Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I think neither of the 2 will be the Presidential candidate But Siilaanyo for another term.
  2. A_Khadar;926333 wrote: This whole concept of Somaliland/Somalia talk is piece sh*t. The right term should be a talk between Somalia and the triangle clan, beesha cadhootay. XX come again and talk about honest and fairness when in fact you are favoring your clan's agenda to be the consensus and agreed fate of entire clans of what is known British Somaliland. This should ring the bell of "Hypocrisy". Come on Khadar wamaxay waxan aad sheegeysid eeh cadhooday, Cid cadhootay ma jirto eeh dadkan Koonfurianska iyo reer Somaliland dawladnimadi wa isku af garan waayeen iyo wixi la isku darsaday. i am not favoring any one. i want every one to be pleased that includes the garaad clan, oo iyagu laftigooda laga qadiyey kuraasidi xamar.Khadar ta Reer SL ka dhexeysa wa mid sahlan eeh wanu dib u dhigan idinki ilaahay.Aniga iyo beesheyda iyo beesha Siilaanyo ba dont see eye to eye , laakin dib banu u dhiganay i believe the garaad clan iyaguna saaso oo kale wa in dib loo dhigta. Mise khadarow waxad rabta in reer Somaliland la xaqiro sidi 1960? Hada wala barugay oo la yeeli mayo.
  3. SomaliPhilosopher;926332 wrote: Are you pro union Xaaji? I am for what brings solutions Union would have been great if we had great unionist down South and understood the true notion of what a greater Somali statehood could have been. But since the years have been passing by the 2 countries have unintentionally developed different national identities so it will be very hard to achieve another union, but we never know.
  4. No they dont have to support secession nor union they just need to be fair and balanced and neutral. When they do that than i think they are right guys for the job.
  5. :D akhadar allssc wa niman wariyaal fiican ah aniga warka iga ma qataan laakin iyaga xogta raadiyaa:D
  6. They did colonize Djibouti , but Djibouti is not Somalia nor Somaliland so they can be honest brokers, when it comes to talks.I think its a bit more complicated than how you put it. Somalia and Somaliland started on the wrong foot since the beginning of the Union and that needs to be corrected when that is corrected i think no compensation is needed from the Koonfurians. We just need to find the right mediating team and than we are good to go.
  7. ^^ Alshabaab defeated every one , but no one could defeat Shabaab Ethiopians Kenyans Uganda burundi Djibouti , the rest of Africa was needed to stop Shabaab. Clan states will be a mess in the south
  8. R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo cadaystay Dagaalka uu kula jiro Beesha khatumo
  9. A khadar anigu cidna waxba uma dirin, Khadar qolyaha ALL ssc Maxay ku maageen raisal wasaaraha ma dagaal bu ku iclaamiiyey.
  10. R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo cadaystay Dagaalka uu kula jiro Beesha khatumo( Warbixin) R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa waday booqashooyin is daba joog ah oo uu ku kala bixinayey Gobalka Dalka Soomaaliya kuwas oo ugu guur galayey xaaladda Ami, Horumarineed iyo waliba Maamul waxana uu R/wasaaraha Saacid lugtiisii ugu horaysay ku tagay SH/hoose, Hiiraan Gobaladda Dhexe iyo waliba Puntland, Galmudug oo uu maanta hadhsanayo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa la filayey in uu booqanayo deegaanadda KHaatumo State of Somalia meel ka mid ah gaar ahan Buuhoodle,Taleex iyo Boocame midkood sida ay Allssc u sheegeen Mas’uuliyiin khaatumo oo uu R/waasare Saacid la xidhiidhay, Booqashadda R/wasaaraha ayaa ahmiyad gaar ah u keenaysay deegaanka uu tago tas oo ah in ay ku dhiiradaan Deeq bixiyayaashu sidoo kalena xoojinaysa xidhiidhka Fedraalka iyo deegaankaas uu booqday Kolkii Madaxweyne Xasan SHiikh Maxamuud uu magacaabay R/wasaare Saacid waxa ay shacabka Khatumo ku dhiiradeen in ay Miyi iyo Magaaloba ka soo dhaweeyaan iyaga oo bananbaxo waa weyn ka dhigay Gudaha Khaatumo iyo dibaddaba,waxana dhacay in Laascaanood lagu xidhxidho Mudaharaadayaashii taageersanaa Saacid sidoo kalena markii durbaanadda iyo caleemaha qoyan ay reer KHaatumo lulayeen aan Caabudwaaq looga dabaal dagin dhismihii Golaha Wasiiradda ayuu R/wasaaruhu ka reebay Beesha khaatumo kuraasta Wasiiradda taas oo taariikh madaw u furtay Beelaha gedo iyo khatumo maadaaa waligeed aan la arag khatumo oo waaya Wasiir ilaa iyo sidii Calan soomaaliyeed loo qaatay, Mudane Saacid waxa uu beesha waasiyey Agaasimihii guud ee ay aawood qaybsiga u heshay beeshan ka dibkii uu xidhay Agaasimihii ka soo jeeday beesha uuna xilkii ka qaaday waxana sidoo kale uu Saacid ka baaciyey Xafiiskiisa Shaqaalihii ka soo jeeda Gobaladda SSC ee ay kaga tageen Omar Cabdirashiid, Farmaajo iyo Gaas mana jirin badalkooda cid uu qaatay iyo wax uu ku qanciyeyba Tagin la’aanta Saacid ee Khaatumo ayaa ka dhigaysa ujeeadeedu tahay idima aqoonsanid mana jirto wax xidhiidh ah oo dawladda idin la dhexmaraysa maadaa uu heshiisyo rasmi ah la galay isla markaasna ma jirto wax Saamayn ah oo ay ku yeelanayso Beeshaas iyo Maamulkeedu Xukuumadda uu hogaaminayo Cabdi Faarax Shirdoon , Puntland,Galmudug, Aj iyo Ximan iyo Xeeb waxana looga baahan yahay Maamulka KHaatumo in ay si degdeg ah war cad uga soo saaraan sidoo kalena Xildhibanadda Dawladda Fedraalka ee ka soo jeeda Khaatumo ay fadhiga ka kacaan oo muujiyaan in ay ma talayaan dad iyo Maamulka tisqaaday Allssc News Desk Muqdisho-Somalia
  11. The french can be neutral on this case, i think we should give it a try The qataris are in effective, as for the geed stuff its not ano issue between two clans or sub clans or a small domestic issue Its about the furure of our childeren. By the way we need outside mediation we cannot agree just by ourselves its not going to work. By the way the french did not colonize somaliland or somalia so they can do the job
  12. Well we heard that President hassan wants the Qataris to mediate and its not certain if president siilaanyo will visit Qatar, i wont recommend Qataris i dont think they're Honest mediators. The Brits do not want to mediate i think we should look in Africa Kenya South Africa Maybe or perhaps the french themselves.
  13. Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo wafdigii uu Horkacayay oo Gellintii Dambe ee Maanta Gaaray Gaalkacyo (SAWIRRO) Isniin, Maarso 11, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gellinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, gaar ahaan deegaannada uu ka taliyo maamulka Galmudug. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha Somalia ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta uu horkacayay madaxweynaha Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo. Sidoo kale, waxaa soo dhaweeyay dadweyne fara badan oo watay calanka Soomaaliya iyo sawirrada ra’iisul wasaaraha, kuwaasoo dhoobnaa jidadka Koonfurta Gaalkacyo oo uu ka taliyo maamulka Galmudug. “Maanta aad ayaan ugu faraxsannahay inay Galmudug noogu ymaadaan wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, shacabka iyo maamulka Galmudug ay had iyo goor waxay garab taagan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya,” ayuu yiri Jen. Qaybdiid oo la hadlya warbaahinta. Sidoo kale, ra’iisul waasare Saacid oo isaguna saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu yimaado Galmudug. Isagoo ka mahad-celiyay sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyay. "Dhan ahaan waxaad tihiin shacab aad daacad u ah, una ooman dowladnimada, sida shucuurtiina ka muuqata, waana ka cudur daaraneynaa xoogaagii aan idinka soo dib dhacnay, howlo Qaran owgood," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha oo xusay in isaga iyo wafdigiisu ay u yimaadeen degaanada maamulka Galmudug, sidii ay ugala qeyb qaadan lahaayeen dadweynaha horumarinta Galmudug, maadaama ay yihiin shacab isku tashaday bilow wanaagsana muujiyay. Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay waxay socdaal shaqo ku joogeen magaalada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, iyagoo ugu dambeyn maanta heshiis iskaashi la saxiiday Puntland kaasoo dhigayay in dowladda iyo Puntland ay wadashaqeeyaan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  14. Thats what i like to hear Kenya Dawladnimadina ilaashada oo umadahaa Kale eh Kenya wax la qeybsada. Iska ilow Somalidan is la hadhaysa This is you're capital city. The civilized world
  15. Mooge;926155 wrote: hey xaaji, in a federal state, nobody "rules" you specially in somalia style politics ninyoow. saacid or qoslaye can't go to garowe today without permssion and they must listen or they will be persona non grata. don't take someone will "rule" you if you in somalia ninyoow. taas anagaba yelayn. loool. Mooge labadeenu isku dan ma nihin anigu hadan waxayga haysan karo oo aan cuni karo , maxaan cid wax ugu darsan waxayga babaan kaligay haysta eh. By the way hada wa run Puntland si buuxda waxa ka taliya Madaxda Puntland , laakin mustaqbalka hal ciidan iyo hal dawlad baad yeelanaysan oo dawladasa idin wada talinaya laakin ciidan idin gaar ah yeelan maysan oo waxa jiraya uun ciiidan federaal , iyo boolis adag gobolada. Laakin hada siday tahay Putnland wa la simantahay dawlada federaalka nooc mina autonomous state ah , oo dawlada fedraalka kama taliso, hadana labadeenu isku hadaf ma nihin.
  16. Haatu;926154 wrote: War maanta adiga dantayda ma ii sheegeysidee adoo non-existant ahee, take notes from us baan ku iri Wayhaay halkeed u socotaa, ma kud u guur qanjo u guur ba lol
  17. Wuxooda ha haystan anaguna waxahayga nugu fillan, waxay xafaad xafaad ugu gudubta wa xasarad. Haatu Kenyadada iska joog, dal dimuqradiyad hormar gaadhay nairobi manad arag kalay arag daaraha iyo dhaqalaha ka dhisan. Dalka aad joogtid wax la qeybso oo ka dhex tartan. Somalidan lugaha is jaraya waxba haisku mashquulin. Magaca Somaliga eeh naga dhexeyaa iyo afkaas uun sharaf u yeel.