Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I said he is from Kenya , halkee u hadalku ka mara from Kenya, Kenyan Somali.
  2. Noo he is a Kenyan Somali, not ethnic Somalilander
  3. Tallaabo;928292 wrote: Waar maxaa layna tusay!! Just because Maxamad Caddow reported from Somaliland, he must be a good journalist? No its not that he is also very talented he also reported from the Pirates and Somalia and Ethiopia and Kenya he is very good. He also interviewed many the islamic courts union in 2006
  4. Jamac nuur Axmed for Aljazeera from Somaliland Here he is reporting from Somali galbeed " frameborder="0" allowfullscreen>
  5. This guy is very good his name is addow he is a Somali Kenyan.
  6. If Ethiopia really wants to withdraw its troops Hassan culsow and co should appeal to the African Union and the EU to fund more African troops probably from Nigeria or sierra leone to replace the Ethiopians in bay bakool and Hiiraan. But they need to do it now before its to lat because the Ethiopians are unpredictable.
  7. Tallaabo;928281 wrote: Well i have also seen a lot of excellent reporters and journalists who are not Somalilanders. Cabdi Salaan Hareeri is one of them. Be fair Xaaji. Abdislaan harari is a Somalilander both on his maternal and paternal side.
  8. I did not even mention them as if Koonfurians are the only Somalis, what about Somali galbeed Djibouti Kenyan Somalis. How is journalism in those countries
  9. War Deg Deg ah— Dowlada Federaalka iyo Itoobiya oo khilaaf soo kala dhex galey, Baydhabo oo khatar soo wajahdey Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa sheegeysa in ciidamada Itoobiya ee Jooga gobolada Bay, Bakool iyo hiiraan ay qarka u saaran yihiin iney isaga baxaan aagagaas ka dib markii khilaaf xoogan soo kala dhex galay Itoobiya iyo dowlada Federaalka. Wararku waxay sheegayaan in khilaafku uu bilowdey labo bilood ka hor hadana uu marayo meeshii ugu xumeyd, ka dib markii ay dhinaca Itoobiya sheegeen in dowlada Federaalka Soomaaliya ay ka baxdey balamo dhowra oo ay Itoobiya la gashay dowladii ka horeysey ee KMG, Itoobiya waxay kaloo Dowlada Federaalka ku eedeysey masuul xumo iyo u jilicsanaan dhinaca Al-shabaab ah. Khilaafkaan ayaa la sheegey inuu ka bilowdey Isbadalka ay Dowlada Federaalku ku sameeyeen Maamulada Gobolada Hiiraan iyo Baydhabo iyadoo dhinaca Itoobiya ay shegeen in Maamuladaan cusubi ay saaxiib la yihiin al-shabaab. Khilaafka waxaa kaloo sii xoojiyey Faragalinta ay Dowlada Federaalku ku sameysey Maamulka loo sameynayo Jubooyinka iyo Gedo, tasoo Itoobiya ay sheegtey in dowlada federaalku adeegsatey Al-shabaab si aan Goboladaas maamul looga sameyn oo ay u fududeeyeen in ciidan ka tagay Gedo ay si dhib yar ku tagaan Kismaayo, waxayna tusaale usoo qaateen Ciidamadii Gedo ka xoreyn lahaa al-shabaab oo dowlada federaalku ku amartay iney Kismaayo aadaan. Waxaa kaloo khilaafku cirka isku taagey ka dib markii ay dowlada Federaalku sheegeen in hubkii ku xereysnaa Villa soomaaliya la xadey, hubkaasoo looga shaki qabo in Al-shabaab loo gacan galiyey, waxaa kaloo xusid mudan in Villa soomaaliya tahay meesha ugu amaanka badan Muqdisho, oo la baaro qof walba oo soo galaya ama baxaya xitaa haduu wato Irbad la arko. Khilaafkaan ayaa la sheegey inuu salka ku hayo sababta ay Ciidamada Itoobiya ugasoo baxeen Magaalada xudur, ka dibna ay si fudud al-shabaab kula wareegeen, Baydhabo iyo Baladweyne ayaa iyana laga cabsi qabaa inay Ciidamada Itoobiya isaga baxaan. Hadii ay dhacdo in Ciidamada Itoobiya ay dib ugurasho sameeyaan waxay carqabad xoogan ku noqonaysaa amaanka guud ahaan koonfurta Soomaaliya.
  10. “Annagu shir Soomaaliya loo qabanayo tagi mayno waayo Somaliland ayaa nala yidhaahdaa” March 18th, 2013 “Shirkii hore ee London umuurta dadka Soomaalida ah baa lagu xalilayay oo may ahayn midnimada Soomaaliya loogu yeedhay” Hargeysa (Somaliland.Org)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inaanay ka qeyb galayn shirka Ingiriisku u qabanayo dawladda Soomaaliya ee lagu wado inuu London ka qabsoomo Bisha April ee fooda inagu soo haysa. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sidaasi ka sheegay waraysi uu maanta siiyay laanta Afsoomaaliga ee BBC-da, waxaanu yidhi “Mawqifka Somaliland, wuu cad yahay waxa weeye Annagu shir Soomaaliya loo qabanayo tagi mayno annagu tagi mayno waayo annaga Somaliland ayaa nala yidhaahdaa. Haddii Somaliland Iyo Soomaaliya la wada hadal siinayo oo si siman loo wada hadal siinayo. Waanu ka wada hadalaynaa oo darafkayaga ayaan u hadlaynaa Somaliland, madax-banaanidayada iyo dadkayaga iyo dalkayaga.” Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu tilmaamay in aanu shirkaasi Somaliland wax shaqo ah ku lahayn, kana qeyb geli doonin, waxaanu yidhi “Haddii ay tahay shir Soomaaliya loo qabanayo, sabab aanu u tagnaa ma jirto, dee Soomaaliya iyagaa Soomaaliya la yidhaahdaa oo marti qaadka loo sameeyay ee ha tagaan. Hadii sida la sheegayo uu Madaxweynaha Soomaaliya guddoominayana dee sabab aanu u tagnaaba ma jirto.” Wasiirka oo la weydiiyay waxa shirkani kaga duwan yahay kuwii hore ee ay ka qeyb galeen waxa uu yidhi “Haa, wuu ka duwanaa shirkii Dubai Somaliland iyo Soomaaliya ayaa ku wada hadlayay. Kii London umuurta dadka Soomaalida ah baa lagu xalilayay oo may ahayn wax gaar ah oo midnimada Soomaaliya loogu yeedhay oo dhaqaale loogu ururinayo oo hawshooda gaarka ah lagaga hadlayee, waxay ahayd.” “Maadaama oo aanu ahayn Dawlad madax banaan oo u diyaar ah inay mawqifkeeda beesha caalamka u cadayso waanu tagnay waxaana naloo casuumay annaga iyo dawladda Soomaaliya si siman xiligaasi,”ayuu yidhi Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan. Wasiirka Madaxtooyadu waxa uu intaasi ku ladhay “Haddii iyaga (Soomaaliya) loo qabtay shirkan ma xaasidayno, ma caayayno, mana maagayno. Laakiin Annaga (Somaliland) wax na khuseeya ma aha.”
  11. Ambasadoor Cawil Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaadacay Ka Qayb Galka Shirka London Writen by Qaran News | Published: Mar 19th, 2013 at 11:33 AM Hargeysa(Qarannews)-Ambassador Xuseen Cali Ducaale Cawil, oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii hore, ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku qaadacay ka qayb galka shirka London ee la qaban doono bisha May. Danjire, Cawil oo u waramay Geeska Afrika,wuxuu sheegay inay qaadacadaasi keeni karto tanaasul ka iman kara dawladaha shirka abaabulaya. “Waxaan u arkaa talaabo aad u fiican oo uu Madaxweynuhu ku talaabsaday. Shir uu Madaxweynaha Somaliya guddoominayo madaxweynaheenu ma fadhiisan karo, waxaanan la yaabay dawladda Ingiriiska ee hunguraynaysa inay Somaliland ka qayb gasho, waayo wax dhici kara maaha, markaas talaabo fiican ayay ahayd. Haddii adduun weynuhu isu keen dhagaysanayo iyaga iyo inaga qaddiyadeenu way cadahay, oo waxaynu ka wada hadli karnaa, jaarnimo iyo sidii lagu wadan noolaan lahaa wax Somaliya kaga lumayaana ma jirto haddii ay Somaliland qaran madaxbanaan noqoto, wax ugu kordha mooyee.” Cawil Cali Ducaale, oo la weydiiyay bal inay qaadacaada Madaxweyne Siilaanyo ee shirkaasi, Somaliland ku keeni karto go’doon diblomaasiyadeed iyo cadaadisyo kale, wuxuu ku jawaabay “Had iyo jeer diblomaasiyadda halka ugu saraysa ayaa la qabsadaa, markaad halkaas qabsato wax badan oo tanaasul ah oo dhinaca kale ka iman kara ayaa jira. Markaas waanu qaadacnay waxay keenaysaa mararka qaarkood saaxiibtinimo inay kuu soo hoyso, had iyo jeer diblomaasiyadda halka ugu saraysa ayaa la qabsadaa. Qaadacada shirkanina dhibaato iyo go’doon diblomaasiyadeed oo ay inoo keenaysaa ma jiro, waxase aan aaminsanahay inay wax inoogu soo kordhayaan oo waxa la arkayaa inaynu nahay dad qaddiyadooda ku dhegan, oo haddii aynu shirka tagi lahayn waxa la sawiran lahaa inaynu yara dabacnay. Laakiin markaad meel sare istaagto waxa imanaysa inaan lagu dhayalsan oo dib la isugu noqdo. Markaas waxaan aaminsanahay inay miisaan diblomaasiyadeed ay qaadacadda Madaxweynuhu inoo soo kordhinayso.” Cawil, wuxuu sheegay in qaadacadu ka mid tahay diblomaasiyadda, waxaanu sheegay in mararka qaarkood ay dawladuhu xataa xarunta shirarka lagu qabanayo u dirtaan dad xog ka keena tirada kuraasida la dhigay inay isku mid yihiin amaba ay muuqaal ahaan isku qurux yihiin. “Qaadacadu diblomaasiyadda waa ka qayb, mararka qaarkoodna marka ay dawladuhu wada hadlayaan ka hor inta aan shirka la tagin waxa la dirtaa dad gaar ah oo kaaga soo warama kuraasida shirka in loo dhigay tiro siman oo aanu dhinac badnayn, inay qaab ahaan dhinaca quruxda isku mid yihiin iyo waxyaalo kale.” Ayuu yidhi Cawil. Mar la su’aalay sida uu u arko qaraarkii uu golaha ammaanku xayiraadii hubka kaga qaaday dalka Somaliya, wuxuu sheegay inuu yahay qaraar lagu degdegay “Talaabo khalad ah weeye oo hubkaas 80% wuxuu galayaa gacanta xagjirka, markaas dawlad awood leh oo hubka ilaashan kartaa ma jirto, waana talabao lagu deg degay oo khalad keenaysa.”
  12. Somaliland: Queen of Somali Television; Nuura Mohamed is a talented and glamorous young lady, who presents HCTV’s Nuura Fashion programme In her weekly show, she talks about the latest fashion and styling trends with her loyal audience. Nuura show is a slick fashion and styling TV programme presented by very confident and articulate Nuura Mohamed. Born in Hargeisa, but grown up in UAE where she completed her secondary school. Later on she moved to UK, where she studied fashion and beautification. In fact, considering she speaks fluent Arabic and English, one may think she’s more suited to Al Jazeera or even one of those day time British talk shows. She delivers her subject matter expertly, especially when it comes to fashion, make ups and styling that suits woman of colour, especially Somali women. No doubt, her fashion show is timely and much appreciated within the Somali Diaspora; including those loyal followers who regularly follow her programme back home in Somalia. Her show has been on air for almost a year and half now, and since then it took Somali television audience by storm, due to her subject experience and her well qualified advice she gives to her live audience, not to mention her beauty and charm which attracts a lot of male followers. Previously she presented ‘’Qaab iyo Qurux’’ in Royal TV, before she moved to her current fashion show with HCTV. She has got a confident and attractive voice, and a likeable personality. She’s quick witted to handle any unexpected event smoothly in a live programme whenever someone criticises her show or the topic she’s delivering. She got a good rapport with her audience, and she understands well about the technical awareness required from a TV presenter Unfortunately, having your own show in a Somali Television isn’t always like Oprah Winfrey’s rag to riches, nevertheless, at least the experience and finding your own niche in a very competitive arena could be anyone’s stepping stone to life changing career, which I believe made Nuura Mohamed, the perfect candidate to be a TV fashion presenter. The demand for such a programme is due to modern young Somalis who understand how important fashion and styling is to their daily life, including those who may not be so overtly into fashion, but overall, Nuura Fashion is a decent TV programme where Somali women can follow and relate their daily experiences regarding fashion and styling. Although western style TV show is still in its infancy on Somali TV, nevertheless, the problem I have with Somali television is that their presenters often jump from one subject to another instead of sticking to a one particular niche market, or specialising a particular field. This creates unnecessary competition and rivalry among the handful of TV presenters. As we may all know it, in today’s world fashion and good styling is all about the image you want to present to the outside world, whether you going to party, or even going out in a simple meal. Whether we’re a young or adult, we all need to be confident and be part of modern society, and nobody wants to be left behind in cruel world where human being are valued what they wearing and how they style themselves. Thus, her show combines all the elements of glamour and style in what was previously dominated by news and current affair programmes. Her show isn’t always about glamorising, but it also talks about other prevailing subjects within the Somalian society, it also warns Somali women about dangerous beauty products, such as skin bleaching and other harmfull beauty products. Suffice to say, Nuura Fashion is timely, and is one of the most popular TV show at present time. And with nearly two thousand admirers on her facebook www.facebook.com/Nuura-Show, she’s becoming an ever more popular among the young fashion conscious type.
  13. Suldaaanka saaxib Kulmiye is not perfect and ofcourse there is corruption and neptioism and i am not here to defend Kulmiye but Hadhwanaangews Clanish tone with endless baseless articles is not a secret. Dr bidaars most favorite words (Ishaashi xidhiidh Mandaqada) i am sure Edna adan was much better than him. Any way Hadhwanaagnews is not the same any more thats all i am saying ever since the Xaqsoor incident
  14. I am saying that Ikraan needs to embrace her roots , she will always have a partly Somaliland heritage and the Somalilanders taught her how to speak their version of Somali. She probably has the typical Hargaysaawi mentality to. But she should also be with her people. Mo Farah oo Xamar ku dhashay oo Naag Spanish Jamaican qaba who speaks broken Somali considers himself a pure Somalilander.
  15. How can i forget Xamar thats where i first fell in love. But ikraan is also married to a Somalilander if i am correct Warya Oba Zacks cousin Nimco dareen was also born in Hargeisa , and she is my niece also but she still loves her Azania ONLF part time Xabashi Liyuu side eventhough she likes Somaliland to. But i dont think she considers her self a Somalilander. Ikraan needs to leave xaafada pepsiga hargeisa and go to Mogadishu and learn Shirb kinda Buranburs and she needs to speak like a true Xaayoow. Wamaxay tan afka qal qaloocinayse
  16. The Zack TPLF is weakened allot because of new rebel movements Like Ginbot 7 and because of its recent fall out with several arab states. And also because the Tigrayans failed to bring on board the ONLF they thought with the talks the ONLF will Join them. And the latest the Muslim Amhara revolution in addis ababa. But do not make the mistake the TPLF tigrayans are still in charge they made 2 strong TPLF deputy Prime Ministers Debretsion Gebremichae and Demeke Mekonnen. The Tigrayans have this culture to run things behind the curtains an oromo President and A wolayta Prime Minister they fully still control the Army a half eritrean half Amhara minister of information they try to make it look like its all inclusive. Remember when meles was on his death bed the TPLF highest leaders and the European union were busy to set up a goverment and trying to find a successor for meles. They decided to have Haile Mariam deselegn and 2 strong TPLF deputy prime ministers the Europeans gave their blessings, wikileaks will expose it in a few months time. TPLF days are numbered it is true that the end is near the question is what will happen next.
  17. The TPLF wishes to create a quiet society it wishes to hide massive land grabbing in the South, it calls it argiculterlising fertile Ethiopian land. it wishes to hide the atrocities in the O'gaden. And ofcourse it wishes to hide the Amhara Muslim Revolution in Addis ababa. Question is for how long can they get a way with it, and how long will the US state department continue to support the TPLF.
  18. These are the video's Ethiopias TPLF wishes to hide
  19. The TPLF blocked Skype, now aljazeera soon youtube ever since Meles zenawi died the TPLF is not the same any more Meles was the brain behind everything he was Woyannie. It seems the TPLF wants to silence the Amhara Muslim revolution in Addis ababa.
  20. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=lpm_XXhpcBo#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  21. She does have a point Djibouti is a Somali Country and Hassan should act more like the Legendary Ismaciil Cumar geele.
  22. Ikraan Caraale: Dhulka Soomaaliyeed oo Dhan waa Dhulkayga, Xamarna Waa Dalkayga. 18 March 2013 (O'gaden today Press)-Fannaanadda Soomaaliyeed ee Ikraan Maxamed Caraale oo ah Fanaanad si aad ah ooga helaan Bulshadda Soomaaliyeed ayaa haddal jawaab ah ka baxisay hees murran baddan dhalisay. Ikraan Caraale ayaa sheegtay in heestan tahay Guubaabo. Fannaanadda ayaa sheegtay in heestan tahay marxaladda Magaaladda Muqdisho soo martay, isla markaasna ay tahay mid Madaxwaynaha Soomaaliya faraysay inuu ku daydo Jabuuti. Fanaanadda ayaa tidhi, Hadii aanan odhan lahayn Jabuuti ku dayo, ma waxaan odhan lahaa, Kenya Iyo Itoobiya. Xamar waa Dalkaygii iyo Dadkaygii, Dhulka Soomaali oo dhan waa dhulkayga, waana Dalkayga. Xamarna waan u heesi doonaa, waxanaa leenahay Xamar maanta waa nabad waalidkay ayaana ku nool waxaana leeyahay waa Dalkayga, Dadka Heestan dhagaystayna waxan oran karaa inay yihin kuwo aan Murtida aqoon. Waxaana leeyahay Dadkii qaladka fahmay raali ka noqdo. Warbaahinta O'gadentoday Press waxay leedahay Dhalinyradad Soomaaliyeed ee inta baddan caadaystay inay Gabadha Fanaanita ah ee Wanaagsan caayaan ha ka waantoobaan. Hoos ka Dhagayso