-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland government begins ranking its armed Forces
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yes those are the top chiefs in the Army. -
Somaliland government begins ranking its armed Forces
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland government begins ranking its armed Forces
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland government begins ranking its armed Forces
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo 20 Jirsaday Iyo 12 Sarkaal oo loo Xidhay Darajooyinkii Ciidanimo February 2nd, 2013 Xukuumadda Axmed Siilaanyo Oo Ka Dhabaysay Bixinta Darajooyinka Ciidamadda qalabka sida Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 19-aad ee aasaaska Ciidanka qaranka Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 2-da bishan febaury. Munaasabadda Xuskaasi oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee magaaladda Hargaysa ayaa waxa kale oo ka soo qayb galay sadexda Gole Qaran, taliyayaasha Ciidamadda Somaliland, saraakiisha sarsare ee Ciidamada , mas’uuliyiin iyo marti sharaf kale. Madaxweynaha Somaliland ayaa munaasabadas gudaheeda waxuu markii ugu horaysay tan iyo intii ay Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaanideeda sanadkii 1991-kii uu halkaa derejada sarkaalnimada oo kala heer ah ugu xidhay 12 sarkaal oo ka kala tirsan Afarta nooc ee ciidamada ee kala ah Ciidanka qaranka , Ciidanka Booliska Somaliland, Ciidanka asluubta iyo Ciidanka ilaalada Xeebaha. 1)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) ayaa laga dhigay Derejada sareeye Gaas. 2)- Taliyaha Ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa laga dhigay derejada sareeye Guuto. 3)- Taliyaha Ciidanka asluubta Maxamed Xuseen Xiirane ayaa laga dhigay Derejada Sareeye Guuto. 4)-Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland Axmed Cismaan xasan ayaa laga dhigay Derejada Sareeye guuto. 5)-Abaanduulayaasha koowaad iyo labaad ee Ciidanka qaranka iyo taliyeyaal ku xigeenadda koobaad iyo labaad ee ciidanka Booliska Somaliland ayaa iyagana la gaadhsiiyey derejada Sareeye guuto. 6)- Taliyayaal ku xigeenada koowaad iyo labaad ee ciidanka asluubta somaliland ayaa iyagana la gaadhsiiyey derejada Gaashaanle sare. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud ((Siilaanyo) oo munaasabaadaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ilaahay ugu mahad-naqayo in xukuumadiisu noqoto tii ugu horaysay Somaliland ee bixisa derejooyinka ciidamada, isagoo ku tilmaamay ciidamadu inay yihiin tiir dhexaadka uu qaran leeyahay, loona baahan yahay in mar kasta ay dhiirrigelin ka helaan dawlad iyo shacabba. Madaxweynaha Somaliland waxa uu munaasabadaas mahadnaq ugu jeediyey taliyayaashii hore ee soo maray ciidamada Somaliland. -
Somaliland government begins ranking its armed Forces
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Today is the big day ceremony ranking begins something we have been waiting for more than 20 years. -
U.N. chief suggests review of 21-year-old Somalia arms embargo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Bring in the arms. -
U.N. chief suggests review of 21-year-old Somalia arms embargo Michelle Nichols Saturday, February 02, 2013 UNITED NATIONS (Reuters) - The Security Council should consider lifting an arms embargo on Somalia to help rebuild the country's security forces and consolidate military gains against al Qaeda-linked al Shabaab, U.N.chief Ban Ki-moon suggested in a report Friday. The council imposed the embargo in 1992 to cut the flow of arms to feuding warlords, who a year earlier ousted dictator Mohamed Siad Barre and plunged Somalia into civil war. Council diplomats said the arms embargo was "under discussion" as the delegations have not reached a final agreement. Somalia's president and prime minister were elected last year in the country's first national vote since 1991. "Enhanced efforts are ... urgently needed to develop the Somali National Security Forces," Ban said in the report to the 15-member council. "In this regard, the Security Council may wish to consider the repeated request by the government for lifting the arms embargo." Somalia wants help strengthening its poorly equipped and often ill-disciplined military that is more of a loosely affiliated umbrella group of rival militias than a cohesive fighting force loyal to a single president. There are 17,600 U.N.-mandated African Union peacekeepers helping battle the Islamist rebels in Somalia. The African Union has also appealed to the Security Council to review the arms embargo on Somalia. "Although security has improved considerably in Somalia, the struggle is far from over. The insurgents continue to carry out their attacks using terrorist attacks and targeted assassinations," Ban said. "These spoilers will seize any opportunity to reverse the gains," he said. "We must continue to stay alert and deny them the space they seek. We should continue to explore the measures already identified, such as travel bans and asset freezes, as we determine when and to whom these must be applied." Ban also recommended in the report that a new U.N. assistance mission to deliver political and peacebuilding support be established in Somalia and that the Security Council consider a U.N. or joint U.N.-AU peacekeeping mission once the combat operations against Al-Shabaab come to an end. He said planning for the deployment of the new U.N. assistance mission should take place as soon as possible and that it be based in Somalia instead of neighboring Kenya, now that security has improved. The Security Council needs to renew the mandate for the AU peacekeeping force in Somalia, known as AMISOM, by early March. The council is also considering a call to permit the export of stocks of charcoal. It banned the sale abroad of Somali charcoal in last February in an attempt to cut off al Shabaab's funding. The Security Council's Monitoring Group on Somalia and Eritrea, an independent panel that reports on compliance with U.N. sanctions, says charcoal exports from southern Somalia in 2011 generated over $25 million for al Shabaab. (Editing by Doina Chiacu). Source: Reuters
-
Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Maad arkayse meel u ku cunayey lacagta dr bidaar? -
Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Red sea walalaheen dinkaha maad ka so horjeeda. -
I am going to miss ameena she is banned she was a smart lady
-
Somaliland: Puntland to Parley Somaliland after Threatening Somalia Friday, 01 February 2013 19:29 "If the Somalia government acts contrary to the federal Constitution we might follow the example of Somaliland with which we have initiated peace talks; President Farole By: Yusuf M Hasan GAROWE (Somalilandsun) - The Puntland regional administration has made a big about turn as pertains to its decades long bitterness against Somaliland. The president of the Somalia administrative region of Puntland Abdirahman Mohamed Farole has revealed that his government desires to establish contact with Somaliland as a prelude to peace in the eastern parts of the country. In a lengthily address to his newly established political party, the first in Puntland, President Farole informed his supporters that peacefull co-existence with the republic of somalialand was the only option for his administrative region that he wants to separate from Somalia if the government in Mogadishu continues to diverge from stipulations of the federal constitution. President Farole who has been a thorn in the flesh of Somaliland said thast talks already initiated will initial deal with establishing parameters for peace in areas bordering the two countries. Said he, "After establishing peace then we shall most probably embark on talks about the sovereignty of Somaliland which we want shall most likely favour in lieu of ongoing disillusions by Puntland on activities undertaken in Mogadishu as related to the federal constitution. According to reporter Abdirizaq Mohamed of Horseed Media, Farole also said that Puntland's democratization and election process needs to learn from the over ten years experience of Somaliland in such matters. Puntkand is expected to hold its first democratic elections this year a number of political parties have already been registered thus try to wrest political power democratic from Strongman Farole and his deputy General Abdisamed Ali Shire who have clung to power despite long after the expiry of their mandate. The warning to Mogadishu and subsequent revelations of imminent reconciliation talks with Somaliland by the hardliner unionist Farole is sweet music in Hargeisa and fowl broth for Mogadishu. If Puntland stands true to its desire for peacefull co-existence around the common Somaliland-Somalia border then the Khatumo secessionists are about to be made completely redundant owing to the fact that they and they mischief predecessors have always received their backing from Farole Somaliland officials at regional and national levels are yet to confirm or deny the Farole peace talks revelation and similarly Somalia authorities have not commented on the threats of secession by Puntland which is a backbone of the remnants of what used to be greater Somalia and now fragmented to several self administering regions backed by different neighboring governments.
-
Oba what do you want from my sisters Unukas dont have camels ma goyn kartaan
-
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
You can never satisfy all people oba, they are probably angry because Hassan is showing real leadership. -
Anti British protests in Somalilands second capital Burco
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
Dibad-bax Lagu Naqdiyay Go’aankii Ingiriiska oo ka dhacay Burco February 1st, 2013 Comments Off HARGEYSA (Somaliland.Org)-Dadwaynaha ku dhaqan Magaalo Madaxda gobolka Togdheer ee Burco ayaa maanta dhigay Dibad-bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan dhawaaqii Ingiriisku kaga digay xasiloonida Somaliland. Dadwaynahan oo badankoodu ku labisnaa isla-markaana sitay calanka Somaliland, ayaa waxay ku dhawaaqayeen weedho ay kaga soo horjeedaan dhawaaqa dawladda Ingiriiska, kuna muujinayaan jiritaanka iyo madax-banaanida Somaliland oo ay ku tilmaamayeen inay tahay mid muqadas ah oo aan cidna loo daba fadhiisanayn. Dadwaynahan oo tiradoodu dhowr kun oo qof ahayd, ayaa waxay socod ku mareen jidadka Magaalada Burco, iyagga oo markii dambana isugu soo biyo shubmay fagaaraha beerta xoriyada ee Magaalada Burco, halkaasi oo ay kala hadleen Masuuliyiinta Gobolka Togdheer oo uu ka mid yahay badhasaab ku xigeenka Gobolkaasi Mr Ubaxle, waxa kale oo dadwaynaha khudbado u jeediyay qaar ka mid ah waxgaradka Gobolkaasi iyo Guddoomiyaha guddida horumarinta Togdheer. Dadwaynaha oo ay dareenkooda ka muujiyey sida ay uga xun yihiin dhawaaqa amni daro ee dawladda boqortooyada Ingiriiska, ayaa sidoo kale waxa la hadlay Maayarka cusub ee Magaalada Burco, waxayna dhammaan masuuliyiintaasi shacabka reer Burco uga mahad-celiyeen sida ay isugu soo baxeen ee ay u muujiyeen shucuurtooda Waddanimo.
-
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
These people are funny bal maxa dhaxamaha u so saaraya -
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The demo is being organized by a group called Sahal. -
OGEYSIIS DEG DEG AH—- Mudaharaad ka dhan ah madaxwayne Xasan Shiikh oo ka dhici doona London Ummadda Soomaaliyeed ee nabada jecel waxaa lala socodsiinayaa in ururka Sahal iyo jaaliyada UK ay wada dhigidoonaan mudaharaad looga soo horjeedo qaabka hogaanka uu dalka ku wado madaxwayne Xasan Shiikh. Jaaliyaddu waxay aad uga xun tahay siyaasaddaha guracan xun ee uu la soo baxay Xasan Sheekh, taasoo jaaliyada UK ay ka cabsi qabto in dalka uu galiyo markale dagaal sokeeye. Ujeedada mudaharaadku waa inaan muujino inaan kasoo horjeedno ku dhaqan la’aanta dastuurka fadaraaliga ah, hantida iyo guryaha ee Muqdishu lagu haysto ilaa 1991, qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyo farogalinta ay dawladu ku hayso maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka, iyo xadgudubka, caburinta lagu hayo suxufiyiinta ka hawlgasha Muqdisho. Mudaharaadka waxaa lagu qaban doonaa goobta iyo waqtiga soo socda: Puntlandi
-
HAG action group dam jadiid wuxu intu ba wa isku ilmadeer isku meel bay wax u wadaan xita general bahuku
-
HAG wa xisbi eeh maha qabil sida dam jadiid , caydu wa calyo waliga nin weyn Nacasnimo lugu ma sheego xita hadadan fikirkisa la qabin.