-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Wasiirada arrimaha dibadda wadamada Soomaaliya iyo Ingiriiska oo saacadaha soo socda kulan ku yeelanaya magaalada London Magaalada London ee wadanka Ingiriiska waxaa ka socota qabanqaabo xoogan oo loogu jiro kulan saacadaha soo socda la filayo inay magaaladaasi ku yeeshaan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo wadanka Ingiriiska. Madax ka tirsan Dowladda Ingiriiska ayaa iyagu wada qabanqaabada kulanka labada mas'uul, waxaana magaalada London ee wadanka Ingiriiska ku sugan haatan Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya ahna K/Xigeenka Ra'iisal Wasaaraha Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan. Kulanka dhex maraya madaxda labada dowladood ayaa la sheegayaa in looga hadlayo xiriirka labada wadan, taageerada Dowladda Ingiriiska ka geysaneyso arimaha Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib u dhiska iyo horumarinta ammaanka. Dhinaca kale jaaliyada Soomaalida ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa xalay kulamo kala duwan la yeeshay wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, iyagoo si weyn u soo dhoweeyay isla markaana kala wadahadlay doorka qurba joogta uga bannaan inay dalkoodii hooyo ka qeyb qaataan dib u dhiskiisa.
-
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Its turning ugly another kid just died in Borama today -
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Thats not a problem in 1993 they tried troubles in Seylac president Cigaal silenced them , in 1999 the relations between Somaliland and Djibouti were so bad that they almost went to war. But cigaal had balls he could care less about what any one thinks of his Somaliland., Ismaciil cumar geele firing his ministers and ambassadors from the non jesus clan is just absurd. The government of Somaliland should accept democracy the people of Seylac elected a mayor and deputy mayor and that's fine. -
War Deg Deg ah:Wada hadalkii Somaliya iyo Somaliland oo dib uga furmaya London iyo Marwo Foosiya Xaji Adan oo hogaminaysa wafdiga somalia December 26, 2012 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay London Dec26/12 (SDN) Xafiiska wararka ee qurbojoog.com ee london ayaa waxa u helay xog laga soo xigtay wasarada Arimaha Dibada ee uk in shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia u dhawaan ka furmayo magalada London , waxa kale oo la xaqi jiyey in wasiirka arimaha dibada Somalia Marwo Foosiya Xaaji Adan in ay casumad rasmiya ka heshay wasaarada arimaha dibada lana filayo inay dhawaan soo gaadho caasimada uk ,wasiirka aya la filayaa inay la kulanto jaaliyada somalia oo ku jira u diyaar garaw ay ku soo dhawaynayaan raysal wasaraha ahna wasiirka arimaha dibada waxii wara ee ka soo kordha kala soco qurbojoog.com
-
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
And the sad part is the vast majority of MPs that came out of seylac and lughaye were Kulmiye ,while the Kulmiye government is pushing further away its party supporters very strange. -
Shalu maray Dhoodimeer
-
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This morning Borama Awdal -
Another meeting will be held in London soon between Somaliland and Somalia the 2 presidents will go there and restart the talks.
-
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Jb why is the government trying to make the election regarding the elected mayor in seylac illegitimate -
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che -Guevara;903497 wrote: lool@east fox clan, why not just say the qabiil name. Are the mayors and governors appointed or elected? The governors are appointed by Siilaanyo the mayors are elected. -
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Coofle true the clans live there together now the mayor plus deputy mayor are both from the borama clan, perhaps a compromise should happen the governor should remain from the Djibouti clan and the deputy mayor should be from the Djibouti clan. -
Maxammad farax inu basaboorkisa Somaliland la soo baxa uun bay ahayd marki ba wala sii deyn laha.
-
Xukuumada Soomaaliya Oo Sheegtay In Dhawaan Ay Bilaabi Doonto Qaadista Canshuurta Dalka Muqdisho(RBC Radio)-Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay iney a Sanadka cusub ay si rasmi ah u bilaabi doonto canshuur qaadista dalka, Wasiirka wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya Maxamuud Xasan Saleebaan oo ka hadlayey fadhigii baarlamaanka ee maanta lagu ansixiyey miisanaiyada sanada 2013 ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadu ay si rasmi ah u bilaabi doonto qaadista canshuuraadka dalka sida ugu dhaqsaha badan Wasiirka ayaa sheegay in xukuumada Soomaaliya ay ku mashquulsanayd sidii ay u bilaabi lahayd canshuur qaadista magaalada Muqdisho iyo gobolada kale ee ay gacanta ku hayso xukuumada Soomaaliya, wuxuuna ka codsaday dhamaan hay’adaha kale ee dowlada oo ay quseyso canshuur qaadistu iney kala shaqeeyaan wasaarada maaliyada qaabka ugu haboon ee loo bilaabi lahaa canshuur qaadista dalka guud ahaan,Wasiirka ayaa sheegay in wasaaradiisu ay dhamaystiri doonto shuruucda canshuur qaadista ayna sidoo kale dhiseyso hay’adaha canshuur qaadista. Wasiirka ayaa intaa ku daray in qaadista canshuuraadka dalka ay dowlada Soomaaliya ka *****oli doonto duruufaha dhaqaale ee haysta xukuumada Soomaaliya oo xiligan inta badan ku tiirsan dhaqaalaha ay bixiyaan wadamada deeq bixiyaasha ah. Wuxuuna ballan qaaday wasiirka Maaliyada xukuumada Soomaaliya in Lacagaha kasoo xarooda canshuuraadka dalka ay ku dhici doonaan Bangiga Dhexe ee Soomaaliya , isagoona intaa raaciyey in lacagahaas dib loogu dhisi doono dalka oo ku burburay dagaaladii sokeeye ee mudada dheer ka socday wadanka Soomaaliya. Amar dhawaan kasoo baxay shirka golaha wasiirada ayaa lagu mamnuucay qaadista canshuuraha dalka waxaaana amarkaas ku xusnaa in cidda kaliya ee awooda u leh qaadista canshuuraha dalka ay tahay wasaarada Maaliyada oo xiligaas loogu baaqay iney si deg deg ah u bilowdo canshuurta dalka.
-
Versus
-
45.000 people lost their lives since the war began in Syria its a shame the asads think Syria is their little Kingdom ruling Syria for more than half a century. The world watching as the conflict is rooted into a geopolitical battle. The US state department and the Europeans there is so little they can do in this troubled region. The situation might escalate further as asad loses more ground to the rebels most people who support President asad are afraid that Syria will turn into a new Iraq where a puppet regime will be installed. But Syria is different various Islamic militants are holding ground in Syria not just the Syrian national coalition.
-
oba hiloowlow;903298 wrote: Long live president Assad His people have a different opinion.
-
lol hahaha no i mean when telling the children its all in the head i thought he wanted to tell the kids a bed time story dont need a book.
-
Dont need books i can remember all those stories from dhagdheer cigaal shidaad empress araweelo beri hore waxa jiray Bucur bacayr.
-
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleexi;903337 wrote: Tell that to the *****s in the East Taleexi what u mean , why are you saying that son are u against the unity of our poeple. -
Demonstrations in Borama as reer Borama demand the Seylac Mayorship
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
All Somalilanders are all the same to me i love them equally one nation one people one flag long live -
in 2011 he visited Xamar
-
Not Illuminati or any other conspiracy theory faroole is there he holds 3 regions of Somalia and has obviously a different political view than hassan sheikh maxamuud. The man refused to visit Mogadishu ever since the new government took over that should ring a bell.
-
I hope you know what u are talking about.