Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,970
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The sage the turks wanted to mediate last year Here is a report http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61071-Turkey-to-Mediate-between-Somaliland-and-Somalia Indeed this concerns SL , they should not waste their time on international conferences on Somalia.
  2. Jabhada SNM Oo Galabta Sheegtay In Ay Wadahadal La Galayso Maamulka Xassan Sh Maxamuud (Daawo Maqal Muuqaal). Hargaysa(Allssc): Jabahda SNM oo Galabta Hargaysa Saxaaafada isugu yeedhaya yaa sheegtay in ay wada hadal la galayso Madaxweynaha Bartamaha iyo Koonfurta Somalia Xassan Sh Maxamuud ayna wada hadalaya ka dhici doonaan Dalka Turkiga. Dhanka kale waxaan isagu wax wara kasoo saarin Maamulka Culusow kaas oo mudaba muujinayay Dareeno Xanbaarsan Caadifad Qabiil iyo kala jajabin Dalka Somalia. Halkan Hoose Ka Daawo http://allssc.com/57926-2/
  3. oba hiloowlow;933104 wrote: lmao thats xamar Jajab district in xamar You are right if you look good that is xamar.
  4. Haatu;933007 wrote: Somalis in waqooyi hate tribalism but the Somalis in Koonfur love tribalism. Such is Xaaji Xunjuf's logic Yeah that is true , Somalilanders kuma dhaqman Qabiil, nor do they call their fellow SL citizens people of the Half. The least qabiliste people in the Somali peninsula are reer Somaliland reer Djibouti and reer NFD.
  5. Xukuumadda Oo Shaacisay In Wada hadaladii Somaliland & Soomaaliya ay dib uga furmayaan Turkiga April 1st, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in wada hadaladii hore ugu bilaabmay Somaliland iyo Soomaaliya mar kale dib uga furmayaan dalka Turkiga muddo laba todobaad gudahood ah. Wasiirku waxa uu sidaasi ka sheegay shir jaraa’id oo uu caawa ku qabtay xarunta madaxtooyadda Somaliland. Wasiirka Arrimaha dibaddu waxa uu sheegay inay marti-qaad rasmi ah ka heleen dawlada Turkiga isla markaana ay ka qeyb geli doonaan wada hadaladaasi oo uu tilmaamay inay yihiin qaar waxtar u yeelan doona qaranimada Somaliland. “Waxaan doonayaa inaan halkan ka cadeeyo in dawladda Turkiga oo la saaxiib ah labada dawladood ee Somaliland iyo Soomaaliyaba iskaashi iyo xidhiidhna la leh labada geesoodba inay ku marti-qaaday labada dal inay dib u bilaabaan wada hadaladii hore u dhex-maray.labada geesood-na arrintaasi way soo dhaweeyeen,”ayuu yidhi Wasiirka Khaarajigu. Wasiirku waxa uu intaasi ku ladhay “Waxaan markaa qaadanay in labada dawladood ay muddo aan ka badnayn laba todobaad gudahood aanu ku wada hadalno dalka Turkiga, si loo sii ambo-qaado arrimihii berigii hore wada hadalka laga yeeshay.” “Waxaan markaa jecel nahay inaanu shacbiga Somaliland iyo beesha caalamka ee kaleba sidaasi ku war-gelino in aanu dal ahaan annagu marti-qaadkaas Turkiga aqbalay oo aanu jecel nahay in wada hadalkii hore u bilaabmay la sii wado, si aanu himilada qarankani leeyahay aanu u gaadhi karno,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi. Wasiirka oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Sida laga war-qabo beesha caalamku waxay ku baaqday kal-hore in labada dal ee Somaliland iyo Soomaaliya ay wada hadlaan oo ka wada hadlaan mustaqbalkooda siyaasiga ah iyo iskaashiga labada dal dhex mari kara. Intaasi ka dib waxa labada dal bishii June ee sanadkii hore ay ku yeesheen Ingiriiska wada hadalkii ugu horeeyay muddo 21 sanadood ah, waxaanay ku heshiiyeen in qaabka loo wada hadlayaa ay noqoto qaab laba geesood ah, Somaliland oo dhinac ah iyo Soomaaliya oo dhinaca kale ah. Waxa ku xigay wada hadalo ay magaalada Dubia ee dalka Imaaraadka ku yeesheen madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, waxaanay isku raaceen in la sii ambo-qaado wada hadalada bilowga ah.” Xukuumadda Somaliland ayaa hore u sheegtay inaanay ka qeyb gali doonin shirka London lagu qabanayo bisha May ee fooda inagu soo haysa, waxaanay ku doodeen in aanu shirkani wax masaalix ah ugu jirin Somaliland, balse uu yahay shir caalamka kaalmo iyo taageero dhaqaale loogu waydiinayo dawladda Soomaaliya.
  6. Xamar ugu yaraan ku dho dhowaad 3 malyan oo qof ba degan its the largest Somali city and the oldest. there is no city that can compete with Xamar, there is no iskudir , But Xamar is ur capital and will remain ur capital.
  7. Waranle you do know the talks between Somaliland and Somalia began last year , Somaliland was always ready to talk to the Koonfurians and finally they have something that resembles a goverment so talking can begin
  8. ^^ Somaliland was ready in September it was the Mogadishu admin that was not ready and needed to sort out things, and turkey it is.
  9. Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Somaliya Wada-hadalo Kula Yeelanayso Dalka Turkiga Laba Toddobaad Ka Dib Hargeysa (Ramaas) Apr 1,2013 – Wasiirka Wasaarada arimaha dibada Somaliland, ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay in Somaliland iyo Somaliya ay laba toddobaad ka dib wada-hadalo uga furmayaan dalka Turkiga. Wasiirka arimaha dibada Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shir-jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa shaaciyey in dawladda Turkigu ku casuuntay in labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya ay dalkeeda ku wada-hadlaan, taasina ay labada dhinacba aqbaleen. Wasiirka oo arimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Dawladda Turkiga oo saaxiib la’ ah Somaliland iyo Somaliya waxay labada dawladood ku marti qaaday inay dib u bilaabaan wada-hadaladii hore u bilaabmay, labada geesoodna arinkaasi way soo dhaweeyeen, markaa waxaanu qaadanay in muddo aan ka badnayn 2 toddobaad gudahood ka dib ay labada waddan ku wada hadlaan dalka Turkiga, markaa waxaan doonayaa inaan shacabka iyo beesha caalamkaba ku wargalino in martiqaadkaasi dawladda Turkiga aanu aqbalnay, si aanu qadiyada Somaliland uga midho dhalino” Ramaasnews Desk Hargeisa
  10. interesting development this is good the Talks should re start i was almost thought it would take months before they restart.
  11. ^^ well i do believe Somalia should not be divided along tribal lines but koonfurians love tribalism they have 4.5 and clan federalism is about to be reality soon, so what do you want me to do. Should Somaliland take Somalia as an example and be divided along tribal lines. Djibouti a small country inhabited by 2 ethnic groups are united.
  12. Taleexiyow kale tegi meyno our destiny is intertwined remember always taleexi blood is thicker than water. Ma garanayo burco badan buhoodle badan ceerigaaba badan laascaanood ba badan wuxu salax ka sheekenayo , dadku wa isla dadki uun wa isku hooyo isku aabo.
  13. xiinfaniin;932964 wrote: Your rhetorical question is answered by your active prayers in this forum...xaaji masaajidka ciyaarta ka daa Iyagabanu salaada isku xidhana safun saffah, most of these communities wabay iga ducaystan, ana kheyrkaan ku afuufa.
  14. Haatu;932970 wrote: Wow, you truly are delusional. I wonder, if you repeat something often, do you end up believing it Xaaji? Somalilanders can and will not be divided along tribal lines they are one family who share the same history ethics traditions culture and last but not least share one nation. Dugsi maleh qabyaalaadi waxay dumiso mooyaane eh.
  15. Reer Somaliland walaalo reer Laascaanood are the brothers of reer buhoodle and reer buhoodle are the brothers of reer Burco. The Garaad clan are fellow Somalilanders there is no problem between Somalilanders, these demographics with in Somalilanders is not important , since Somalilanders are one nation.
  16. xiinfaniin;932942 wrote: Xaaji, the enemy clan is the one you despise in Jubba , in Puntland , in Khatumo and in Jigjiga, so don't deny your deep wishes to see them weakened and defeated , they have Allaah though and have survived How can i despise those communities when they are my closest family
  17. Apophis;932941 wrote: You want me to defend my "goal", I won't, in the same way you're not defending yours, as you assume it's a given; mine is too. Well there are few things that need to be said before we go into that how does the goverment view Jubbaland Kismayo, the AU troops there and the raskambooni movement Second how does it view Somaliland in the said talks and how does it want to clarify the future relations between SL and Somalia. Is there a clanish undertone playing a role from the HAG elements in Xamar, who do want to have a say in the Kismayo affairs. i will be defending Somaliland from, Hassan culusow and his goverment when it comes to dealing with him and keeping SL independent sovereign from any one Now Apophis when are you going to defend Jubbaland Waranle does a far better job than you and you claim to be a native how does that work.
  18. I have no problem with Jubbaland or any other state i am just analyzing how the government is approaching this state from the beginning i said it before the current goverment of Somalia wishes to have one entity from southern galkacyo to the Kenyan border. This is what i think but people forming their own state i have no problem with that. My philosphy was always waxay dadku isla jecelyihin xaajiguna wala jecelyahay.