Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,053
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Well we heard that President hassan wants the Qataris to mediate and its not certain if president siilaanyo will visit Qatar, i wont recommend Qataris i dont think they're Honest mediators. The Brits do not want to mediate i think we should look in Africa Kenya South Africa Maybe or perhaps the french themselves.
  2. Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdigii uu Horkacayay oo Gellintii Dambe ee Maanta Gaaray Gaalkacyo (SAWIRRO) Isniin, Maarso 11, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gellinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, gaar ahaan deegaannada uu ka taliyo maamulka Galmudug. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha Somalia ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta uu horkacayay madaxweynaha Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo. Sidoo kale, waxaa soo dhaweeyay dadweyne fara badan oo watay calanka Soomaaliya iyo sawirrada ra’iisul wasaaraha, kuwaasoo dhoobnaa jidadka Koonfurta Gaalkacyo oo uu ka taliyo maamulka Galmudug. “Maanta aad ayaan ugu faraxsannahay inay Galmudug noogu ymaadaan wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, shacabka iyo maamulka Galmudug ay had iyo goor waxay garab taagan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya,” ayuu yiri Jen. Qaybdiid oo la hadlya warbaahinta. Sidoo kale, ra’iisul waasare Saacid oo isaguna saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu yimaado Galmudug. Isagoo ka mahad-celiyay sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyay. "Dhan ahaan waxaad tihiin shacab aad daacad u ah, una ooman dowladnimada, sida shucuurtiina ka muuqata, waana ka cudur daaraneynaa xoogaagii aan idinka soo dib dhacnay, howlo Qaran owgood," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha oo xusay in isaga iyo wafdigiisu ay u yimaadeen degaanada maamulka Galmudug, sidii ay ugala qeyb qaadan lahaayeen dadweynaha horumarinta Galmudug, maadaama ay yihiin shacab isku tashaday bilow wanaagsana muujiyay. Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay waxay socdaal shaqo ku joogeen magaalada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, iyagoo ugu dambeyn maanta heshiis iskaashi la saxiiday Puntland kaasoo dhigayay in dowladda iyo Puntland ay wadashaqeeyaan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  3. Thats what i like to hear Kenya Dawladnimadina ilaashada oo umadahaa Kale eh Kenya wax la qeybsada. Iska ilow Somalidan is la hadhaysa This is you're capital city. The civilized world
  4. Mooge;926155 wrote: hey xaaji, in a federal state, nobody "rules" you specially in somalia style politics ninyoow. saacid or qoslaye can't go to garowe today without permssion and they must listen or they will be persona non grata. don't take someone will "rule" you if you in somalia ninyoow. taas anagaba yelayn. loool. Mooge labadeenu isku dan ma nihin anigu hadan waxayga haysan karo oo aan cuni karo , maxaan cid wax ugu darsan waxayga babaan kaligay haysta eh. By the way hada wa run Puntland si buuxda waxa ka taliya Madaxda Puntland , laakin mustaqbalka hal ciidan iyo hal dawlad baad yeelanaysan oo dawladasa idin wada talinaya laakin ciidan idin gaar ah yeelan maysan oo waxa jiraya uun ciiidan federaal , iyo boolis adag gobolada. Laakin hada siday tahay Putnland wa la simantahay dawlada federaalka nooc mina autonomous state ah , oo dawlada fedraalka kama taliso, hadana labadeenu isku hadaf ma nihin.
  5. Haatu;926154 wrote: War maanta adiga dantayda ma ii sheegeysidee adoo non-existant ahee, take notes from us baan ku iri Wayhaay halkeed u socotaa, ma kud u guur qanjo u guur ba lol
  6. Wuxooda ha haystan anaguna waxahayga nugu fillan, waxay xafaad xafaad ugu gudubta wa xasarad. Haatu Kenyadada iska joog, dal dimuqradiyad hormar gaadhay nairobi manad arag kalay arag daaraha iyo dhaqalaha ka dhisan. Dalka aad joogtid wax la qeybso oo ka dhex tartan. Somalidan lugaha is jaraya waxba haisku mashquulin. Magaca Somaliga eeh naga dhexeyaa iyo afkaas uun sharaf u yeel.
  7. So the Qataris or UAE will be the mediators i think the Qataris. So are the qataris honest mediators i heard they wanted to mediate between Eritrea and Ethiopia and it ended in failure , i think i prefer south Africa to be the mediating country, and maybe the host country.
  8. Haatu;926143 wrote: And who refuses this? If I lived in Garissa I wouldn't want to be dictated by Xamar, but I wouldn't mind sharing a state. There's a difference. I already shared a state with Somalia, not gonna happen again been there done that, but you are welcome to share a state with Somalia for all i care:D
  9. Somaliland/Somalia: Gulf States Orchestrating a Presidential Face to Face Monday, 11 March 2013 18:33 Presidents Silanyo & Hasan: one to oneBy: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – Gulf States are fronting for a consensus between Somaliland and Somalia prior to the planned May conference in London. Through ongoing diplomatic orchestrations by The United Arab Emirates-UAE and Qatar the consensus is expected to be reached at a meeting the two Gulf States are fronting between presidents Silanyo of Somaliland and Hasan of Somalia later this month. According to reliable information availed Geeska Afrika newspaper and somalilandsun the plans were floated to, and accepted by the Somalia president during his just concluded visit of the Gulf States. Though the planned meeting is yet to be made official our sources indicate that president Silanyo has been briefed through both gulf based diplomatic channels and a number of underlings. The Somaliland president who is currently on an official visit in Turkey is reported to have received an invitation for talks with Gulf officials before he meets with his Somalia counterpart. Despite having returned from a tour of the two countries recently president Hasan is said to have concluded plans for a second visit which shall coincide with the presence of President Silanyo both in the UAE and Qatar. The two decades divorce of Somaliland and Somalia which had received lackluster attention from the Arab league prior to the Arab spring is set for good tidings as per new impetus from the Gulf States. The desire by the Gulf states in ensuring that the Somaliland/Somalia talks are jumpstarted from the very successful stage reached between the Hargeisa administration and the Transitional Federal Government-TFG of Sheikh Sharif is further proof that the over 20 years Union Vs. Sovereign debate shall come to an end amicably.
  10. The turks are welcome to assist Somaliland on all fields we should welcome that, but Somaliland will never ever be ruled by others, as long as its citizens are living. Xiinfaniin should listen to the first video i posted
  11. President Silanyo of Somaliland in Turkey President Silanyo of Somaliland is on a visit to Turkey at the invitation of Prime Minister Recep Tayyip Erdogan. He arrived on Istanbul on Saturday (March 9th) and then travelled to Ankara. His delegation includes Foreign Minister, Dr. Mohamed A Omar and the Ministers of Energy, Education, Resettlement, Rehabilitation and National Reconstruction and the Presidency. Talks are expected to cover enhancement of bi-lateral relations between Turkey and Somaliland and issues of development assistance, investment, and the Somaliland/Somali talks as well as planned Turkish airline flights to Hargeisa.
  12. Genel exploration deal to conintue and drilling to happen in 2014 Turkish Airlines to start flights to Somaliland Other investment projects were also discussed in Somaliland A Turkish delegation will visit Somaliland in the next coming weeks
  13. Dawladaha Somaliland & Turkiga Oo Kulan ku Falan-qeeyay wax wada qabsiga labada qaran March 11th, 2013 Dulucda Qodobadii Madaxweyne Siilaanyo iyo Raysal Wasaare Ku xigeenka Turkigu ku faaqideen kulankoodii Shirkadda Turkish Airlines oo Bilaabaysa Duulimaadyo ay ku iman doonto Somaliland Qodobadii ka soo baxay kulankii Weftiga Madaxweyna & Wasiirka Tamarta Turkiga Milgihii lagu Maamuusay Madaxweynaha Istanbul Illaa Ankara Ankara (Somaliland.Org)-Raysal wasaare Ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Weftiga Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee socdaalka ku jooga dalkaasi, waxaana kulankaasi lagu faaqiday qodobo la xidhiidha wax wada qabsiga labada qaran. Raysal wasaare Ku xigeenka Turkiga ayaa madaxweyne Siilaanyo ku soo dhaweeyay niyadsamaan, waxaanu kaga hor yimid xafiiskiisa hortiisa. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa kulankaasi ka dib saxaafadda uga waramay dulucda qodobadii lagu falan-qeeyay kulankii dhex maray Raysal Wasaare Ku xigeenka Turkiga iyo Weftigii Madaxweyne Siilaanyo. “Arrimaha Raysal wasaare ku xigeenka Turkiga iyo Madaxweynaha Somaliland ay ka wada hadleen waxa ka mid ahaa, in kor loo qaado iskaashiga iyo xidhiidhka labada wadan, isla markaana kor loo qaado kaalmadda ay dawladda Turkigu siiso Somaliland,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi. Wasiirku wuxuu intaasi ku daray “Waxa kale oo aad looga hadlay arrimaha labada dal iska kaashan doonaan waxa ugu horeeya dhinaca tacliinta, khaasatan dhinaca waxbarashadda farsamada gacanta iyo dhinaca caafimaadka oo aanu weydiisanay inay dawlada Turkigu ay cisbitaalo casri ah ka hirgeliso Somaliland.” “Waxa kale oo kulankan la isla qaatay in diyaarada Turkish Airlines oo imika meelo ka mid ah Geeska Afrika timaada inay duulimaadyadeeda ku soo darto Hargeysa, iyadoo ay bilaabi doonto duulimaadkaasi marka Bisha lixaad ee sanadkan la dhamaystiro dayactirka iyo casriyaynta madaarka Hargeysa,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu, waxaanu isagoo hadalkiisa sii watay uu yidhi “Waxa kale oo horeba miiska u taalay booqasho aanu doonaynay in madaxda sare ee dalkaTurkigu ay ku timaado Somaliland, waxaanan rajaynaynaa inay booqashadani noqon doonto sanadkan 2013-ka gudihiisa.” Dhinaca kalena, madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisa waxa quraac sharaf ku soor-yeeyay Wasiirka Tamarta ee Turkiga. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo ayaa Wasiirka Tamarta ee Turkiga uga xog waramay khayraadka ku dihin ee dalka iyo sida ay xukuumadiisu u soo dhaweynayso maal-gashadeyaasha caalamiga ah. Wasiirka Macdanta, biyaha iyo Tamarta Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale (Xuseen Guray) ayaa saxaafada tafaasiil ka siiyay qodobadii Madaxweyne Siilaanyo u bandhigay Wasiirka Tamarta ee Turkiga. “Waxa noo suurto-galay inaanu u bandhignay mashaariicda tamarta ah ee dalkeena ka socda,khaasatan shirkadda Genel Energy ee Turkish-ka ahi ka wado. Aad iyo aadna way ugu riyaaqeen hawshaasi,”ayuu yidhi Wasiirka Macdanta iyo biyaha Somaliland. Wasiirka oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxa kale oo aanu u soo bandhignay fursadaha maal-gashiga ee u banaan sharaa’iga Turkiga eek u hawlan mashaariicda koronto dhaliska oo dalkeenu daciif ku yahay. Markaa arrintaasna way soo dhaweeyeen oo waxay balan qaadeen inay sharaa’ig khaas ah oo qabta shaqada tamar dhalista ay dhakhso ugu soo diri doonaan Somaliland si ay u soo indho indheeyaan wadanka.” Geesta kalena, Weftiga Madaxweynaha Somaliland waxay isla maanta kulan la yeesheen Masuuliyiinta Ha’yadda horumarinta u qaabilsan Turkiga, waxaanay ka wada hadleen dhinacyada horumarinta waxbarashadda, wadooyinka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisu waxa kale u qorshaysan inay la kulmaan Raysal wasaaraha Turkiga Rajab Tayyib Ordugan oo isagu marti-qaad rasmi ah u fidiyay Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka soo gaadhay Magaaladda Ankara, ka dib markii uu ka soo kicitimay magaaladda Istanbul, waxaana madaxweynaha loo dhigay darmada cas (ama rooga cas) oo lagu muuneeyay weftiga Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Waxa kale oo madaxweynaha iyo weftigiisa ka soo galbiyay Gaadiidka khaaska u ah wufuuda caalamiga ah ee dalkaasi booqashada ku yimaadda. Weftiga Madaxweynaha ee socdaalka ku jooga dalka Turkiga waxa ku weheliya Wasiirrada wasaaradaha Arrimaha dibadda, madaxtooyadda, macdanta iyo Biyaha, waxbarashadda,
  14. Easy lad i have never wished any one death and destruction , but President hassan was elected by the Somali parliament it was done in a free and fair way.You cannot compare President hassan who is a clean man with Kenyatta who has the ICC chasing him. I think you should give you're president a chance. As for Kambooni well we yet have to see them deliver their project,, there are 100s of troops from gedo are reported to be in Kismayo now. And raskambooni leadership is in Kenya as we speak.And the Kismayo conference was cancelled all together. When you add that all up what do you see and where do you see raskambooni in the next coming months and weeks.
  15. Apophis;926097 wrote: Careful ya Xaaji, I fear in your rush to ingest and spread this propaganda you'll induce heart attack upon yourself. Who will protest against Raskamboni when 90% of Kismaayo population is tolka? And the fact that the Jubbaland committee went to Nairobi is hardly surprising since Kenya has a new president? The committee went to congratulate the new head of state of its main ally (the same way they went to congratulate the petulant HAG when he was "elected"). Hardly surprising. Now calm down. Apophis are you saying the Somali President and the Kenyan President are the same to you , as for raskambooni we shall see what they bring and if they can stand their ground the next coming weeks.
  16. Macallinka;926100 wrote: Oo waa taloowday miyaa ? Waligay ma talaabin halkaaan joogay 1991 baan jooga wali anigu , waxan kale eeh garam garamta eeh Oba wato shaqo kuma lihi
  17. Macalinka Xaji Xunjuf is not included in anything, cant speak for mr next door Mr geele on this matter.
  18. oba hiloowlow;926082 wrote: xaaji one guy in the local maqaayad from Badhaadhe was saying today Jubbaland is taking orders from Garoowe waliba he added its nothing wrong with that Waxaasi wa sheeko the Azanians planned and orchestrated to use the Kenyans inside Somalia, it was their plan. Do not believe everything you hear on the street.
  19. oba hiloowlow;926084 wrote: If you where smart you would ally yourself with Gedo How can he ally him self with gedo , when gedo is allied with HAG Caqliga isticmaal
  20. Oba Xiins clan is a minority in Jubooyinka compared to Zacks Clan who are the Majority so they created a political alliance something which will benefit both of them no one is getting played, Zack so ma so jeedo ma qof hurda baa