-
Content Count
29,970 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Ina Aw siciid doing big things Long live
-
Ciyaarta nooca ma aqaano oday weyn baan ahay
-
^^ There are many clans in Somaliland which one are you talking about the clans in Awdal have a few habars themselves
-
lol@ Xiinfaniin Somaliland is a national identity walo dhasha Somaliland either you are one or you are not. The O community are my people the days we used to fight over water wells and camels is over its 2013 waryaa wakthiga la soco.
-
Wasiir Xagla-toosiye Oo Sheegay In Wasaarada Dib U Dejinta Uu Hoos Keenay Gargaarka WFP Iyo Waaxda Samafalka Wasiirka dib u dejinta Xaglotoosiye oo maanta ka hadlayey xarunta Golaha Wakiilada oo........... Hargeysa (GNS) - Wasiirka wasaarada dib u dejinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye, ayaa sheegay in wasaaradiisa uu hoos keenay gargaarka hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ee WFP iyo maamulka hay’adda samafalka oo hore u hoostagi jirtay xarunta Madaxtooyada . Wasiirka dib u dejinta Xaglotoosiye oo maanta ka hadlayey xarunta Golaha Wakiilada oo lagu ansixiyay jagadiisa wasiirnimo , ayaa sheegay in hada labadani hay’adood ay si toos ah u hoos tagi doonaan wasaarada . “Waxa aanu ku guulaysanayay in aanu wasaarada hoos gaynayo labad hay’adood oo waaweyn, hay’adda samafalka oo Madaxtooyada hoos tagi jirtay iyo hay’adda WFP oo ah hay’ad madaxbanaan , qorshahayagu waxa weeye hay’addaha kale in ay tallaabadaa oo kale qaadaan” ayuu yidhi . Waa markii u horeysay ee wasaarada dib u dejintu la wareegta barnaanijyada gargaarka ah ee hay’addaha samafalku dalka fuliyaan.
-
They assimilated in the Koonfurian Culture and accents eventhough many of them kept their accent and traditions like Axmed Blackie he is kept his accent the way he talks is similar to that of his grandfathers in galbeed.
-
Hayeee the OGs dont lose their culture wa very traditional Somalis and their accent is very unique close to the one of Somalilanders. Not talking about sujuwis and some reer waamo oo af jiin ku hadla. But i am talking abour reer goday reer qabridhahare reer dhagaxbuur reer qalaafe iyo fiiq and many of them grew up in Mogadisho and were even born there but they kept their accent and traditions.
-
The Queen of Dhanto, Nimco Dareen, denounced ONLF Osman.
Xaaji Xunjuf replied to PasserBy's topic in Politics
He considers Ileey ONLF 2 he is a confused aggame. -
:D:D
-
Apophis;906395 wrote: Forget where I'm from and just look at the title of the thread. JB is trying to say "bal arka" but came with a "adba", doesn't even sound Somali Bal adba and bal arka is not the same Bal adba is used when people are trying to make a point and want ur attention it has nothing to do with ara, adba comes from adiga adugu ba idinka adba idina. Waryaa Apophis waxad hore u sheegtey inad xamar ku dhalatay laakin hadaad tahay qolyahan aqaanay Afsomaligunu ma guuro unless u were raised by ethnic koonfurians.
-
Looks Good slaantaasi way shaqeysatey thanks for sharing Alpha
-
Taleexi in Somaliland they know how to deal with tribalism they gave it a place they fully embraced it and than they found a way to manage it in a way its acceptable in the society. But tribalism and people fighting the struggle of tribal identity vs national identity is very much alive in Somalia Somaliland Somali galbeed. Apophis it is in a way but Somalia consists of a few tribes and each tribe wants to have his own identity with his little territory like the way it was before colonialism.
-
KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
'Liibaan';906374 wrote: X Xunjuf, hadal badan looma baahna, shacabka Somaliland iyo shacabka Khaatumo waa dad walaala ah oo wax badan ka dhaxeeyo. Dhibaatada waxa keenaya waa dagaalada iyo in khasab wax lagu raadiyo. Hadalkii oo kooban, Shacabka Somaliland waa diideen inay Somalia ka mid noqdaan oo Somaliweyn wax la qeybsadaan, Shacabka Somaliland waxa ee rabaan inay Go'aan oo Jamhuuriyada Somaliland loo aqqonsado. Sidoo kale, Shacabka Khaatumo/Maakhir waa diideen inay Somaliland ka mid noqdaan oo ka go'aan Somalia. Shacabka Khaatumo/Maakhir waxa ee rabaan inay Somaliweyn wax la qeybsadaan, oo ka mid noqdaan Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleed Khaatumo/Maakhir. Waxa waajib ah in lagawada shaqeeyo sidii ummada soomaaliyeed ee Geeska Africa nabad ugu wada noolaadaan, waana in la ogaada in dagaal iyo khasab ma shaqeenayo, dadkuna ma aqbalyaan in la cabudhiyo oo la xoogo. Wa sax taasi Liibaanow rabitaanka shacabku wa Muhiim laakin waxay noqoto ba dadka ayaa xaq u leeh inay ayahooda ka tashadaan ta ma didin, Waxan diiday uun xuduudahan iyo Magaca Somaliland oo wax xun lugu sheegayo oo shaydaan so alifay, Inago wada og magaca Somalia iyo xuduudaha Somalia ba isticmaar ba sameyey ileen gaaladu ma kala wanaagsane eh. Ta xigta Somaliland Somaliweyn ma diidin , Somalia maha Somaliweyn, marka markad leedihid Somaliland waxay diiday inay Somaliweyn wax la qebsato Somalia adigu ma Somaliweyn baad u taqana . maanta haday NFD somali galbeed Djibouti oo dhinac ah oo dal qudh ah haday ahaan lahayd. waxad odhan kari lahayd Somaliland waxay diiday Somaliweyn , laakin Somaliland waxay diiday Somalia eeh ma didin Somaliweyn. Midowgi Somalia ay la gashay bay diiday eeh ma didin Somaliweyn. ileen Somalia maha Somaliweyn. Khatumo na waan tageersanahay waxay isla jecelyihin waan la jecelahay. -
Apophis;906366 wrote: Then do the girl a favour and teach her how to speak properly Apophis what kind of OG are you ? ma reer wamood?
-
Interesting interview with Somaliland Foreign Minister
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maybe you didnt know but there was no somalia in 1991 no govt nothing i still think it was the best thing to do 199w to declare independence YugoslavIa was a geopolitical issue eas versus west , no one really cared about somalia in 199w if they stayed together or not somaliland is not kurdistan that is being held hostage by a nato power. I think in África somaliland has the best case it just needs a political solution The sudansouth sudan conflict was different s south accepted to be part of sudan for a few years followed by a referendum The case of sudan is different than somaliland now the ic want sl and somalia to talk. Lets see how that goes -
Interesting interview with Somaliland Foreign Minister
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Djiboutis 3rd port will not be finishjed any time soon ethiopia is also involved in the lamu project ethiopia needs more than one or to ports populaton is increasing. Lol@as a neutral person foreign ministry is a hard position especially if ur a defacto state Somaliland will get there it just has to fight for their rights official freedom doesnt come easy -
Interesting interview with Somaliland Foreign Minister
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think the minister is telling the truth on this one the brits havent a statement that their office in hargeysa comes under mogadisho The foreign office website still says that the british embassy in addis is still in full contact with the sl authorities Even if he wasnt he couldnt hide this and it would cause troubles in hargeysa. The opposition website would be on top of it and it would create tensions all over somaliland -
Interesting interview with Somaliland Foreign Minister
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I like the interviewer of HCTV the guy is a passionate Somalilander the questions he is asking were very much needed. -
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
'Liibaan';906214 wrote: Halganka Barakeesan ee Shacabka Soomaali Galbeed ugu jiraan inay Dhulkooda Xoreestaan waa muqadas, sidoo kale Shacabka KHaatumo State waa diideen in lagu khasbo magaca isticmaarka Iyo Mapka isticmaarka. Marna aqbalimayaan khasab iyo dagaal in lagu qabsado. Magac isticmaar dee maha argument aad wax ku diidaysaan ileen Somalia ba wa magac isticmaar Somaliland wa magac isticmaar , Somalidu markay ay ka xorobeen 1960 talyaani iyo ingriis waxay la baxeen jamhuuriyada Somalida. lama bixin Somalia ama Somaliland. Somaliland iyo Somalia waxa ay u tahay wax u gaar labada dal. Ama ba ha noqoto ta xuduuda xuduudu wa xuduudaha wa africa oo dhan wax u dhexeya ma jirto laakin siyaabo kale Somaliland waad ku didi karta arinta midnimada Somaliyeed iyo wax la mid ah iyo aad rabtiid Qaran Somaliyeed oo weyn ta waad odhan karta, laakin magac baan ku diidaya arin adag maha libaanow. -
KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
'Liibaan';906205 wrote: Dr. Cali Ciise Cabdi: "Magacyo Isticmaar bixiyey iyo calaamado ama Map Isticmaar laguma Khasbi karo Shacabka Khaatumo "{DHAGAYSI HABOON}. Dr. Cali Ciise Cabdi gudoomiyaha gudida sare ee fulinta Khaatumo State oo qaybgalay xuskii iyo dabaaldegii koobaad ee Jaaliyadda Khaatumo ee Alberta Canada ayaa ka hadlay amuuro badan. http://horufadhi.com/dr-ali-ciise-oo-hadlay/ Maybe the good Dr should know Magaca Somalia ba isticmaar baa bixiiyey mala wuxu u haysta inay reer taleex bixiyeen ta u sheega map isticmaar hadu diidayo Itoobiya hayadisa ma geyeen ileen dhul Somali bay haystaan eeh. -
Oo i almost forgot in Djibouti you are first Djibouti citizen than ur from the Jesus Ethnic group since the Somali Ethnic group is the jesus Ethnic group they do things a bit different in Djibouti
-
The Queen of Dhanto, Nimco Dareen, denounced ONLF Osman.
Xaaji Xunjuf replied to PasserBy's topic in Politics
PasserBy;906189 wrote: Hutu, I know she made the comment earlier on in an interview. But it is still relevant today. It shows the end is near for Osman's faction. Xaji Borat, Forget TPDM, Genfo 7 and the rest of riffraff. Ethiopian forces can penetrate deep inside Eritrea and take out shabia forces at will. These are some of shabia prisoners of war from a recent punishing incursion into Eritrea. Magnanimous that the Ethiopian government is, it sent them back to Eritrea. Those who didn't want to return were allowed to stay in Ethiopia . Isiyaas afewerki still celebrating the death of ur poppa Melez zenawi lol you could not face Eritrea you just lucky uncle sam is on ur side