Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,970
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalidu waxay gaaladu u sheegaan wa iska qataan dee thats why Somalidu qaar u yidhaan oromo baynu wax isu nahay iyo guraage iyo cafnar iyo qaar kalo badan.Wax aan raad iyo maskax toona lahayn. Somalida waxa ku dhacay wax la yidha identity crisis wax uun bay intaas raadinayan.
  2. Well Jamaal is running he is a good candidate but he doesn't quiet understand the political culture of Somaliland he needs some experience but he is a good lad.
  3. Xisbiga Mucaarad ka ah ee Ucid ayaa maanta Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal dagayo Guusha.......... (Hargeysa) - Xisbiga Mucaarad ka ah ee Ucid ayaa maanta Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal dagayo Guusha uu Xisbiga Ucid ka soo hooyay Doorashadii Golaha deegaanka, islamarkaana uu ugu gudbay Xisbiga Qaran ku qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo si heer sare ah loo soo Agaasimay waxaa ka soo qayb galay Guudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe, Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, Masuuliyiin kale oo ka mida Xisbiga, Cuqaal iyo Oday dhaqameed, Qaar ka mida Masuuliyiinta Ururadii Hadhay, Wasiirkii hore ee maaliyada, Taageerayaasha Xisbiga Ucid oo Tira badan iyo marti sharaf kale. Munaasibadan oo ahayd Mid meeqaamkeedu sareeyay islamarkaana uu hadheeyay Calanka Astaanta u ah Xisbiga Ucid ayaa lagu soo bandhigay Heeso kala duwan oo Xisbigaasi lagu Amaanayo iyo Heesaha Hidaha iyo dhaqanka. Waxaana Ugu Horayn ka hadlay Munaasibadaasi Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Ee Xisbiga Ucid Cabdiraxmaan Sheekh Aadan oo dhambaal Hambbalyo ah u diray Guud ahaan taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid. waxa uu sidoo kale mahadcelin u soo jeediyay Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Xisbigaasi uga soo baxay doorashada Golaha deegaanka. Waxaan isna madashaasi ka hadlay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo Xisbiga Ucid uga mahadceliyay Marti qaadka ay Xafladan ku marti qaadeen. Eng Maxamed Xaashi waxa Masuuliyiinta Xisbiga Ucid u soo jeediyay talooyin wax ku Ool ah waxaanu yidhi: "Waxaa ina soo maray Afar Madaxwayne oo hore. Haddiiba ilaahay Qadaro oo Xisbiga Ucid ku guulaysto Madaxtinimada soo socota, Kalmad ayaan odhan lahaa, Kalmadaas oo ah: Kitaabka aad Gacanta saartaan Rumeeya; Hantida Qarankuna ha idinka Nabad Gasho; waxa kale oo aad Ixtiraamtaan Dastuurka iyo shuruucda dalka u yaala; Waxa kale oo aad samaysaan in Maamulkiinu Cadaalad ku dhisnaado. Ilaahayna waxaan idiinka Baryayaa in Dariiqii Hore ee lagu socoday uu idinka leexiyo". Waxa kale oo halkaasi ka hadlay Sucaad Carmiye oo ka mida Qurbo jooga ucid, Xaliimo Cismaan Raage oo ah Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ucid, Aamina Ismaaciil Coomay oo ah Gudoomiyaha Garabka Haweenka Qaarayada Yurub ee Ucid, Ugaasi Geele, Suldaan iyo Gudoomiye Xigeenka labaad ee Ururka Ummada Cabdirashiid Maxamed Cali Waxaanay dhamaantood u mahadceliyeen Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Hiil iyo hooba la garabtaagnaa wakhtigii doorashada iyo Ololha lagu jiray. Waxay sidoo kale ugu Hambalyeeyeen Taageerayaashooda Guusha ay ka soo hooyeen dagaal Adag oo ay sheegeen in Xisbiga Ucid soo maray. waxaanay hoosta ka Xariiqeen in Xisbiga Ucid loogu tala galay in laga saaro saaxada Siyaasada balse dadaal dheer ka dib uu soo baxay. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo si kal iyo laab ah tahniyad ugu diray Taageerayaasha Xisbiga Ucid Guda iyo debadba. Jamaal Cali waxa uu u Rajeeyay Xisbigiisa iyo taageerayaashiisa Guusha Doorashooyinka soo socda. Jamaal Cali Xuseen waxa uu Gudoomiyaha Golaha wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani u soo jeediyay inuu labada Xil ee uu isku hayo mid ka tanaasulo, isagoo sharci daro ku tilmaamay labbadaasi Jago ee uu isku hayo Cabdiraxmaan Ciro. "waxaan doonayaa in aan maanta markii u horaysay ka hadlo labada Xil ee uu isku hayo Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland. Waxaan leeyahay Saaxiibkay Cabdiraxmaan Ciro oo aanu saaxiib nahay Qadarin badana aan u hayo; waanu ognahay inaad markii hore Ishaa falataynaysay oo aad doonaysay inaad kursiga sii joogto oo aad eegto inaad in Ururkaagu soo baxo, laakiin Maadaama uu soo baxay Xisbigaagii oo aad halkaad doonaysay ku gaadhay labada xil mid iskaga tag iskuma hayn kartide" ayuu yidhi Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid. Gabagabadii Xafladaasi waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo isna Hambalyo iyo bogaadin u diray Taageerayaasha iyo cidkasta oo ka qayb qaadatay Guusha iyo Xisbinimada Ucid. waxa uu sidoo kale Dadwaynaha Reer Somaliland u soo jeediyay inay Ilaaliyaan Nabad galyada iyo wada jirka Somaliland, isagoo Xusay in doorasho la musuqmaasuqay oo iska hor keentay dad badani dalka ka dhacday balse hadda loo baahan yahay in dib loo walaaleeyo Umadda Reer Somaliland oo isku tanaasul iyo wada noolaansho ku soo caana maashay.
  4. They are from the borama clans, no reaction so far from the jesus clan
  5. lol European anthropologist came with the terms of Kushetic semitic omotic just to clear things for themselves i am sure no Amhaara tigrinya oromo gurage called his language kushetic or semitic.
  6. The ceremony of Ranking the armed forces will begin with these 4 men
  7. Madaxweyne Siilaanyo oo Toddobaadkan Darajo ku tixi doona Jananada Saddexda Ciidan Ee Qaranka Hir-gelinta Darajooyinka Ciidanka ayaa Guul u ah Qaranka Somalilnad, Tariikhna u ah Xukuumada Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la filayaa dabayaaqada toddobaadkan inuu darajada loo qoondeeyay ku taxo sadexda Janan ee ugu sareeya Ciidamadda kala duwan ee Somaliland, Milatariga, Booliiska iyo Asluubta. Xukuumadda Somaliland ayaa keentay Darajadii ay Ciidamadda ugu balanqaaday isla markaana sida uu sheegay wasiirka Maaliyaddu ay ku xidhan tahay mushahar kordhintoodu kadib markii in muddo ah la sugayay balse ay rumoobayso maalmaha fooda inagu soo haya, sida loo qorsheeyay. Ka hor inta aan la bilaabin bixinta Darajadan ee Saraakiisha iyo Sarkaal xigeenadda waxa ay ilo wareedyo Waaheen heshay sheegayaan Madaxweyne Siilaanyo inuu u horaysiin doono Darajo ku Tolista Sadexda Jana nee ugu sareeya, si ay iyaguna ugu sii qaybiyaan Saraakiisha ka hoosaysa. Xafladda lagu Tolayo Sadexda Janan Darajada ay mutaysteen oo ah ta ugu saraysa waxa la filayaa inay ka dhici doonto Xarunta Taliska Guud isla markaana si Heer Qaran ah loogu maamuusi doono, maadaama oo ay munaasibadaasi tahay Guul u soo hoyatay Somaliland 21 sano kadib. Madaxweynaha Somaliland waxa uu u magacaabay talaabadan darajda loogu tolayo Ciidamadda Guddi Qaran kuwaasoo muddo badan qorshaynayay qaabka ugu haboon ee darajadaasi loo bixin doono, iyo sida ay Ciidamaddu mudnaanta ugu kala heli doonaan, waxaanay noqonaysaa talaabo lagu diirsan doono.
  8. War Deg-dega: Magaalada Saylac Oo Maanta Si Rasi Ah Loo Dhaariyay Maayar Iyo Ku Xigeen. Jan 1,2012 Saylac (Cadceed) – Magaalada Saylac oo inbadan ka taagnaa muran xoogan ayaa waxaa maanta markii ugu horaysay si sharciya ugu fadhiistay lana dhaariyaya doorashadii maayarka iyo maayar ku xigeenka sidoo kalena uu ansixiyay Badhasaabka gobalka Salal. Maanta ayay ahayd mid ka duwanayd xaalada magaalada Qadiimiga ah ee Saylac, kadib markii ay kulankoodii sharciga ahaa ee ugu horeeyay lagu ansixiyay maayar iyo maayar ku xigeen, waxaana arintaasi shabakada Cadceed u xaqiijiyay isuduwaha wasaarada warfaafinta gobalka Awdal mudane Abokor Xasan Caafi oo haatan ku sugan magaalada Saylac. Wuxuuna intaasi ku daray in la dhaariyay tobankii xildhibaan ee aqlabiyada haystay, halkaasina lagu doortay maayar iyo maayar ku xigeen. Munaasibadaas ayaa subaxdii maanta ka dhacday hoolka wasaarada kaluumaysiga oo ah hool aad u balaadhan oo qaaday dad farabadan oo ka soo qaybgalay oo daawanayay munaasibada dhaarinta iyo doorashada maayarka iyo maayar ku xigeenka degmada Saylac. Waxaa Maayarka degmada Saylac loo doortay Xuseen Iidle iyo ku xigeenka oo loo doortay Sacad Daahir Cige. Si kastaba ha ahaatee dhaarinta iyo doorashada degmada Saylac oo muddo badan la sugayay ayaa waxaa ay noqdeen kuwa sababay dabaaldagyo farabadan oo ka socda degmooyinka gobalada awdal iyo Salal, iyada oo aad ku arkayso magaalada Boorama nacnac farabadan oo lagu daadinaayo gudaha suuqyada iyo faras magaalaha magaalada Boorama.
  9. Hambalyo Hambalyo – Mayerkii Saylac iyo Ku Xigeenkii oo Imika La Dhaariyey Posted on January 1, 2013 by lugta SAYLAC – Waxa hadda la dhaariyey Mayerkii Hussein Iidle Barkhadle iyo ku xigeenkiisii Sacad Dahir Cige: Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu hawsha u dhibyareeyo ayey shacabka u hanbalyeynayey ku dhawaaqayeen. Dhamaan laamaha dawlafu waxay ahaayeen goob joogayaal, maxkamada, badhasaabka, iyo wasaarada arimaha gudaha - wariyaha Lughaya News ee saylac oo goobjoog ahaa ayaa si toos ah usoo gudbiyey fariintaa qaaliga ah ee dhiigii Jimcaale ku daatay iyo marxuunkii labaad ee dhaawaca ahaa ee ku qudhwaayey qadiyada saylac. waxa sidoo kale ay shacabku hambalyo u dirayeen dadwaynihii, caaqiladii, iyo mujaahidiintii ka qayb galay badbaadada iyo xoraynta Saylac. Wixii war ee soo kordha la socda
  10. Djibouti was originally Affar land the jesus clan started migrating to the coast of Djibouti some where in the 17 century while the eastern part of Djibouti which is the vast majority of Djibouti remained affar. They migrated from Seylac Somaliland just like all the other nomads the jesus clan fought for Djibouti against the non Somalis and pushed them further east. But seylac was their ancestral homeland. As for Djibouti under french colonial rule many Somaliland clans were involved in Djibouti especially the Borama clan from Awdal. But as independence came and the leadership of the country fell in the hands of Guleed Abtidoon the Borama clan and the jesus clan were not in good terms Even the first president of Djibouti Guleed abti doon was born in Somaliland Seylac. As for seylac in the past during British colonial rule the vast majority of the residents were from the jesus clan but now the demographics changed now its close 50 50. The same way demographics changed in Djibouti with the migration from Diredawe in the 80s.
  11. Galbeedi but the jesus clan lives in Seylac to you are acting like they are not Somalilanders they have a say in selel they are small group but they have rights in Somaliland. The same way the Borama clan can be found in Djibouti. By the way the Coca cola company is not owned by the north western hargeysaawis. But by Mr Geele arab a rich Somaliland from Baligubadle community they might have investors. The Djibouti goverment invested in the project but thats not a clan issue. Mr Geele arab his father was a rich Djiboutian died recently. As For Djibouti Wa Dowlad jesus yaga danbaaba even the afars are insignificant let alone the borame clan or gabiley clan.
  12. If these guys could agree on something I am sure these 2 could agree on something
  13. STOIC;903774 wrote: Xaaji, What good will talks do if there is no intermediate objectives-markers of progress- and no tentative timeline established in solving this problem once and for good? There is no timeline or time table and the IC did that on purpose they didn't want to rush anything keeping the balance so that no side says we are being rushed to do something but the IC also said that the talks should happened between the 2 sides and the talks should continue. These problems cannot be solved over night Somaliland and Somalia haven't talked for more than 21 years lots of things are being prepared for these talks there are many subjects on the agenda.
  14. Stoic as long as people are talking its good and the international community is being the referee its all good, problems will not be solved over night as for Fowziya its up to the government of Somalia to pick who is representing them. But i am certain the President of Somalia will lead these talks on Somalia's side.
  15. Somaliland: Somalia PM Informs of Imminent start of Talks Monday, 31 December 2012 11:34 By: Yusuf M Hasan MOGADISHU (Somalilandsun) – Machinations are in progress to resuscitate the postponed talks between Somaliland and Somalia. The Somalia prime minister Abdi Farah Shirdoon 'Saeed' has revealed that plans are afoot to reconvene talks between the neighboring countries which have been in suspension for a couple of months. The talks that are as a result of the dictates of the London and Istanbul II conferences on Somalia were postponed by the Somaliland administration in order to facilitate the election of a new government in Mogadishu after the mandate of the Sheikh Sharif led Transitional Federal government expired thus paving the way for the election of the current government of Hasan Sheikh Mahmud. The talk resumption revelation was made by PM Shirdoon during a briefing to the Mogadishu parliament where he informed the parliamentarians that successful conclusion to the talks whose objectives are known to all is anticipated. The British government that has been in his forefront of the talks is currently hosting, separately, the foreign ministers of Somalia and Somaliland Ms Fozia Haji Yusuf Aden and Dr Mohamed Abdilahi Omar respectively. While Ms Fozia has informed that her visit pertains to preparations for a forthcoming visit to that country by her boss president Mahmud Sheikh Hasan it is not yet clear on the purpose of the visit by her counter part from Somaliland. Suffice is to say that it is most probable that the two foreign ministers shall be brought together by the Brits who diplomatic cunning is renowned worldwide not to mention that their desire to see conclusion of the talks that started in Chevening a house in the suburbs of London is supreme. In a recent tweet the Somaliland head of state President informed that he is soon to embark on journey to the USA but revelations that his Somalia counterpart is on his way to the UK and coupled with the simultaneous arrival in London by their foreign policy chiefs is amble evidence that some sort of head of state meeting is in the cooking. During 40th anniversary commemorations of the Somali Pen Society in Djibouti the other day the two heads of state managed to hold a brief and first ever tet 'a' tet that was reported by president Silanyo as nothing of import despite revealing in the same breath that the postponed talks are to be resumed. In the short duration of the talks which were the first between the two former united countries in 21 years a number of accords were reached in Chevening house in England between technical committees and in the subsequent Silanyo-Sharif meet in Dubai.
  16. Galbeedi ka waran in mayorka lo dayo borame clan deputy mayor noqdo jesus clan, and the governor remains from the Jesus clan of selel is that a fair compromise.
  17. oba hiloowlow;903730 wrote: Its a shame that a Somaliland MP is talking like that threatening his fellow countrymen Funny though the jesus clan is not a clan its a nation Meelo badan baan dhabarka ku haya lol Wa fatadhugle carkee dee , ilkaha dhadheer bu dhigaya.
  18. STOIC;903728 wrote: Tribalism running amuck in Somaliland and thanks to the current administration for opening a can of worm. That some clans around Somaliland are outraged and multitudes of them have gone out on a street rampage is yet another example of how Silanyo adminstration have misread the domestic affairs of the country! How come we never heard this sort of communities complaining during Riyale? .. Because rayaale never held local elections of picking mayors and deputy mayors. Cigaal did that and he was a master of clan politics and ke kept the people preoccupied and united.
  19. Daqane;903727 wrote: Lool halkaasi kawaad xaajiyow and anyway we all know our intreasts, and the fact that you bring up these dead people to show our unity and lack of beef proves my point, stop approaching in the issue in the manner of the politician with your backside always facing us Dee haa dhibaato ma jirto no beef waxaynu nahay dad aan khilaafaad ka dhexeyn intaas uun baan sheegey wax kale ma sheegin, Xaajigu dadko oo dhan wa jecelyahay:D
  20. I agree the government of Somaliland needs to support the decision of the seylac community since the seylac community is free to elect their own mayor and deputy mayor. But lets not use fake numbers Seylac is a shared city between the borame clan and the jesus clan. the Borama clan got 10 seats and the Jesus clan got 7.