Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I believe there was no genocide in 1991 but there were many killings and innocent lives were lost some people were just ordinary citizens who had nothing to do with general siad bare, other than sharing a common tribal lineage with the late dictator. Many lost their love once sons daughters and elders were not spared. Now this needs healing and you do that by talking about the past not in the way Keyd media does though. What happened in Mogadishu between 2006 and end 2008 was the most treacherous act its also unforgivable and people can only blame the habashi collaborators Geedi Cabdilahi Yusuf cabdi qeybdiid gacmadhere, and that part needs healing to but it takes time Oba.
  2. Oba its true the USC stole many houses of reer Mogadishu and old wounds need to heal for people to trust each other again. You cannot ignore what happened i hate it when Somalis try to ignore their problems and try to wish wash it with empty rhetorics of waanu is jecelnahay we have moved on. People can only move on if they talk about their past and problems , dont be like the saudis who keep their black sudanese concubines behind doors and when they were confronted with it by pious sheikhs in saudi arabia in the 70s. They said there is no such thing and denied the whole thing, you have to challenge you're problems and than solutions will come.
  3. Che -Guevara;914417 wrote: When you move out of my house...lol :D
  4. Somalia;914405 wrote: Why would we want to copy a project that has failed, we all saw this "election". I think his kids are telling him fantasies, maybe they are fond of their reer abti, I am not impressed Mr Faroole, NOT IMPRESSED. Come on elections are good whether its in Puntland or even southern Somalia , people will vote for their clan but its better than no democracy at all even if there were elections in Somalia people would have voted for their Qabiil. in Djibouti election happened but its strictly run by the goverment the same if its done in Kilinka shanaad.
  5. Somalia but HAG has good friends in the region though they have 17.000 african union forces on their side Diplomatically uncle sam supports their cause and now Hassan is forging new relations with the Europeans. But lets see if they can manage it politically and economically that's the biggest challenge. They have a good leverage on Saacid who operates as a deputy mayor of Mogadishu no more a contest between a President and his prime minister. And it seems the formation of Jubbaland was put on hold by the Gedo Clan because the region was not fully liberated. The biggest challenge for Damjadiid and HAG will be implementing clan federalism and the fight against Amiir Godane. And ofcourse the talks of the century between Somaliland and Somalia.
  6. Madaxwaynaha Somaliya Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxwaynaha Somaliland Ee Aqoonsiga Maraykanka, Kuna Adkaystay Midnimada Somaliya Hargeysa (Ramaas) Jan 31,2013 – Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan xarunta Midowga Yurub ayaa ka hadlay dhawaaqii Madaxwaynaha Somaliya ku sheegay in Somaliya aanay dawlad u ahayn reer Somaliland. Madaxwaynaha Somaliya, waxa uu sheegay in aqoonsiga Maraykanku siiyay Somaliya aanu dhibaato u lahayn Somaliland iyo guud ahaan Somalida kale, waxaanu tilmaamay in dhaqdhaqaaqyada beesha caalanku wado uu yahay mid Somalilandna ka faa’idi karto. Madaxwaynaha Somaliya, waxa uu ku adkaystay inuu ka shaqeynayo midnimada Somaliya iyo Somaliland, waxaanu tilmaamay in aanay marnaba diyaar u ahayn in xoog iyo cadaadis dublamaasiyadeed midnimada lagu keeno.
  7. We shall see how it goes and how strong HAG is politically and diplomatically it will be tested be ready:D
  8. NGONGE;914389 wrote: “Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay Mareykan baa dalkii Aqoonsadayoo waxbaa is bedelaya war waxaan leeyahay sidii la doono yaan loo hadlin taana yaan la rumeysan cidna cidkale Hormarkeeda kama hor istaagi karto Dowlada federaalka ee la sheegayo waxaa lagu dhisay Dastuurkii lagu sameeyey Puntland hadaan leys indha tireyna reer Puntland dhulkooda ayaa lagu dhisay Dowlada Soomaaliya iminka ka jirta hadiise leys ogoleysiin karin Soomali weyn Puntland wey tashaneysaa waxbaana inoo Dagsan waana la yaqaanaa, Sidaasina waxaa yiri Madaxweynaha Puntland. http://www.raxanreeb.com/2013/01/puntland-oo-u-digtay-madaxda-sare-ee-dowlada-dhageyso/ Is he threatening HAG
  9. Ofcourse wa inu ku daydo Somaliland:D
  10. Interesting Somali wa qawmiyad eeh maha qaran.
  11. ^^ Mooge madaxweynaha wax walba u sameya wu ku mucaraada, wa nooc kale wa cadho doorashadi ka kacday. Xassan ila hada talaabo qalad ah ma qaadin , laakin san faqida laga fiican:D
  12. Its strange though any one can be a Somali as long as he speaks Somali and is Muslim, there is no such thing that limits people of not becoming a Somali. So we have to understand term Somali is a broad identity , to some it means a nationality to some it means a lose ethnicity to some it means a language. So before we talk about Somalinimo do we even understand what Somali means.
  13. Interesting debate on the Somalia and Somaliland talks
  14. The Somali republic was recognized at that time its statehood, but its governmental recognition was given just recently well atleast the US
  15. ^Nothing has changed for SL well ofcourse the brits are paranoid and scared of Amiir godane but what else is new everything else goes as smoothly as 2012:D and the years before that, If you believe you will be free one day from Ethiopia. Than Certainly Somaliland has a future to or even if Somalia will stand on its own to feet with out Amisom one day. Every one has his problems and shortcomings some more than others but hey thats life, we have to live with it.
  16. Some new talent this kid is the new thing " frameborder="0" allowfullscreen>
  17. Safiirka Ingriiska U Fadhiya Dalka Itoobiya Oo Ka Hadlay Arrimaha Somaliland, Somalia iyo Djibouti. Waxaan ku rajo weynahay In aanu xidhiidhkii Wacnaa ee Somaliland iyo Ingiriiska soo celino… Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Itoobiya, Greg Dorey,oo waraysi siiyaay Saxafiyada Dr.Moha Farah Jire ayaa sheegay inuu ku han-weyn yahay in si dhakhso ah loo soo celiyo xidhiidhkii wanaagsanaa ee Somaliland iyo Ingirriska. Safiirka oo Dr. Moha Farah Jire oo ah Saxafiyad Arimaha Africa iyo Caalamka u qaablisan Nabadgalyada, Diplomasiyada, Siyaasada ugu waramayey Adis Ababa waxa uu ka hadlay xanibaadii xaga socdaalak ee uu dalka Ingiriisku ku soo rogay socdaalista Somaliland ay ku tagayaan Muwaadiniinta Reer Ingiriis. Amb. Greg Dorey oo ka hadlayey arrintaa waxa uu yidhi “Runtii Ingiriisku waxa uu aad ugu dhuun daloolaa wixii wel-wel ah oo ka dhacaya Qaaradda Afrika gaar ahaan Somaliland oo ay xidhiidh la leeyihiin ku saabsan Nabad gelyadda, Horumarinta iyo Saaxiibtinimadda guud.” Safiirku waxa uu sheegey inay u shaaciyeen xanibaada socdaalka sabab la xidhiidha xuquuqda muwaadiniintooda oo ay tahay inay ku wer galiyaan khataraha Amni daro ee ay waajihi karaan, Amb. Dorey waxa uu yidhi “ waxaan aad ugu hanweyn nahay in aanu xidhiidhkayagii wacnaa ee Somaliland xukuumadeeda aanu la lahayn aanu soo celino,Somaliland waxan la leenahay xidhiidh wacan oo waaray , waxaanan ugu hanwey nahay in dhakhso loo soo celiyo walaaltinimadeenii wacnayd , waxaan sidoo kale ku hanwey nahay in Somaliland Mas.uuliyeenteedu ay yimadan shirka Somalia ee Uk Xukuumadeedu qaban qaabinayso, oo Somaliland iyo Somalia ba ay ka qayb gali doonaan, anaga oo jecel in ay Somalia siin doonto Xuquuqda Somaliland leedahay ee ay 20 ka sano inta ka badan ku soo caano maashey nabada waartey, iyo dimoqraadiyad doorashooyinka madaxweynayaasha laysku bedelay, waxaan isku dayi doona in wax kasta oo surto galinaya in shirka ay wada yimaadan”. Safiirku waxa kale uu hambalyeeyey Dowlada Itobiya oo hogaaminta Jagada AU ga loo doortay oo uu tilmaamey inay hab sami u hanan karaan xilkan si taariikhi ahna uga nidho dhalin doono Gudoomiye Mr. Haile Mariam Desalyn. Waxuu safiirka Ingiriiska Itoobiya u fadhiyaa xusay in Djibouti ay sanadkan bisha sadexaad ka yagleeli doonan xidhiidh quwad leh oo ujeedadiisu tahay in Guud ahaan geeska Africa wixii nabad galyada ku saabsan lagala xidhiidho Ethiopia iyo Djibouti oo ah udub dhexaadka Geeska Africa.
  18. “Somaliland Ma Aqoonsanin, Inkasta Oo Aan Ka War-hayno Dhibaatooyinka Ay Sheeganayaan” Safiirka Ingiriiska Ee Somaliya Matt Bough (Dhageyso) Hargeysa (Ramaas) Jan 30,2013 – Safiirka Dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliya Matt Bough, ayaa ka hadlay dhawaaqii dawladdiisu kaga digtay xasiloonida Somaliland, waxaanu faahfaahin ka bixin kari waayay halista amaan daro ee dawladdiisu Somaliland ka sheegtay. Safiirka Ingiriiska ee Somaliya Matt Bough, waxa kale oo uu ka hadlay Madax-banaani Somaliland ka hesho beesha caalamka, waxaanu tilmaamay in dawladda boqortooyada Ingiriisku aanay aqoonsanayn Somaliland, balse ay ka warhayso dhibaatada ay ka tirsanayaan dalkii Somaliya. Matt Bough oo wareysi siiyay laanta Afka Somaliga ee Idaacada VOA ayaa isaga oo ka jawaabaya inuu faahfaahin ka bixiyo dhawaaqa dawladdiisu amaanka Somaliland kaga dayrisay yidhi “Faahfaahinta dheeraadka ah ee aan ka bixin karo arintan waa mid kooban, waxaan u sheegayaa (dadwaynaha), tallo-bixintayda dhinaca safarka ee ku daabacan website Wasaarada arimaha dibada, waxaanu halkaa ku cadaynay in xiligan loo safro Somaliya oo ay ku jirto Somaliland, marka la eego halista gaarka ah ee la tilmaamay inay ku waajahan tahay dadka reer galbeedka ah ee Somaliland halkaasi jooga, waxaanu kula talinay dadka Ingiriiska u dhashay ee halkaasi jooga inay ka baxaan, laakiin faahfaahin intaa dheer kama bixin karayo, laakiin si dhib yar kumaano gaadhin (Go’aankaasi)” Mr Matt Bough, waxa uu sheegay in dawladdiisu arintan ay wada-hadal kala yeelanayso Somaliland “Wada-hadal ku saabsan arintan ayaanu Somaliland kala leenahay, iyagga ayaanuna toos ugala xidhiidhaynaa, waxaana masuuliyad naga saaran tahay muwaadiniinta Britain u dhashay ee guud ahaan caalamka ku sugan, go’aanka lagu bedalay dhanka socdaalkuna muu ahayn go’aan si fudud iyo taxadar la’aan lagu qaatay, intaasi wixii ka baxsan Somaliland ayaanu kala xidhiidhaynaa”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray in gooni isku taag iyo Madax-banaani Somaliland heshaa ku xidhan yahay Somalida “Siyaasadayada Somaliland ku aadani waa mid cad, haddana waa arin u taala Somalidu inay go’aan ka gaadhaan midnimada labada dhinac u dhaxaysa, dhinaca kalena waa hawl u taala midowga Afrika, mana jiro qorshe gaar ah ama go’aan Ingiriisku doonayo in lagu xaliyo, Somaliduna waxay awood u leeyihiin inay wada hadlaan, taasina waa mid sii kordhaysa, midowga Afrikana waxay leedahay ansixinta go’aanka Somalidu isku raacaan, iyada oo aan la wada hadlina xal ma imanayo, sanadkii hore ayaanu dhiirigalinay in la wada hadlo, aakhirkiina waa la wada hadlay, ilaa imikana taasi ayaanu taageraynaa” Safiirka oo la waydiiyay sida dawladdiisu u aragto in Somaliya midowdo ama kala go’do, ayaa ku jawaabay “Somaliland ma aqoonsanin, inkasta oo aan ka war-hayno dhibaatooyinka ay sheeganayaan, laakiin Somalida ayay u taalaa inay go’aan ka gaadhaan xidhiidhkooda mustaqbalka”ayuu yidhi.
  19. Dr sacad after the collapse of the late Udub joined Ucid he was indeed a good diplomat i give him that. When he was the Ambassador the US was even considering shifting towards Somaliland. This was before the Koonfurians got the AU contract of Amisom