Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. So what she is not the first ethnic Somalilander to hold that position buuba did omaar did sifir did dheeg did whats so special about her, the only difference is she is not really sure about the whole union thing she repeatedly said that both Somalia and Somaliland are her countries what ever that suppose to mean . Either way she works for Somalia , she is a Somalia official and she now has nothing to do with SL.
  2. She was on transit this guy was hiding for 3 days in gabiley he came through Ethiopia, Fawziya is not welcome either laws are laws , but she wasn't heading towards SL but was heading towards Nairobi and the star african air stops at berbera.
  3. ^^ MP's goverment officials from Somalia are not allowed entrance in Somaliland
  4. Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Fedaaralka Somaliya Oo Lagu Qabtay Gabilay,Loona Dhaadhiciyey Gaalshire Writen by Qaran News | Published: Feb 5th, 2013 at 12:38 PM Gabiley-(Qaran-news)-Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Fedaraalka Somaliya ,dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland, oo magaciisa la yidhaahdo Jaamac Axmed beryahan danbe ku sugnaa magaalada Gabiley gudaheeda ayaa ciidamada Amniga Somaliland saaka ka qabteen magaalada badhtankeeda. Xildhibaan Jaamac Axmed ayaa islamarkii ciidamadu qabteenba u dhaadhiciyeen Gaalshire ama Xabsiga Gabiley. Qarannews Hargeisa
  5. Tuesday, February 5th, 2013 | Posted by Maxamud Booliiska Somaliland oo xabsiga u taxaabay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku dhuumanayay Gabilay Hargeysa(Waaheen) Booliiska Somaliland ayaa saaka xabsiga Gabilay u taxaabay Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamud oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya kaasoo ku sugnaa Degmadda Gabilay. Sida uu Waaheen u sheegay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland waxa Xildhibaanka la xidhay ee ka yimi Muqdisho uu u dhashay Somaliland balse mabda’iyan waxa uu aaminsan yahay Federal waxaanu isagoo fulinaya Mabaadiida Dalka Somaliya ka mid yahay xildhibaanada baarlamaanka shaqeeya ee Somaliya. Xildhibaanka la xidhay ayaa la sheegay in uu beryahanba ku dhuumanayay magaaladda Gabilay, isagoo ka soo galay dhinaca Hawd ee Dalka Itoobiya. Sida ay ilo wareedyada Waaheen ay soo xiganaysaa sheegayaana waxa uu ku soo galay gaadhi nooca Dhuxusha qaada ah. Ciidamadda Booliiska ayaa maalmahanba baadi goobayay Xildhibaanka waxaana u suurtogashay inay saaka qabtaan isla markiibana waxay u taxaabeen xabsiga.
  6. You got to love how allssc reports news:D Puntlanders ilahay kuwaas waxba iskugu ma ka ya darin and thats how it stays lol
  7. Ameena wa naag nool oo geesiyad ah oo maskax badan i hope she is doing fine.
  8. Faahfaahin iyo Sawiro—Madaxweyne Xasan Sheikh oo mudaharaad xoogan kala kulmey London Maanta(Isniin 04 Feb.2013) waxaa London ka dhacay Mudaharaad xoogan oo looga soo horjeedo habdhaqanka siyaasdeed ee Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh,Faragalinta uu ku hayo Jubooyinka iyo Dastuurka Federaalka oo uu ku xadgudbey, Dad kor u dhaafaya Lix boqol oo qof ayaa isugu soo baxay goob uu madaxweynuhu ka khudbeynayay, kuwasoo ay xamaasad xoogan ka muuqatey. Madaxweyne xasan Sheikh oo ay feersocdaan Ilaalo gaara ayaa soo gaarey goobta balse sawaxan iyo qalo awgeed ayay Ciidankii amaanka door bideen iney Madaxweynaha ka galiyaan Hoolka al-baab gadaale oo aan markii hore loo qorsheyn inuu ka soo galo. Madaxweyne xasan Sheikh wuxuu gaariga kasoo degay sidii lagu yaqiin isagoo dhoola cadeynaya balse halmar ayaa wajigiisu isbadaley ka dib markuu la kulmey boqolaal Mudaharaadayaal ah oo boorar isaga ka dhan ah wata. Mudaharaadka ayaa ahaa Mid aan rabshado wadan balse dadka isusoo baxay waxay Fariintooda u gudbiyeen si nabadgalyo ku jirto. Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheikh oo mudo saacado ah ku sugnaa Guriga Chatham House halkaasoo uu kulan kula lahaa Qurbo joog iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, halka boqolaal qof oo mudaharaadayaala ay Banaanka ku sugayeen.
  9. Not going to happen Alpha Blondy will organize a demo in Berbera demanding the resignation of the the new governor if that happens:D By the way the new Governor of Awdal is from Togdheer now that is going to be funny. Reer Togdheer and reer Awdal isku af Somali maha.
  10. And an awdalite is the governor of Sanaag while an Hargaysaawi is the new governor of Togdheer Only reer Saahil kept their governor , Saahil is now like a holy temple where changes are not welcome:D
  11. Somaliland:Justice and Welfare Party(UCID) leaders attend worldwide Congress of Social Democratic leaders in Cascais(Portugal). Faisal Ali Waraabe, Chairmen of UCID Party, and Khaalid Hassan H.Mahamud, UCID Representative to Socialist International and EU, attend the meeting of the Council of the Socialist International in Cascais, Portugal. UCID Party became a member of the Socialist International following the historic SI Congress held in South Africa September 2012. The Socialist International are holding their first meeting of its Council in Cascais, Portugal, on 4-5 February, hosted by the Portugese Socialist Party. Under the heading “The World Economy: Our Vision for Growth, Jobs and Sustainable Development”, the Council’s agenda will address the following aspects “The Eurozone Crisis: From here, which way forward?”; “Emerging and Developing Economies in an ‘Out of Crisis’ Strategy”; and “Multilateral Institutions and other International Actors in the Search for Fair and Sustainable Answers”. Chairmen of UCID Party, Faisal Ali Waraabe met with Luis Ayala, Secretary General of the Socialist International and with George Papandreou, President of the Socialist International and Prime-Minister of Greece, Alfred Gusenbaur, former Prime Minister of Austria. The UCID representatives met with the African block and member parties of the Socialist International. The meeting takes place in Cascais(Portugal) from Monday 4 February till Tuesday 6 February. Somalilandpress.com
  12. Gabbal agreed he also is very cautious when talking about federalism he knows how sensitive subject it is among Somalis. And he wants to do the right thing and not anger segments of the Somali population. I think he first wants to liberate the entire south central Somalia from shabaab and than let the members of parliament and the respectable constituencies communities organize their conferences. With the assistance of the goverment where needed.
  13. The president didn't say the government will form those federal states obviously the people have an input but the structure how it will be designed will be decided by the Parliament eventually in the finer details.The goverment is fully involved though it will be coordinating those states and facilitate state building. In the next coming months we will see how it will go so far Hassan has shown real leadership he clearly knows what directions he's heading.
  14. Some radical changes there the governor of Sool is the new governor of Maroodijeex the former governor of Gabiley is the new governor of saraar, a new governor for awdal the former hawd governor the new governor of oodweyne.
  15. Madaxwayne Siilaanyo Oo Caawa Isku Badalay Badhasaabada Gobolada Dalka, Badhasaabkii Soolna Maroodi-jeex Usoo Badaley. Hargeysa (Ramaas) Feb.05, 2013 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku badal cajiib ah ku sameeyay badhasaabada gobolada dalka. Madaxwayne Siilaanyo, waxa uu Badhasaabkii Gobolka Sool u Magaacaabay Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, halka badhasaabka Gobolka Maroodi-jeexna loo badalay Togdheer. Maaxwayne Siilaanyo, waxa uu xilka ka qaaday badhasaabkii Gobolka Awdal. War-saxaafadeed uu Caawa soo saaray ayaa u dhignaa sidan: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-1568/022013 uu isku bedel ku sameeyey Badhasaabada Dalka qaar ka mida. MADAXWEYNAHA: Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Gudoomiyeyaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu Garwaaqsaday: In baahi loo qabo in isku-beddel lagu sameeyo Gudoomiyeyaasha Gobollada Dalka si loo horumariyo hanaanka Dawladnimo; Markuu La Tashaday: Madaxda ay hawshani khusayso; Markuu Arkay: In ay hanan karaan xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday 1. In Mudane, Maxamed Maxamuud Cali laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee JSL. (Horena u ahaa Gudoomiyaha Gobolka Sool) 2. In Mudane, Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarji), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland. (horena u ahaa Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee JSL) 3. In Mudane, Maxamed Faarax Aden, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland. 4. In Mudane, Cabdoo Axmed Aayer, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland. ( horena u ahaa Gudoomiyaha Gobolka Togdheer ee JSL) 5. In Mudane, Axmed Muxumed Geelle (Dacar), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland. 6. In Mudane, Yuusuf Ibraahim Geedi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Gabiley ee Jamhuuriyadda Somaliland.( horena u ahaa Gudoomiaha Gobolka Oodweyne). 7. In Mudane, Jamaal Xuseen Hurre, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Oodweyne ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Horena u ahaa Gudoomiyaha Gobolka Hawd) 8. In Mudane, Cabdilaahi Faarax Maydhane, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Selel ee Jamhuuriyadda Somaliland. 9. In Mudane, Ibraahim Xasan Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Hawd ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Horena u ahaa Gudoomiyaha Gobolka Saraar) 10. In Mudane, Axmed Cali Nuur laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Saraar ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Horena u ahaa Gudoomaha Gobolka Gabiley). Xilka Qaadis Madaxweynuhu waxa uu Xilkii Gudoomiye nimo ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Awdal Mudane, Axmed Xadi Sidci oo uu madaxweynuhu uga mahadnaqay mudadii uu xilkan qaranka soo waday haatana uu xilka ku wareejiyo Gudoomiyahan Cusub. ALLAA MAHAD LEH
  16. Somalia needs to train their armed forces establish training camps with excellent discipline all over the country appoint capable generals and colonels organize the battalions, brigades. They need to start now than by the year 2017 18 they wont have to be dependent on Amisom. import over 30 M103 Tanks American made. Couple of Apache AH1 fighter choppers you will think they are expensive but he Saudis have dozens of them they wont mind giving them to Somalia, and about 10 Su-37 fighter jets Russian Made. if Somalia tries to purchase those they are good and secure. But they also need to bring back the trust of the Somalia army only than Somalia can shine.
  17. Hadanad ciidan haysan soo lugu karbaashi mayo,, horta do these people always want Somalia to be dependent on Ugandan Kenyan Ethiopian forces ceeb weyna , Somalia ciidan 90.000 strong forces wa inay dhistaan oo ka taliya koona ka koona, they need to import all sort of tanks and Artillery and fighter jets and missiles and heli's
  18. Caqli xuma haweenka Somali iyo carada Somali sideenu u difaacna with out ciidan ?