-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Buhoodle Militants threatens Khatumo leadership
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
They said they wanted peace with Somaliland they also blatantly attacked the aristocratic family of the garaad clan family saaxdheer, Khadarow why are these men opposed to the khatumo leadership. -
Somaliland President Ahmed Siilaanyo visits Djibouti
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
Buhoodle Militants threatens Khatumo leadership
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
They just said they don't want Khatumo near some of their villages why is that ? -
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Professorku muxu yidhi Lixdanki baan fooda la galay maantaan ogaday inan ajanabi ahay all i can say its never to late , waad joogta mana joogtaan just awesome how koonfurians told him. But Professor never forget you always have a home where you are the King, toga herer buuraha wajaale xeebaha berbera dooxa burco , daruuraha seylac ,kaymaha gabiley jazeerada saacadiin ceerigaha ceelgod banka ceel afweyne iyo biyaha buuraha midhisho.
-
Waloo madhay President daahir rayaale kahin all forgiven and forgotten he did more great to Somaliland than harm , wanaaga shaqeyaa, even though people over exaggerate his past as a colonel.
-
^^ What you talking about
-
But history shall remember him 3rd head of state of Somaliland
-
Madaxwayne Geelle Oo Fursado Siyaasadeed Ka Dhex Raadinaya Madaxwaynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Kulan Madaxwayne Siilaanyo la yeesho dhigiisa Somaliya wuxuu halis ku yahay xidhiidhka Kenya la samaysanayso Somaliland Jabuuti (Waaheen) – Magaaladda Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxa 22-ka bishan December lagu qabanayaa xuska 40 guuradda qoriska Afka Somaliga iyo shir arintaasi la xidhiidha, kaasi oo ay qaban-qaabinayaan dawladda Jabuuti ururka qalinlayda Somaliyeed ee PEN. Xuskan oo ah kii ugu horeeyay ee loo sameeyo qoraalka Afka Somaliga oo todobaatanaadkii la hirgaliyey, ayaa waxa ka qayb-galaya Madaxda dadka Af-Somaliga ku hadla ee Mandaqada Geeska Afrika, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Madaxwaynayaasha Somaliland, Somaliya, Kililka Somalida Itoobiya, Suugaanyahano, qorayaal iyo aqoonyahan aad u tiro badan, kuwaasi oo dawladda Jabuuti ku marti-qaaday xuskan, oo sidoo kale ay barbar socoto hirgalinta Madxaf weyn oo lagu kaydiyo dhaqanka Somaliyeed iyo afkaba. Xuskan oo mudada uu soconayo aan la ogeyn, ayaa isku arki doona Madaxda Somalida ee Mandaqada Geeska Afrika oo ay ka mid yihiin Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somaliya, kuwaasi oo inta la ogyahay aan aqoon hore isku lahayn, balse dhanka warbaahinta ka leh xidhiidh diblumaasiyadeed oo aan heerkiisa la qiyaasi Karin. shirkan ay ku kulmayaan Madaxda Somalidu ayaa ku jira fursado Siyaasadeed oo mid walba dhankiisa uga faa’ideysan karo, kuwaasi oo la xidhiidha danaha siyaasadeed ee ka dhaxeeya dalalkooda iyo bulshooyinka ay hogaamiyaan. Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Xamar iyo Hargeysa ka kala dhoofay ayaa la filayaa inay is-arkaan inta xuskani socdo isla-markaana ay isla faaqidaan danaha siyaasadeed ee labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya iskaga xidhan, kuwaasi oo loo baahan yahay in xal laga gaadho, inkasta oo ay jirto xurfuf dhinaca warbaahinta ah oo ka dhalatay haddalo Xasan Sheekh Maxamuud intii tallada Somaliya qabatay ku celcelinayay, kuwaasi oo uu ku sheegayey in midnimada Somaliya tahay lama taabtaan, halka Madaxda Somaliland-na ay taa lidkeeda kaga hal-celinayeen. Labada Madaxwayne ee Somaliland iyo Somaliya, ayaa kulankooda la saadaalinayaa noqon karaa mid fure u noqda in si deg-deg ah loo guda-gallo wada-hadaladii Somaliland hore ula furtay xukuumadda Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyadda oo dhanka kalena dadka siyaasadeeda indho-indheeyaa sheegayaan inay suurto-gal tahay in kulan ay yeeshaan Madaxwayne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud sabab u noqon karo in dawladda Kenya ka noqoto xidhiidh diblumaasiyasadeed oo ay doonayso inay Somaliland la yeelato, si ay ugaga maaranto Somaliya oo khilaaf siyaasadeed soo kala dhex galay markii ciidamadeedu Al-shabaab ka saareen Magaaladda dekeda leh ee Kismaayo, halkaasi oo dawladda Kenya doonayso in maamul gaar ah laga sameeyo, balse xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ka diiday. Sidoo kale, xogaha xaqiiqda ku dhow ee la xidhiidha ujeedada Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu Madaxwayne Siilaanyo ugu marti-qaaday xuskan ayaa sheegaya inuu wax ka og-yahay xidhiidhka Kenya doonayso inay Somaliland la yeelato si ay ugu xumayso Somaliya oo uu Mr Geelle taageero, doonayana inuu Madaxwayne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud isku sawiro si Kenya ay candhuufteeda dib u liqdo isla-markaana ay uga noqoto xidhiidhka ay doonayso inay Somaliland la samaysato.
-
Somaliland President Ahmed Siilaanyo visits Djibouti
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Well the Koonfurians told him loud and clear u guys are not there and he said well that is true, Somalilands achievements through out the last 2 decades needs to be acknowledged and respected.
-
Revolution in Djibouti: Dictator Ismail Omer Guelleh must go!
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
A_Khadar;899912 wrote: Ma ictiraafkii buu soo wadaa? The big belly *** must go! Dont really care much about that -
i always liked Professor samatar
-
President of Somalia hassan sheikh Mahamuud arrives in Djibouti
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalia President in Djibouti to attend the 40th anniversary of Somali writing Published On: Sunday, December, 16 2012 - 17:33:57 T Somalia President Hassan Sheikh Mohamud is in Djibouti to attend the 40th anniversary since the Somali language was written down. The President is leading a delegation of Somali linguists and other academics to the function which will be held from 17th- 22ndDecember according to a press statement from the Presidency. Hassan was quoted by the statement saying he will do a lot to re-establish the use of the written Somali. He added that it’s for the betterment of the Somali culture and the people’s unity. Somali-speaking PEN Club, which organized the ceremony, has invited leaders from Somalia, Somaliland, Puntland, Somali region of Ethiopia and North Eastern province of Kenya. Hosting President Ismail Omar Gelle is also to attend. The function will be used to launch the largest Somali dictionary, whose idea originated from President Gelle and was commissioned by Djibouti Institute of Languages in collaboration with Somali-speaking PEN Club. -
Somaliland President Ahmed Siilaanyo visits Djibouti
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Yes he is -
The longest serving Mayor ever in Somaliland got re elected again
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
Shirkad Ganacsi oo mooska Ka dhoofisa dalka oo laga furay Muqdisho 16, 2012 Muqdisho(Sh.M.Network)—Shirkadaan oo ah Shirkad Ganacsi isla markaana dhoofin doontaa Mooska Soomaaliya ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho Fruit Som Shirkaddaan Lamagac baxday ayaa qorshuhu yahay in ay noqoto shirkad ay ku soo hirtaan Beeraleyda Soomaaliyeed dhamaantood islamarkaana ay noqoto Shirkad iyadu dhoofisa Mooska Munaasabadda Lagu furayay Shirkaddaan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan oo ubadan Masuuliyiinta Shirkadaab ayaa waxa hadallo halkaasi ay ka jeediyeen ay ku muujiyeen sida ay uga go’antahay in Beeraleyda Soomaaliyeed ay shirkaddani unoqoto dallad ay dugaashadaan Sheekh Cismaan oo ah Guddoomiyaha Shirkaddaan oo ugu horeyn Munaasabadda ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in Shirkadda qorsheheedu yahay isku xirka Beeraleyda iyo sidi ay si wada jira isaga kaashan lahaayeen Dhoofinta Mooska ama iib geynta dalagyada dalka Gaar ahaan Mooska Ugu dambeyn waxaa halkaasi hadl ka jeediyay Sheekh Cali wajiis oo ka mida Masuuliyiinta Shirkadaasi oo isagoo ku hadlaya afka carabiga sheegay in Soomaaliya ganacsiga nuucaan oo kale ay ugu dambeysay Sideetamaadkii iyo todobaatameeyadii wixii ka dambeeyana dalka duruufihii ka jiray ay meesha ka saareen dhaq dhaqaaqyadaasi isagoo tilmaamay in dad ubadan beeraley kulmay in ay keeneen fikirkaan
-
Revolution in Djibouti: Dictator Ismail Omer Guelleh must go!
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Imisaan laha Madaxweynaha Jamhuuriyada djibouti carafaadow iska nabad gali wax dhibaato ah cidna kuma hayo hadaad dictatorship diidaysid africa kala badh ba ah. Lol@ Hablaha mad madow -
Revolution in Djibouti: Dictator Ismail Omer Guelleh must go!
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
He almost lost his job for uttering those words:D -
Somaliland President Ahmed Siilaanyo visits Djibouti
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha Jabuuti Oo Madaxweynaha Somaliland Ku Soo Dhaweeyay Meeqaamkii ugu sareeyay December 16th, 2012 Jabuuti (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa galabta madaarka magaaladda Jabuuti si meeqaam sare leh ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu Hoggaaminay oo socdaal ku tagay dalkaasi. Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle iyo marwadda koowaad ee dalka Jabuuti Marwo Khadra Maxamuud Xayd, oo madaarka kaga hortagay weftiga madaxweyne Siilaanyo, waxaana loo dhigay rooga cas ee lagu muuneeyo Hoggaamiyeyaasha dalkaasi socdaalka ku yimaadda. Waxa kale oo soo dhaweynta Madaxweyne Siilaanyo ka qeyb galay Ciidanka Muusiga (Bamboyda) Jabuuti iyo Wasiirka Warfaafinta, Boosaha iyo Isgaadhsiinta ahna Afhayeenka xukuumadda Jabuuti Md. Cabdi Xuseen Axmed iyo Wasiirka diinta iyo awqaafta Jabuuti Md. Xaamud Cabdi Suldaan. Sidoo kale, waxa dawladda jabuuti ay Madaxweyne Siilaanyo ugu sii qaadeen gudaha magaaladda Jabuuti baabuurta khaaska ah ee ay ugu tallo galeen inay ku soo dhaweeyaan wufuuda sar-sare ee wadankaasi booqashada ku yimaadda. Waxa dawladda jabuuti ay weftiga Madaxweynaha Somaliland caawa casho sharaf ugu samayn doonaan Huteelka Kaambiski ee magaaladda Jabuuti. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa socdaalkiisa Jabuuti ku weheliya Wasiirrada Madaxtooyadda, Boosaha, Warfaafinta, waxbarashadda iyo marwadda koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Weris Sh. Maxamed Jirde. Waa socdaalkii sadexaad ee Madaxweyne Siilaanyo ku tago dalka jabuuti laba sanadood iyo dheeraad uu xilka hayay. Waxaanu madaxweynuhu ka qeyb geli doonaa shir ku saabsan horumarinta Afsoomaaliga isla markaana lagu xusayo afartan guuradda ka soo wareegtay qoraalka Afsoomaaliga. Waxa kale oo lagu wadaa in mudada uu halkaasi ku sugan yahay uu kulan la yeesho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadli doonaan sii xoojinta iskaashiga labada wadan. -
Revolution in Djibouti: Dictator Ismail Omer Guelleh must go!
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Africa dhamanteed nuurki iftiinshiyey umada ku raacday ismaciil na daah dihi , carafaat you're cousin is the song writer -
Revolution in Djibouti: Dictator Ismail Omer Guelleh must go!
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
President Geele shall remain the President of Djibouti -
Breaking news triple explosions Hit Eastleigh Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Deg deg :- Qaraxyo ka dhacay Xaafadda Islii Dec 16, 2012 - Wararka ka’imaanaya Xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii ee Magaalada Nairobi ayaa wexey sheegayaan in Caawo mar qura ay Xaafadda ka dheceen Sedex Qarax. Mid kamid ah Sedexda Qarax ayaa waxaa uu ka dhacay Dhinaca Guryaha Ushrika ee Xaafadda Islii, waxaana lasoo sheegayaa in Labo kale ay isla xaafadda ka dheceen. Lama oga Khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxyada, waxaana maalmahaanba Xaafadda Islii kusoo badanayay qaraxyada lala beegsado meelaha ay dadka isugu yimaadaan. -
Just happened stay tuned for more on this