-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Understanding Xaaji Xunjuf, hatred against HAG
Xaaji Xunjuf replied to United Somalia's topic in Politics
Hatred i have no hatred for any country in the world adna Somali baad ka hadlaysa who are my people. -
Somaliland government begins ranking its armed Forces
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Nope cigaal never tried he feared a coup d'état and rayaale did the same ignored it so after 21 years after independence President Siilaanyo is ranking the armed forces of Somaliland. This will be a historic moment for Somaliland we will have generals colonels corporal sergeants admirals captain Brigadier. -
Alpha may god help them thats all i can say
-
oba hiloowlow;904164 wrote: i have been telling you this the whole time basically waa house negroes Actually wa field negroes who want to be house negroes, house negroes are light skin because massa used to screw with them
-
Alpha Blondy;904163 wrote: Tal, dharar iyo dilo aya caad. why tell only half the story? Naagaha xun xun waligood ma foolxuma . naag shaqeysata oo jidhkeeda ibisa waligeed naag foolxun maha, laakin sharafi dhimatay
-
Waryaa the president is not that old lol
-
Wa dad cuqdad nafsi qaba lol
-
Ismail omar geele of Djibouti King Muhammad the Fifth of Morocco
-
Somaliland ucid party victory celebrations in Hargeysa +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland doesn't need biixi nor jamaal , Somaliland needs some one with a long term vision some one with good governance skills we need a real statesmen. Somaliland leaders since 1991 were all average with the exception of Cigaal, Somaliland needs some one with the caliber of Cigaal. -
Thats if you go into details there are arab tribes who predate the cadnaani Arabs the Al thamud where are they today they assimilated in other groups along other canaaites. when Egypt and Syria united they formed the united Arab republic Al Jamhuuriyal Al Carbiya al Mutaxida while Gamaal abdel nasir of Egypt knew the Syrians are not from Qaxdaani Arabs or the Cadnaani Arabs the main 2 arabian tribes. He well knew they were Assyrians but the Arab identity and Ethnic group united them which is a cultural linguistic tradional identity.The same way the Samaritans mixed with the ancient Filastinies they share the exact Haplogroup and genetics along with other Hebrews.
-
I wonder what happened to this cabinet its 2013
-
Khatumo already started a process merging with Somaliland soon the entire leadership of Khatumo will be in Hargeysa.
-
Somaliland ucid party victory celebrations in Hargeysa +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Muse bixii ciiro are all bad politicians and no presidential material and jamaal is a clown with his diwaanka qossolka -
Not true the Arabs don't share the same haplogroups (genetics) Assyrians are considered Arabs you become Arab by culture and language and tradition its a very lose identity. And this identity of Arab was even encouraged by Islam its self when the Islamic prophet Muhamamad csw said who ever speaks Arabic is an Arab, The Lebanese have a canaanite ancestry and even some have European ancestry. with the expansion of the first islamic Empire the Ummayd Empire the Arab culture and identity was spread through out the middle east and Egypt. The various islamic conquests all around the middle east and north Africa they left their footprints in many of those countries the Abasid Empire continued in their footsteps. Morocco is considered part of the Arab world while the berbers are the majority of the people but alMamlakah alMaġribiyah is considered an Arab nation.
-
Never claimed Arab. even the whole Arab identity is false and diverse , i can claim Arab or Berber or descendants of pharaohs but it means nothing today, but since the rise of Islam the Arabazation of many places in the world especially in the horn was very present. Especially in coastal earias in Eritrea Djibouti Somaliland southern Somalia Marka Mogadisho. Arab is not an Ethnic group its a lose identity the Assyrians are not Arabs the Lebanese are not Arabs as we know it but catogarized as Arabs. The Himyars of Yemen are considered semi Arabs, the jebertis of Eritrea are considered arabs its just the way u turn it. The Arab identity is as lose as the African identity the only difference is africa is limited only in Africa and to some Black people in south and north America.
-
Somalidu waxay gaaladu u sheegaan wa iska qataan dee thats why Somalidu qaar u yidhaan oromo baynu wax isu nahay iyo guraage iyo cafnar iyo qaar kalo badan.Wax aan raad iyo maskax toona lahayn. Somalida waxa ku dhacay wax la yidha identity crisis wax uun bay intaas raadinayan.
-
Somaliland ucid party victory celebrations in Hargeysa +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Well Jamaal is running he is a good candidate but he doesn't quiet understand the political culture of Somaliland he needs some experience but he is a good lad. -
Somaliland ucid party victory celebrations in Hargeysa +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland ucid party victory celebrations in Hargeysa +PICS
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Xisbiga Mucaarad ka ah ee Ucid ayaa maanta Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal dagayo Guusha.......... (Hargeysa) - Xisbiga Mucaarad ka ah ee Ucid ayaa maanta Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal dagayo Guusha uu Xisbiga Ucid ka soo hooyay Doorashadii Golaha deegaanka, islamarkaana uu ugu gudbay Xisbiga Qaran ku qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo si heer sare ah loo soo Agaasimay waxaa ka soo qayb galay Guudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali waraabe, Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, Masuuliyiin kale oo ka mida Xisbiga, Cuqaal iyo Oday dhaqameed, Qaar ka mida Masuuliyiinta Ururadii Hadhay, Wasiirkii hore ee maaliyada, Taageerayaasha Xisbiga Ucid oo Tira badan iyo marti sharaf kale. Munaasibadan oo ahayd Mid meeqaamkeedu sareeyay islamarkaana uu hadheeyay Calanka Astaanta u ah Xisbiga Ucid ayaa lagu soo bandhigay Heeso kala duwan oo Xisbigaasi lagu Amaanayo iyo Heesaha Hidaha iyo dhaqanka. Waxaana Ugu Horayn ka hadlay Munaasibadaasi Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Ee Xisbiga Ucid Cabdiraxmaan Sheekh Aadan oo dhambaal Hambbalyo ah u diray Guud ahaan taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid. waxa uu sidoo kale mahadcelin u soo jeediyay Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Xisbigaasi uga soo baxay doorashada Golaha deegaanka. Waxaan isna madashaasi ka hadlay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo Xisbiga Ucid uga mahadceliyay Marti qaadka ay Xafladan ku marti qaadeen. Eng Maxamed Xaashi waxa Masuuliyiinta Xisbiga Ucid u soo jeediyay talooyin wax ku Ool ah waxaanu yidhi: "Waxaa ina soo maray Afar Madaxwayne oo hore. Haddiiba ilaahay Qadaro oo Xisbiga Ucid ku guulaysto Madaxtinimada soo socota, Kalmad ayaan odhan lahaa, Kalmadaas oo ah: Kitaabka aad Gacanta saartaan Rumeeya; Hantida Qarankuna ha idinka Nabad Gasho; waxa kale oo aad Ixtiraamtaan Dastuurka iyo shuruucda dalka u yaala; Waxa kale oo aad samaysaan in Maamulkiinu Cadaalad ku dhisnaado. Ilaahayna waxaan idiinka Baryayaa in Dariiqii Hore ee lagu socoday uu idinka leexiyo". Waxa kale oo halkaasi ka hadlay Sucaad Carmiye oo ka mida Qurbo jooga ucid, Xaliimo Cismaan Raage oo ah Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ucid, Aamina Ismaaciil Coomay oo ah Gudoomiyaha Garabka Haweenka Qaarayada Yurub ee Ucid, Ugaasi Geele, Suldaan iyo Gudoomiye Xigeenka labaad ee Ururka Ummada Cabdirashiid Maxamed Cali Waxaanay dhamaantood u mahadceliyeen Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Hiil iyo hooba la garabtaagnaa wakhtigii doorashada iyo Ololha lagu jiray. Waxay sidoo kale ugu Hambalyeeyeen Taageerayaashooda Guusha ay ka soo hooyeen dagaal Adag oo ay sheegeen in Xisbiga Ucid soo maray. waxaanay hoosta ka Xariiqeen in Xisbiga Ucid loogu tala galay in laga saaro saaxada Siyaasada balse dadaal dheer ka dib uu soo baxay. Waxaa isna halkaasi ka hadlay Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo si kal iyo laab ah tahniyad ugu diray Taageerayaasha Xisbiga Ucid Guda iyo debadba. Jamaal Cali waxa uu u Rajeeyay Xisbigiisa iyo taageerayaashiisa Guusha Doorashooyinka soo socda. Jamaal Cali Xuseen waxa uu Gudoomiyaha Golaha wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani u soo jeediyay inuu labada Xil ee uu isku hayo mid ka tanaasulo, isagoo sharci daro ku tilmaamay labbadaasi Jago ee uu isku hayo Cabdiraxmaan Ciro. "waxaan doonayaa in aan maanta markii u horaysay ka hadlo labada Xil ee uu isku hayo Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland. Waxaan leeyahay Saaxiibkay Cabdiraxmaan Ciro oo aanu saaxiib nahay Qadarin badana aan u hayo; waanu ognahay inaad markii hore Ishaa falataynaysay oo aad doonaysay inaad kursiga sii joogto oo aad eegto inaad in Ururkaagu soo baxo, laakiin Maadaama uu soo baxay Xisbigaagii oo aad halkaad doonaysay ku gaadhay labada xil mid iskaga tag iskuma hayn kartide" ayuu yidhi Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid. Gabagabadii Xafladaasi waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo isna Hambalyo iyo bogaadin u diray Taageerayaasha iyo cidkasta oo ka qayb qaadatay Guusha iyo Xisbinimada Ucid. waxa uu sidoo kale Dadwaynaha Reer Somaliland u soo jeediyay inay Ilaaliyaan Nabad galyada iyo wada jirka Somaliland, isagoo Xusay in doorasho la musuqmaasuqay oo iska hor keentay dad badani dalka ka dhacday balse hadda loo baahan yahay in dib loo walaaleeyo Umadda Reer Somaliland oo isku tanaasul iyo wada noolaansho ku soo caana maashay. -
They are from the borama clans, no reaction so far from the jesus clan
-
lol European anthropologist came with the terms of Kushetic semitic omotic just to clear things for themselves i am sure no Amhaara tigrinya oromo gurage called his language kushetic or semitic.
-
Somaliland government begins ranking its armed Forces
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The ceremony of Ranking the armed forces will begin with these 4 men