaya oo taayiro ka gubanayaan, waxaana la geyey guriga Xildhibaan Siciid Cabdullaahi Deni, maadaama gurigii Martidu uu yahay mid qabyo ah weli. Dhanka kale laba qof ayaa ku dhaawacantey rasaastii ay ridayeen ciidanka Booliska iyo kuwa Madaxtooyada, Horseed media oo la xiriirtey isbitaalka guud ee magaalada ayaa loo sheegay in la gaarsiiyey halkaas labo qof oo dhaawac ah kuwaas oo kala ahaa wiil dhalinyaro ah oo la yiraahdo Faarax Axmed Ciise Gurey iyo gabadh magaceeda nalooku sheegay Sahra Ayax, waxaana ay ka m id ahaayeen dadkii ka qaybqaadanayey mudaaharadkii lagu diidanaa xili kororsiga madaxweynaha Puntland Waxyar kadib markii ay magaalada soo gaartey in Madaxweyne Faroole uu soo dhawyahay waxaa is qabsadey dadweyne aad u caraysan, kuwaas oo taayiro ku gubey jidadka magaalada, isla markaana soo qaatey boorar ay kuqoranyihiin Dooni meyno xili kororsi, doonomeyno keli talisnimo, doorasho hala qabto iyo erayo kale. Ciidanka amaanka oo markii hore jidadka xirey ayaa dadweynuhu jiireen, waxaana la maqlaayey rasaas ay ciidanku ridayeen. Mid kamid ah dadka mudaaharaadayey oo Horseed Media khadka Telefonka ku weydiisey sababta ay madaxweynaha ugu mudaaharaadayaan, ayaa yiri: Ma diidanin in Madaxweynuhu booqan karo magaalada Qardho taas oo aanu waxba u qaban 4 tii sano ee xukunka hayey, waa magaaladiisi, waa meeshii loogu soo dhaweeyey si aan Garoowe loogu soo dhaweyn markii uu Musharaxa ahaa, waxaan diidanahay waa ballan darada iyo ku tumashada dhaartii uu dadka u dhaartey in uu u adeego muddo 4 sano ah isaga oo hadda tumaaya durbaan la yiraahdo Dimoqraadiyad, taas oo aan u aragno arrin xaq ah laakiin baadil loola jeedo iyo xilli kororsasho, waana la yaqaan wadada dimoqraadiyaddu iyo waxay u baahan tahay, laakiin magaaladu waa magaaladiisi imaashihiisa looma diidana, waana xaq aan leenahay in aan muujino in aan diidanahay muddo kororsi, Dastuurkuna awoodda shacabka ayuu siiyey ayuu yiri Axmed Xaaji Cali oo kamid ahaa dadkii mudaaharaadayey. Subaxnimadii hore ee saakey ayaa maamulka degmadu ku wargeliyeen suxufiyiinta in aysan ka qaybqaadan karin soo dhaweynta Madaxweynaha, waxaana ay sheegeen in go’aankaasi ka yimid madaxweynaha Puntland, arrintaasna dad gaar ah lo xilsaarey, Sidoo kale maamulka ayaa ka codsadey ninka magaalada Jaadka ama Qaadka keena oo la yiraahdo OBOBAAY ama Daahir Axmed Ruke in uu soo dhaweynta isagu masuul ka yahay, waxaana uu kireeyey labo gaari oo nooca waaraadka loo yaqaan. waxaana uu tegey xerada ay ku jiraan dadka soo barakacay ee Shabeele, waxaana uu caruurtii iskoolka ku khasbey in ay gawaarida soo fuulaan, markii uu laba jeer magaalada la dhexmarey laba gaari oo ay ka buuxaan caruur iyo Qaadwalayaal mudaaharaadkuna bilowdey ayuu ka baxay magaalada isaga oo aadey dhanka Garoowe si uu caruurta Barakacayaasha uga horgeeyo madaxweynaha. Updated: Rasaas ka bilaamatey magaalada War hadda soo gaarey Horseed Media ayaa sheegaya in magaalada rasaas xoogleh ka dhacayso taas oo ay ridayaan ciidamada Booliska iyo kuwa Madaxtooyada, waxaana loo diidey dadkii mudaaharaadka watey in ay sii wataan mudaaharaadkoodi taas oo kaliftey in dariiqyada la isku oryoodo iyada oo aan weli magaalada aanu soo gaarin madaxweynuhu. gadaal ayaan warkaan oo faahfaahsan kasoo daabacynaa
-
Skinnies cant shoot funny movie
-
The Republic of Golisia is Recruiting Citizens
Xaaji Xunjuf replied to Alpha Blondy's topic in General
Well i refused to be called after a mountain balayo ku golisaysey:D -
The Republic of Golisia is Recruiting Citizens
Xaaji Xunjuf replied to Alpha Blondy's topic in General
Alpha how about the Afro hashimite republic of Soolisiya Soo lis go and Milk -
The Republic of Golisia is Recruiting Citizens
Xaaji Xunjuf replied to Alpha Blondy's topic in General
I dont know what to think really i never really had an issue with the name Somaliland Golisia sounds so different and strange, but there are many people in Somaliland thinking of name change. This issue comes to play when i spoke to some Somaliland youth. When they debate with young Koonfurians the argument they use is if you don't want to be part of Somalia , why call ur self Somaliland leave the name Somali call ur self something else .The Koonfurian kids are taught that to be Somali you have to be from Somalia, you cannot be a Somali if you are from Somaliland or Djibouti. The ultimate way to be a Somali is if you are from Somalia. There is lots of cultural imperialism going on, for example in Somaliland the identity of being a Somali plays signification role in peoples daily life. I always tell the youth Somaliland is where the civilization of the Somali people began where islam reached first where the first Muslim Empires were established.It was the first country of Somali speaking people to gain independence and so on.So i tell them let Somalia change its name why should Somaliland change its name. By the way Golisya sounds better than faisals shankaroon:D -
Maybe not he illustrated the Kenyan forces as apes or as animals they slaughtered these people in a very barbaric way, that's the message of Amin Amiir.
-
Carafaat i dont think Apophis supports a free and an independent NFD i dont think the Somalis there even want that except for haatu.But the case is different in Somali galbeed different political situations.
-
Arabs wear their traditional clothes
-
lol@exchanged the Quran for the Darwins evolution book careful what you say Carafaat yaan denbi lugu qorin. Carafaat the question is knowing Nimco dareen and her family two of her first cousins are in an Ethiopian prison because they were accused to have links with the ONLF i wonder if they were released. No one ever asked her why did she make a u turn. I don't know its not just changing ur mind its not that simple. I mean first you were against the oppressor Ethiopia in this case and than embraced the same oppressor. its very hard to comprehend. People who support the ONLF are against the foundation of the state of Ethiopia what it stands for they consider the state of Ethiopia a country conceived on the misery of the oppressed people by the expansionist Highlanders they don't recognize the Ethiopian constitution or what it stance for. So its very hard just to change you're views when talking about Somali galbeed and the Ethiopian issue.i wonder if Sheikh Maxammad is still alive Nimcos father last time i checked he was alive.
-
She used to be pro onlf
-
Carafaat has a point mar alaale marka la yidha hala xisaabtamo oo dhiigi faraha badna eeh la daadiyey cadalaad halo doono walalkeen abwaan wu gariira
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Fact Arabs gave Somalia Money the same way the west did.
-
Carafaat;892070 wrote: Those sobgs originate from the Somali-Ethiopian region. Just check the flag in the back. Thats a Somali region ofcourse they will sing in Somali
-
^^ Hadaad ogaan lahayd what Abwaan did suaasha maad weydiseen:D
-
Very good article and well written