-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Breaking news Somali Militants Kill at least 11 Puntland soldiers.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Alshabaab might be on the run but its far from defeated look at all the territory they still control in south central Somalia -
Local election polls results in Somaliland 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Natiijada Codadka Ansaxey Gebilay oo la Shaaciyey iyo Sida Asxaabtu Kuraasta u Kala Heleen Written by Qarannews Dec 05, 2012 at 03:53 AM Natiijada Codadka Ansaxey Gebilay oo la Shaaciyey iyo Sida Asxaabtu Kuraasta u Kala Heleen Hargeisa-(Qaran-news)- Tirintii iyo hubintii codadka ansaxey ee Gebilay ayaa shalay la soo gebegbeeyay ,Yeelkeede waxaa lagu wargeliyey wakiilada Axsaabtu inaanay shaacin natiijada ilaa saaka sagaalka subaxnimo balse Komishinka Gebilay ku dhawaaqi doonaan, Hase yeeshee Koobi ka mid ah Nuquladii Natiijada codadka iyo kuraasta oo Axsaabta iyo Komishinku wada saxeexeen oo ay ku xardhan yihiin Natiijada iyo sida Axsaabtu u kala heleen 21 Kursi ee Gabiley lagu tartamaayey ayaa soo gaadhay xafiiska Shebekada Qarannews hargeisa. Sida Axsaabtu kuraasta u kala heleena waa sida tan hoos ku qoran. 1-kaalinta kowaad Xisbiga Kulmiye oo Helay 7 Kursi 2-kaalinta Labaadna Xisbiga Ucid oo helay 5 Kursi 3-Kaalinta Sadexaadna Ururka Wadani oo helay 4 Kursi 4-Kaalinta Afraadna Ururka Dalsan oo helay 2 Kursi 5-kaalinta Shanaadna Ururka Rays oo helay 2 Kursi. 6-kaalinta Lixaadna Ururka Dalsan oo helay 1 Kursi. Urur siyaasadeedka Umadda ayaan isagu wax kuraasa ka calfan Gabiley!. Wixii iska bedela Natiijadan isha ku hay www.qarannews.com Qarannews Hargeisa -
Breaking news Somali Militants Kill at least 11 Puntland soldiers.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidamo ka tirsan Puntland oo Qarax lagula eegtay inta u dhaxaysa Boosaaso iyo Galgala. Posted by Pi1 on December 5th, 2012 Warkaan, Sawirada/Video-ga lama xadi karo, la xiriir Puntlandi Team Qarax Khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay ayaa wadada u dhaxaysa Boosaaso iyo Galgala lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland. Inta la xaqiijiyay ilaa hada ee wararka lagu kalsoonyahay ay sheegayaan ilaa 10 askari oo ka tirsan ciidamada ayaa dhintay, halka dhaawacyana ay jiraan. Dhinaca Kale Kooxada galgala ayaa iyaguna waxaa la sheegayaa in ilaa 7 nin laga dilay ilaa 2 nin iyagoo nool gacanta lagu soo dhigay, tiro yar oo baxsatayna lagu raad joogo. Dhaawacyada ciidanka iyo maydkaba waxaa durbadiiba la geeyay magaalada Boosaaso, waxaana la sheegay in Ciidankani uu saaka ka soo baxay magaalda Boosaaso kuna soo wajahnaa Qardho ilaa Garawe. Wararku waxay tilmaamayaa in ciidamo dheeraad ay dawlada Puntland halkaasi gaysay kuwaas oo la filayo in ay Hawlgalo baaxad leh ka sameeyaan deegaankaasi, iyagoo la sheegayo in ay ku raadjoogaan koox yar oo dagaal mudo socday kadib goobta ka baxsatay d idbna u cararay. Ma jirto cid dawlada ka tirsan oo arrintan ka hadashay iyo cid khasaaraha si dhab ah u xaqiijisay labada dhinacba, wararkana waa kuwo hor dhac ah oo aanu ka helay dad goobjoogayaal ah iyo dad aad uga ag dhaw ilaha xogta ee Puntland. Wixii ka soo kordha kala soco qaybaha dambe ee webka -
Breaking news Somali Militants Kill at least 11 Puntland soldiers.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Weerar Ka Dhacay Tuulada Laag Ee Bosaso Ku Dhaw Oo Sababay Dhimasho Iyo DhaawacDECEMBER 5, 2012 Habeenimadii xalay ayaa koox la aaminsan yahay in ay ka tirsanaayeen kooxda al-shabaab weerar ku soo qaadeen goob ay fadhiyeen ciidanka Daraawiishta ee Puntland, halkaas oo aad ugu dhaw Tuulada Laag oo 30km u jirta magaalada Bosaso. Dagaalka oo dhacay goor habeenimaa ah ayaa ahaa mid si adag jilibka la isgu aastey. Waxaana warar hordhac ah sheegayaan in ciidanka Daraawiishta ay soo gaartey dhimasho laba askeri ah iyo dhaawac. Sidoo kale xog Horseed Media ka heshay ciidanka Daraawiishta ayaa sheegaysa in kooxdii weerarka geysatey badankoodi dagaalka ku dhinteen, isla markaana meydkoodi uu yaalo halkii weerarku ka dhacay, inkasta oo warkaas aan laga xaqiiijin weli ilo madaxbanaan. Ciidamada Daraawiishta waxaa u soo gurmadey gaari ciidan ah kaas oo ka yimid dhanka Bosaso. Ciidankaas oo u badnaa ilaaladii hore ee Siyaasiga Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin), waxaana garigaas ku qaraxday miino dhulka loogu aasey halkaas oo ay ka dhacdey khasaarada ugu badan ee ciidanka Daraawsiishta soo gaartey, waxaana ku dhintey 11 askeri, waxaana ku dhaawacmey qaar kale. Inkasta oo dawladda Puntland aysan weli si rasmi ah uga hadal dhacdadan, ayaa haddana magaalada Bosaso laga dareemayaa weerarkii gaadmada ahaa ee xalay loo geystey ciidanka Daraawiishta ee Puntland. Kooxda al-Shabaab ayaan iyagu weli ka hadlin weerarkii xalay ka dhacay tuulada Laag, Kooxda Al-Shabaab ayaa muddooyinkii danbe isku urursanayey buuraha Golis, halkaas oo sanadkii 2010 dagaal looga saarey. Waxaana weerarkan ku soo beegmayaa xili uu magaalada Bosaso ku sugan yahay Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole. -
Somali militants kill at least 11 Puntland soldiers | Reuters Middle East – 5 minutes ago BOSASSO, Somalia, Dec 5 (Reuters) - Somali Islamist militants have killed at least 11 soldiers in an attack on a military base in the semi-autonomous Puntland region, a regional minister and the rebels said on Wednesday. The attack underscores concerns that security in the relatively peaceful region will worsen after a large number of al Shabaab rebels were squeezed out of their southern and central strongholds by African troops and moved north. Puntland's President Abdirahman Mohamud Farole last month told Reuters more than 400 al Qaeda-linked fighters were holed up in his territory, a development that could discourage plans for oil exploration in the region. [iD;nL5E8M96UZ] "Al Shabaab unexpectedly attacked our base and killed 11 of our forces and injured 7 others last night," Khalif Isse Mudan, Puntland's security minister, told reporters. Seven militants were killed in the gunbattle, he said. Until now, Puntland has largely escaped the worst of the upheaval in Somalia, which has been deprived of an effective central government for two decades. Although militant numbers are still limited in Puntland, Western diplomats fear they may try and forge closer ties with al Qaeda militants in Yemen, separated from Somalia by a narrow stretch of water. Access to Puntland's ports would help the rebels ship in weapons. Abdiasis Abu Musab, the spokesman for al Shabaab's military operations, said the militants had killed 17 Puntland troops. Under pressure from African Union (AMISOM) peacekeeping troops and Somali government forces, al Shabaab has lost many of its urban strongholds in south-central Somalia since it launched a rebellion against the Western-backed government in 2007. The rebels want to impose their strict interpretation of sharia Islamic law across the Horn of Africa state. (Additional reporting by Feisal Omar; Editing by Richard Lough)
-
Energy Juniors Eye Somaliland Oil Potential Written by Jen Alic of Oilprice Dec 04, 2012 at 04:10 PM Three foreign oil juniors are set to begin exploration in Somaliland by next year, as the rush on East African hydrocarbon largesse extends to the riskiest venues of the Horn. There’s one small problem, though: Somaliland has not been recognized since it declared independence from Somalia in 1991. That, however, is a minor detail as far as Turkey’s Genel Energy, Australia’s Jacka Resources, and the UK’s Ophir Energy are concerned. All three have announced they will launch exploration in early 2013. Somaliland officials are of course euphoric. The big name here is Genel Energy Plc (GENL), headed by former BP CEO Tony Hayward. The Turkish company hopes to drill its first well in Somaliland in 2014. Genel said it would buy a 50% interest in the Odewayne block in Somaliland from Jacka Resources Ltd. (JKA) for $657,000. Genel will operate the block and assume the costs of seismic work and drilling an exploration well. It’s the geology that’s got everyone excited, drawing comparisons to Yemen, which has some 9 billion barrels of proven reserves—and enough conflict to make extraction, production and getting product to market a major challenge. Genel is sure the resources are there, leaving only commercial viability to determine. Everyone might have been a bit surprised at Genel’s interest in Somaliland. The Turkish company has never previously shown any interest in Africa. Now it is ready to dump $40 million in investment into Somaliland next year alone. Over the next three years, Genel reportedly plans to invest around $400 million in Africa. In August, Genel acquired rights to two blocks in Somaliland, and made similar acquisition elsewhere in Africa—in Morocco and Côte d'Ivoire. Somaliland is now courting more investors for the rest of its onshore and offshore blocks. Investing in an unrecognized country is a bit challenging, however. Insurance is a major question, and international financial institutions—necessary for economic development—can’t touch a nation that has no sovereignty. Sovereignty aside, the rest of the package is fairly attractive. There is relative stability and Somaliland’s Berbera port—located along a fairly busy maritime lane--makes it a potential strategic hub between Africa and the Middle East. Somaliland officials are already eyeing the potential for refineries and export terminals. War-torn Somalia and semi-autonomous Puntland—Somaliland’s neighbors—are also benefitting the rush of interest from foreign oil companies. Canada’s Africa Oil began drilling wells in Somalia in January. This is the first oil activity Somalia has seen in over two decades. Some of the security optimism stems from a largely US and Kenyan offensive against al-Shabaab militants in Somalia, which has wrong-footed the militant group and put them on the run. Everyone seems to feel there is some breathing room in Somalia now, but this should not be translated into stability. Al-Shabaab may be down, but it’s not out, and there is evidence that it is regrouping in Puntland, which will be bad news for Somalia and its neighbors. Source Oilprice.com
-
Simply they are not our problem end of discussion
-
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xiifaniinow hadho uun shaadhki faroole u xidhna haa so xidhan:D -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xiinfaniin i dont think so i dont despise anything love everything despise nothing . Are you from the Wanla Weyn district naga daa dee Puntlander mar mar bay chameleon iska dhigaan.Mar ba hawaday dhankay ka so marto anigu xaaji la qadla ma ihey adeer. Oba uga sheeke wanu is jecelnahay iyo xubigeygi Somaliyey. -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wayahay turjumaan -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ma ayeeya loo joojiya markay ragu qawdhamayan:D Shaw mar mar bay HAG caruur iska dhigan. -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
HAG wa inay gabayga ka so jawabaan tix dheer ha so tiriyaan xita guurow ha ku so daran. -
AUN ilahaay samir iyo imaan haka siyo eheladoodi a cowardly act it was.
-
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The man clearly states in his poem listen from 3:24 that its a disgrace a shameful act to wed ur daughter to the sons of the HAG -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A khadar hada wa inagi the entire buhoodle was clapping and dancing mushxarada ka baxaysa when that man was reciting that poem he specifically mentioned two major HAG clans and how they didn't deserve the daughters of the noble Garaad clan. Koonfurian is not a derogatory term it just means southerner. How can you even compare the 2 . -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadani;895875 wrote: Xaaji, wallee in sidii doodi al-fayed lagu khaarijin lahaa. Ma anigo Suldaan ah col ban ku kicin wada farda saraan Muxu yidhi Suldaan Diiriye Ingriis wala orgiyaya sidi owla lo helay idaha waxanu u amarna sidi ibadigistiye -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;895874 wrote: but I never call them wan-la-weyn.. You're poets in Buhoodle proudly composed poems that they will never wed their daughters to the sons of HAG. -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadani;895866 wrote: Any somalilander who claims to be the orphan of the queen is a vile and ignoble being, and does not represent the proud people of the republic of Somaliland. And our love affair with HAG is nothing new, we've had a political and military alliance since the 80's. It goes way back to 1964 when President Cigaal and Sheikh Cali jimcaale formed a party together Somali National Congress they lost with 2 votes.Sometimes it even goes back to the late 19 century when Muse farah and Sultan Cawad distributed 300 rifles to the clan of Galmudug. -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Orphan never but i wouldn't mind being her boyfriend in 1945 -
Local election polls results in Somaliland 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
N.O.R.F;895847 wrote: Wonder which of Wadani or UCID Ngonge will now support? NGONGE will support diiwaanka qossalka President Siilaanyo played his cards well -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A khadar be one with the HAG -
HAG congratulates Somaliland on the elections
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
HAG can be useful sometimes. -
President of Somalia Hassan Sheikh Mahamuud Visits Turkey
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Saacid who?