-
Content Count
29,977 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Jacpher;922771 wrote: Secessionist having a field day with dhibta Southka ka jirta. Kuwaan ayagu khilaafka walaalahoow uunbey ku farxaan. Murugada Southka ka jidha miyaa recognition keeneysa. Now you are blaming Somalia's mess on Somaliland what did Somalilanders do , they re not involved dont live in any of Southern Somalia or the disputed regions as you may call it.
-
The Prime Minister does he have the support of the entire gedo people? We know the entire HAG supports Hassan sheikh From abwaan folks to down south to all the smaller once.
-
Guddiga Farsamada ee shirka Jubbaland oo Go’aano Soo Saaray
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
In Gobolo ama Deegaan wax lagu qeybsado I see the districts and regions ba wax lugu qeybsanaya lets see how it goes. -
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
No one is going to trust each other ha dhakhleyso Haatu you still have you''re Kikiyuu brothers , they put nation before the tribes, only during elections times tribal politics matter in kenya. But in Somalia if the president says one thing , Somalidu waxay odhanayaan anagu no jeeda ma arkaysa, waanu qaadacnay -
You are correct Somalee its isku Xishoo., marka aad dad badan sheegeysid na waxad odhanays isku xishooda. Oday its tidhi not tiri Tidhi= said Tiri = count Badhi = Booty Bari = east Koonfurians dont know when to use the R or the DH its quiet funny Dadkan Afsomaliga mar walba manu u dhigi uun ku akhriyey akhriye waligood qadan mayaan
-
Beesha xuseen ciise oo iskugu biyo shubatay somaliland Beesha xuseen ciise oo ka mid ah beelwaynta maakhir Ayaa ayaamahan waday abaabul ay ugu gogol xaadhayeen shirwaynaha beeshaasi oo dal iyo dibadba looga soo hayaamay. hase ahaate shirkaaso dhowr maalmood ka hor ka furmay magalaada gumarwayrafo oo aan sidaas uga fogayn degmada badhan ee G/sanaag Ayaa aha mid aad loogu dhagtaagayay dhawaaqa go’aamada shirkaasi ka soo bixi doona iyada oo beesha shirkaasi soo abaabushay ay ku dhamaayen guurti iyo siyaasiyiin intabaa shirka waxaa ka dhexmuuqday taliyii laanta canshuuraadka gobolka sanaag mahamoud dahir oo dhowaan isaga iyo maamulka gobolka khilaaf soo kala dhexgalay , mugdigaasi oo Marki danbe sababay dhimashada hal ruux iyo dhawac. Docda kale baaqii shirkaasi ka soo baxay oo aan wali warbaahinta lo qaybin Ayaan warar hoose nagu soo gaarayan inuu shirkaasi aha mid si Guud beeshu ugu gaartay Inay taageerto maamulka Somaliland oo ay maamulkaas wax la qaybsadaan. inkastoo aanay na soo gaarin nuqulka baaqi shirkaasi beesha xuseen ciise hadana waxaanu helnay sawiradii shirkaa gabagabadiisa la qaaday mardhowna waxaanu idiinsoo gudbin doona nuqul ka mid ah baaqi beeshaasi soo saartay . sawiradan waxaad ka dhex arkaysa calanka Somaliland iyo qoraalo muujinaya taagerada beeshaasi . laasqoraNET - See more at: http://laasqoray.net/all-somali-news/beesha-xuseen-ciise-oo-iskugu-biyo-shubatay-somaliland/#sthash.9z1xXAwT.dpuf
-
Wasiir Ku xigeenka Macdanta Oo Fagaare kala hadlay Dadweynaha Laasqoray Laasqoray (Somaliland.Org)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Cabdisalaan Maxamed Xasan iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal ku marayay deegaano ka tirsan Gobollada Sanaag iyo Badhan ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha Degmada Laasqoray. Wasiirka oo u waramayay wakaaladda wararka Somaliland ee Solna, isagoo ku sugan magaalada laasqoray waxa uu sheegay inuu shalay kormeer ku soo maray xarumaha maamulka ee degmadaas sida Xarunta dawlada hoose oo uu kulan kula yeeshay Maayarka magaaladaas Maxamed Ayaan Ibraahin , dugsiyada kala duwan ee magaalada iyo dhismaha wershadda kalluunka ee magaalada oo hadda aan shaqaynayn. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland oo fagaare kala hadlay dadweynaha Degmada Badhan ayaa la socodsiiyey dadweynaha deegaankaasi xaaladda dalku marayo xilligan iyo qorsheyaasha ay damacsan tahay xukuumaddu ee ku wajahan barnaamijyada horumarineed iyo kuwa waxqabad ee loogu tallo-galay Gobollada bari ee dalka. Cabdisalaan Maxamed Xasan waxa uu dadweynaha u sheegay ballanqaadyada Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku ballanqaaday in mashaariic horumarineed laga fuliyo Gobolada bariga Somaliland. Dhinaca kale Maayarka magaalada laasqoay Maxamed Ayaan Ibraahin oo isna la hadlay dadweynihii fagaaraha isugu soo baxay ayaa sheegay inay degmada Laasqoray diyaar u tahay ka qayb qaadashada hawlaha horumarineed ee dalka ka socda, isla markana ay cid kasta oo xukuumadda ka tirsani soo booqan karto. Sida la ogyahay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Cabdisalaan waxa uu hore socdaal ugu soo maray deegaano ay ka mid yihiin magaalooyinka Badhan iyo Hadaaftimo iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka Sanaag.
-
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Shan Sarkaal oo ka tirsanaa Maleeshiyo Buuhoodle ah oo si weyn loogu soo dhaweeyay Hargeysa March 2nd, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Shan sarkaal oo sar-sare oo ka tirsanaa maleeshiyadda fadhigeedu yahay magaaladda Buuhoodle, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa. Waxa xubnahan tuuladda Haleeya ee duleedka bari ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Wasiirrada Wasaaradaha Gaashaan-dhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, Wasiirka Dib u dejinta iyo dib u dhiska Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye iyo Wasiir Ku xigeenka Daakhiliga dhinaca Maamulka Mudane Cismaan Garaad Soofe. Xubnahan ayaa sheegay inay si rasmi ah ugu soo biireen Ciidammadda Qaranka Somaliland oo ay ka mid yihiin, waxaanay u mahad celiyeen xukuumadda Somaliland oo ay sheegeen inay si weyn u soo dhaweeyeen. Cirro Saleebaan Magan oo ku hadlayay magaca saraakiishan ayaa sheegay inay wakiil ka yihiin maleeshiyo ku sugan magaaladda Buuhoodle oo metasha shacbiga deegaankaasi. Magacyadda Shantan sarkaal waxay kala yihiin sidan:- 1- Xuseen Maxamuud Baydan. 2- Mahad Nuur Weerar 3- Cirro Saleebaan Magan 4- Dhag-jar Maxamuud Baydan 5- Cabdi Cadde. Dhinaca kale Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa u mahad celiyay sarkaakiishan nabadda qaatay ee ku soo biiray ciidammadda qaranka, waxaanu xusay inay si milgo leh u soo dhawaynayaan xukuumad ahaan. -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
^^ HAG lives the waterMaliyans to and other small Arab communities , but i dont see those people trying to make a mamuul so HAG will do it , since sheikh indho cade al markaawi ruled the place for years,. -
Execution by firing squad: Sheikh Axmed Xaaji's Killers Sentenced
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Loool@ Amiir Godane on the list -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
Oba we all know the hags want more time so the more delay the better for them it gives them time to think of a new plan Its part of the politics -
Mogadishu Federal Government Rejects Current Kismayo Conference
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
The government in xamar was busy to stop this conference by any means necessary Let see if they can stop it or not. -
Garbahaaray conference ends with support for Jubbaland.
Xaaji Xunjuf replied to Gabbal's topic in Politics
Hag elites don't want the capital to be changed every one knows that -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
Oba if you say there is a wider clan alliance using the irir card how come than u want to use poor saacid against his own people. Ileen saacid hada wanin machin hagi sarantahay eh. By the way since did dm join irir this is new for me War niyo sheekadi ba qabil baad u rogtay now how do you think other folks will trust you They will see hassan sheikh and his crew fighting for certain clan interests -
Garbahaaray conference ends with support for Jubbaland.
Xaaji Xunjuf replied to Gabbal's topic in Politics
Caasimadi somalia reer ba yeeshay lool But let's be fair unuka suffered the most in the civil war iska dayaa ha iska dhuuuqaan for a while Wala iskaga daba iman doonaye eh lol -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
Oba haday is dileeen every clan ba dhexdooda xukunka isku qabsaday Maanta wa kuwa wada fadhiya kismayo Unuka iyo habargangsar ba soo kuwi gawda iska saaray , waka maanta abwaan mushxaradayaa Its not a big Deal qabilkau wa is dila hadana wa heshiya , we have seen it in burco hadana wala heshiya There is nothing special about kismayo reer somali ba degen wa is dileen hadana mamuulkooday dhisanayaan -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
They need to first unite galguduud and than unite galguduud with hiiraan Its a big task for reer galguduud uniting for the good of the region Than u have two regions and go from there. Maybe not all districts but it will come -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
Oba u have to start from some where both beledweyne dhuusamareeeb hobyo cadaado waxaaso dhan wa ku xor Do you think jubbaland is xoronly jubbada hoose even not entire jubada hoose not all gedo is xor but they started meel uun ba laga bilaaba bisinkana loo qabta quraankana shirka lugu fura waxba ka xumaan mayaan By the way jubada dhexe waxad ka dhigaysa new york oo 8 qawmiyadoood degen yihin war wa dhul yar oo somalieeed Dadka badankisa la eega iyo sida ay wax u kala wadan.dadkaas meesha jubada dhexe ku wada nool waxba isku diidi mayaaan waleh -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
That is very dumb of hag not making a state they need to unite the 3 habargangster subclans and form a state What I don't get is why hiiraan and galguduud don't form a state Abdiqasim subclan is toothless they lost their small colonies in lower shabelle they are no confined in guriceel Once on top of the food chain and look at them today. -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
Waxala yidha grassroot step by step baad u dhisaysa hiiraan is liberated galguduud is free Shabeelade dhexe and banadir are free. War ku dhakhso jubada dhexe is not liberated either but kismayo dawlad goboleed ba lagaa dhisay it will fill the vacuum marka la xoreyo. Dawdlada federaalkaba soo lama so dhsin iyado dalka kala badh la haysto Well tana wa dawlad yar oo goboleed uun laakin isku si ba loo asaaso As for who is the majority garan mayno exactly laakin laba reer ba wa degan Laakin waxay ku xidhantahay cidi xoreysa imika axmed madoobeba xoreyey jubada hoose Ninki meesha leh uun baa xoreysta jubada dhexa sidasday noqon ciidamo isku dhaf ba geli But xita haday sii fiican wax u qeybsadan happy ku yihin