Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ma ayeeya loo joojiya markay ragu qawdhamayan:D Shaw mar mar bay HAG caruur iska dhigan.
  2. HAG wa inay gabayga ka so jawabaan tix dheer ha so tiriyaan xita guurow ha ku so daran.
  3. Liibaan is the taleex airport finalized is this the first actual plane landing at the airport well if it is good stuff , well done Khatumo.By the way Garaad jamac meesha wuu ku so dhuubtay reer konfureedki garaadka miyanay sooryeyn
  4. AUN ilahaay samir iyo imaan haka siyo eheladoodi a cowardly act it was.
  5. The man clearly states in his poem listen from 3:24 that its a disgrace a shameful act to wed ur daughter to the sons of the HAG
  6. A khadar hada wa inagi the entire buhoodle was clapping and dancing mushxarada ka baxaysa when that man was reciting that poem he specifically mentioned two major HAG clans and how they didn't deserve the daughters of the noble Garaad clan. Koonfurian is not a derogatory term it just means southerner. How can you even compare the 2 .
  7. Wadani;895875 wrote: Xaaji, wallee in sidii doodi al-fayed lagu khaarijin lahaa. Ma anigo Suldaan ah col ban ku kicin wada farda saraan Muxu yidhi Suldaan Diiriye Ingriis wala orgiyaya sidi owla lo helay idaha waxanu u amarna sidi ibadigistiye
  8. A_Khadar;895874 wrote: but I never call them wan-la-weyn.. You're poets in Buhoodle proudly composed poems that they will never wed their daughters to the sons of HAG.
  9. Wadani;895866 wrote: Any somalilander who claims to be the orphan of the queen is a vile and ignoble being, and does not represent the proud people of the republic of Somaliland. And our love affair with HAG is nothing new, we've had a political and military alliance since the 80's. It goes way back to 1964 when President Cigaal and Sheikh Cali jimcaale formed a party together Somali National Congress they lost with 2 votes.Sometimes it even goes back to the late 19 century when Muse farah and Sultan Cawad distributed 300 rifles to the clan of Galmudug.
  10. Orphan never but i wouldn't mind being her boyfriend in 1945
  11. N.O.R.F;895847 wrote: Wonder which of Wadani or UCID Ngonge will now support? NGONGE will support diiwaanka qossalka President Siilaanyo played his cards well
  12. WAR DEG DEG AH:-Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Turkiga 4. december 2012 Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gordhaweyd ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa la socday wasiirka arimaha dibada,Wasiirka Gaashaandhiga,Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa saxaafada kula hadlay wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Fowsiyo Yuusuf Xaaji. Waxa ay sheegtay in ujeedka socodkooda uu yahay kadib markii casuumaad rasmi ah ay ka heleen dalka Turkiga halkaasina madax kala duwan oo Turki ah ay kula soo kulmayaan. Waa markii ugu horeysay ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu uduulo dalka turkiga tan iyo markii lasoo doortay.
  13. Ucid Kulmiye and Wadani it is Congratulations reer Somaliland.
  14. Degmada Berbera 1- Kulmiye 9 xildhibaan 2- Ucid 5 xildhibaan 3- Waddani 3 Xildhibaan 4- Rays 2 xildhibaan 5- Umadda 1 xildhibaan 6- Xaqsoor 1 xildhibaan 7- Halka Dalsan oonuu waxba ka helin
  15. Burco 1-Kaalinta koowaad Xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi. 2-Kaalinta labaadna Ururka Wadani oo helay 5 Kursi. 3-Kaalinta sadexaadna Ururka Rays oo helay 4 Kursi. 4-Kaalinta Afraadna Ururka Umadda oo helay 3 Kursi. 5-Kaalinta Shanaadna Ururka Xaqsoor oo helay 1 Kursi. 6-Kaalinta Lixaadna Xisbiga Ucid oo helay 1 Kursi. Qarannews
  16. Listen here http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=83780
  17. What do these Ethiopians want from us go back to Oromia.