-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Well they are the majority the Kikuyu , majority rules minority rights.
-
William ruto from the Kalenjin tribe facing a trial for crimes against humanity Raila Odinga from the Luo tribe lost the previous elections in 2007 Incumbent Prime Minister Uhuru kenyata the son of the legendary jomo kenyatta his party the National Alliance born into the Kikuyu tribal family
-
War raisal wasaraha hurdadisa maxa idinka galay dadkan faduul badana,
-
Somaliland police gunning down civilians in Borama - GRAPHIC VIDEO CAUTION
Xaaji Xunjuf replied to Timur's topic in Politics
They need rubber bullets and teargas -
^^ They will call him looma oyaan .5:D
-
its just political satire nothing biggie , saacid is the assistant of the President he runs the country when the president is away he holds cabinet sessions when needed. He meets foreign delegates when the president instructs him to do. He is acting notulist when the dam jadiid is holding a conference.The executive power lies still with the president of Somalia Hassan sheikh Mahamuud.
-
Damn it i miss Somalina Libaaxad waleh.
-
Puntland Elders Request Occupier To Hand Back Properties
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Abwaan;906519 wrote: XX, haddii aan dad wax ka haysto amase leeyahay tabar aan dad wax ugu celiyo waan samayn lahaa ee naga daa bahashan aad nin nabadeed iska dhigayso. Dad Soomaaliyeed in dhiigooda la daadiyo ayaad meelahan ku soo xayeesiisaa markaas baad iska dhigaysaa nin hotel celintiis dan ka leh. Ummadda aad Kalshaale ku xasuuqayso iyo degaannada ku xeeran bal dhibka ka daaya. XX rumayso ama ha rumaysan gurigii aan iska lahayn ee aan ku soo koray xitaa 1991 ma soo gaarin adigu war baad haysaa...Mid dadowna ma qabsan mana taageerayo in la qabsado. War anigu cid ma layn miskiinka qurbaha ku qaboobay oo gadhku ku cadaaday baan ahay , laakin abwaanow dadka hudheelkoodi maxaad ugu celin waydey waad ogtahay wadada lo marayo eh. Hadaad hudheelka ka si ibaysey qaar kale oo aad isku xulufo ahaydeena dee xoolaha wax u celi sasaa cadalaad ah waliga cadalaada ka shaqe abwaanow Somali sidaasay ku heshiinayaan. -
Puntland Elders Request Occupier To Hand Back Properties
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
The F@qash looted hargeysa to and guess what they were wearing Somali national uniform and some were their allies militias tribally allied to the SNA were u living in hargeysa apophis if you have papers and some sort evidence i might get ur properties back. -
Puntland Elders Request Occupier To Hand Back Properties
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
war abwaanow dadka hudheelkoodi u celi sidani si maha eh its been 22 years intaas macaash kugu filan. -
baanka dhexe jsl oo ka war bixiyay hawlgal uu ku maamulayo sarifka doolarka Gudoomiyaha Bangiga dhexe JSL ayaa ka Warbixiyey hawlgallo Baanka Dhexe uu ku maamulayo Sarifka doolarka oo maalmihii la soo dhaafay kor u kacay suuqyadda sarifka lacagaha. Gudoomiyaha Bangiga dhexe JSL Md. Cabdi Dirir Cabdi ayaa ka Warbixiyey hawlgallo Baanka Dhexe uu ku maamulayo sarifka doolarka oo maalmihii la soo dhaafay kor u kacay suuqyadda sarifka lacagaha. Md. Cabdi Dirir Cabdi waxa uu sheegay in uu wakhtigan oo ay hoosayso hawlaha shaqada dekedda Berbera ee dhoofka iyo soo dejinta ( Import and Export ) ay saamayn ku keentay qiimaha sarifka doolarka balse uu hoos u dhaco qiimaha sarifka doolarku mar ay shaqada Berbera ay badan tahay marka ay ka dhoofayaan xoolaha nooli , waxa uu sheegay in ay hoos u dhacdo qiimaha sarifka Doolarku . Gudoomiye Mr. Cabdi Dirir waxa uu intaasi ku daray hadalkiisa isaga oo sii wadda in ay Suuqyadda ay galiyeen Lacag ay ku jabinayaan Doolarka kaas oo maalmihii ugu danbeeyay laga dareemay suuqyadda dalka oo dhan gaar ahaan caasimadda oo qiimaha doolarku hoos u dhacay taasi oo ay ku timid dedaal dheeri ah oo ay arrinkaasi ka halgaleen. Gudoomiye Mr Dirir waxa uu raaciyay intaas oo uu yidhi, "Muddadii labadda sanno iyo badhka ahayd ee uu xilka Baanka dhexe hayey Mr. Dirir uu isbedel la taaban karo sameeyay sida in laga bedelo lacagtii giinbaarta ahayd Goboladda Bariga JSL iyo sumcaddii Baanka oo kor u kacday muddadaas isaga oo sheegay in uu Baanku sameeyay raasamaal iyo shuruuc lagu hago Baanka oo ku salaysan habka Baananka caalamka. Waxaanu sheegay in uu soo dhaweynayo ganacsatada dalka ee xisaabaha lacageed ka furan jiray sharikado madaxbanaan ama gaar loo leeyahay waxa uu yidhi, Baanka Dhexe ayuu nin kasta oo ganacsade ahi ka furan karaa iyada oo baanku adeeg hufan u fidin doono. Ugu danbeyn Md. Cabdi Dirir waxa uu sheegay in uu dhawaan safar ku tegi doono Gobolka Sanaag si uu Hawlaha isbedelka lacagta giinbaarta uu uga hawlgeli lahaa taasi oo ay ku xigi doonaan gobolka kale ee Sool. Waxaanu sheegay in ay xukuumaddu ahmiyad siinayso dedaaladaas noocaas ah.
-
Abwaan;906473 wrote: lol....Mr Xaglo and his dreams....and he can denounce the Hargeysa admin when he fails to win tomorrow. I wonder where he will go next? Jubbaland? Galmudug (who knows if his wife hails from there) ? Bayland (he could be one of the people brought to Bay in the 70s) ? Mogadisho? Oh, I forgot that he was a US citizen, may be he could replace Obama. Khatumites just run in between garowe and hargeysa they dont really go other places. But i said it before its a dynamic process and it starts with Puntland and it ends with Somaliland. All Khatumite politicians start in garowe or in hargeysa but if they start in hargeyse they have to defect atleast 3 times before they return back home to hargeysa. Xaabsade started in Somaliland went to Puntland came back to Somaliland. Keyse abdi yusuf started in Somaliland as an MP went to Puntland back to ssc than returned back to Somaliland. Xaglatoosiye started with Puntland a lil stop at ssc and than went to Somaliland home sweet home.
-
oba hiloowlow;906459 wrote: Reer Khaatumo should get the presidency and reer Borame vice president that will be fair and will slow the habar vs habar politics. Same thing in somalia next election the so called 0.5 should have the president and the PM. Do you think Unuka will give up the the presidency of Somalia and the Mayor and governorship of Banadir these 2 positions are holy for beesha unuka.
-
Ina Aw siciid doing big things Long live
-
Ciyaarta nooca ma aqaano oday weyn baan ahay
-
^^ There are many clans in Somaliland which one are you talking about the clans in Awdal have a few habars themselves
-
lol@ Xiinfaniin Somaliland is a national identity walo dhasha Somaliland either you are one or you are not. The O community are my people the days we used to fight over water wells and camels is over its 2013 waryaa wakthiga la soco.
-
Wasiir Xagla-toosiye Oo Sheegay In Wasaarada Dib U Dejinta Uu Hoos Keenay Gargaarka WFP Iyo Waaxda Samafalka Wasiirka dib u dejinta Xaglotoosiye oo maanta ka hadlayey xarunta Golaha Wakiilada oo........... Hargeysa (GNS) - Wasiirka wasaarada dib u dejinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye, ayaa sheegay in wasaaradiisa uu hoos keenay gargaarka hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ee WFP iyo maamulka hay’adda samafalka oo hore u hoostagi jirtay xarunta Madaxtooyada . Wasiirka dib u dejinta Xaglotoosiye oo maanta ka hadlayey xarunta Golaha Wakiilada oo lagu ansixiyay jagadiisa wasiirnimo , ayaa sheegay in hada labadani hay’adood ay si toos ah u hoos tagi doonaan wasaarada . “Waxa aanu ku guulaysanayay in aanu wasaarada hoos gaynayo labad hay’adood oo waaweyn, hay’adda samafalka oo Madaxtooyada hoos tagi jirtay iyo hay’adda WFP oo ah hay’ad madaxbanaan , qorshahayagu waxa weeye hay’addaha kale in ay tallaabadaa oo kale qaadaan” ayuu yidhi . Waa markii u horeysay ee wasaarada dib u dejintu la wareegta barnaanijyada gargaarka ah ee hay’addaha samafalku dalka fuliyaan.
-
They assimilated in the Koonfurian Culture and accents eventhough many of them kept their accent and traditions like Axmed Blackie he is kept his accent the way he talks is similar to that of his grandfathers in galbeed.
-
Hayeee the OGs dont lose their culture wa very traditional Somalis and their accent is very unique close to the one of Somalilanders. Not talking about sujuwis and some reer waamo oo af jiin ku hadla. But i am talking abour reer goday reer qabridhahare reer dhagaxbuur reer qalaafe iyo fiiq and many of them grew up in Mogadisho and were even born there but they kept their accent and traditions.