-
Content Count
30,068 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Good one i like it allot Somalis need each other in the long term.
-
Somaliland:Protests in Hargeysa the losing party supporters angry
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
STOIC nothing wrong with protests people can demonstrate if they are angry but security is a must in the capital. Its number one priority they were just some angry youth. -
Local election polls results in Somaliland 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Its official Kulmiye Ucid and Wadani the 3 parties of Somaliland for the next 10 years God bless -
Magalaada Borama
-
Somaliland:Protests in Hargeysa the losing party supporters angry
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Rabshadii caawa ka dhacday Xaafadda Axmed Dhagax ee Koonfurta Hargeysa oo Istaagtay Hargeysa(Waaheen) Rabshad caawa Fiidkii ka dhacday xaafadda Axmed Dhagax ee Koonfurta Hargeysa ayaa istaagtay kadib markii ay Ciidamadda Booliisku Dadkaasi Rasaas ku kala dareeriyeen, iyadoo ay Rabshadaha xaafadaas ka dhacay oo ay sameeyeen Taageeryaasha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor sameeyeen isla markaana uu socdeen in muddo ah. ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee ay Rabshadahaasi sameeyeen lama oga, hase yeeshee warar is khilaafsan ayaa sheegaya inay Dhimasho iyo Dhaawacyaba jiraan, kuwaasoo lagu kala sheegayo Cisbitaalada Adna, Gar-gaar iyo ka Guud ee Hargeysa, balse wax xaqiinaya inta uu khasaarahaasi leeg yahay ma jirto, wakhtiga oo Habeen ahaa awgeed, isla markaana jidadka oo xidhan isu socodku kooban yahay. dhinaca kalena, intii ay rabashadu ka socotay xaafadaasi, waxa xaafadaha kale ee Hargeysa qaarkood ka socday dabaal degyo ay Xildhibaanada ku soo baxay Liiska Golaha Deegaanka ee Hargeysa iyo taageerayaashoodu ay ku marayaan qaar ka mid ah jidadka,. isku soo duuboo xaaladda Hargeysa ayaa imika degan, walow Ciidamadda Booliisku Heegan culus ugu jiraan sugida Amaanka magaaladda, isla markaana la xidhay Meheradihii Suuqa gabi ahaantoodba. -
Somaliland:Protests in Hargeysa the losing party supporters angry
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mudaharaad Rabshado wata oo ka Bilaabmay Koonfurta Hargeysa iyo Booliska oo rasaas u isticmaalay Dadweynihii Gadoodsanaa. Illaa hadda la ma oga Khasaaraha rabshadahaasi abuureen balse waxaa la sheegayaa in xaaladu Hargyesa (GNS)-Rabshado Xoogan ayaa caawa ka dhacaya Koonfurta Magaalada Hargeysa, halkaasi oo laga maqlayo Dhawaqa Rasaasta Ciidanku ku kala dareeriyaan Taageerayaasha ururka Xaqsoor oo la sheegay in aanu ku qanacsanayn afar xubnood oo uu ka helay Degmada Hargeysa. Dadwayne Gadoodsan ayaa mudaharaad Rabshado wata ka sameeyay xaafadaha Siinaay iyo october ee koonfurta magaalada hargeysa, Illaa hadda la ma oga Khasaaraha rabshadahaasi abuureen balse waxaa la sheegayaa in xaaladu aad u kacsantahay ciidanka amaankuna ku hawlanyihiin sidii loo kala dareerin lahaa dadwaynahaasi gadoodsan. La soco wixii ka soo kordha -
Rabshado Ka Socda Xaafado Ka Mid Ah Koonfurta Hargeysa, Dhalinyaro Taayiro Gubaya Iyo Boqolaal Ciidamadda Booliska Ah Oo Ku Dedaalaya Inaan Rabshaduhu Fidin. Hargeysa (Ramaas) Dec 6,2012 – Degmadda Axmed Dhagax ee Koonfurta Magaaladda Hargeysa ayaa waxa ka dhaxaya rabashado ay samaynayaan boqolaal dhalinyaro ah , kuwaasi oo ka gadooday natiijadda doorashadda ee Caawa lagu dhawaaqay oo aanay ku qancin. Rabshadahan oo bilaabmay daqiiqado ka dib ku dhawaaqidii natiijadda doorashadda ee degmooyinka Hargeysa, ayaa waxay ka bilaabeen xaafado ka mid ah degmadda Axmed ee Caasimadda Hargeysa, iyagga oo dhalinyaradda rabshadan samaynayaa ay dhagaxaan la dhaceen gaadiid badan oo wakhtigaasi marayey jidadka degmada Axmed Dhagax. Taageerayaashan oo aan la garanayn ururka iyo Musharixiinta ay taageersan yihiin ee gadoodkoodan keentay, ayaa waxa ka hor-tagay ciidamadda booliska oo ka hor natiijadda la dhigay jidadka xaafadahaasi. Boqolaal ciidamadd booliska ah ee RRU iyo SPU-da ah ayaa rabshadahan kaga hor-tagay rasaas nool oo ay kor ugu ridayeen dhalinyarada rabshadahan samaynayey, iyadda oo dhalinyaradu taayiro ku gubay meelo ka mid ah degmadaasi. Rabshadaha oo aan u soo gudbin badhtamaha Caasimadda Hargeysa iyo xaafada shacabka oo ay ku yaalaan Xafiisyadda dawladda Somaliland, ayaa ilaa hadda ka socda dhanka Koonfureed ee Magaaladda Hargeysa. Booliska ayaa sida la sheegay xabsiyadda ku guray dhalinyaro badan oo ka mid ahaa kuwa rabshadaha samaynayey, waxaana halkaasi mar marka ka dambaysa la gaynayaa ciidamo boolis ah oo dheeraad ah si looga hor-taggo in rabshaduhu Magaaladda qaybaheeda kala duwan ku fidaan. Dhanka kale, isgaadhsiinta Telefoonada ayaa meelo ka mid ah Magaladda Hargeysa ka go’an, waxaana adag in la xidhiidho dhanka Koonfureed ee Hargeysa oo ah halka rabshaduhu ka socdaan.
-
Puntland forces killed Al shabaab fighters outside Boosaso
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Oba rag talo kama dhamaato Alshabaab are Somalis like every one else they are a group madax adag i know but they can brought to the government but no one ever tried. If i was the president of Somalia beri hore baan sheekada shabaab so afjari laha. I would give them an offer they can't refuse . -
Wadani taasi ma shaqeyneyso gaashanbuureysigi hore HAG waka ilbaxeen hada waxay raban nin afkooda ku hadla ma fahmayan hadad afka iyo carabka qaloocisid. Bal waan la hadli in ay si kale kugu ogalaan karo horta hag aniga la ima didiin so far abwaan uun ba iska fogeya eedaha:D
-
Puntland forces killed Al shabaab fighters outside Boosaso
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Oba Somalidu waxay tidha xaq lama rabo eeh xal ba la raba what do Alshabaab want they want sharia law no problem we can arrange that what else do they want Amisom to leave. We can arrange that to but they should drop their international agenda and pledge allegiances to the Somali flag and the Somali government. This what i would suggest 17.000 Amisom troops are in Somalia right now i would suggest that half of them to leave the country The other half can stay. Alshabaab will be allowed to rule their areas but they will be forced to drop their overall uniform they will wear a Military suit of the Somali state. They would denounce terrorism and killings of innocent civilians like beheading. This is the first stage of the talks when we accomplished that we already accomplished the 2 sides talking and the second phase we successfully made sure Alshabaab indirectly became part of the Somali armed forces. -
Ra'iisul wasaarah oo booqday Kontroolada Muqdishu -pics
Xaaji Xunjuf replied to Macallinka's topic in Politics
Ofcourse he deserver respect wa Masuul Somaliyeed laakin shaqadisa wa inu ogaado. -
Ra'iisul wasaarah oo booqday Kontroolada Muqdishu -pics
Xaaji Xunjuf replied to Macallinka's topic in Politics
The President receives international delegates the president basically runs the executive branch of the government. Right now Saacid seems to be the assistant of the President. -
Puntland forces killed Al shabaab fighters outside Boosaso
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Alshabaab minus the homicide bombings would be great i just dream the day the Alshabaab would negotiate with the federal government and come to a long lasting solution. Keep in mind Alshabaab is fighting Ugandan Burundians Ethiopians Djiboutians Kenyans ASWJ the federal government i mean that's a force to be reckoned with imagine all those boys on one side supporting the same government just awesome. Allow yaa ii geyaa Somalia si aan u dhex dhexaadiyo Alshabaab iyo dawlada Somalia. -
Wadani you can never apply for HAG chairmanship you have to have HAG genes to qualify and atleast you should know how to manage one isbaaro. Skin color complexion is not that important they could care less the supreme HAG council as-long as you know how to manage the HAG society.
-
Ra'iisul wasaarah oo booqday Kontroolada Muqdishu -pics
Xaaji Xunjuf replied to Macallinka's topic in Politics
I almost forgot about this man good to see him walking around:D -
Abwaan xilka gudoomiyonimo eh HAG maad wareejisay:D
-
Gudoomiyaha HAG eeh SOL na wa yimi Abwaan.
-
Local election polls results in Somaliland 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Goor Dhawayd La Shaaciyey Hargeysa (Ramaas) Dec 6,2012 – Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay natiijadda doorashadda ee Caasimadda Hargeysa. Komiishanku wuxuu soo bandhigay liiska golaha deegaanka Hargeysa, kuwaasi oo xisbiyadda iyo ururadda siyaasada uga soo baxay doorashadda golayaasha deegaanka ee Caasimadda Hargeysa. Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda. Umadda 1. Axmed Cali Haybe Nuur 2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan 3. Musatafe Cismaan Daahir UCID 1. Maxamed Aw Aadan Wayrax 2. Khadar Ibaraahim Axmed 3. Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maxamed 4. Maxamed Cabdi Aadan Yuusuf Kulmiye 1. Hanad Xaashi Axmed 2. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Saltelco) 3. Cismaan Xasan Faarax (Waxar) 4. Eng. Yuusuf Warsame Saciid. 5. Axmed Siyaad Muxumed 6. Axmed Daahir Axmed 7. Cabdi Cali Yuusuf Dalsan 1. Cabdicasiis Aadan Habane (Sisto) 2. Fa’aad Saxardiid Caabi Rays. 1/. Khadar Xuseen Cali (Bohosha) Waddani 1. Maxamed Warsame Caalin 2. Cabdiqani Yuusf Cabdilaahi 3. Cabdilahi Aadan Cali 4. Cabdirisaaq Faarax Xasan Xaqsoor 1. Saleebaan Daahri Cabdilaahi (Dugax) 2. Cabdilaahi Aw Aadan Maxamuud 3. Cabdilaahi Saciid Faarax 4. Deeq Ducaale Cismaan. -
Wadani don't underestimate HAG
-
Local election polls results in Somaliland 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Natiijaddii doorashadda Hargeysa oo caawa la Shaaciyay December 6th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqay natiijadda doorashada deegaanka ee magaaladda Hargeysa. Komishanka doorashooyinku waxay sidaasi kaga dhawaaqeen caawa xaruntooda magaaladda Hargeysa waxaanay sheegeen inay 230 kun oo qof ka codeeyeen magaaladda Hargeysa, kuwaasi waxaanay axsaabtu u kala heleen 25-ka kursi ee Golaha deegaanka Hargeysa sidan:- 1)- KULMIYE waxa uu helay 7 Kursi 2)-WADDANI, waxa uu helay 4 kursi. 3)-XAQSOOR, waxa uu helay 4 kursi 4)-UCID, waxa uu helay 4 kursi 5)-UMMADDA waxa uu helay 3 kursi. 6)- DALSAN waxa uu helay 2 kursi 7)-RAYS, waxa uu helay 1 kursi. -
Why is that why do they want to know everything every single detail i mean everything some even want to know you're bank accounts, who you call at what time who you texting. Where you are, if you are away for a few hours ana waxan idhaha uun eeyaahe shuqulo aan la galin ba jira.
-
What about Somaliland any change there.
-
Waxasi rag maha
-
Polls in breakaway Somaliland ‘transparent’
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dr Gaboose would have been a bigger opposition some people say the government made a deal with wadani not to be a challenging opposition in return help me help you but that's just the word on the streets. Only faisal ali waraabe is unpredictable