Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Hassan is the man who runs the show saacid operates as the deputy mayor of Xamar.
  2. ^^ damn right Somaliland statehood now tomorrow the day after till the the day the world ends , every nation fights for their dignity and independence to live in freedom justice , and Somaliland will continue to exist as an independent state. If the Kurds are fighting more than 70 years, the Eritreans fought more than 30 years the south sudanese fought more than 50 years. Reer Somali galbeed fighting for more than 129 years. I think Somaliland is having it real easy because they control their future, long live.
  3. Myir whats so special Somaliland has diplomatic offices in Djibouti kenya Tanzania south Africa rwanda and soon in South Sudan
  4. Waxa kale oo uu wasiirku sheegay in weftiga ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ay isla soo qaadeen wada hadalo hore oo u socday, kuwaasi oo la xidhiidhay sidii ay labada dale e Somaliland iyo Koonfurta Suudaan isku dhaafsan lahaayeen safaarado. Waxaanu wasiirku tilmaamay in ay heshiis kuwada gaadheen dawlada Koonfurta Suudaan in ay Somaliland safaarad ka furto magaalada Jubba isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan xafiiskaasi u farayaan, waxaanu yidhi “Waxa kale oo aanu la kulanay weftigii ka socday dawlada Koonfurta Suudaan ee ka qayb gelayay shirka waxaanu ka wada hadalnay wada hadalo horeba noogu socday oo ah in labada dal ay is dhaaf sadaan xafiisyo iyo safaarado taasi oo mudaba qabyo ku ahayd dhinaca Koonfurta Suudaan oo hore u sheegtay in aanay farsamo ahaan diyaar u hayan bal se aanu mabda’iyan isla qaadanay, waxaanan shacabka Somaliland u sheegayaa in labada dalba ay ku heshiiyeen in sida ugu dhakhsaha badan dawlada Somaliland loo ogol yahay in ay safiir iyo safaaradba ka samaysato magaalada Jubba ee dalka Koonfurta Suudaan, laakiin ay dawlada Koonfurta Suudaan muddo ku qaadan doonto arrin dhinaca farsamada ah awgeed.”
  5. i am just joking someelee i consider them family the closest to me.
  6. Wadani;913605 wrote: Haddii aanay qabyaaladdu ina reebi lahayn oo aynu ahaan lahayn ummad midaysan, miyaynaan meel heer sare ah gaadhi lahayn? War Somalidu dad isku af ah weye ismana afgartan hadana bal adba hagaaji.
  7. Wadani;913597 wrote: Oba, Soomaalidu way ka duwanyihiin madowga kale, waliba aad bay uga duwanyihiin ee dhibaatadu waxa weeyaan inagii baa isku mushquulnay. Haddii aynu u soo jeedsan lahayn danteena iyo cadowga rasmiga ah Afrikada kale in aynu ka duwannahay adduunkoo dhan bay u caddaan lahayd. wtf Somalidu wa xaabo,, Somalia 17.000 oo africaan ah ba ilaaliya kheyr na kuma joogan wa lo qayilay Somaliland na wa iska noolyihin ilahay ba iska wata dunidaba cidi kama taqano oo wax buuran islama hayaan.. Djiboutina fransiis ba ilaaliyaa oo wali wax maxmiyaad. kilinka shanaad iyo nfd iyaga hadalkooda ba daa. Africa da kale wabay ina dhamaan oo wax bay haystan oo wuuxuun ba u dhisan. Somalidu wa xaabo xaarkooda walaqda, Dabeedna murayada isku eega oo is cajabiya oo yidha wanu qurux badanahay kalay arka sankayga dheer kalay arag sidan u eegahay loool.
  8. Nuune ingriiska ilahay dhulka hala Goo'ooyo jimankaga ku sii daa:D
  9. Ingriis iyo fransiis wada socda waleh waxba so socda nuunow , maxaynu yeelna
  10. Ethiopian leader Hailemariam Desalegn elected AU chairman on JANUARY 27, 2013 · in NEWS 11:50 am ADDIS ABABA – Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn took over the post of African Union chairman on Sunday, replacing Benin’s President Thomas Boni Yayi in the one-year post. “It is with a great sense of honour and humility that I accept the chairperson of our union,” Hailemariam told leaders at the AU summit meeting. “I wish to express my heartfelt thanks for the opportunity to serve this half-a-century-old organisation for the next one year.” Yayi, the outgoing AU chair, hugged Hailemariam and said he will “succeed brilliantly in his mission in pushing us forward in our agenda for unity, peace, stability and development of our continent”. Hailemariam takes over at the AU just five months after emerging from being a relatively little known politician to run his nation after the death of his mentor Meles Zenawi. A protege of Meles, Hailemairam has managed an apparently smooth transition with little major change in policy from Meles, who had ruled with an iron fist since toppling dictator Mengistu Haile Mariam in 1991. Hailemariam, a former water engineer, has defied critics who feared instabilty in Ethiopia, taking over leadership of his country in a rare peaceful handover of power for the Horn of Africa nation. Before becoming prime minister, Hailemariam was president of Ethiopia’s Southern Nations, Nationalities and Peoples Region, and was appointed to be deputy prime minister and foreign minister in 2010 after the ruling coalition party’s fourth win, a landslide victory.(AFP)
  11. Xiinfaniin SL gives khatumo all the attention they want diplomatically Militarily , but Khatumo wants the attention of HAG and Hassan in Mogadishu. And that seems to be not arriving some how, so marka mar mar bala jubeya and thats what Professor Cali is doing:D.
  12. Jamhuuriyadda Somaliland: Qaran ku Kalsoon Amnigooda January 28th, 2013 Bahal Iga Da’a weynoo Dad cun ahi ma Joogee Kuma didee Hargooloow Ha Igu Tumin Durbaanada Iyo Daasadaha Madhan (Abwaan Hadraawi) Waxaad moodaa in beryahan danbe in dagaal Nafsaani ah lagu soo qaaday Shacbiga reer Somaliland iyada oo sidii caadada u ahaan jirtay cadawga Somaliland ay af-labadii yeedhaan marka ay rajo beenaad yari meel uga soo bidhiiqdo! Yaa Xasuusta demdemtii iyo sawaxanka ka bixi jiray cadawga Somaliland maalmihii ama bilihii u horreeyay ee xilka soomaaliya loo cimaamaday Cali Mahadi, Cabdi qaasim, Cabdilaahi Yuusuf, Iyo Sheekh Sharriif? Eryada ay odhan jireen waxaa ka mid ahaa; Imika ayay u dhamaanaysaa Somaliland! Maxaydun yeelli dawlad baa soomaali u dhalataye, dadkiina soo raaca, imika ayaa idinka oo Ordaya aad iman doontaan…. erayadaas iyo kuwo ka sii xun ayaa badiyaa ka soo yeedhi jiray cadawga Somaliland. Maantana dhawaaqaas mid la mid ah oo caalwaa ah ayaa ka soo burqanaya afka buka ee cadawga Somaliland. Xaqiiqduse waxay tahay oo ay Taariikhdu ka marag kacday in ay Dabayshu ay qaaday kuwii sheeganayay Madaxweynayaasha Soomaaliya, halka ay Somaliland ka tahay Qaran jira oo dhismayay Dhaqaale ahaan, Siyaasad ahaan iyo Millatari ahaanba. Iyada oo Shacbiga reer Somaliland iyo Xukuumadiisuba ay soo dhawaynayaan in shacbiga reer Soomaaliya ay nabadgelyo iyo dawladnimo helaan, hadana dhinacooda markaad eegto wali waxaa ka muuqda inaan caqli badani u kordhin oo ay wali ku hadaaqayaan wixii ay ku hadaaqi jireen 22kii sanadood ee la soo dhaafay! Waxay la bootaalaysanayaan ama ay la birin-birqaynayaan Maraykan baa na Aqoonsaday.. na soo raaca.. Midnimadu waa muqqadas iyo erayo badan oo kale oo duugoobay oo ay isticmaalayeen tan iyo intii ay Somaliland jirtay. Waxay ahayd inay ku mashquulaan xasalinta nabadooda iyo dhismaha dalkooda, halka ay wakhtiga iskaga luminayaan Somaliland oo ah Qaran isku tashaday. Intaas hadaan ka yara gudbo, Qoraalka ay Wasaarada Arrimaha Debada ee UK ay ka soo saartay Somaliland, waa Qoraal lagu degdegay oo aan wax saamayn ah ku yeellan doonin arrimaha Nabadgelyada, Siyaasada iyo Dhaqaalaha Somaliland. Allah mahadi haka gaadhee Somaliland way ka soo gudubtay xilli ay saameeyn ku yeeshaan Siyaasado wadamo kale, Waana Qaran isku kalsoon oo awood buuxda u leh inuu ilaashado Amaankiisa, talaabo adagna ka qaado cid kasta oo isku dayda inay waxyeellayso Amaanka Qaranka Somaliland. Waxaan Shacbiga reer Somaliland ku baraarujinayaa inaanay dheg u dhigin dacaayadaha ay cadawgu ka fidinayaan Somaliland, waxaana lagama maarmaan ah in Shicib iyo Dawladba loo hawl galo sidii loo sii Xoojin lahaa Amaanka Dalkeena, dhirbaaxo culusna loogu dhufan lahaa cid kasta oo isku dayda inay waxyeello u geysato Amaanka, Dawladnimada iyo Madaxbanaanida Somaliland. Ugu Danbayn Amaanka Somaliland waa 100% waxaana u Carbisan Ciidamada Geesiyaasha ah ee Milattariga, Booliska, Sirdoonka, Badda, Asluubta oo kaashanaya Shacbiga Geesiyiinta ah ee reer Somaliland iyo Xukuumadooda.
  13. Xiinfaniinle Maybe because hassan and the HAG political party ignored Khatumo so ofcourse he will lash out on the policies of Mogadishu.
  14. Am i crazy or is there some one singing in Aden:D
  15. Haatu you're cousins in galbeed they spit their qabil pride in a poem maybe you guys are from a different stock joke lol
  16. Wadani;913515 wrote: Haatu, I don't blame. u There is a cultural difference between reer waqooyi and other Somalis when it comes to this. To us asking somone their clan is like asking them their last name. It's very normal to us. Somalilanders are more open they dont like hiding stuff there are no taboo's in Somaliland society, Koonfurians and supposedly also reer NFD have lots of taboo's and like to hide many things.
  17. Haatu;913510 wrote: How can you have the guts to ask someone else what qabiil they are. Don't you feel embarrassed? I was taught that stuff was ceeb. Why is that ceeb Haatu what sub clan are you after you're bigfoot clan ma kuwi cawlana mise kuwi waaqa cabuudi jiray? Its not ceeb its just the way to get to know each other.
  18. Apophis;913465 wrote: Somaliland is a nationality and bees are just tiny birds. The BS never stops. Do you want troubles Apophis hada wa inagi, respect SL and its people and they will give you a nice hospitality and caano geel if you like
  19. QansaxMeygaag;913466 wrote: Take a wild guess; won't I spoil the fun of SOL if I reveal too much.... Maygaag is a typical Somaliland name but you are not from Somaliland maybe kilinka shanaad.
  20. Its true the sandwellers have brown eyes and are not skinny and are bit stronger build physically they have this majestic look.
  21. Remember Somaliland is a nationality not all peoples of SL look the same but what i described was a bit tall or average but not short long faces pointy noses curly hair some afro hair a browinish skin color, some are skinny but some are not