-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somalis share nothing with those oromos not a language not traditions not a country not the same history nothing. Oromos and the Zulus are the Same for Somalis. The Zulus are 100 times braver than the so called oromo ethnic group even the oromo ethnic group is not a real ethnic group. These people are ethiopians they are not our problem and certainly they are not our brothers an Ugandan Muslim is closer to a Somali than an oromo , an ugandan is not after the Somali territories.But the oromos want to steal Somali territories they already did that. I applaud the Somaliland goverment of deporting 60.000 oromos back to Adama.I applaud the Kilil 5 admin in jigjiga for keeping the region protected from oromo trespassers. Please do not insult Somalis and do not associate us with those weak people.
-
AFHAYEENKA AMISOM: “Ciidamada ka imaanaya Sierra Leone waxaa la geyn doonaa Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo” Khamiis, Maarso 28, 2013 (HOL) — Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xalane ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin halka la geynayo ciidamada ka imaaanaya dalka Sierra Leone, booliiska AMISOM oo ka howlgalaya gobollada dalka qaarkood iyo qorshe ay ku donayaan inay kula wareegaan deegaannada ay baneynayaan ciidamada Itoobiya. Col. Xumad ayaa sheegay in 850 askari oo ka imaanaya toddobaadka soo socda dalka Sierra Leone la geyn doono gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo ay ku sugan yihiin ciidammo ka tirsan kuwa Kenya oo qayb ka ah AMISOM. “Ciidamada ka imaanaya Sierra Leone oo toddobaadka soo socda imaanaya waxay qayb ka qaadan doonaan howlgalka ay wadaan ciidamada AMISOM,” ayuu yiri Col. Xumad oo sheegay in goobaha ay ka howgeli doonaan ay ka mid tahay Kismaayo. Sidoo kale, afhayeenka wuxuu ka hadlay qorshe ay ku doonayaan inay kula wareegaan goobaha ay banneeyaan ciidamada Itoobiya , isagoo sheegay in ciidamada AMISOM iyo dowladda ay u diyaarsan yihiin inay goobahaas kala wareegaan ciidamada Itoobiya. “Dhawaan waxaan maqalnay in ciidamada Itoobiya ay isaga baxaan Xudur, waxaana naga go’an inaan inaan la wareegno degmadaas iyo deegaannada kale ee ay ciidamada Itoobiya doonayaan inay ka baxaan,” ayuu Col. Xumad ku sheegay shirkiisa jaraa’id. Ciidamada Itoobiya ayaan qayb ka ahayn kuwa Midowga Afrika hoostaga ee ku sugan Soomaaliya, waxaana saraakiishooda ay sheegeen inay ka baxayaan dhawaan deegaanno badan oo ku yaalla Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay soo galeen dhammaadkii sannadkii 2011. Dhanka kale, afhayeenka AMISOM wuxuu sheegay in ciidammo booliis ah oo ka tisran AMISOM dhawaan la geyn doono magaalooyinka Baladweyne, Kismaayo iyo Baydhabo, isagoo sheegay inay qayb ka qaadan doonaan sugidda ammaanka magaalooyinkaas. Howgalka AMISOM ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay lagu ballaariyay gudaha Soomaaliya, halka markii hore uu ahaa mid ku eg magaalada Muqdisho, balse haatan waxay ciidamada ka howlgalaan gobollada dalka Soomaaliya sida ku Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Sierra leone AU troops to be deployed to kismayo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
AFHAYEENKA AMISOM: “Ciidamada ka imaanaya Sierra Leone waxaa la geyn doonaa Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo” Khamiis, Maarso 28, 2013 (HOL) — Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xalane ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin halka la geynayo ciidamada ka imaaanaya dalka Sierra Leone, booliiska AMISOM oo ka howlgalaya gobollada dalka qaarkood iyo qorshe ay ku donayaan inay kula wareegaan deegaannada ay baneynayaan ciidamada Itoobiya. Col. Xumad ayaa sheegay in 850 askari oo ka imaanaya toddobaadka soo socda dalka Sierra Leone la geyn doono gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo ay ku sugan yihiin ciidammo ka tirsan kuwa Kenya oo qayb ka ah AMISOM. “Ciidamada ka imaanaya Sierra Leone oo toddobaadka soo socda imaanaya waxay qayb ka qaadan doonaan howlgalka ay wadaan ciidamada AMISOM,” ayuu yiri Col. Xumad oo sheegay in goobaha ay ka howgeli doonaan ay ka mid tahay Kismaayo. Sidoo kale, afhayeenka wuxuu ka hadlay qorshe ay ku doonayaan inay kula wareegaan goobaha ay banneeyaan ciidamada Itoobiya , isagoo sheegay in ciidamada AMISOM iyo dowladda ay u diyaarsan yihiin inay goobahaas kala wareegaan ciidamada Itoobiya. “Dhawaan waxaan maqalnay in ciidamada Itoobiya ay isaga baxaan Xudur, waxaana naga go’an inaan inaan la wareegno degmadaas iyo deegaannada kale ee ay ciidamada Itoobiya doonayaan inay ka baxaan,” ayuu Col. Xumad ku sheegay shirkiisa jaraa’id. Ciidamada Itoobiya ayaan qayb ka ahayn kuwa Midowga Afrika hoostaga ee ku sugan Soomaaliya, waxaana saraakiishooda ay sheegeen inay ka baxayaan dhawaan deegaanno badan oo ku yaalla Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay soo galeen dhammaadkii sannadkii 2011. Dhanka kale, afhayeenka AMISOM wuxuu sheegay in ciidammo booliis ah oo ka tisran AMISOM dhawaan la geyn doono magaalooyinka Baladweyne, Kismaayo iyo Baydhabo, isagoo sheegay inay qayb ka qaadan doonaan sugidda ammaanka magaalooyinkaas. Howgalka AMISOM ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay lagu ballaariyay gudaha Soomaaliya, halka markii hore uu ahaa mid ku eg magaalada Muqdisho, balse haatan waxay ciidamada ka howlgalaan gobollada dalka Soomaaliya sida ku Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya -
Jacpher;931438 wrote: ^Based on what? Where did you get Sierra Leone is coming to Kismaayo? Mise waa ducadaadii, I mean habaarkaagii :D Jacpher Kenyaati wa duco somaha Siera leone wa habaar:D
-
Sierra leone AU troops to be deployed to kismayo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
And jacpher thinks the AU Kenyan troops will stay long in Somalia , Kenya has a new goverment i dont think uhurro will keep his troops in Somalia for a long time. These troops are heading towards the Jubba regions They will help liberate the Jubba regions , remember the Jubba regions are not fully liberated. And the Kenyans are not even taking over other parts of The Juba regions ask your self why? -
Safferz;931433 wrote: I'm also not sure why people seem to think the geographies and settlement patterns we see today are fixed, unchanging realities, and the way things have always been. What you think is a Somali city today may not have been one 200 years ago. Our people (with a few exceptions) are traditionally nomadic, and we've taken over lands too, including Oromo lands. What do you think Galkacyo means? Hadana galkacyo ma siin lahayd. its strange people oo arintan wax yar ka so qaaday thank god Somalida shisheeye ag degan arintaas waka fejignaan yihin Sida reer NFD reer Djibouti iyo reer Somali galbeed. Reer Somalia waxa ba aad mooda inay yidhaheen wixi la qadanyo hala qaato waxba naga ma galin qaar kale babanu ugu darayna loooool
-
Dhul wa Dhul ama itoobiya ha hoos timada am kiiniya ama Jabuuti, shaw dadkan Somaliweyn ku khafiifay dhulka gabigooda ba way bixin lahayeen haday karayaan. War qotidu wa dhul boob bay ku jiraan dhulkay hada boobeen waxa ka mid ah negelle moyalle filtu districts waxay hada si toos hoos taga gobolka oromada eeh ethiopia hada wa dhul Somali. Dawlad Ku sheega ETHIOPIA TPLF waxay tidhi anagu shaqadayada maha. Diredawa oo ah magaalo Somali u badnan jireen 1994 wala isku dilay mala war uma haysid anaga naga warayso anaga joogi jirnay eh hada waxa la hoos geeye mamuul gaar ah oo hoos taga dawlada dhexe.
-
^^ And these people think those expansionists are their brothers cajiib
-
Fantastic news this is the end of Walalaha Kenya
-
Carafaat is the real Sahal exposer:D
-
If Xaaji Xunjuf Gets His Wish, Puntland Would have Sunk Into The Sea
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Carafaat;931369 wrote: Xiinfaniin, ileyn trauma ayaa heysaa. Ninku gargaar cafimaad degdeg ah ayuu u baahanyahay markaas, Jubbaland will not cure him I am afraid. Carafaat Walaalkeen Xiinfaniin wa run dhibti dagaalka sokeeye ba wali ka guuxaya dawo na ma leh , isna wu isi si fogeyanay dawladi iyo Somali unitigy u rabay na beryahan isaga ba kala si diraya. Oo xita tolki bu si kala kexeyey, Hassan oo hub so ibsanaya na aad bu uga cabsanaya:D -
Alpha is that goljannoh?
-
Why are we discussing an Ethiopian language in here?
-
Sierra leone AU troops to be deployed to kismayo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
If this is done than it will be a major political triumph for hassan culusow and his close associates. He politically incorporated the awsj factions and also the other middle region factions under the Somali defense forces. He signed a deal with the garowe clan enclave that they them self will help give some of their troops to come under the central military command of the country. The arms embargo was partly lifted the Kenyans are going home and will be replaced by siera leone african union troops. The prime minister is touring the lower Jubba and is setting up a transitional administration under the government. Its been a real good month for the goverment. -
Somalia to get small arms after U.N. lifts embargo Thu, Mar 28 08:06 AM EDT By Yara Bayoumy DOHA (Reuters) - The Somali government expects to get its first shipment of light weapons within two months after the United Nations partially lifted an arms embargo to strengthen security forces fighting al Qaeda-linked militants, Somalia's president said. Aware of international wariness about sending arms to a volatile country already awash in weapons, President Hassan Sheikh Mohamud said he knew the world was closely watching how his government would manage a fresh inflow of arms. "We take full responsibility. The world is looking at us and monitoring us," Mohamud said in an interview in Doha on Wednesday after taking part in his first Arab summit focused on Syria and the Palestinian-Israeli conflict. "We are not worried about getting supplies, we're concerned about the management of these supplies," he said, adding he expected the first shipment to arrive within the next two months. He described as "really useful" the U.N. Security Council resolution earlier this month to allow sales of weapons such as automatic assault rifles and rocket-propelled grenades. While the United States had supported the move, other Security Council members were wary about completely lifting the ban on a country where al Shabaab militants are still able to launch major attacks. Somalia's poorly equipped military - more a collection of rival militias than a cohesive fighting force loyal to a single leader - has had the support of African Union peacekeepers as it has battled al Shabaab fighters on several fronts. The Security Council imposed the embargo on Somalia in 1992 to cut the flow of weapons to feuding warlords, who a year earlier had ousted dictator Mohamed Siad Barre and plunged the country into civil war. Last year Somalia held its first vote since 1991 to elect a president and a prime minister. This month's resolution left in place a ban on surface-to-air missiles, large-caliber guns, howitzers, cannons and mortars as well as anti-tank guided weapons, mines and night-vision weapon sights. Mohamud said Somalia was approaching different states for the weapons, mainly small arms and ammunition. "We're looking for equipment that is fit for ... the internal security of the country. But in the future Somalia is a very big country with a long coastal line and open air, so we may need bigger arms." PIRATE ATTACKS Mohamud also said he needed about $450 million to fund small development projects across Somalia's 72 districts to help move the country from aid dependence to economic recovery. The president is no stranger to the threat of violence that still grips Somalia. Just two days into his job last September, he survived a suicide bomb attack at a Mogadishu hotel. As part of Mohamud's efforts to bring back stability, he also granted amnesty to hundreds of Somali pirates and promised to help them seek new careers. But the amnesty does not included those convicted by courts or wanted by Interpol. The number of successful pirate attacks has fallen sharply since 2011, when Somali pirates amassed about $160 million, after international navies stepped up patrols to protect marine traffic and struck at pirate bases on the Somali coast. Mohamud said the amnesty, which applied to about 1,000 individuals, had also helped win the release of six hostages held by the pirates for three years. Somali pirates still hold four large commercial vessels, a number of fishing dhows and about 130 hostages. (Editing by Sami Aboudi and Jane Baird)
-
Col. Xumad oo sheegay in maal maha soo socda Ciidan ka socda Sierra Leone la geynaayo Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa la geynayaa ilaa 800 oo askari, oo ka socda Dowladda Sierra Leone, si ay qeyb uga noqdaan hawlgalka Amisom. Afhayeenka Guud ee Ciidamada Midowga Afrika Amisom Col. Cali Aadan Xumad, oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xalane, ayaa wuxuu sheegay in Ciidan ka socda Sierra Leone, ay Somaliya ku soo wajahan yihiin. Afhayeenka ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadaan dhawaan loo soo xiray tababaro ay dalkaasi ku qaadanayeen, sidoo kalana wuxuu sheegay inay iminka u diyaarsan yihiin, sidii loogu soo qaadi lahaa Somaliya. “Ciidamada Seirra Leone ayaa Wadanka imaanaaya, iyagoo ka qeyb galaya howlaha AMISOM, waxayna ka mid noqonayaan Ciidanka Kenya ee jooga qeybta Kismaayo.” ayuu yiri Afhayeenka Amisom. Ciidamada Dowladda Sierra Leone ka socda iyo Ciidamada Kenya, ayuu sheegay inay iska kaashan doonaan hawlaha Militari ee Gobolada Jubbooyinka, looga xureynaayo sida uu yiri Al Shabaab. Ururka Midowga Afrika ayaa horey Dowladda Sierra Leone ugu jeediyay, inay kaalin ka qaadato hawlaha lagu doonaayo in nabad looga dhaliyo dalka Soomaaliya.
-
Somalilanders are just giving their opinion on these matters no need to read into it deeply The reason why its being discussed its because its a hot topic. I think the day the koonfurians accept somaliland statehood, is the day they can demand sl should not talk about their affairs Nin kuleh isku dal ma nihin iyo mid kuleh isku dal baanu nahaqasab, hadana hadaad amuurihisa ka hadashid ku odhanaya maxaad uga hadlaysa adigu yaa ku fasaxay. Dhinac na wa ka qirayaa in la kala tegey dhinac na wa ka diidanyahay.anigu waxan leeyahay inoogu duceeya kala tageena marka cidna ka hadli mayso kismayadina dhinac loo raaco dadkanu malaha. Diidi wa adeer walaga hadlaya adkaysta lol By the way siera leone troops will replace the kikuyus
-
Wonderful somaliland came along way and may allah continue to protect it Somalilanders have learned a lesson from the past 18 may is the real thing Dunidan inyar bala noolyahay inta la noolyahay waxa fiican in sharaf xoriyad iyo qiimo lugu noolaado oo aan nin na nin ku xadgudbin. Abayasheen ma garan oo xoriyadi sl la siiye 1960 godki ugu madooba bay ku rideen Jiilki danbe ba ka soo saaray oo dalki sidi u ahaan jiray ku so celiyey.
-
Both ina salaad boy and Colonel cabdilahi Yusuf failed the only difference between the 2 is that one was called TNG and the other TFG. Cabdilahi Yusuf failed to deliver even on top of the tigrean tank he failed. The Tigrean mercenaries failed when Sh Dalxiis took over the entire country was in the hands of Alshabaab only 4 streets in Xamar were in the hands of Amisom. I give u one thing Cabdilahi Yusuf had some of the HAG warlords on his side where Cabdiqasim failed and could not bring some of the Mogadishu warlords on his side, except the JVA crew.
-
You are miscalculating again the Gedo community a huge faction is on the side of the Prime Minister , there are some who are with ras kambooni but the most powerful stake holders are not on board. There will be a compromise also there is little the raskambooni can do on their own since the are just one section of the troops located in Kismayo the Kenyans are there the SNA is there. Dont forget the close relations between Mogadishu and Nairobi even the Kenyans cannot do anything with out the approval of the President and Prime Minister.
-
Mintid Farayar;931130 wrote: Abdiqasim, but not Abdullahi Yusuf, huh? Waar nimanyahow, wax isula hadha. Soomaali oo dhan baa idiin jeeda ee cid walba hays ku dirina. Otherwise, Kenya will become a permanent 'second-class citizen' home Lool Cabdilahi Yusuf according to some Cabdilahi Yusufs admin was a success.
-
Take in consideration that there is no other federal state in Somalia there is no federal state in the making not in the middle regions nor in south western regions nor in the south eastern regions of Somalia. The goverment has a constitution to follow yes but the legislators are in place to do work there, the constitutional primary intexture is in full force. Problem is the goverment in Mogadishu did not abolish federalism , but they wish to create a federal Somali republic following and using the legal chamber house. The goverment considers the stake holders unorganized unprepared and want to be in full control when allowing the people to establish their federal state under the supervision of the federal goverment. if you look at the rest of the country Hiiraan galguduud bay and bakool Mogadishu all have provincial administrations. The goverment wants to establish the regional states around the same time and wants to prepare all regions equally. Also it wants to measure the so called stake holders in the various regions and the people of those region in addition the regions also need to be fully liberation.
-
Brother Gabbal are the gedo community fully backing the Prime Ministers initiative, also i heard something about the port authority coming under the prime ministers supervision is this also true.
-
If Xaaji Xunjuf Gets His Wish, Puntland Would have Sunk Into The Sea
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Oba Xiin thinks i am awliyo and my prayers are always accepted and he thinks my prayers are result of the bad luck of SAHAL the past few weeks.And the latest theft in the Garowe clan enclave ofcourse. It is true i am a spiritual xaaji but kheyr baan uun ku duceeyaa laakin he doesn't trust me lol