-
Content Count
29,980 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xiinfaniin Kismayo maxa iga yaala, General Kwuanku ba ka taliya eh , bal maxa iga yaala -
Somaliland largest opposition party rejects the London conference its very interesting, its seems that Somaliland will not attend that conference
-
Shirka Bisha May La Iclaamiyey Ma Filayo In Somaliland Ka Qayb-galayso, Hadalka Madaxwaynaha Somaliyana Sax Maaha” Guddoomiye Cirro Hargeysa (Ramaas) Mar.04, 2013 - Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay shirka bisha May Somaliya loogu qabanayo London, waxaanu sheegay inaan Somaliland ka qayb-galayn haddii uu u gaar yahay Somaliya oo arimaheeda lagaga hadlayo. Cabdiraxmaan Cirro, oo maanta u waramay Telefiishanja HCTV, ayaa waxa kale oo uu sheegay in hadal ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliya oo ahaa inay madaxda Somaliya waraaqo is-dhaafsadeen uu yahay mid wakhtigii ka soo hor-maray, isaga oo sidoo kalena tilmaamay inaanu shakhsiyan ogeyn wax wada-hadal ah oo u bilaabmay Somaliland iyo madaxda Somaliya. Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlaya wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya ayaa waxa uu yidhi “Somaliland iyo Somaliya marbay isku yimaadeen oo ay wada-hadal bilaabeen, wada-hadal kale oo bilaabmayna ma jiro, wada-hadalkii labaadna dawadihi waday waxay qorshaynayaan xagaaga soo socda, oo weli laftiisu ma cadda, laakiin Shirarka Somaliya u gaarka ah Somaliya ayuunbaa iska leh, shirka bisha May la iclaamiyeyna haddii arimaha Somaliya lagaga hadlayo wuxuu noqon doonaa shir Somaliya u gaar ah, Somaliland-na inay ka qayb-galayso ma filayo” Md Cirro, waxa kale oo uu soo qaaday “Wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya hore ayaa loo ogolaaday, haddii labada waddan wada hadlayaana meelbuu taagnaa, meeshii ayuunbaa laga sii qaadi karaa, laakiin shir Somaliya u gaar ah ka qayb-gali-mayno, mowqifka Somaliland, ka xisbigayaga iyo ka baarlamaankuna waa sidaasi”ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray isaga oo ka hadlaya hadalkii ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliya “Inuu warkaasi jiro ilamaha aha oo wada-hadal u bilaabmay Somaliland iyo Somaliya, haddii aad tuhun ka qabtaana (saxaafada) waad ka xaqiijin doontaan, laakiin anigu ma qabbo inuu jiro wada-hadal u bilaabmay Somaliland iyo Somaliya, haddii wareegii labaad bilaabmayana wakhti ayay leedahay wayna cadaan doontaa, Madaxwaynuhuna markii uu London tagay waakii cadeeyay in arinkaa tallo qaran laga yeelanayo wakhtiga ku munaasibadka ah, wakhtiga shirka la iclaamiyeyna waa bisha May, markaa Warka Madaxwaynaha Somaliyana sax maaha, waayo dawladihii shirka qaban-qaabinayey waxay iclaamiyeen bisha May, markaa warkaasi waa war ka soo hor-maray xiligiisii”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Go’aanka Madaxwaynuhu qabbo, taladana qaran-na laga yeelanayaa waa inaan laga qayb-galin shir Somaliya u gaarka ah”
-
i think they do , khatumo is just one faction, do you really think the great garaad clan will be held hostage for more than six years In their own laascaanood, if they didn't support Somaliland. Khatumo waxba kuma haysato xamar not a single wasiir, thats why u see the most anti SL xaglatoosiye joining with the SL govt. Its funny though in 1960 their garaad, mr ali garaad was the one who said lets not join the koonfurians lets wait for six months, the Somaliland parliament chanted laa yaa garaad, and now a faction of the garaad clan is opposed.
-
oba hiloowlow;924048 wrote: these people will never get satisfied until one of them is ruling the country yesterday they where opposed to shariif today he is a good man.sometimes i wish i was a somalilander wallee qolkeega baan isku xiri lahaa Clan is everything wa halki NGONGE eh , waxan la yaabay slaamo boodhadh sita Minneapolis, oo madaxweynaha ka so hor jeeda wa cajiib Somalidu.
-
Samafal;924033 wrote: Hassan Culusoow Somaliya waaba uga sii daraya baa moodaa. Qabyaaladii sii dhimanaysay baaba soo naaxaysa, Sh Shriif baa wax badana ka caqli fiicnaa oo fahansanaa sida Somalida la iskugu wado. Ninkaan waaba Abwano oo madax wayne la ga dhigay bal adigu tab dheh. Alloow sahal umuuraha. Dadbaa nabad u diidan Somalia balse aan aragno meesha lagu furo. But puntlanders hated sharif they wanted him out , they voted him out they all voted for hassan sheikh the last round, now they are missing the old sh sharif., i remember even duke wanted hassan and the entire Puntland crew maxa is badalay , ma xassan ba noqon wayey sidad rabteen?
-
Well khatumo is still in taleex where they were last year there is a process that taleex will join SL to , i will update it soon, president silanyo has really united the country . Somaliland is ready to talk with Somalia,, its Somalia that needs more time.
-
^The Somalilanders love sensation , and Jubbaland is hot topic why not talk about it , by the way Kenyans talk about Jubbaland to i am sure you wont have a problem if Somalilanders drop their 2 cents.But tell me why are the garowe clan enclave boys so involved with Jubbaland, what is the relationship between Jubbaland and Puntland are they not 2 federal states.? By the way u just have Somalilanders on SOL talking about it on this forum , because there are so many topics about Jubbaland. i am sure the folks in Somaliland have little or no opinion some don't even know where kismayo is located , especially the new generation. This is what i think Somalilanders can give a fair opinion regarding Jubbaland since they dont have a motive nor live in this beloved Jubbaland people are talking about. By the way if we dont talk about the same matters, the last thing that bonds Somalilanders and Koonfurians is the language and the social coexistence lets not kill that part because that is the last remaining factor that bonds Somaliland and Somalia.
-
Haatu is behind SSC joined the goverment halgatoosiye miyanad maqlin niyo the former head of the ssc rebels. what is this awdal people keep talking what problems are there in awdal can some one tell me., ???
-
Che -Guevara;923717 wrote: what's so perverted about kissing naaso. Wa caruur aan naaso arkin dee,,,
-
Haatu cudurka faroole. xita Zack oo qabridahare ka yimi may ku dhacday By the way this is what i believe let Somalia try clan federalism for the next 3 years if it doesn't work out than it should be changed into a decentralized system.
-
xiinfaniin;923984 wrote: A request from ethnic somalilaners in the south to the people of Jubbaland , eh? warkaa ha la hubiyo PS. It is too late now though. The conference shall proceed and produce results soon. Accepting this will be playing into president's hand who would love such an idea and promptly support if it were upto him only to derail the process. There is no such thing as ethnic Somalilanders in lower shabelle. Ethnic Somalilanders dont live in Somalia Ethnic Somalilanders live in Kenya isiolo Djibouti Ethiopia , iyo wales
-
Saacid on the Somaliland and Somalia talks Sidoo kale Wuxuu Raysalwasaaraha Soomaaliya baaq nabadeed u diray maamulka Soomaliland, isagoo sheegay in ay xukuumadiisa xoojin doonto wadahadalka u dhaxeyn doona Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Wadahadalka ay yeelan doonaan Dowlada Soomaaliya iyo Somaliland mar walba wuxuu noqon doonaa mid ku salaysan nabad iyo wadahadal, balse marnaba noqon maayo mid xasarad iyo faro isku taag taag ah…” ayuu yidhi Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ka waramaya siyaasaddiisa ku aadan Jamhuuriyadda Somaliland,
-
Than stop trolling niyo, wax walba maad iskaga hadasha lol
-
Yes it is
-
weliba yaa jubbaland u roon:D Walahi xiin wa odayeyey sidi nin waran sita I am hearing Uhurro is leading
-
oba hiloowlow;923872 wrote: @african brothers lol. yes they are you're neighbors fellow Africans , you did not tell us why u dislike them?
-
xabad;923884 wrote: oba shida jooji and support your kenyan brother during this important occasion. we should learn democracy from them. Indeed kenya is an example for many african countries we should watch them closely
-
They are haters elaborate, even if you had a fight with a Kenyan that doesn't mean all 43 million Kenyans are bad people, why would you wish them harm, they are still our african brothers.
-
Kenya is a nation progressing we wish them all the best we support democracy in Africa