-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ofcourse its a procces and it will take time to convince all of them Buhoodle is not large community. They will follow their leaders sooner or later. -
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Abdul;923363 wrote: LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL.I almost fell off my chair laughing. its good that ur happy all Somalilanders are. -
Somali and Nomad discriminatory and politically incorrect?
Xaaji Xunjuf replied to SomaliPhilosopher's topic in General
There is no reference that these people we talk about thousands of years ago were called Somalis no proof what is so ever. We need to look and investigate when we first started calling our selves Soom aali what i always said Historically, very little was known about the Somali people’s pre-Islamic past. Despite recent fossil and genetic evidence which strongly advocate the theory that mankind originated in Africa, -
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
^^ i hope it for you , how can you talk about foreigners when Hassan Culusow him self is guarded by Ugandans if we have to believe you're way of reasoning than the federal goverment cannot be effective as long as there foreigners in Somalia. Remember there are Ethiopians in Somalia Kenyans Ugandans Burundians Djiboutians
-
Jacpher adeer ma afsomaliga kugu adag. so qaado xaashad iyo qalin ana ku yeehdin.
-
Jacpher;922771 wrote: Secessionist having a field day with dhibta Southka ka jirta. Kuwaan ayagu khilaafka walaalahoow uunbey ku farxaan. Murugada Southka ka jidha miyaa recognition keeneysa. Now you are blaming Somalia's mess on Somaliland what did Somalilanders do , they re not involved dont live in any of Southern Somalia or the disputed regions as you may call it.
-
The Prime Minister does he have the support of the entire gedo people? We know the entire HAG supports Hassan sheikh From abwaan folks to down south to all the smaller once.
-
Guddiga Farsamada ee shirka Jubbaland oo Go’aano Soo Saaray
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
In Gobolo ama Deegaan wax lagu qeybsado I see the districts and regions ba wax lugu qeybsanaya lets see how it goes. -
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
No one is going to trust each other ha dhakhleyso Haatu you still have you''re Kikiyuu brothers , they put nation before the tribes, only during elections times tribal politics matter in kenya. But in Somalia if the president says one thing , Somalidu waxay odhanayaan anagu no jeeda ma arkaysa, waanu qaadacnay -
You are correct Somalee its isku Xishoo., marka aad dad badan sheegeysid na waxad odhanays isku xishooda. Oday its tidhi not tiri Tidhi= said Tiri = count Badhi = Booty Bari = east Koonfurians dont know when to use the R or the DH its quiet funny Dadkan Afsomaliga mar walba manu u dhigi uun ku akhriyey akhriye waligood qadan mayaan
-
Beesha xuseen ciise oo iskugu biyo shubatay somaliland Beesha xuseen ciise oo ka mid ah beelwaynta maakhir Ayaa ayaamahan waday abaabul ay ugu gogol xaadhayeen shirwaynaha beeshaasi oo dal iyo dibadba looga soo hayaamay. hase ahaate shirkaaso dhowr maalmood ka hor ka furmay magalaada gumarwayrafo oo aan sidaas uga fogayn degmada badhan ee G/sanaag Ayaa aha mid aad loogu dhagtaagayay dhawaaqa go’aamada shirkaasi ka soo bixi doona iyada oo beesha shirkaasi soo abaabushay ay ku dhamaayen guurti iyo siyaasiyiin intabaa shirka waxaa ka dhexmuuqday taliyii laanta canshuuraadka gobolka sanaag mahamoud dahir oo dhowaan isaga iyo maamulka gobolka khilaaf soo kala dhexgalay , mugdigaasi oo Marki danbe sababay dhimashada hal ruux iyo dhawac. Docda kale baaqii shirkaasi ka soo baxay oo aan wali warbaahinta lo qaybin Ayaan warar hoose nagu soo gaarayan inuu shirkaasi aha mid si Guud beeshu ugu gaartay Inay taageerto maamulka Somaliland oo ay maamulkaas wax la qaybsadaan. inkastoo aanay na soo gaarin nuqulka baaqi shirkaasi beesha xuseen ciise hadana waxaanu helnay sawiradii shirkaa gabagabadiisa la qaaday mardhowna waxaanu idiinsoo gudbin doona nuqul ka mid ah baaqi beeshaasi soo saartay . sawiradan waxaad ka dhex arkaysa calanka Somaliland iyo qoraalo muujinaya taagerada beeshaasi . laasqoraNET - See more at: http://laasqoray.net/all-somali-news/beesha-xuseen-ciise-oo-iskugu-biyo-shubatay-somaliland/#sthash.9z1xXAwT.dpuf
-
Wasiir Ku xigeenka Macdanta Oo Fagaare kala hadlay Dadweynaha Laasqoray Laasqoray (Somaliland.Org)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Cabdisalaan Maxamed Xasan iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal ku marayay deegaano ka tirsan Gobollada Sanaag iyo Badhan ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha Degmada Laasqoray. Wasiirka oo u waramayay wakaaladda wararka Somaliland ee Solna, isagoo ku sugan magaalada laasqoray waxa uu sheegay inuu shalay kormeer ku soo maray xarumaha maamulka ee degmadaas sida Xarunta dawlada hoose oo uu kulan kula yeeshay Maayarka magaaladaas Maxamed Ayaan Ibraahin , dugsiyada kala duwan ee magaalada iyo dhismaha wershadda kalluunka ee magaalada oo hadda aan shaqaynayn. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland oo fagaare kala hadlay dadweynaha Degmada Badhan ayaa la socodsiiyey dadweynaha deegaankaasi xaaladda dalku marayo xilligan iyo qorsheyaasha ay damacsan tahay xukuumaddu ee ku wajahan barnaamijyada horumarineed iyo kuwa waxqabad ee loogu tallo-galay Gobollada bari ee dalka. Cabdisalaan Maxamed Xasan waxa uu dadweynaha u sheegay ballanqaadyada Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku ballanqaaday in mashaariic horumarineed laga fuliyo Gobolada bariga Somaliland. Dhinaca kale Maayarka magaalada laasqoay Maxamed Ayaan Ibraahin oo isna la hadlay dadweynihii fagaaraha isugu soo baxay ayaa sheegay inay degmada Laasqoray diyaar u tahay ka qayb qaadashada hawlaha horumarineed ee dalka ka socda, isla markana ay cid kasta oo xukuumadda ka tirsani soo booqan karto. Sida la ogyahay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Cabdisalaan waxa uu hore socdaal ugu soo maray deegaano ay ka mid yihiin magaalooyinka Badhan iyo Hadaaftimo iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka Sanaag.
-
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Shan Sarkaal oo ka tirsanaa Maleeshiyo Buuhoodle ah oo si weyn loogu soo dhaweeyay Hargeysa March 2nd, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Shan sarkaal oo sar-sare oo ka tirsanaa maleeshiyadda fadhigeedu yahay magaaladda Buuhoodle, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa. Waxa xubnahan tuuladda Haleeya ee duleedka bari ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Wasiirrada Wasaaradaha Gaashaan-dhiga Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, Wasiirka Dib u dejinta iyo dib u dhiska Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed Xagla-toosiye iyo Wasiir Ku xigeenka Daakhiliga dhinaca Maamulka Mudane Cismaan Garaad Soofe. Xubnahan ayaa sheegay inay si rasmi ah ugu soo biireen Ciidammadda Qaranka Somaliland oo ay ka mid yihiin, waxaanay u mahad celiyeen xukuumadda Somaliland oo ay sheegeen inay si weyn u soo dhaweeyeen. Cirro Saleebaan Magan oo ku hadlayay magaca saraakiishan ayaa sheegay inay wakiil ka yihiin maleeshiyo ku sugan magaaladda Buuhoodle oo metasha shacbiga deegaankaasi. Magacyadda Shantan sarkaal waxay kala yihiin sidan:- 1- Xuseen Maxamuud Baydan. 2- Mahad Nuur Weerar 3- Cirro Saleebaan Magan 4- Dhag-jar Maxamuud Baydan 5- Cabdi Cadde. Dhinaca kale Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa u mahad celiyay sarkaakiishan nabadda qaatay ee ku soo biiray ciidammadda qaranka, waxaanu xusay inay si milgo leh u soo dhawaynayaan xukuumad ahaan. -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
^^ HAG lives the waterMaliyans to and other small Arab communities , but i dont see those people trying to make a mamuul so HAG will do it , since sheikh indho cade al markaawi ruled the place for years,. -
Execution by firing squad: Sheikh Axmed Xaaji's Killers Sentenced
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Loool@ Amiir Godane on the list -
PM Saacid appeases his boss President Hassan Sh.
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
Oba we all know the hags want more time so the more delay the better for them it gives them time to think of a new plan Its part of the politics
-
Popular Contributors