-
Content Count
30,068 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
They agreed to restart talks as soon as possible the only thing missing is the location of these talks some are saying the UK others Kenya or Ethiopia
-
Somaliland iyo Somaliya oo aan wali isla qaadan Meesha lagu qabanayo wada-hadaladii u socday “Dawlada Ingiriiska waxaanu isla qaadanay in la sii wado wada-hadaladii noo socday Somaliya”Wasiirka Arrimaha D. Somaliland Hargeysa(Waaheen)-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib Safar mudo qaatay oo uu ugu maqnaa Wadanka Boqortooyada Ingiriiska, waxaanu shalay ka soo degay Madaarka diyaaradaha ee Magaalo madaxda Kilalka shanaad ee Itoobiya ee Jig-jiga. Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar oo isla shalayba u soo baqoolay dhinaca Somaliland, socdaal dhulka ahna kaga soo gudbay xuduuda labada dalka ayaa markii uu soo gaadhay Magaalada Gabiley, halkaasi lagu soo dhaweeyay, waxaanu warbaahinta uga waramay waxyaabihii uga soo qabsoomay safarkiisa “waxaan ka soo noqdey safar aan ku Joogay dalka ingiriiska intii aan halkaa joogay waxa ii suuro gashay Inaan kulan la yeesho wasiirka wasaarada arimaha dibada dalka Ingiriiska u qaabilsan africa, oo aanu ka wada hadlaney guud ahaan Xidhiidhka labada dal iyo hawlaha imika socda ee ay iska kaashadaan Dawlada somalila nd iyo dawlada ingiriiska, ha noqoto xaga Nabadgalyada iyo horumarkaba”ayuu yidhi. waxaanu intaasi ku daray “Waxa kale oo aanu ka wada hadalney arimaha xaga siyaasada la xidhiidh ee Wadamada geeska africa, waxa kale oo aanu ka hadalney wada Hadalada dhawaan u bilaabmaya somaliland iyo somaliya iyo sida Ingiriisku diyaar ugu yahay inay wadahadala daasi sii socdaan, inkasta Oo aan taariikh iyo meel mucayin ah la sameyn,hasa yeeshee waxay Dawlada Ingiriisku muujisay inay daneyneyso inay gacan ka geysato hawlahaasi” ayuu yidhi Dr.Maxamed C/laahi
-
Prime Minister saacid farax on the Somaliland and Somalia talks " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Apophis you have something against lalaland:D
-
Apophis;907578 wrote: Fun fact: few months after that picture, his army in North Africa was nearly wiped out by the British. So British all the way i think in the second world war if i was alive i would support nazi Germany and Benito mussolini
-
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Malika;907528 wrote: Hmmm Xaji X, so uniform rocks your boat huh? Lets just say i respect their strength its not an easy task to join the Army -
QansaxMeygaag;907520 wrote: Your core identity is that which you can't change (Somali I'd say, try going to a river and washing it out...); you can change religion and with modern technology even sex. Identity is very complex and difficult to reduce it to an either/or argument... Don't be so sure about clan identity; it can be changed. There are many sub-clans who have moved from their ancestral lands and moved into other areas and adopted other clans as their new identity. in my own clan, there are some sections known to have undergone such a transformation (both in-migrants and out-migrants). They are accepted and no one holds that against them... Are you referring to the Ethnic Somali identity or the National Somali identity.
-
I prefer Britishland
-
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Western Sahara Norwegian Bangladesh Afghan Ethiopian Indian Irish -
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Arab israeli the first Arab girl to serve in the Israeli army Dutch Gabonese English italian Cuban Libyan Algerian Estonian -
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
New zealand Belurussian Palestinian French Tanzania North korea -
Apophis;907501 wrote: How do you win (guul) an exam?? Najaxay sounds Arabic and not Somali. I think the correct expression is imtixanki wan marey (I passed the exam)....I think Guusha u dont have to take literary Afsomaliga is different than English language so when u translate stuff it means something different hadaad tidhahdid imtaxaanka waan hormaray. People will look weird ma imtaxaanku dhaafay lol
-
Haatu;907493 wrote: Gartey waad mahadsantihiin. Aaliyah su'aashaas waan kula qabaa. Ma jiraa erey Af Soomaali ah oo u dhigmada ereyga 'Imtixaan'? Oba, sidee bey kaa noqotey sxb? Baasay ku lahaa Afsomaliga wax walba kalmad looma hayo marka imtixaanka u daa
-
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Chilean Swedish Ukrainian Vietnamese Romanian Eritrean Mujahida Eritrean Lithuanian Australian -
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Ghanian Afghan Kenyan Pakistani Greece Japanese iranians Belgium Bahrain -
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Russian Kazackstan Austria Chinese police Colombian air force Turkish Girl she is not messing around polish Kosovo Mexico Habesha israeli girls -
Ku guulaystey
-
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Croatia Venezuela Argentina Colombian Turkish Lebanese Colombian South african -
Wareysi SomSat TV Layeeshay Prof. Cali Khaliif Galeydh
Xaaji Xunjuf replied to SOO MAAL's topic in Politics
Wadani;907445 wrote: Hadii aanad aaminsanayn in beeshani ay goostaan dhulka ay ka daganyihiin somaliland, sidee baad Ali Khaliif Galaydh u taageeri kartaa? odayga waan taageersanahay qadiyaddisana waan ka soo hor jeedaa wax soconaya maaha ee dhinac uun ku adkayso. Siyaasadu sida maha wadani orodo cali khalif hadalkisa sii fiican u dhegeyso wuxu ku leeyahay Somaliland waxba kama qabo laakin lanama qasbi karo wanan ogalahay wada hadal inan la galo Somaliland bu yidhi bal adigu wax isku gee gee. Meesha isu dhinac ba lo socoda wadooyin kala gedisan uun ba la soo marayaa. -
Woman in Military uniform all over the World
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Canadian Switzerland Spanish American Indian Chinese Czeck republic Iraqi Bosnian Serbian -
I have always admired the strength of woman who want to serve their country its shows how determined they are to show they have the same strength as men to protect their nation. German Russian Israeli Lebanese French Islamic republic of iran Portuguese Korea Swedish
-
Failed French! (France confirms failed Somali hostage rescue)
Xaaji Xunjuf replied to SayidSomal's topic in General
Malika;907402 wrote: And NO WORD from the so called Somali government? Dowlada ma ta la ilaaliyo -
Wareysi SomSat TV Layeeshay Prof. Cali Khaliif Galeydh
Xaaji Xunjuf replied to SOO MAAL's topic in Politics
Wadani;907439 wrote: Xaaji, siyaasaddaadu waa mid khariban oo aan is qabanayn sideedaba. Maxaad ka wada Wadani