-
Content Count
29,974 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
You can have everything from now on except the Language that i will never give up. The name Somali is exclusively you'res we will change the name soon.Other than that good riddance. I will start a campaign of Somalilanders stop identifying you're self's as Somalis it will be hard for my self but when we change the name it will go smoothly. You're are a Muslim a Somalilander and than ur Clan. Agreed.
-
^^ Next topic which clan has the biggest fore head
-
Wadani;910755 wrote: lool, wallee talo wanaagsan baad soo jeedisay. Iyaagase saaxiga keeni doona markay waayan xikmadda inaga soo burqan jirtay. Haddii aynu soomaalinimada u dayno soo abaar suugaaneed ku dhici mayso dadkan? Waxba maha Sugaanteena iyo hida iyo dhaqankeena iyo ciyaaraheena waxany ka dhiganayna dhaqanka Somaliland iyo ka galbeed. Iyagu ha iska tamashleyaan sidoodi. National anthemkooda ba inaga u qornay , bal wax ha so alifaan. Anaga hada la yidhi Somali ma tihidin, fair enough:D
-
Long live the United states
-
Thats good that reer Somalia are happy
-
Clans from Somali galbeed are taller than clans from Galguduud and hiiraan Clans from Djibouti have Dracula teeths
-
Yes there is a clan look
-
Still no official statement from Asmara how the situation is
-
Reports of unrest in small African nation Eritrea Posted: Monday, January 21, 2013 10:34 am | Updated: 12:07 pm, Mon Jan 21, 2013. Associated Press | 0 comments More than 100 dissident soldiers stormed the Ministry of Information in the small East African nation of Eritrea on Monday and read a statement on state TV saying the country's 1997 constitution would be put into force, two Eritrea experts said. The soldiers held all of the ministry workers _ including the daughter of the president _ in a single room, said Leonard Vincent, author of the book "The Eritreans" and co-founder of a Paris-based Eritrean radio station. The soldiers' broadcast on state TV said the country's 1997 constitution would be reinstated and all political prisoners freed, but the broadcast was cut off after only two sentences were read and the signal has been off air the rest of the day, Vincent said. By late afternoon there were indications the soldiers' attempt would fail. A military tank sat in front of the Ministry of Information but the streets of the capital, Asmara, were quiet, and no shots had been fired, said a Western diplomat in Eritrea who wasn't authorized to be identified by name. Vincent stopped short of calling it a coup d'etat and said it wasn't immediately clear if the action was a well-organized coup attempt or what he called a "kamikaze crash." Later Monday government soldiers surrounded the ministry, an indication the action by the dissident soldiers had failed, said Martin Plaut, a fellow at the Institute of Commonwealth Studies in Britain. "It looks like it's an isolated attempt by some soldiers who are completely frustrated by what is going on. But it wasn't done in a coordinated manner," Plaut said. "They did seize the television station, they did manage to put this broadcast out, but the government is still functioning calmly. There is nothing on the streets." Eritrea is an oppressive and politically isolated neighbor of Ethiopia and Sudan situated on the Red Sea that broke off from Ethiopia in the 1990s. The U.S. government's relations with Eritrea became strained in 2001 as a result of a government crackdown against political dissidents, the closing of the independent press and limits on civil liberties, conditions that the State Department says have "persisted to this day." Isaias Afworki has ruled the country as president and head of the military since 1993. If the power grab attempt by the dissident soldiers fails, they are likely in for severe punishments, Vincent and Plaut said. "People call it the North Korea of Africa and that is accurate, so you either win or you're dead, and I think these people are dead," Plaut said. "One can't be absolutely sure but that's what it looks like." ___
-
Wadani;910723 wrote: Xaajiyow waa tan ilaa hadda la yaabanahay. Ka Djibouti jooga waa soomaali, ka gaarisa jooga ee ku faraxsan Kenya waa Soomaali, ka meles dimashadiisii la baroortay ee jigjiga joogaa waa soomaali, laakiin ka Hargaysa jooga waa 'soomaalidiid'. Waliba forumkan waxan maqlay in la diiday in lugu yidhaho dadka Jigjiga ku nool eeh dawlada Ethiopia tageersan in loogu yeedho Somalida Ethiopia. hada iyagi ba sheegtay hadana waxa la leeyahay yaan loogu yeedhin. So cajiib maha.Kuwi kale waxay sheegteen waxa la leeyahay maya idinka Somalidiid baad tihin allow amuuraha sahal. War wadaniyow war mala inagu Somali ma nihin oo waxanu nahay dad afSomaliga iyo dhaqanka Somalida bartay, wa kuwan Somalidu leh Somali ma tihidin ma iska siina magaca Somali ha qataan be , reer shankaroon aynu isku naqono wa halki suldan faisal eh:D
-
Wa caqli walaan waleh reer Somaliland cid ka Somalisan anigu waligay ma arkin , qofku hadu gurigisa Somali ku ahayn xagu Somali ku yahay , Somali maha bariis meel yaala oo reer Somalia cunaan qof, Somali ma waxa weye dhalasho laga bixiyo Somalia cajiib. Dariiqa markan marayo Somalida from all corners wa ii salamaan war wa xaajigi bay yidhahaan waligay Somali diid cidi igu ma yeedhin. meelahay Somalidu joogaan maba tageen hadaan Somali diid ahay.
-
There is no such thing as moderate Islam or fundamental Islam there is only one islam Quran hadith the Sunnah and siratanabawi. These terminologies are used by the west to categorize Muslims and Islam. Back to Somalinimo, i think its about the strong bond and also about caring about a Somali person regardless of his nationality. To identify you're self as a Somali feeling the kinship and strong relations between the Somali people is what Somalinimo is.
-
Jacpher;910708 wrote: Biyuurifuul. Waa dad ay Soomaalinimadu ku weyntahay unlike Soomaalidiidka. How does one become a Somalidiid looool Somaliga miyanay dhalasho ahayn mise wala didi kara:D
-
Apparently the quarrel over the Mayor ship in Seylac is still not finished elections were held in Seylac councilors were voted for. Fair and square to make a long story short. Kulmiye won the ruling party won all districts in awdal including Seylac, but as soon as the people the councilors wanted to vote for a mayor and deputy mayor. One community in Seylac felt cheated and accused the vice president of carrying ballot boxes in the city no evidence of that though. Than the goverment send a delegation to Borama riots occurred because the people assumed the goverment was appeasing the other community. All in All the goverment than said let the councilors vote again and they voted for the exact same candidates to become the mayor and deputy mayor. The government than said oke fair enough we accept the new mayor and deputy mayor and they were inaugurated in seylac. Next day riots broke out the other community kept on protesting shots were fired one person got killed. And now the interior minister defense minister information minister the kulmiye chairman are all in Seylac and are trying to solve this matter.
-
Dr Gaboose Iyo Ururkiisii Umadda Oo Barri Ku Biiraya Xisbiga WADDANI Hargeysa (Ramaas) Jan 21,2013 - Munaasibad ay ku bahoobayaan ama lagu midayno Xisbiga WADDANI iyo Ururkii Doorashada Golayaasha deegaanka ku hadhay ee UMADDA ayaa maalinta barri ah ka dhacaysa Magaalada Hargeysa, taasoo lagu qabanayo Huteelka Ambasador. Sidaasi waxa Xaqiijiyey Sarkaal ka tirsan Xisbiga WADANI oo sheegay in la soo gaadhsiiyay Kaadhka Casuumada Xafladaasi, kaasoo intaasi ku daray in sida uu warka ku hayo Madaxdii Ururka UMADDA iyo qayb ka mid ah Taageerayaashoodii xafladaasi lagu soo dhaweyn doono. Warku wuxuu intaasi ku darayaa inay Xafladaasi ka wada qayb-gelayaan Hogaamiyayaasha labada dhinac ee Xisbiga WADDANI iyo Guddoomiyihii Ururka UMADDA Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, kuwaasoo maalmahanba la hadal-hayay inay isku biirayaan, laakiinse aanay dad badani aaminsanayn arintaasi. Hadal-haynta isku biirista Ururka UMADDA iyo Xisbiga WADANI ayaa dadka qaarkii lama filaan ku noqotay markii ay soo baxday, maadaama fikradaha labadan siyaasi laga aaminsanaa wakhtigii Ururnimada ay aad u kala fogaayeen, iyadoo talaabada ay hada qaadeen meesha ka saari doontaa su’aashii la iska waydiinayay halka Siyaasiga Maxamed Cabdi Gaboose mar kale kaga soo biiri doono Saaxadda siyaasadeed. Ururka UMADDA ayaa ka mid ahaa Ururadii ay Xukuumaddu aadka uga baqaysay inay u soo baxaan Kaalinta Xisbnimo, waxaanu ahaa ururka kaliya ee mucaarid toosa xukuumadda kala hor-yimi isagoon ka gudbin Biriijkii adkaa ee Doorashada Deegaanada iyo Asxaabta Qaranka. Dhanka kale, Xisbiga WADDANI ayaa tan iyo markii la aasaasay lagu Xaman jiray inuu Xukuumadda Xidhiidh siyaasadeed oo dhaw la leeyahay, taasoo dadka arimaha siyaasada ku foogan qaarkood kaga dacaayadeeyaan Fagaarayaasha. Sidaasoo ay arimuhu yihiin, haddana Xaflada barri dhacaysaa oo loo wada dheg-taagayo weedhaha ay ka jeedin doonaan labada hogaamiye ee afkaartoodu aadka u kala fogtahy, waxay dhinaca kale Kaaf iyo kala dheeri ku noqonaysaa aragtiyihii laga aaminsanaa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi-laahi (Cirro) iyo Xisbigiisa WADDANI iyo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Ururkiisii UMADDA. Waxa dad badani isweydiinayaan ma Gaboose iyo Saaxiibadiisii Mucaaridka fog ahaabaa Tanaasulay iyo Mise Cabdiraxmaan Cirro iyo Xisbiga WADDANI ayaan sidii la moodayay ahayn oo Mucaaridad qayaxan u badheedhaya sanadaha soo socda, wallow aan la dafiri Karin inay Xisbiga WADDANI isagoo urur ah ku biireen qaar ka mid ah Kaadiriintii Xisbiga UDUB oo halkii uu xisbiyada kaga jiray Xisbigani buuxiyay Isweydamaha noocan ah waxa ka sii culus oo iyana meesha ku jirta haddii aanay arintu isu-tanaasul ahayn oo labada dhinac mid waliba halkii lagu tirinayay ama fikradii laga aaminsanaa ku taagnaado, balse talaabadan hadda la qaaday ku koobantahay kala hororsi iyo gabbood raadis, sida ay ugu heshiin doonaan garoonka WADDANI. Si kastaba ha ahaatee wax kasta oo maanka lagu hayay iyo muuqaal kasta oo ay lahaayeen labada siyaasi ee isku Gobolka ka soo jeedaa, maanta ayay ku kala cadaan doonaan Munaasibada ay ku bahoobayaan, taasoo xataa laga dheehan doono Saami-qaybsiga Gaboose laga siiyo Xisbiga gudihiisa oo fursad weyn u ah isaga laftiisa, isla markaana qayb libaax u muuqan karta maadaama uu noqonayo Ururkii ugu horeeyay ee Xisbi ku biira afartii Urur ee hadhay. Waxaana xusid mudan oo aan marnaba meesha ka maqnayn in Boqolkiiba siddeetan Taageerayaashii Ururka UMADDA ee Gobolada bariga ay awalba khasab ku ahayd inay taageeraan Xisbiga WADDANI oo ahaa Ururka labaad ee ay ku xisaabtamayeen haddii UMADDU dhaco.
-
i am a Xaaji waligay been ma sheegin xita markan is dhiibayey magacayga saxdan isku dhiibay
-
^^ The exact same clan name as the main clan of Somaliland
-
Its his family thing the ONLF maybe he is related to the Admiral clan wise
-
Haatu dhibicdu maxay ahayd:D
-
Chewing is a big social problem to that needs to be dealt with Ban that drug.
-
If they stop marrying their first cousins mala dad caadi bay u eekaan lahayeen
-
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Awood Loo Siiyey Maamul u Sameynta Gobollada Iyo Degmooyinka Dalka (War-Saxaafadeed) Muqdisho (RBC) Kulankii golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya uuna gudoominayey raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta looga dooday qorshaha amaanka iyo maamul u sameynta gobollada iyo degmooyinka dalka. Ka dib kulanka ayaa war saxaafadeed ka soo baxay golaha wasiirada oo saxaafadda loo qeybiyey ayaa lagu cadeeyay in goluhu isku raaceen in wasaaradda arrimaha gudaha loo madax bannaaneeyo dhammaanba hawlaha maamul u sameynta gobollada dalka iyo degmooyinka. Sidoo kale waxaa wasaaradda arrimaha gudaha isla kulankii maanta loogu xilsaaray inay qaadato masuuliyada baaritaan lagu sameynayo dhammaan dhulkii iyo guryihii dawlada ee lakala kireystay, la bixiyey ama la iibsadey wixii ka dambeeyay 1990-kii taasoo goluhu ku tilmaameen inaanay aqoonsaneyn. WAR SAXAAFADEED Muqdisho, Isniin, 21, Jan, 2013….Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana shirka looga hadlay qoddobo dhowr ah oo ay ugu horeysay qorshaha dib-u-xasilinta dalka, Dhismaha maamulada gobolada iyo dagmooyinka, dhulka iyo hantida Dowladda ee lahaysto. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Diinta Cabdulaahi Abyan Nuur oo saxaafada la hadlay markii uu soo idlaaday kulanka ayaa ka warbixiyey. Golaha ayaa ka dooday sidii loo dar-dar galin lahaa qorshaha nabad galyada iyo dib-u-xasilinta dalka, kaas oo soo bilowday xiligii lagu jiray KMG. Waxaana lagu wargaliyey Wasaarad kasta in ay soo magacowdo guddi u matala ka tala bixinta iyo dhamaystirka qorshaha ballaaran ee lagu xasilinayo dalka. Sidoo kale golaha ayaa isla soo qaaday sidii loogu samayn lahaa maamulo gobolada iyo dagmooyinka laga xoreeyey Alshabaab. Waxaana howshaas loo xilsaaray Wasaaradda Arrimha Gudaha inay maamul ku meel gaar ah u sameyso Gobolada iyo Dagmooyinkaas, wuxuuna goluhu dib u dhigay hindisa ay soo gudbisay Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka hadlaya qaabka ugu wanaagsan ee loo dhisi karo maamulada Gobolada iyo Dagmooyinka, iyadoo guluhu isku raacay in khamiista soo socota cod loo qaado sharcigaas. Ugu danbayntii golaha Wasiiradda ayaa isku raacay inaysan aqoonsanayn dhamaan dhulka dowladda ee la iibsaday, la bixiyey, lana kireeyey wixii ka danbeeyey 1990, waxaana xukuumaddu u xilsaartay guddi ku sameeya baaritaan dhulka iyo hantida dowladda, wuxuuna gudigaas ka kooban yahay shan wasaaradood oo kala ah, Wasaaradda Arimaha Gudaha, Wasaaradda Howlaha Guud, Wasaaradda Garsoorka, Wasaaradda Maaliyadda, iyo Wasaaradda Gaadiidka, waxaana hurmuud u noqonaya Wasaaradda Arrimaha Gudaha.—-DHAMAAD—
-
Ma afka uun baad ka tageerta mala aniga ba ka xogaalsan