Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. oba hiloowlow;903018 wrote: no he is related to Haaji Muuse sudi yalaxow lool if he is from Xaaji Muuses clan he is laandhere compared to tarzan
  2. oba hiloowlow;903004 wrote: Tarzan should stay I believe in the Mudul alliance Unuka shouldn't get everything. Everything for the clan
  3. Alpha Blondy;902985 wrote: XX, where is ms.somaliland? perhaps we ought to ask mr mahiga to clinically approve these contestants before being selected? arabs and the Somalilanders dont get along way ogyihin any Qalanjo from Somaliland will beat any of their hairy sisters from Arabia
  4. Alpha Blondy;903000 wrote: mansoor or ambassador sxb? i get confused with directions in this town. Star hotel wax fahan niyo Alpha hargeysa mala imikaad timi hargeysa xaafada total calaamadaha dunbuluq Magaaladu halkay ka bilaabmatay Herer the seat of the sultanate since the early 1700s.
  5. I agree the image of Somalis needs to be worked on but that will come , give it time adeer ha deg degin.
  6. According to the middle eastern Arabs Somalis are categorized under the Arab world the Arab identity it self is a lose one i don't see a big deal.
  7. Wonderful pictures Mogadishu is moving forward Mashallah credit goes to the people of Mogadishu and those who have returned back home to rebuild the capital and the hard working mayor ofcouse Mudane tarzan. Mogadishu will always be the jewel of Somalia.
  8. Stop being so dramatic sure lots of things went wrong many people fought but at the end of the day dictatorship is never the solution you cannot dictate people and force them to submit for so many years. People will revolt and take their rights if not diplomatically militarily obviously there were many mistakes by the rebel leaders but Somalia is emerging now Mogadishu is back to normal people are rebuilding their homes Puntland and the middle regions have seen lots of development. the future of Somalis is not in a sorrow predicament i am sure no one wants the return of the dictator not in Somaliland and not in Somalia. The former Somali republic the last 10 years we were living out of hand outs our militarily was rotten from with in by tribalism and it was at the point of crippling because with the war with Ethiopia. If General siyad bare in 1979 held elections the Somali republic could have been saved and the war could have been avoided. But he held on so long that the people forcefully removed him from power. No son i do not want to go back to the 80s i rather have my break away Somaliland republic where i am in peace with the people and the land and i am sure Somalia and its people are not calling for dictatorship.
  9. Siyaad had to go 21 to years dictatorship was to much for the Somali people what came after him lets just say it was mother nature.
  10. DEG DEG: C/wali Gaas Oo Booskiisii Xildhibaanimo Lagu Soo Badalay Xildhibaan kale Muqdisho (RBC Radio) Xildhibaan C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu gabi ahaanba ka tanaa sulay ka mid ahaanshaha baarlamaanka Soomaaliya. Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xildhibaan C/wali Gaas uu ka baxay baarlamaanka isla markaana bookiisii lagu soo badalay xildhibaan kale. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in xildhibaan Xuseen Qaliif Xaashi oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya uu iska dhiibay xilkiisa wuxuuna tilmaamay gudoomiyaha baarlamaanka in xildhibaan kale lagu soo badalay xildhibaankaasi. Raysay wasaarihii Hore ee Soomaaliya C/wali Maxamed Gaas ayaa wuxuu ka mid ahaa musharixiintii u tartamay xilka madaxtinimo ee Soomaaliya doorashadii sanadkaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Gaas ayaanan kulamdii baarlamaanka Soomaaliya aanan ka soo qaybgalin mudooyinkii ugu danbeeyay asagoo ku maqnaa wadanka dibadiisa oo aanan joogin magaalada Muqdisho. Masuulkaan ayaa haatan wuxuu ku suganyahay magaalada Nairobi waxaana laga yaabaa in uu isku diyaarinayo doorashada madaxtinimo ee maamulka Puntland, inkastoo madaxweyne Faroole uu doonayo in uu mudo hal sano ah uu ku darsado xiliga uu sii joogayo xafiiska. RBC Radio
  11. Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Waddo Laga Hir-galiyey Xaafadda Daami Munaasibadan uu madaxwenuhu xadhiga kaga jarayey wadada cusub ee laga hirgaliyey xaafada Daami ayaa waxa ku wehelinayey............ Hargeysa (GNS) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo) ayaa Xadhiga ka Jarey Wado laami ah oo ay Dowlada Hoose Ka Hir Galisay Xaafada Daami ee Degmada Gacan libaax. Munaasibadan uu madaxwenuhu xadhiga kaga jarayey wadada cusub ee laga hirgaliyey xaafada Daami ayaa waxa ku wehelinayey Maayarka cusub ee Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid, Maayarkii hore ee aan wali xilka wareejin Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, Maayar ku xigeenkii hore Maxamed Cabdilaahi Uurcade. Madaxweynaha oo hadal kooban ka jeediyey munaasibadan ayaa waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay inuu wadadan xadhiga ka jaro. Dadweynaha xaafada Daami ayaa caleemo qoyan ku soo dhaweeyey madaxweynaha, iyada oo wadada hareeraheeda ka muuqdeen ardey soo dhaweynta madaxweynaha u taagan. Wadadan ayaa noqonaysa wadooyinka ay masuuliyiinta dawladda hoose ee wakhtigu ka dhamaaday ku sagootinayaan wax qabadkooda. Dhinaca kale madaxweynaha ayaa waxa uu markii dambe dhagax dhigay saldhig cusub oo laga dhisi doono xaafadaasi. Madaxweynaha ayaa lagu tilmaamay in uu u ambo baxay maqas u qaadashada xadhig ka jarista wadooyinka xili uu Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdlaahi Ismaaciil Saylici ku maqan yahay xalinta khilaafaad daba dheeraaday oo ka jira degmada Saylac. Gabiley News Desk Hargeysa
  12. http://togaherer.com/raysal-wasaare-ku-xigeenka-anha-wasiirka-arimaha-dibadda-soomaaliya-foosiya-yusuf-x-aadan-oo-london-soo-gaadhay-caawa/
  13. Sir Culus: Mucaaradka Puntland xaggee taagerada ka helaan?? Waxaa Shabakadda Puntlandi la soo gaarsiiyeey in mucaaradka Puntland ee raba in doorashada dhacdo bisha 8. jan. 2013 ay taagero siyaasadeed iyo mid dhaqaale ka helaan magaalada Muqdisho oo toos ugu xiran yihii madaxtooyada Somalia iyagoo wata barnaamij ah inay Federalka laalaan isla markaana ay qashinka raaciyaan Dastuurka Puntland ee dhowaan la ansixiyay. Warar aan ka helnay rag ku xiran ragga ugu tunta roon ee Mucaaradka ayaa noo xaqiijayay, in raggaan aaminsan yihiin inay Somalia maanta u baahneyn nidaam Federal ah waayo waxay ku doodayaan “Soomalia waa dad isku hal jinsi ah oo hal diin haysta isla markaana aan loo baahneyn nidaamyada hadda Somalia ka jira sida Puntland iyo Somaliland. Jubbalandna warkeeda daa”. Waxaa kaloo naloo sheegay inay nimaankaan Mucaardka ah ay qaarkood tageen magaalada Muqdisho xilligii Dastuurkii Federaalka la ansixinayay isla markaana qaarkood ay rabeen inay ka qayb galaan shirkii Turkiga loona ballan qaaday inay ka qayb galaan oo Madaxweynihii hore mudane Shariif Shiikh Axmed uu ugu qoray safaaradda Turkiga ee Muqdisho in nimankaan lagu daro wafuudda ka qayb galayso shirka Turkiga ayna uga qayb galaan Bulshada Rayidka, laakiin ay markaas ka dib ay nimankaan ah mucaaradka Puntland u dirsadeen dad ganacsato iyo wax garad kale oo reer Puntland si aan looga shakin ileen waxay ogaayeen in Madaxweyne Faroole uu shirkaas diidanaa sababta oo ah in la qorsheeyay “dad ganacsato iyo urarda bulshada ee Muqdisho kaliyo ay ka qayb galeen shirkaas”. Waxaa kaloo nala soo gaarsiiyay inay ciidan iyo hub urursi ku jiraan oo ay rabaan in 8. jan. 2013 dagaalamaan, qorshahaas oo ay dhiirigelin iyo taageraba ka heystaan Madaxtooyada Soomaliya. Waxaa taas ka daran in shirar qarsoon ay dhowaan ka dhaceen magaalada Dubai oo rag madaxtooyada Muqdisho ka socda iyo ragga Mucaardka Puntland qaarkood ku shireen laguna gorfeeyay sidii qalqal nabadgelyo looga abuuri lahaa Gobolada Puntland. Waxaan dhowaan idiin soo gudbin doonaa e.mailada mucaardka Puntland iyo Madaxtooyada Muqdisho ku wada xiriireen.
  14. AfricaOwn;902722 wrote: I don't think Silanyo is doing all of this, I think the old man is more fair than this, however the people around him are the main problem and instigating all of this, and ultimately the blame is on him as the President. He was a failure and I hope we have a decent President coming from Jac side next People give this Xirsi guy to much attention and to much credit , xirsi when he is mentioned says he is the hardest working cabinet member lol. Obviously Somalilanders love being melodramatic and love to blame some one. Also they need mirqaan stories who remembers from 2004 till 2006 people were preoccupied with President Rayaales F@qash past and rayaales salary. And now they are busy with the hidden prime minster mr xirsi gaab and the aviation minister who are according to them have more power. Africaown i hope you don't mean Jamaal the comedian Somaliland cant have another president from burco.
  15. Burco presidents cause nothing but madax xanuun cigaal tuur siilaanyo all from burco Leadership of sl should be from borama or hargeysa
  16. Igad will have allot to say what happens inside somalia t'he smallest reason is that uganda kenya ethiopia djbouti all have troops in somalia.
  17. Somalia;902653 wrote: Please people, lets not inject Puntland into this.. Somaliland is an independent state not like Puntland. I want to add that this habar wrestling is not good for the people of Somaliland. I support peace, ilaahi baa mahad leh, lets all just come together. Thumbs up for peace You support somaliland independence good on you son
  18. Never ever seen igad so involved in federal state building in somalia
  19. A peaceful demonstration let the people demand their rights t'he governor should be appointed soon