Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. What did the famous xaaji tell the Professor Oba warka isi Haa odhan Eebow samatarow goofkan goofkaygi waaye mahan boraama ma
  2. Wiil cusub ma naxday haa dad bahashu madax martay ba qora:D i dont use them as a source but i go to those sites for amusement.
  3. Naxar Nugaaleed;929482 wrote: professor had a bad experience in xamar lol. i know personal experience dont proof anything but I have to say, clan or for that matter sub clan talk is all most never ever absent from northern gatherings but almost never in Konfurian gathering xaajiyow. This could just mean konfurians are secretive (or ilbah as they would) and northerners keep real lol Naxar clanism is not a secret in Somaliland, but people are secretive about tribal politics in Somalia and the professor doesn't want to hide it. Tribal codes are being used in Somalia as the professor explained and ofcourse under the disguise of the beloved Blue flag.
  4. Naxar awoow its not me who is saying this its the Professor the unionist Professor:D
  5. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=RHuWYZTOdiQ#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  6. http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/1984-siilaanyo-iyo-culusoow-oo-kulmaya
  7. Woman of the past in uniform Armenian Venenzuala Colombia Somaliland
  8. Iraq is widely accepted as a shaami country ofcourse historically they are not part of it and its strictly Syria Jordan Lebanon Israel/Palestine. But because the Iraqi arabs refuse to be associated with the Khaleeji Arabs, they prefer to be associated with the Shaami nations. And because Syrians in the past used to flirt with a greater Syria including iraq so this close association with Shaam was widely accepted.
  9. Odey;929363 wrote: Now we know where you are if we don't see your regular posts al Xaaji. Your classmates as you can see are getting 17 year olds at the age of 70! Oday when it comes to Arab woman Lebanese and Syrian woman are the most attractive i can tell when i see those i can distinguish them from other Arab woman. laakin waxyalahaas anigu kuma dhaqaaqo wa dhaqan xumo. Also Palestinian woman are also good looking
  10. Well thats very good President siilaanyo was right after all that the governmental recognition of Somalia will not have effect on Somaliland and its dealings with the US state department. But Mintid Farayar what does this mean for the pirates next door?
  11. xabad;929361 wrote: Who are you to decide ? it's their country and they know best. That 2 is a fair point
  12. Gadafi was a sick man him self with his green book he destroyed the life of many Libyans the Egyptians are the most civilized when it comes to the Arabs Mubarak time was up. i never like bad dictators only fair honest dictators.
  13. Asad will not give up he will either be killed in Syria like gadafi of Libya
  14. Carafaat;761390 wrote: This song is amazing i wonder who the song writers is Faisal yare a good singer. i like how Somaliland singers ay heesaha duco ugu so daran.
  15. The reason why Prime Minister saacid told reer galmudug they haven't fulfilled the requirements to be a full fledged federal state under the constitution at the same time the goverment is building a similar provincial admin in Galguduud dhuusa mareeb. Which will be a major obstacle if Galmudug tries to unite the other entities since we know Ximan iyo Xeeb and ASWJ agreed to be under the government i think the same is planned for Hiiraan.
  16. Madaxweynaha Somaliya oo sheegay in dowlada maamul u sameenayso Beledweyne Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa sida ay qorsheen jaraa'idka dalka Jabuuti u sheegay diblumaasiyiinta dalkaasi Jabuuti in dowladiisa ay dhawaan maamul cusub u magacaabeyso gobalka Hiiraan si wax looga qabto hawlaha gobalkaasi ka socda Jaraa’idka La Nation ee kasoo baxa dalka Jabuuti ayaa wax ka qoray kulan magaalada Muqdisho ku dhexmaray wafdi ka socda Dowlada Jabuuti iyo Madaxweynaha Soomaaliya talaadadii lasoo dhaafay (19 Maarso). Kulankaasi ayaa waxaa ka qeyb galay Safiirka Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya Dayib Dubad Roobleh. Dowlada Jabuuti ayey ciidamo ka joogaan gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, wuxuuna jaraa’idka Jabuuti sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uga mahadnaqay dadaalka ay ciidamada Jabuuti ka wadaan magaalada Beledweyne iyo waliba wax qabadkooda ku aadan mucaawinada caafimaad oo ay u fidiyeen dadka dhibaatada ka soo gaartay cudurka shuban biyood ee gobalkaasi ka dilaacay. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa kulankaasi intuu socday u sheegay wafdiga Dowlada Jabuuti in dowlada Federaalka Soomaaliya ay wado dadaal ay ku dooneyso inay maamul ugu sameyso Beledweyne si wax looga qabto hawlaha ay ku jiraan caafimaadka iyo maamulka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu ugu mahadnaqayo dowlada Jabuuti iyo Madaxweynahooda Ismaaciil Cumar Geele taageerada ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dadaalka ay muujiyeen ciidamada Jabuuti ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Kulankan ay wada yeesheen Safiirka Jabuuti iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka ka dhaxeeya dalalka Somaliya iyo Jabuuti.
  17. Maybe some one is trying to recreate their little kingdom in Lower shabelle.
  18. DEG DEG: Dagaal Culus oo Ciidamo ka Wada Tirsan Dowlada ku Dhex-maraya gudaha Magaalada Marka Marka(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in halkaas uu hada ka soconayo dagaal qaraar oo u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan dowlada Soomaaliya wararka ayaa tilmaamay in dagaalka u dhexeeya ciidamada ka wada tirsan milateriga Soomaaliya uu ka bilowday markii hore deegaanka Buufow. Dagaalka ayaa markii danbe kusoo fiday gudaha magaalada Marka wararka aan hadda ka heleyno gudaha magaalada Marka ayaa ku waramaya in dagaalku uu xligan si toos ah uga soconaya bartamaha magaalada dagaalka ka bilowday magaalada Marka ayaa waxaa ku dhintay 2 ruux inta la xaqiijiyey waxaana ku dhaawacmay 4 ruux oo kale oo uu ka tirsan yahay taliyaha ciidamada Milateriga dowlada ee magaalada Marka. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu ka socdo Xarunta degmada,Cisbitaalka iyo saldhiga booliska magaalada Marka ciidamada dagaalamaya ayaa la sheegay iney u kala jabeen qaab beeleed taasoo keentay in dagaalku uu noqdo mid faraha ka baxa waxaana la sheegayaa in dhinacyada ku hardamaya magaalada Marka ay isku adeegsanayaan gaadiidka dagaalka. Wixii kusoo Kordha dagaalka ka socda magaalada Marka kala soco Raxanreeb RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  19. Dr osman was Puntland on vacation?
  20. Nothing wrong with holding a conference with Khatumites since they are technically Somalilanders to .