Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Gaaladu markay wada happy yihin ma ila aragteen soo la happy lama noqotaan inkastow christmaska inaga la inoo ogalayn laakin markay gaaladu happy noqdaan waxa ii qabata inan la happy noqdo. Meel walba laydh bay ka tagaan oo shidana ba shidan inkastow ay inagu dad islaam ah nahay magaalada dubai laakin geedka weyn eeh shidan waba iska sudhan yahay. Anigu 3 cisho ka hor tu yar oo aan adeer u ahay baan snow man la dhisay dibada. Waliba gaaladu shaqada wada christmas kaadh bay ii so wada diraan sanadkasta wa i soo diraan laakin waligay kaadh uma qorin anigu sababto ah dee la inoo ma ogala. Because gaalada qaar ba aminsan inu geedka hoostis Nabi Ciise cs ku hoos dhashay waciyaadubilaah. Hasa yeeshe gaalo badan ba iska xafladeyaa christmaskana iska happy noqda iyago anay diin ka ahayn. Si kaste ba ha ahaate dadka aad u kala duwan markay xafladaha gaalada noqoto.
  2. The Turks are doing a fine job i heard they also constructing a bazaar in Mogadishu i wonder how much the costs of all these investments are in Somalia by turkey.
  3. Hillary Clinton hospitalized after doctors discover blood clot From Elise Labott, CNN December 31, 2012 -- Updated 1238 GMT (2038 HKT) Hillary Clinton hospitalized STORY HIGHLIGHTS The clot was discovered in a follow-up exam related to her concussion Clinton is expected to remain hospitalized for at least the next 48 hours She was scheduled to return to work this week after recovering from the concussion (CNN) -- Secretary of State Hillary Clinton was hospitalized Sunday after doctors discovered a blood clot during a follow-up exam related to a concussion she suffered this month, her spokesman said. She is expected to remain at New York Presbyterian Hospital for the next 48 hours so doctors can monitor her condition and treat her with anti-coagulants, said Philippe Reines, deputy assistant secretary of state. "Her doctors will continue to assess her condition, including other issues associated with her concussion," Reines said. "They will determine if any further action is required." Reines did not specify where the clot was discovered. Photos: Clinton through the years How dangerous are blood clots? Clinton, 65, was suffering from a stomach virus earlier this month when she fainted due to dehydration, causing the concussion. Clinton spent the holidays with her family last week after working from home. She was scheduled to return to work at the State Department this week after being sidelined for the past three weeks. Her illness forced her to bow out of testifying December 20 before the House Foreign Affairs Committee on the deadly attack on the U.S. Consulate in Benghazi, Libya. Deputies Thomas Nides and Bill Burns appeared in her place. The medical setback comes as Clinton is wrapping up her busy tenure as secretary of state, during which she has logged more than 400 travel days and nearly a million miles. She plans to step down from the post if and when Sen. John Kerry -- President Barack Obama's choice to replace her -- is confirmed by the Senate. Read more: Hillary Clinton fast facts
  4. They should paint many of these colorful buildings white like the old Xamar
  5. i was against the Ethiopian troops and the constant foreign intervention by neighboring countries hurting the livehood of the innocent civilians of Somalia fighting inside Mogadishu between the TFG/amisom and the Shabaab by the way its was not entirely TFG that liberated Mogadishu Alshabaab withdrew from xamar and Amismom forces filled the vacuum. Alshabaab is one of the main problems in Somalia never supported them but i wanted them to be part of the solution but they refused to be part of the solution and join the government. And now they are on the run long live the people of Somalia and their waliyal amr al raais xassan sheikh maxamuud a new government for Somalia no longer a transitional government i like the policies of the new government.
  6. “KULMIYE Albaabadiisu way u furan yihiin Ururradii ku hadhay Doorashadii Deegaanka” December 31st, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE ,kana mid ah xildhibaanada Golaha Wakiillada ayaa sheegay inay soo dhawaynayaan ururradii ku guuldaraystay inay ka mid noqdaan saddexda xisbi qaran. Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye waxa kale oo uu hambalyo iyo bogaadin ku wajahan guusha xisbiga muxaafidka ee KULMIYE ka gaadhay doorashadii deegaanka u diray taageerayaasha xisbiga KULMIYE Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye waxa uu sidan ka sheegay mar uu shalay u waramayay wargeyska Dawan, waxaanu xusay in xisbiga KULMIYE taageerayaashiisii muujiyeen taageerada ay u hayaan, waxaanu tilmaamay inay xisbiga ay guul u tahay inuu soo baxo. Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye isagoo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Sidaad ka war qabtaan waxa uu mar kale uu u soo baxay xisbiga KULMIYE inuu haysto xisbinimadiisii tobanka sano ee soo socda, waxaan hambalyo aad iyo aad u dirayaa dadweynihii u codeeyay xisbiga KULMIYE oo had iyo jeer la barbar taagan taageero, waana maanta guul in xisbigu soo baxo oo haddana hogaankii xisbiyada noqdo, taasoo muujinaysa taageerayaashii xisbiga KULMIYE inay yihiin wali qaar jira oo sideedii u taagan, waxaanan leeyahay waad ku guulaysteen codkiinii waxay Illaahay ka dhigay mid najaxa.” Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Wabeeye, isagoo hadalkiisii sii wata waxa uu yidhi. “Waxa kale oo hambalyo u dirayaa maayarada ka soo jeeda xisbiga KULMIYE iyo dhamaan xubnihii xisbiga KULMIYE ee aan guulaysan inkasta oo Somaliland wada guulaysatay, kuwii laga guulaystay iyo kuwii guulaystay waxaan leeyahay hambalyo.” isagoo la hadlaya ururrada siyaasada ee aan ku guulaysan inay soo baxaan waxa uu yidhi. “Waa iska caadi adduunyada oo dhan tabashooyinku way ka dhacaan doorashadu waa nin tartan ku jira waa nin ay dhaqaalihiisii ay baxayaan, markaa marka ay doorashadu dhacdo kolay waxa yimaada cabashooyin, markaa waxaan odhan lahaa dhamaanteen waynu wada guulaysanay intii Illaahay u calfay ayaa soo baxday, inteena kalena adduunyadu maantoo qudha maaha, ninka aan maanta guulaysan waxa dhici karta maalin dambe inuu guulaysto, waxaan leeyahay nabadgalyada aynu ilaashano, aynu aqbalno natiijadooyinkii sideedaba dimuqraadiyada waxa ka mid ah doorasho lama galo haddii aanad natiijada aqbalin, markaa waxaan odhan lahaa haddii Illaahay intan u qadaray waa in aad soo dhawaysaan maalmo badan ayaa hadhay.” Ugu dambayn waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan ururradii siyaasada ee ku guuldaraystay inay soo baxaan, waxaanu yidhi. “Run ahaantii aad ayaan u soo dhawaynaynaa waana siyaasaddii xisbiga in aanu ururradii hadhay soo dhawayno, sababta oo ah xisbi Xaakim baanu nahay waa waajibaadkayaga iyo mas’uuliyadahayaga in aanu nimankaa tartamay ee sida xalaasha u tartamay ee natiijada aqbalay waxaanu aad iyo aad ugu han waynahay in aanu soo dhawayno wax alle wixii suurto gala xagayaga albaabaduna way u furan yihiin.”
  7. Also another problem seylac is one of the most diverse cities in Somaliland compared to all the other cities of the country.Only the capital of Somaliland is more diverse hargeysa.
  8. its turning ugly not because of clan but because people are dissatisfied and that happens a boy died in hargeysa to 2 week ago are hargeysa residents also second class citizens there is no difference between Somalilanders. We only have dissatisfied citizens who are supposed to the policies of their government.
  9. Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee DFS Fawsiyo Yuusuf oo booqasho rasmi ah ku timid London, kana hadashay shirweyne ka dhacaya London. Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo soo gaartay Magaalada London 29.12.2012 ayaa sheegtay in ujeedada safarkeedu tahay sidii ay ugu gogol xaari lahayd kulan rasmi ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaasi oo bisha May ee 2013 ka dhici doona Magaalada London. Booqashada wasiirka oo ahayd mid rasmi ah oo ay Dawlada Britain u fidisay ayay kulan gaar ah 03.01.2013 kula qaadan doontaa Dhigeeda arrimaha dibadda ee Ingiriiska William Hegue iyadoo kadibna 7-da bisha Jan. tagi doonta magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga. Waxaa ay inta ay joogto kulamo la qaadan doontaa Soomaalida ku nool London oo ay kala qayb gali doonto xaflado ay ku soo dhawaynayaan, iyadoo intii ay joogtay Garoonka diyaarada Heathrow Airport kula hadashay Saxaafada iyo dadweyne soo dhawaynteeda ka qayb qaatay.
  10. Wasiirada arrimaha dibadda wadamada Soomaaliya iyo Ingiriiska oo saacadaha soo socda kulan ku yeelanaya magaalada London Magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa ka socota qabanqaabo xoogan oo loogu jiro kulan saacadaha soo socda la filayo inay magaaladaasi ku yeeshaan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo wadanka Ingiriiska. Madax ka tirsan Dowladda Ingiriiska ayaa iyagu wada qabanqaabada kulanka labada mas'uul, waxaana magaalada London ee wadanka Ingiriiska ku sugan haatan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya ahna K/Xigeenka Ra'iisal Wasaaraha Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan. Kulanka dhex maraya madaxda labada dowladood ayaa la sheegayaa in looga hadlayo xiriirka labada wadan, taageerada Dowladda Ingiriiska ka geysaneyso arimaha Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib u dhiska iyo horumarinta ammaanka. Dhinaca kale jaaliyada Soomaalida ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa xalay kulamo kala duwan la yeeshay wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, iyagoo si weyn u soo dhoweeyay isla markaana kala wadahadlay doorka qurba joogta uga bannaan inay dalkoodii hooyo ka qeyb qaataan dib u dhiskiisa.
  11. ^^ Thats not a problem in 1993 they tried troubles in Seylac president Cigaal silenced them , in 1999 the relations between Somaliland and Djibouti were so bad that they almost went to war. But cigaal had balls he could care less about what any one thinks of his Somaliland., Ismaciil cumar geele firing his ministers and ambassadors from the non jesus clan is just absurd. The government of Somaliland should accept democracy the people of Seylac elected a mayor and deputy mayor and that's fine.
  12. War Deg Deg ah:Wada hadalkii Somaliya iyo Somaliland oo dib uga furmaya London iyo Marwo Foosiya Xaji Adan oo hogaminaysa wafdiga somalia December 26, 2012 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay London Dec26/12 (SDN) Xafiiska wararka ee qurbojoog.com ee london ayaa waxa u helay xog laga soo xigtay wasarada Arimaha Dibada ee uk in shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia u dhawaan ka furmayo magalada London , waxa kale oo la xaqi jiyey in wasiirka arimaha dibada Somalia Marwo Foosiya Xaaji Adan in ay casumad rasmiya ka heshay wasaarada arimaha dibada lana filayo inay dhawaan soo gaadho caasimada uk ,wasiirka aya la filayaa inay la kulanto jaaliyada somalia oo ku jira u diyaar garaw ay ku soo dhawaynayaan raysal wasaraha ahna wasiirka arimaha dibada waxii wara ee ka soo kordha kala soco qurbojoog.com
  13. And the sad part is the vast majority of MPs that came out of seylac and lughaye were Kulmiye ,while the Kulmiye government is pushing further away its party supporters very strange.
  14. Another meeting will be held in London soon between Somaliland and Somalia the 2 presidents will go there and restart the talks.
  15. Sax Sax rabitaanka shacabka ayaa mar walba la eegaya iyu umadu siday u wada nolaan lahayd Sultan faisal tan wa ka run sheegey.
  16. Jb why is the government trying to make the election regarding the elected mayor in seylac illegitimate