Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. From Daroor to dhagaxbuur all the way up to aware than up to the SL border have the same accent, Wardheer accent is a bit close to reer mudug wax wada hayada bay ku hadlan waan imahayaa waan fadhisanahay wax wada hayadaas ah. But it can be very close to the reer woqoyi and the rest of the Kilil region Its basically the same dialect but different accent , for instance i can tell when i hear some one from gabiley or borame speak they speak a little different than reer hargeisa. And than reer hargeisa is different than reer burco and than reer burco is a little different than reer Laaascaanood. I could exactly tell the difference between reer Buhoodle and reer laascaanood to. Reer Buhoodle is very close to Burco. They speak the same dialect reer SL and reer Kilil and all pronounce the words the same way. But the tone op voice the speed how they talk is different. For instance reer Hargeisa hadalka wa boobisyaan reer laasqoray talk so slow , waad seexanaysa. reer salaxlay and reer aware and reer dhagaxbuur hadalkooda waxa ku wada jira wax mah mahooyin ah.
  2. Abdul your Khatumo's enemy nagada hadaba hadaad leedahay in Khatumo sharekooda helaan waan ka so horjeeda.
  3. Faallo Saacid maxaa baajiyay RW Saacid ayaa maanta ka baaqday in uu Kismaayo tago halkaa oo laga sugayay. Masuuliyiinta Jubbooyinka ayaa sheegay in xitaa wax sabab ah oo uu u baaqday aanan la garaneeyn. Waxaa la isweeydiinayaa maxaa Saacid baajiyay. Waxaa muhiim ah in la xuso in Madaxweyne Culusow iyo RW Saacid labaduba is ku si ula dagaalamayaan horumarka Jubbooyinka iyo Gedo sameenayaan ee ku aadan in ay masiirkooda gacanta ku dhigaan. Saacid ayaa ka dabacsanaa Culusoow hase ahaatee mar dhexe Culusow ku amray in uu diidmo qayaxan arrimaha maamulka 3da gobol la yimaado hadii kale uu badalayo. Xasan Culusow ayaa horey u ogaa in Saacid maanta ku wajahan yahay Kismaayo hase ahaatee saacadihii ugu danbeeyay muujiyay in uu isagu yahay ninka talada Soomaaliya ka go’do isagoo Saacid u sheegay in uusan maanta dhaqaaqi karin baritana aay tahay maalin kale oo go’aankeeda ilaa caawa laga sugayo Xasan Gurguurte. Saacid ayaa si walbaba Kismaayo la tagaya qorshihii ugu danbeeyay ee Xasan Culusow iyo kooxdiisa Dulmiga Cusub ka soo fulay. Qorshaha Saacid wado ayaa ka mid ah in wax maamul ku meel gaar ah lagu sheegay dowladu magacaawdo mudo ka dibna la diyaariyo shir weeyne dadka deegaanadaa ku dooranayaan maamul joogto ah si kale hadii loo dhigo Xasan ayaa doonaya in isagu u taliyo deegaano dadkii lahaa loo diidan yahay. Wasiirada Kismaayo jooga ayaa ku guda jiray indha indheeyn xaalada ergooyinka si ay u qiimeeyaan in qorshahooda ugu danbeeyay u heli karaan wax taageero ah ama kala jab ku keenaan masuulyiinta iyo shacabka sadexdaa gobol oo ilaa iyo hada muujiyay in rabitaankoodu aanan la leexin karin qarash walboo lagu bixiyo. Wasiirada ayaa warbixinadii Xasan khadka telefanka ku siiyeen ku sheegay in sida hebeenkii xalay tagay uusan u soo laabaneen oo kale adag tahay in la hor istaago rabitaanka Jubbooyinka iyo Gedo. Dib u dhaca maanta Saacid ee Kismaayo ayaa lagu sheegay in Xasan Culusoow iyo kooxdiisa ku maqan yihiin qorshayaal kale oo hor leh ka dib markii labada Wasiir ee Kismaayo uga soo waramay la tashadeen. Nasiib daro RW Saacid ayaa noqday nin loo taliyo oo wax walba Xasan ka suga mana arko awooda dastuurku siinayo in Soomaalida si isku mid ah uu ugu adeego inta uu Ra’iisal Wasaarenimada ku magacaaban yahay. Maamul u sameenta Jubbooyinka iyo Gedo ayaa heerer kale duwan soo maray isagoo soo socday muda afar sano ka badan si loo saxo cabasho walba oo ka iman kartay beelaha wax ka daga deegaanadan. Waa barnaamijka kaliya ku saleeysan daraasad cilmiyeeysan oo kuwa ugu tirada badan deegaanka u talinayaan halka kuwa ugu tirada yar xaqooda lagu tumaneeyn. Arrinta maamul u sameeynta deegaanadan ayaanan wali ka lug bixin cadawtinimo uga imaneeysa kuwa ugu sareeya dowlada maanta jirta iyadoo dowladu tahay wadaag ayaa hadana waxaa awooda isku koobay Xasan Gurguurte iyo kooxdiisa.
  4. ^^ Khatumo needs to be represented waryaa, qawanaan lugu ma dawan karo khatumo wa in ay helaan qeybtooda
  5. Haatu;930306 wrote: I concede you guys speak more formal, but pronunciation is different . You guys can speak the best Somali, but your accent sucks PS: Reer Kilinka will give you lot a run for your money. Reer woqoyi including reer Kilinka shanaad have no problem pronouncing some letters but koonfurians do have problems with some words and letters.Accent can be bad thats ur opinion because ur not use it but its the best version of the Somali language.
  6. Somalia: President flies to Qatar, ‘expected to meet’ Somaliland leader in Dubai 25 Mar 25, 2013 - 9:07:13 AM MOGADISHU, Somalia Mar 25, 2013 (Garowe Online)- Somali President Hassan Sheikh Mohamud flew from Mogadishu on Monday en route to Qatar, where he is expected to attend the Arab League summit, Garowe Online reports President Hassan spoke on Radio Mogadishu prior to his departure, saying that he will attend for the first time as Somali President the annual Arab League summit, which takes place in the Qatari capital Doha this year.Under former President Mohamed Siyad Barre, Somalia joined the Arab League in 1974. “I will attend the Arab League summit and I will present the situation in Somalia, the progress achieved and the country’s needs,” said President Hassan. Addressing media speculation about the sacking of the intelligence chief, President Hassan said: “Yes, Ahmed Moallim Fiqi [former intelligence chief] has resigned along with this deputy and I have appointed an interim chief and the work will continue.” Somaliland dialogue Sources in Mogadishu and Hargeisa tell Garowe Online that President Hassan is expected to travel to Dubai after attending the Arab League summit in Doha. President Hassan is “expected to meet” with the leader of Somalia’s separatist region of Somaliland, Ahmed Mohamed Silanyo, who is currently in Dubai. Earlier this month, President Silanyo rejected attending the London Conference for Somalia, scheduled for May 7 and co-hosted by the Somali and UK governments in London. A dialogue process between the Somali federal government and Somaliland’s separatist administration have stalled since June 2012, in part after Puntland was excluded from the talks as a stakeholder. Puntland and Somaliland have fought sporadic territorial battles since 2002, costing lives and leading to the displacement of over 50,000 civilians from Las Anod, according to a U.N. report. Since September 2012, Somaliland has reversed its policy and has engaged in direct talks with Puntland regarding security matters. Earlier this month, Somaliland arrested and returned to Puntland a suspect involved in the killing of a well-known Islamic scholar in Puntland on Feb. 15, 2013. The suspect had escaped to Somaliland and the move is seen as growing security cooperation between the two authorities that have been political rivals for over a decade. - See more at: http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Somalia_27/Somalia_president_flies_to_Qatar_expected_to_meet_Somaliland_leader_in_Dubai.shtml#sthash.XSNFYQaL.3F2avdFj.dpuf
  7. ^^ Gooni marka ma waxad leedahay kuwa reer SL eeh jooga xamar wa iska maqar saar waxba lama weydiyo:D
  8. ^^ Haatu Somalilanders are not fighting to rule Somalia , Somalilanders are fighting for an official exit out in the eyes of the IC. Ruling Koonfurians is not attractive who wants to domesticate an ugly lady nagaadaa niyo dee. But a temporally relation ship with an exit out should be considered. The question is haatu why do koonfurians want Somalilanders back that i dont understand.
  9. What the SL foreign policy lacks is the long term vision and also the effectiveness in which it will bear fruit eventually for the SL people. But it seems that attending the first conference on Somalia was its self not a bad idea. But the talks with Somalia should have how Oodweyne describes it be one of high profile of where there would be a clear mediating team from a 3rd party. So the dialogue was a good thing but how it was formulated could have been better. For as now it seems all is in the air and the international community is putting pressure on both SL and Somalia to come to the negotiation table with out a clear agenda and a time table of where these talks should end. I get the idea that the international community wants that SL and Somalia organize their own conference of talks. But even if the talks fail it will make SL case stronger and the international community particularly the Europeans and Americans. Than it would come to a second phase where they would play the arbitrators in the dialogue between Somalia and Somaliland. On the other hand Somaliland needs to play another approach in Africa forge closer ties with neighboring countries create lobby groups in African countries and European find investors for the Berbera corridor project Ethiopia Somaliland railroad project. This will be costly creating lobby groups but its worth it , the SL foreign ministry should be enlarged and should consist of several departments It should be more than the 3 words the current SL minister loves to use (Mandaqada xidhiidh iyo Iskaashi) Also there should be a creativity in how to export the Somaliland livestock trade and other resources not just to arabs but to other countries Somaliland should look further east. SL should do their home work it should start creating putrescent that have a firm control over the regional financial institutions banks in where the National bank controls the hard currency of the nation. Also when it comes to the resources of Somaliland and foreign companies like genel this could also play an important role when engaging with foreign nations. Somaliland should at all cost avoid Arabs when it comes to SL and Somalia , Somaliland foreign ministry needs to approach Africa.Even though their development aid and assistance is very much appriciated but SL should find a way to avoid them meddling in Somaliland and Somalia affairs. i also agree with Mr Ciiro that the foreign policy of SL needs to be supported by both the opposition and the ruling party in this case Kulmiye.But the SL goverment Kulmiye needs to come clean and provide the real mechanism so that the Somalilanders both outside and with in the country can support it.
  10. “Waa Inaynu Mucaarad iyo Muxaafidba Ka Middaysnaano Siyaasada Arimaha Dibada, Xukuumaddana Waxa Waajib Ku Ah..” Guddoomiye Cirro Stockholm (Ramaas) Mar 25,2014 – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, ahna Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden, ayaa kulan la yeeshay taageerayaasha xisbiga Waddani ee dalkaasi. Guddoomiye Cirro oo khudbad ka jeediyay kulankaasi, ayaa bogaadiyey shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka dibadiisu sida ay heeganka ugu yihiin meel marinta qadiyada dalkooda, siiba siyaasada arimaha dibada. Guddoomiye Cirro, waxa uu ku baaqay in Mucaarad iyo muxaafidba meel looga soo wada jeedsado siyaasada arimaha dibada Somaliland. Sidoo kale, Mudane Cirro, waxa uu xukuumadda ugu baaqay inay mar walba shacabka u soo bandhigto talaabo kasta oo loo qaadayo horumarinta siyaasada “Xukuumadda ayay waajib ku tahay inay dadka la socodsiiso talaabo walba oo la qaadayo” ayuu yidhi Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu intaa ku daray “Waa inaynu Mucaarad iyo muxaafidba ka middaysnaano siyaasada arimaha dibada
  11. ^^^ Thats a bit of overexaggeration there is no Ethiopia Kenya threat
  12. DEG DEG: Dagaal Ka Qarxay Goordhow Xarunta Maamulka Degmada Ee Magaalada Marka Marka (RBC) War goordhow naga soo gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya labo ciidamo oo ka wada tirsan kuwa dawlada taabacsan uu ka qarxay xarunta maamulka degmada oo ku taalla bartamaha magaalada Marka. Dagaalkan ayaa qarxay ka dib markii ciidan watay illaa saddex baabuur oo ku hubeysan noocyada fudud ee hubka oo ka yimid duleedka magaalada ay weerar ku soo qaadeen xarunta maamulka degmada oo ay ku sugnaayeen ciidamo boolis ah. Ciidanka weerarka soo qaaday ayaa la sheegay inay ka tirsanaayeen kuwa militariga ee ku sugan duleedka magaalada Marka. Qof ku sugan magaalada Marka ayaa goordhow telefoonka ugu sheegay Raxanreeb Online in rasaasta fudud laga maqlayo magaalada xaafadeheeda, iyadoo dhimasho iyo dhaawacba uu geystay dagaalkan. Dagaalka ayaa saameyn ku yeeshay suuqa magaalada Marka oo aan waxba ka fogeyn xarunta degmada ee weerarka uu ka bilawday. Illaa hadda waxaa naloo xaqiijiyey dhimashada labo askari oo ka tirsan dhinacyada dagaallamay iyo dhaawaca labo kale. Ruux saddexaad oo sida naloo sheegay ah haweeney caano ku iibineysay suuqa ayaa iyaduna dhaawac culus uu soo gaaray. Mid ka mid ah hawlwadeenada isbitaalka Marka oo aan rabin in magaciisa aan xigano amaanka dartiis ayaa sheegay in dhaawaxa haweeneyda suuqa caanaha ku iibineysay uu aad u daran yahay lagana yaabo in qalliin lagu sameeyo saacadaha soo socda. Dadka xog ogaal ah oo ku sugan Marka ayaa Raxanreeb Online uu sheegay in dhinacyada ciidamada booliska uyo militariga ee dagaalamay ay ka kala tirsan yihiin labo ciidan oo maalinimadii Jimcihii 22/03/2013] ku dagaalamay kontoroolka laga soo galo magaalada halkaasoo dhimasho iyo dhaawac uu ku jiro sarkaal sare oo militariga ah uu ka dhashay. Koox ka tirsan labada garab ee ciidamada ee dagaalamay ayaa difaac ka dhigtay xarunta hay’adda COSV oo maamusha isbitaalka Marka kaasoo aan ka fogeyn dhismaha isbitaalka, halkaasoo ay rasaasta si aad ah ugu dhowaatay. Dagaalkan ayaa ku soo aadaya iyadoo shalay madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu si adag u dhaliilay saraakiisha ciidamada ee dagaalka dhexmaro dhexdooda ayna dadka rayidka ah ku waxyeeloobaan.
  13. Suaasha waxa weye khatumo maxay ka heshay maxayse ka faiiday dawlada Hassan culusow wax ma taray xita ma xusay, wasiir ama wasiir kuxigeen ma ka heleen waxyaalo badan ba u bahaan in la is weydio. Reer Khatumo will over come their problems and will get the attention they deserve one day.
  14. How did the topic about mahiga ended up in Bosaaso:D
  15. ^^ This is not about the London conference this about holding the first ever meeting with the Hassan culusow and his people. The london conference is not about Somaliland and Somalia so it means little. Its about Somalia not about Somaliland it doesnt concern Somaliland
  16. I wonder how Xiins caravan is doing and how he claimed that every one is one the same political level when it comes to the Jubbaland state formation. With conferences held in Kikuyu land as the legitimate process of forming a state. The Somali goverment disagrees and wants to establish a provincial administration for Kismayo.
  17. Malistar i would not oppose talks with Culusow and Co, lets see how it goes.
  18. R/W Saacid: Maamul ku meel gaar ah baan muddo lix bilood ah Kismaayo u samaynaynaa Ra’iisal wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cabdi Faarax SHir-doon Saacid oo maanta magaalada Muqdisho kulan la yeeshay xubno ka tirsan barrlamanka dowladda federalka Soomaaliya ayaa sheegay in booqashadiisa magaalada Kismaayo ujeeddadeeda tahay in halkaas ay ka soo sameeyaan maaul ku meel gaarka ah oo magaaladaas ay yeelato muddo lix bilood ah, ka dibna ay doonayaan inaa maamul rasmi ah u soo magacaabaan. Kulankan oo saxaafadda loo diiday ayaa sida aan ka helnay ilo rasmi ah oo ku dhowdhowaa wuxuu ku soo dhammaaday natiijo la’aan iyo in laysku af garan waayo, waxaana warku intaas ku darayaa in xubno ka mid ah barlamanka ay ku eedeeyeen in ra’iisal wazaaraha iyo madax-weynaha ina waxa ay wadaan ay tahay wax garab marsan dastuurka isla markaasna rabitaanka dadka deegaana Jubooyinka ka soo hor jeeda. Xil-dhibaannada deegaannadaas ka soo jeeday ee kulankaas fadhiyay ayaa dowladda ku eedeeyay inay ka shaqaynayso inay iska hor keento dadka deegaanadaas, waxayna ku tilmaameen taalabooyinka dowladda kuwo khatar ku ah nabad gelyada jubbooyinka horseediyan colaado iyo dagaalo hor leh in dib loogu noqdo iyadoo hadda ay dadka deegaanka aysan wax colaad ah ka dhexeyn ayna doonayaan inay dhistaan maamul iyaga ka wakiil ah Ra’isal wazaaraha ayaa in muddo ah la hadal hayay inuu ku soo fool leeyahay magaalada Kismaayo hasa yeeshee tiro seddex jeer ah oo ay maanta oo isniin ah ugu dambaysay booqashadiisu dib u dhac ku yimid sababo aan la sheegin aawgood. http://www.raxanreeb.com/2013/03/rw-saacid-maamul-ku-meel-gaar-ah-baan-muddo-lix-bilood-ah-kismaayo-u-samaynaynaa/
  19. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar Sheegayna in uu la kulmi doono M/waynaha Somaliland oo hada ku sugan Imaaraadaka Carabta Dhinaca kale Madaxweynaha somaliya Xasan ayaa sheegay inuu soo mari doono dalka Imaaraadka Carabta.... Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar Sheegayna in uu la kulmi doono M/waynaha Somaliland oo hada ku sugan Imaaraadaka Carabta Mudaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, madaxweynaha oo mar la hadlaayay Radiyo Muqdisho ayaa sheegay madaxweynaha intii aanu dalka ka dhoofin in uu ka soo qeyb galayo shir ay yeelanayaan madaxda wadamada Jaamacada Carabta kaas oo ka dhacaya magaalada Dooxa ee dalka Qadar. Sidoo kale madaxweynaha waxa uu sheegay in kulanka uu ka qeyb galayo uu ka soo jeedinayo khudbad uu uga hadlayo xaalada dalka Soomaaliya iyo hormarada ay gaadhay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in mudada uu ku sugan yahay dalka Qadar uu kulamo la qaadan doono madaxda dalkaasi si loo amba qaado heshiisyo ay horay u gaadheen mas’uuliyiinta dowladaha Soomaaliya iyo Qadar. Dhinaca kale Madaxweynaha soamaliya Xasan ayaa sheegay inuu soo mari doono dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kulamo kula yeelan doono Madaxweynaha Somaliland Axmad maxamed maxamuud Siilaanyo, iyagoo ka wadahali doonaan labada dhinac kulamdii u socday ee la xidhiidhay Sidii la iskula meel dhigi lahaa Ismariwaaga Koonfurta iyo Waqooyiga waxana lafilayaa in ay dhex dhaxaadiyaan Dawlada Imaaraadka Carabta oo hadab uu joogo M/waynaha Somaliland AXMED MAXAMED SIIRANYO iyo Wafti balaadh oo uu hogaaminayay.
  20. hada ma waxad leedahay ki Somali doonka waxba looma ogola ki Somaliadiidka wax lo ogol yahay reer hargeisa iyo reer borama waxba kuma kala duwana wa isku umad. Hada ma waxad leedahay SNM uun ba wax lo ogolyahay umalayn mayo cidlaad jafaysa ina omaar ba waki u tartamay jagada. Maan fahmin dadkan Somalia siday u fakiraan professor galaydh oo xita madaxweyne iyo prime minister u tatamin ba so waayey gudoomiye barlamaan markaa siday wax yihin, reer Somaliyoow?
  21. We sure will miss him he was an outstanding Somali , he was kinda part of the family friends to some enemies of others well those who disliked him because interfered in their politics but he was just doing his job. How ever Mahiga was a nice guy who liked all Somalis and did his job he also liked to socialize with Somalis he sure will be missed in the Somali peninsula. As he did an outstanding job as the UN Representative i think Somalis should give him good by gifts. And i think we should appreciate his efforts as he played a significant role in the end of the transition period of Somalia.We wish him all the success in life and in his future career as a UN official.