-
Content Count
29,974 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Ingiriiska Cilaaqaad aad u dheer ayaa Somaliland Ka Dhaxeeyay waanu ka saaraynaa mugdiga soo galay” February 5th, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta duhurkii u kicitimay dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo ku tagay. Waxaanu ka dhoofay madaarka Hargeysa. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa ku sii sagootiyay madaarka Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Wakiiladda iyo Guurtida iyo masuuliyiinta Hoggaanka xisbiga talladda haya ee KULMIYE. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu sheegay inuu socdaal ku tagayo dalka Ingiriiska isla markaana uu sii mari doono wadanka Kenya. “Waxaan Aniga iyo Weftigaygu aan u ambo-baxaynaa dalka Ingiriiska, halkaasi oo aanu kula kulmi doono Wasiirka Arrimaha dibadda William Heague. DawladdaIngiriisku waa dawlad cilaaqaad aad u dheeri innaga dhaxeeyay iyo wax wada qabsi dhinacyo badan leh,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland. Madaxweynaha oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaasi ku ladhay “Waa Tii mugdi meesha soo galay, Inshaalaahu Mugdigaasi meesha waanu ka saaraynaa. imikana waxaan u tagaynaa inaanu wada hadal la yeelano masuuliyiintaas aan sheegay qaranka Ingiriiska madaxdiisa ka mid ah. waxaanan rajaynaynaa inay si fiican noogu dhacdo.waxaanan dalka iyo dadkaba u rajaynayaa wanaag, bash-bash iyo Barwaaqo.” Madaxweynuhu waxa uu intaasi ku daray inuu kala hadli doono masuuliyiinta Ingiriiska baaqii ay dhawaan muwaadiniintooda ugu baaqeen inay ka soo baxaan Somaliland sababo la xidhiidha cabsi Nabad-gelyo darr Madaxweynuhu waxa intii aanu dhoofin madaarka salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa weftigan ku wehelinaya Wasiirrada Arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire Iyo Marwadda koowaad ee Somaliland.
-
Not sure i have always viewed Puntlanders as people who wanted to remain part of Somalia ,as long as they rule their fiefdom separately that's why they call the loudest for clan federalism. I remember in 2003 Cabdilahi Yusuf told the elders of Puntland i am leaving Puntland i am going to Mogadishu to rule these were his exact words. So i have hard time believing Puntlanders will give that up and call for separation.By the way there is no such thing as Jubbaland it doesn't exist ,there is raskambooni brigade and the Kenyans in the lower jubba.
-
But jubba land and Puntland are not interested of leaving Somalia so how will you solve that? Do you believe Puntlant and Jubbaland should remain with Somalia because thats what they want.
-
Metta see now you are doing the bidding for the pirates claiming parts of eastern sool and eastern sanaag, The pirates claim those territories to and you are doing the exact same thing right now. But to make it easy for you I will be happy with a UN supervised referendum on independence , i will accept the result will you?
-
Somalilanders have been waging an ugly border war with the pirate states since 2001 , one can say they are SL ancestral enemies and it dates back for centuries not just political. You cannot really claim in you're right mind that SL and PL can co exist. How ever HAG and Somalilanders have little or no dealing with each other that means no conflict of interest and even no past conflicts. The only problem with HAG is they need to stop claiming SL Sovereign territory than SL and Mogadishu can be good friends. Its easy to blame the IC , you know exactly what the Somalilanders want.if You stop claiming SL as part of Somalia politically it will send a good message to the Internationale community Its like Somaliland claiming Xamar or galmudug as part of SL that doesn't sit well.
-
Daqane;915896 wrote: Farmajoo is not an ethnic somalilander and she was committing treason of the highest order being a member of the Somali government as well as acting as the Foreign minister, she implies at all those conferences that Somalia is one by her very presence....was there a higher target so with in reach. P.S why do you keep on insisting that this man was hiding, it is after all his hometown regardless of what ethnic somalilanders might say.. He was hiding thats what the security forces told us it was his city but he is working for a foreign country, a country SL has no relations with a country that claims SL to be part of them. The SL laws do not indicate the difference between farmaajo and her any official of Somalia is not allowed to visit Somaliland whether he is a Somalilander ethnically or not. So there is little difference between faarmaajo and fawziya
-
First of all Hadraawi is not from hargeysa but from Burco he is entitled to his own opinion on Somaliland , hadraawi is a respected man but here are his people, he doesn't represented the people of burco he is a poet., Hargaysaawis feel the same way on Somaliland to be free and independent the southern hargaysaawis are the Kings of Somalilands they have been the rulers of Somaliland for centuries. Do you know four out of 9 officers who staged the coup in 1961 were from southern Hargeysa. Did you know during the war who sheltered the SNM in aware they and later in Baligubadle. You should not really form ur opinion on Buuba and his likes. Reer Hargeysa are reer magaal north and south ,you cannot compare them to the farmers of gabiley,, hargeysa is a big city and there are many koonfurians living there.
-
^^ What the hell are you smoking, Somaliland is an independent state it will not unite with the pirate state, nor with Mogadishu, Somalilanders dont hate any one the only thing they said is that we will decide our own future on our own. That doesnt mean they hate you , why would Somalilanders hate Xamar, what did xamar do to Somalilanders , they even helped Somalilanders defeat general siyad bare.The only disagreement Somaliland has with xamar is that xamar tries to claim SL in the form of the former Somali republic. The day that stops SL will be you're best friend, even a better friend than Ismaciil Cumar geele who loves lip singing the Somalia national anthem when he is among the koonfurians:D.
-
She was on transit for heaven sake did you know Farmaajo stayed half an hour in hargeysa transit when heading to Djibouti. The thing is she was not heading for SL. If she wasn't transit she wouldn't be there at the first place wax aan wax weyn ahayn wax weyn haka dhigin. You cannot compare her to the arrested MP ,who deliberately headed for SL knowing he is not welcome and he was arrested.
-
Somaliland President Axmed Siilaanyo appoints new governors
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
They have the Mayors lets see how it goes first before we reject it. -
So what she is not the first ethnic Somalilander to hold that position buuba did omaar did sifir did dheeg did whats so special about her, the only difference is she is not really sure about the whole union thing she repeatedly said that both Somalia and Somaliland are her countries what ever that suppose to mean . Either way she works for Somalia , she is a Somalia official and she now has nothing to do with SL.
-
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Fedaaralka Somaliya Oo Lagu Qabtay Gabilay,Loona Dhaadhiciyey Gaalshire Writen by Qaran News | Published: Feb 5th, 2013 at 12:38 PM Gabiley-(Qaran-news)-Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Fedaraalka Somaliya ,dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland, oo magaciisa la yidhaahdo Jaamac Axmed beryahan danbe ku sugnaa magaalada Gabiley gudaheeda ayaa ciidamada Amniga Somaliland saaka ka qabteen magaalada badhtankeeda. Xildhibaan Jaamac Axmed ayaa islamarkii ciidamadu qabteenba u dhaadhiciyeen Gaalshire ama Xabsiga Gabiley. Qarannews Hargeisa
-
Tuesday, February 5th, 2013 | Posted by Maxamud Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku dhuumanayay Gabilay Hargeysa(Waaheen) Booliiska Somaliland ayaa saaka xabsiga Gabilay u taxaabay Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamud oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya kaasoo ku sugnaa Degmadda Gabilay. Sida uu Waaheen u sheegay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland waxa Xildhibaanka la xidhay ee ka yimi Muqdisho uu u dhashay Somaliland balse mabda’iyan waxa uu aaminsan yahay Federal waxaanu isagoo fulinaya Mabaadiida Dalka Somaliya ka mid yahay xildhibaanada baarlamaanka shaqeeya ee Somaliya. Xildhibaanka la xidhay ayaa la sheegay in uu beryahanba ku dhuumanayay magaaladda Gabilay, isagoo ka soo galay dhinaca Hawd ee Dalka Itoobiya. Sida ay ilo wareedyada Waaheen ay soo xiganaysaa sheegayaana waxa uu ku soo galay gaadhi nooca Dhuxusha qaada ah. Ciidamadda Booliiska ayaa maalmahanba baadi goobayay Xildhibaanka waxaana u suurtogashay inay saaka qabtaan isla markiibana waxay u taxaabeen xabsiga.
-
You got to love how allssc reports news:D Puntlanders ilahay kuwaas waxba iskugu ma ka ya darin and thats how it stays lol
-
Ameena wa naag nool oo geesiyad ah oo maskax badan i hope she is doing fine.
-
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Anti Hassan sheikh Maxamuud demonstration planned
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics