Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. If i was a Somali Kenyan i sure would rep Kenya , Somalia iyo waxaas ma sheegteen:D
  2. Indhocade is a servant of the Somali nation as he is a general with in the Somali army lets respect the general and spiritual leader.
  3. If the Ethiopians leave than that is a problem especially for the Bay and bakool gedo and Hiiraan regions, the Ethiopians are playing a clever game, they want to be heard and i am sure their demands haven't been met by the big Powers.
  4. Haatu;928694 wrote: A girl in class called me that back in secondary school. The whole class laughed. Dh****a xun waan dharbaaxi gaarey You didn't tell her you were a Kenyan
  5. Well Somali is it the language the ethnic group or a citizen of Somalia. You cannot speak Somalian its sounds to weird i think we should keep it with Somali.
  6. Indhacade Oo Beeniyay Warar Warbaahintu Qortay Oo Lagu sheegay In Indhacade Ciidanka Amisom Xidheen (Dhagayso Isaga Oo Arintaa Ka Hadlaya). Muqdisho(Allssc): Gen Indha Cadde oo kamid ah xubnaha taageersan dowlada Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in maanta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ay ku xireen ciidamada Amisom. Waxaa uu sheegay inuu ka xun yahay hadalada saxaafada ee ah in Amisom ay xireen ayna hub ka dhigis ku sameeyeen ilaaladiisa gaarka ah. Listen http://allssc.com/56401-2/
  7. Che -Guevara;928660 wrote: You are measuring yourself against a war-torn city which might soon left you in the dust should peace takes hold and money keeps pouring not in the international recognition and diaspora. Hargeysa has been peaceful for 20 yrs, surely it should be light years ahead of Mogadishu? Not entirely true peace was finally achieved in 1997 in Somaliland and that's when the construction and re stablishment of Hargeysa began.Somaliland was declared in 1991 but surely peace was achieved years later. Hargeisa was totally destroyed in 1988 than the Somaliland civil war began in 1992 and it ended in 1997. Mogadishu on the other hand was totally intact in 1991, but it took them 8 years to totally demolish the city. And construction of Mogadishu restarted lets say in 2011. It initially began in 2005 but than the Ethiopian invasion happened it got destroyed again. So the past 2 years Mogadishu began its reconstruction of the city. But it cannot be compared to Hargeisa Mogadishu has powerful friends in the international community they have a recognized goverment they have turkey as a key ally in rebuilding Mogadishu. So they wont go through the process hargeisa went through so it cant be compared. Now if Somaliland was recognized than the 2 could have been compared.
  8. Sheikh indhocade al markaawi wa janan ciidamadeed why bantuga amisom jananka ciidan u xidhayaan if its true he will be free soon
  9. Going to xamar is not a crime the same way going to nairobi or addis is not a crime. But it becomes a crime when u go there and tell the koonfurians u represent somaliland or a somaliland clan and thats what this guy did So he goes to jail dont worry though he wont sit it out those two years. Ciidal fitriga bu madaxweynuhu samaxaya.
  10. Somaliland: President Silanyo’s Somalia Conference Boycott Receives Nationwide Support Monday, 18 March 2013 13:14 Bye Bye Somalia"The meeting is focused on Somalia and Somaliland has nothing to do with it nor anything to contribute towards internal affairs of its neighbours" President Silanyo By: Mohamed Rambo HARGEISA (Somalilandsun) – The country is not going to participate in the May 7th Somalia conference to be held in London. This is according to the president H.E Ahmed Mahmud Silanyo who made the announcement at the Egal international Airport in Hargeisa on Friday upon arrival from an official working tour of Turkey. According to the head of state the conference to be co-hosted by the UK premiere David Cameroon and Somalia's President Hasan is solely a Somalia internal issues conference thus the non-participation of the country. As he thanked the multitude of citizens gathered at the airport to welcome him and=d his entourage the president said: "It is a great pleasure for me and my team to return back in good health and find the country peaceful as we left it" "During our five days visit to Turkey which was unprecedented and land mark visit made for the first time" by a (seating) President of this country me and my delegation held constructive discussions with our Turkish counterparts where a number of tangible agreements were reached" To the surprise of many and subsequent happiness of the same the President H.E. Ahmed Mohammed Mohamud stated categorically that the upcoming international meeting on Somalia to be held in May in the UK had nothing to do with Somaliland, thus the country will not be represented in it, hence forthwith end debate in public media to the effect that Somaliland would attend the meeting to her detriment. Said he, "The meeting is focused on Somalia and SL has nothing to do with it On the Salal region post-election political fall-out and tension that saw armed skirmishes in Harirad, the President said, "The VP was here in charge hence the state is there to maintain peace and stability" in the country at all times. He said that as per democratic electoral processes, there was not going to be repeated elections hence conciliatory peaceful stability has to be precedent. The President's delegations consisted of the First Lady Amina Haji Mohammed Jirdeh, the Minister of the Presidency Hon. Hirsi Ali Haji Hassan, and the Minister for Foreign Affairs, Education, Minerals and Water and MRR&R the honorable Dr. Mohammed Abdilahi Omar, Zamzam Abdi Adan, Hussein Abdi Duale and Suleiman Isse Hagaltosie respectively
  11. I agree with Miskiin there is to much Ciyaal topics coming from Oba the past few months, you killing this quality discussion board Oba with these kind of threads.
  12. Horse mouth Affarasle clan , i have never heard of such a clan
  13. Fantastic news i heard in a while the government the oppostion all agree
  14. I said he is from Kenya , halkee u hadalku ka mara from Kenya, Kenyan Somali.
  15. Noo he is a Kenyan Somali, not ethnic Somalilander
  16. Tallaabo;928292 wrote: Waar maxaa layna tusay!! Just because Maxamad Caddow reported from Somaliland, he must be a good journalist? No its not that he is also very talented he also reported from the Pirates and Somalia and Ethiopia and Kenya he is very good. He also interviewed many the islamic courts union in 2006
  17. Jamac nuur Axmed for Aljazeera from Somaliland Here he is reporting from Somali galbeed " frameborder="0" allowfullscreen>
  18. This guy is very good his name is addow he is a Somali Kenyan.
  19. If Ethiopia really wants to withdraw its troops Hassan culsow and co should appeal to the African Union and the EU to fund more African troops probably from Nigeria or sierra leone to replace the Ethiopians in bay bakool and Hiiraan. But they need to do it now before its to lat because the Ethiopians are unpredictable.
  20. Tallaabo;928281 wrote: Well i have also seen a lot of excellent reporters and journalists who are not Somalilanders. Cabdi Salaan Hareeri is one of them. Be fair Xaaji. Abdislaan harari is a Somalilander both on his maternal and paternal side.
  21. I did not even mention them as if Koonfurians are the only Somalis, what about Somali galbeed Djibouti Kenyan Somalis. How is journalism in those countries
  22. War Deg Deg ah— Dowlada Federaalka iyo Itoobiya oo khilaaf soo kala dhex galey, Baydhabo oo khatar soo wajahdey Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa sheegeysa in ciidamada Itoobiya ee Jooga gobolada Bay, Bakool iyo hiiraan ay qarka u saaran yihiin iney isaga baxaan aagagaas ka dib markii khilaaf xoogan soo kala dhex galay Itoobiya iyo dowlada Federaalka. Wararku waxay sheegayaan in khilaafku uu bilowdey labo bilood ka hor hadana uu marayo meeshii ugu xumeyd, ka dib markii ay dhinaca Itoobiya sheegeen in dowlada Federaalka Soomaaliya ay ka baxdey balamo dhowra oo ay Itoobiya la gashay dowladii ka horeysey ee KMG, Itoobiya waxay kaloo Dowlada Federaalka ku eedeysey masuul xumo iyo u jilicsanaan dhinaca Al-shabaab ah. Khilaafkaan ayaa la sheegey inuu ka bilowdey Isbadalka ay Dowlada Federaalku ku sameeyeen Maamulada Gobolada Hiiraan iyo Baydhabo iyadoo dhinaca Itoobiya ay shegeen in Maamuladaan cusubi ay saaxiib la yihiin al-shabaab. Khilaafka waxaa kaloo sii xoojiyey Faragalinta ay Dowlada Federaalku ku sameysey Maamulka loo sameynayo Jubooyinka iyo Gedo, tasoo Itoobiya ay sheegtey in dowlada federaalku adeegsatey Al-shabaab si aan Goboladaas maamul looga sameyn oo ay u fududeeyeen in ciidan ka tagay Gedo ay si dhib yar ku tagaan Kismaayo, waxayna tusaale usoo qaateen Ciidamadii Gedo ka xoreyn lahaa al-shabaab oo dowlada federaalku ku amartay iney Kismaayo aadaan. Waxaa kaloo khilaafku cirka isku taagey ka dib markii ay dowlada Federaalku sheegeen in hubkii ku xereysnaa Villa soomaaliya la xadey, hubkaasoo looga shaki qabo in Al-shabaab loo gacan galiyey, waxaa kaloo xusid mudan in Villa soomaaliya tahay meesha ugu amaanka badan Muqdisho, oo la baaro qof walba oo soo galaya ama baxaya xitaa haduu wato Irbad la arko. Khilaafkaan ayaa la sheegey inuu salka ku hayo sababta ay Ciidamada Itoobiya ugasoo baxeen Magaalada xudur, ka dibna ay si fudud al-shabaab kula wareegeen, Baydhabo iyo Baladweyne ayaa iyana laga cabsi qabaa inay Ciidamada Itoobiya isaga baxaan. Hadii ay dhacdo in Ciidamada Itoobiya ay dib ugurasho sameeyaan waxay carqabad xoogan ku noqonaysaa amaanka guud ahaan koonfurta Soomaaliya.
  23. “Annagu shir Soomaaliya loo qabanayo tagi mayno waayo Somaliland ayaa nala yidhaahdaa” March 18th, 2013 “Shirkii hore ee London umuurta dadka Soomaalida ah baa lagu xalilayay oo may ahayn midnimada Soomaaliya loogu yeedhay” Hargeysa (Somaliland.Org)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inaanay ka qeyb galayn shirka Ingiriisku u qabanayo dawladda Soomaaliya ee lagu wado inuu London ka qabsoomo Bisha April ee fooda inagu soo haysa. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sidaasi ka sheegay waraysi uu maanta siiyay laanta Afsoomaaliga ee BBC-da, waxaanu yidhi “Mawqifka Somaliland, wuu cad yahay waxa weeye Annagu shir Soomaaliya loo qabanayo tagi mayno annagu tagi mayno waayo annaga Somaliland ayaa nala yidhaahdaa. Haddii Somaliland Iyo Soomaaliya la wada hadal siinayo oo si siman loo wada hadal siinayo. Waanu ka wada hadalaynaa oo darafkayaga ayaan u hadlaynaa Somaliland, madax-banaanidayada iyo dadkayaga iyo dalkayaga.” Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu tilmaamay in aanu shirkaasi Somaliland wax shaqo ah ku lahayn, kana qeyb geli doonin, waxaanu yidhi “Haddii ay tahay shir Soomaaliya loo qabanayo, sabab aanu u tagnaa ma jirto, dee Soomaaliya iyagaa Soomaaliya la yidhaahdaa oo marti qaadka loo sameeyay ee ha tagaan. Hadii sida la sheegayo uu Madaxweynaha Soomaaliya guddoominayana dee sabab aanu u tagnaaba ma jirto.” Wasiirka oo la weydiiyay waxa shirkani kaga duwan yahay kuwii hore ee ay ka qeyb galeen waxa uu yidhi “Haa, wuu ka duwanaa shirkii Dubai Somaliland iyo Soomaaliya ayaa ku wada hadlayay. Kii London umuurta dadka Soomaalida ah baa lagu xalilayay oo may ahayn wax gaar ah oo midnimada Soomaaliya loogu yeedhay oo dhaqaale loogu ururinayo oo hawshooda gaarka ah lagaga hadlayee, waxay ahayd.” “Maadaama oo aanu ahayn Dawlad madax banaan oo u diyaar ah inay mawqifkeeda beesha caalamka u cadayso waanu tagnay waxaana naloo casuumay annaga iyo dawladda Soomaaliya si siman xiligaasi,”ayuu yidhi Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan. Wasiirka Madaxtooyadu waxa uu intaasi ku ladhay “Haddii iyaga (Soomaaliya) loo qabtay shirkan ma xaasidayno, ma caayayno, mana maagayno. Laakiin Annaga (Somaliland) wax na khuseeya ma aha.”