Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. An important Somali politician known by every one will be assassinated soon don't ask me how i know but this will happen pretty soon , and it will happen in an unfamiliar corner.
  2. It will happen u will see in the next coming days.
  3. LOOOOOL Carafaat why are you so passionately against Jubbaland , saaxib live and let live.
  4. Hiiraan is a website dhex dhexaad ah joojiya muranka , ragoow
  5. Haatu;933469 wrote: I have a leg in both Lugaha meel isugu du.. lol
  6. Its funny though that a Somali from Xammar cannot claim Jubooyinka a Somali from Jubooyinka cannot claim xamar. welcome to clan federalism
  7. Oba don't mind the Pirates they´re politically castrated so this is the best they can do
  8. Ilaahay ha u naxariisto Colonel dhancade a loss for Somaliland he served his nation well and one of the Militarly founding fathers of the Somaliland armed forces. May allah grant you jannah and enlighten your grave. Samir iyo imaan to all his relatives and the wider SL people.
  9. xiinfaniin;933338 wrote: war subaxeedkii saaka ee Somaliland waxaa la yiri si shirka London looga qayb galo, marka hore Turkiga ha lagu shiro Whats this obsession with shirka london what is so special about shirka London whats happening there is there something really important happening there.
  10. STOIC i like you but let me deal with the pirates , i know the language of the pirates
  11. Jubbalanders do not consider the Kikuyu brothers enemy , by the way u are overexaggerating how will this be a declaration of war against the Somali people, its just people gathering in Kismayo ,war they dont mean harm. Its not like they said they will join Kenya.
  12. Here it is http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=1566:faroole-oo-kismaayo-lagu-casumay-iyo-mweyne-xasan-oo-digniin-u-diray-faroole-inuu-booqdo-kismaayo-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
  13. NGONGE;933309 wrote: ^^ Will Somalia include anyone from PL on their side this time? Come on we know culusow he will not do such a thing
  14. Faroole Oo Kismaayo Lagu Casumay Iyo M/Weyne Xasan Oo Digniin U Diray Inuu Booqdo Kismaayo Written by Administrator Tuesday, 02 April 2013 10:08 General Darwiish oo ka mid ah Ergadda Beesha Puntland ee shirka Kismaayo ka socda ka qeyb-galaya ayaa xalay casumaad soo gaarsiiyay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ka fikiraya inuu Kismaayo booqdo. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo ka warhelay casumaadda loo diray Faroole ayaa uga digay inuusan booqan Magaaladda Kismaayo,oo laga dhisayo Maamul Goboleed aysan raali ka aheyn Xukuumadda Soomaliya. Faroole oo lagu xanto fuleynimo ayaa la filayaa inuu u hogaansamo hanjabaada ka soo yeertay Madaxweyne Xasan,maadaama uu ka cabsi-qabo in Dawladda Soomaaliya ay ka noqoto heshiiskii Magaaladda Garoowe ku dhex-maray Reysalwasaare Saacid iyo Faroole oo maamulka Puntland loogu aqoonsaday inay tahay maamul Goboleed ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliyeed.
  15. Somaliland: Ministerial level delegation to leave for Turkey soon HARGEISA-The Government of Somaliland is expected to send ministerial level delegation that is expected to leave for Turkey on April the 8th and will arrange for the visit that President Ahmed M. Silanyo is due to embark to Turkey and the plan is to attend the new round talks where Silanyo is to meet his Somali counterpart Hassan Sh. Mohamud. Somaliland delegation will be headed by the foreign minister Mohamed Abdilahi Omar and will be accompanied by Social and family affairs minister Mohamud Ahmed Barre Garad, the second deputy speaker of Somaliland National Assembly Baashe Mohamed Faarah and the Chairman of Justice and Welfare opposition party Eng. Faisal Ali Warabe. The Somaliland delegation is due to meet with their Somali counterparts in Turkey to prepare the agendas that will be dismissed by the two heads of States of Somaliland and Somalia. The Turkish government has taken in charge of the talks between Somaliland and Somalia and president Silanyo’s visit to Turkey, he was informed about the new plan that the Turkish government proposed. On the other hand, Somaliland president Ahmed M. Silanyo held talks with the country’s Speakers of National Houses about the talks between Somalia and Somaliland that will Turkey arranged. The first deputy speaker of national assembly Baashe Mohamed Faarah, the second deputy speaker Ali Yusuf , the Speaker of Guurti Suleiman and the second deputy speaker of Guurti Said Jama Ali attended the meeting that took place at the Government palace on Monday.
  16. Xukuumada Somaliland Oo Xalay Si Kadis Ah Ugu Dhawaaqday Inay Wada-Hadalo Toos Ah 2 Todobaad Ka Dib Ay Somalia Kula Yeelan Doonto Dalka Turkiga “Somaliland-Na Marna May Diidin Wada-Hadalka Somalia Ay La Leedahay, Waanu Aqbalnay Marti-Qaadka Turkigu Noo Fidiyey, Waananu Jecelnahay Inaanu Sii Wadno Wadahalkii Noo Socday Muqdisho” Dr Maxamed C/Laahi Hargeysa, April 2, 2013 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar ayaa shir-jaraa’id oo uu Xalay ku qabtay Aqalka Madaxtooyada waxa uu ku sheegay in xukuumadda Somaliland aqbashay marti-qaad uga yimid dalka Turkiga, waxaanu shaaca ka qaaday in wada-hadalo toos ah laba Todobaad ka dib ay Somalia kula yeelan doonaan Turkiga. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha dibadu waxa uu xusay in kulankaas tooska ah ee ay Madaxda Somalia kula yeelanayaa dalka Turkiga dhawr iyo tobanka bishan April inay daba socdaan wada-hadaladii hore ugu furmay Somaliland iyo Somalia, kaas oo sheegay in dawladad Turkigu ay labada dalba ku marti-qaaday inay dib ugu wada hadlaan dalkeeda. Maxamed C/laahi wuxuu tilmaamay in wada-hadalkaas dib ugu furmaya Somaliland iyo Somalia inay u dhici doonaan qaab laba geesood ah, isla markaana ay iibgayn doonaan qadiyadda madaxbanaanida Somaliland. Ugu horayna isaga oo ka hadlaya arimahaas, waxa uu Wasiirku hadalkiisa ku bilaabay “Waxaan jecelahay inaan Saxaafadda halkan caawa uga cadeeyo arin la xidhiidha wada-hadaladii hore ugu bilaabmay Somaliland iyo Somalia, isla markaana sida laga warqabo beesha Caalamku waxay ku balanqaaday kal-hore bishii labaad in labada Wadan ee Somaliland iyo Somalia ay wada-hadlaan oo ay ka wada-hadlaan Mustaqbalkooda siyaasiga ah iyo iskaashiga labada dal dhexmari kara iyo wax wada-qabsigoodaba. Arintaasi ka dib waxay labada dal waxay Wadanka Ingiriiska bishii June ee sanadkii hore ee 2012-kii ku yeesheen wada-hadalkii ugu horeeyey ee dhexmara mudo dhawr iyo labaatan sanadood ah, waxaana wada-hadaladaasi la isku raacay in qaabka ay labada dal u wada-hadlayaan ay noqoto qaab laba geesood ah oo Somaliland oo dhinac ah iyo Somalia oo dhinac ah, kuwaas oo kana wada-hadlaya arimahooda iyo Mustaqbalkooda. Waxa taas xigay sida laga warqabo shir ka dhacay Dubai oo Madaxwaynaha Somaliland ee hada talada haya Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxwaynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif ay markaa saxeexeen Ajandayaasha laga wada-hadlayo, isla markaana isku raaceen labada Wadan inay sii amba-qaadaan wada-hadaladaas”. Wasiirka Khaarajiga Dr Maxamed C/laahi isaga oo hadalkiisa sii watana, waxa uu intaas ku daray “In mudo ah waxaad moodaa inay wada-hadaladaasi joogsadeen oo uu hakad ku yimid oo ay Somalia-na dawlad cusub ka dhalatey, taas oo in mudo ah arimaheeda u gaarka ah ku mashquushay sida aan filayo, waxa markaa ay labada dal ay yeesheen balamo ay ku taxaluuqa sidii ay mar kale dib ugu furmi lahaayeen wada-hadaladii labada dal ee Somaliland iyo Somalia”. Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar mar uu ka hadlayey shirka uu sheegay in laba todobaad ka dib uu dalka Turkiga ay kula yeelan doonaan Somalia, waxa uu yidhi “Waxaan halkan doonayaa inaan ka cadeeyo in dawladda Turkiga oo ah dawlad la saaxiib ah Somaliland iyo Somaia-ba isla markaana iskaashi iyo xidhiidh wanaagsanba la leh labada dalba inay labada Wadanba ku marti-qaaday inay dib u bilaabaan wada-hadaladii hore ugu furmay, isla markaana labada geesoodba ay wada-hadaladaas soo dhaweeyeen. Waxaanu markaa go’aansanay in mudo gaaban oo aan ka badnayn laba todobaad ka dib ay labada dal ku wada-hadlaan dalka Turkiga oo sii amba-qaadaan arimihii barigii hore ee wada-hadalku ka furmay,isla markaana waxaanu shirkan jaraa’id u qabanay inaanu shacbiga Somaliland iyo beesha Caalamkaba aanu ku wargalino arintaas oo aanu xukuumad ahaan anagu aqbalnay marti-qaadkaas dawladda Turkigu noo fidisay oo aanu soo dhawaynay, jecelnahayna inaanu sii wadno wada-hadalkii Somalia inoo socday, si markaa Qadiyada Somaliland ay u noqoto mid aanu kaga midho-dhalinkarno, isla markaana Himilada uu Qarankani leeyahay aanu ku gaadhi karno. Waxaana nagu maqaalo ah in Somalia-na soo dhawaysay wada-hadalkaas, markaa waxa aanu rajaynaynaa sida aan sheegay in laba todobaad ka dib ay wada-hadaladaasi dib uga furmaan dalka Turkiga”. Mar wax laga waydiiyey sababta keentey isbedaladan badan ee degdegu ka muuqdo inay khatar ku yihiin qadiyada Somaliland, waxa uu yidhi “Arinta wada-hadalka Somalia waxay ahayd arin taagnayd mar walba oo xidhiidh ah, Somaliland-na marna may diidin wada-hadalka Somalia ay la leedahay, waxaanu diidnay waxa uu ahaa shirka bisha May ka dhacay London, shirkaasina waxa aanu u aragnaa mid aan ina khusaynin oo u gaar ah dawladda aanu jaarka nahay Somalia”.
  17. Somaliland delegation to visit Turkey in the next coming days to prepare the talks in Istanbul the delegation will be led by the SL foreign Minister Muhammad cabdilahi Cumar, on Somalia side Fawziya Yusuf Haji adan will lead a delegation including the speaker of Parliament of Somalia.
  18. Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoonka Baarlamaanka Somaliland u bandhigay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya uga furmaya Turkiga Waxa uu shalay si gaar ah ula kulmay shirguddonada Golaha Wakiiladda iyo Guurtidda Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa kulan gaar ah shalay Qasriga Madaxtooyadda kulan gaar ah kula yeeshay Shirguddoonka Baarlamaanka(Guurtidda iyo Wakiiladda), kaasoo uu xog kaga siiyay Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya uga furmaya Turkiga. Madaxweyne Siilaanyo ka hor intii aanu Wasiirkiisa Arrimaha Dibedu xalay ku dhawaaqin shirkaasi waxa uu Shirguddoonka labada Gole arroornimadii u sii sheegay in Dawladda Turkigu si toos ah ula wareegtay qorshaha Wadahadalada Somaliya iyo Somaliland isla markaana ay go’aansadeen in ay ka qayb galaan maadaama Somaliland hore u haysatay Kalsoonida Baarlamaanka. Kulanka shalay ayaa dhex maray Madaxweyne Siilaanyo oo dhinaca Xukuumadda ka socday iyo afar xubnood oo ka mid ah labada Shirguddoon ee labada Gole kuwaas oo min laba ahaa isla markaana kala ahaa Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Saleebaan Maxamud Aadan iyo ku-xigeenkiisa labaad Siciid Jaamac Cilmi, halka Golaha Wakiiladdana ay ka kala socdeen Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad Baashe Maxamed Faarax iyo ku-xigeenka Sadexaad Cali Yuusuf. Sida ay Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay Waaheen u xaqiijiyeen wadahadaladan cusub ee Turkigu waxay qorshaysnaayeen oo lagu soo balamay safarkii ugu danbeeyay ee Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti wasiirro ahi ay ku tageen Dalkaasi, balse ilaa mudadaas Xukuumadda Somaliland waxay ku haysatay faraqa.
  19. Xukuumadda Somaliland oo Dalka Turkiga u diraysa toddobaadkan Wefti Hordhac u noqda wadahadalada Somaliya Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa sideeda bishan u diraysa Dalka Turkiga koox Wasiiro ah oo hordhac u noqota Safar uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagayo Dalkaasi si uu wadahadalo ula furo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamud. Weftiga Xukuumadda Somaliland diraysaa waxay ka kooban yihiin Wasiirka Arrimaha Dibeda Soamliland Maxamed C/laahi Cumar oo hogaamin doona, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Maxamud Axmed Barre Garaad, Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe. Weftigan ayaa waxay si hordhac ah uga sii qayb geli doonaan kulamo hordhac ah oo ay la yeelan doonaan wefti kale oo dhigooda ah oo ay Dawladda Somaliya u sii diri doonto Turkiga si ay labada wefti iyo Dawladda Turkigu iskula meel dhigaan Ajandaha Shirka sida fool ka fool ka ah ay u yeelan doonaan labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somaliya. Dawladda Turkiga ayaa si toos ah ula wareegtay maamulka wadahadalada Siyaasadeed ee Somaliland iyo Somaliya waxaana qorshahan Somaliland lagu war-geliyay safarkii uu dhawaan Dalkaasi ku tagay Madaxweyne Siilaanyo kaasoo markii uu ka soo noqday ka gaabsaday in uu si faahfaahsan uga waramo arrintan oo ahayd ta rasmiga ah ee wakhtigaas loogu yeedhay. Dhawaaqii Madaxweyne Siilaanyo ee ahaa inaanay ka qayb geli doonin shirka Ingiriiska Bisha May ka dhici doona ayaa noqonaya mid uu ogaa Qorshihiisa oo aan saamayn wadahadalada mustaqbal ee labada Dal kaasoo ka gooni ah ka Ingiriiska. Si kasta ha ahaatee waxa laga war sugi doonaa wadahadaladaasi halka ay ku danbeeyaan maadaama labada Madaxweyne ee kulmi doona ay noqon doonto markii ugu horaysay ee ay arrintan ka wadahadlaan
  20. SOMALIA. Secessionist mood builds in the north as military tightens grip By Edward Girardet, Special to The Christian Science Monitor / September 12, 1985 Share on stumbleupon Share on email HARGEISA, SOMALIA ``You have only to look at a map of the Horn of Africa to understand our strategic importance,'' stressed Brig. Gen. Muhammad Haashi Gaani, the gov- ernment's strongman in this troubled northern region. Steel-faced and aloof, he leaned back in his chair in his boardroom-style office at the military's new headquarters here in Hargeisa. ``You have the Soviets in Ethiopia, the Soviets in South Yemen on the other side of the Gulf of Aden, and the Soviets in the Indian Ocean,'' he said, speaking through an interpreter in Somali, but occasionally dropping into English or Italian for emphasis. ``We are victims of a superpower struggle.'' The general was appointed acting governor of the Northwest Province this year. But he would rather discuss military matters than talk about thorny regional issues -- a preference that reflects his desire to divert attention from the growing political dissidence within Somalia itself. Dissatisfaction with Somalian President Siyad Barre's corrupt and moribund socialist ``revolution'' has been growing steadily for years in Somalia. But in the north, which was British Somaliland until independence in 1960, it has become acute. Although Somalia prides itself on being one of Africa's few single-ethnic nations (the others are Botswana and Lesotho), it suffers from severe tribal and clan cleavages. Many northerners bitterly resent what they consider to be discrimination by the southern-based tribes of which both President Barre and Gaani are members. Not only have the southerners concentrated economic development in their own region, but the president has showered jobs and privileges on his own ******* clan. As one of several possible successors to the president -- who, according to some reports, is ailing and may be intending to step down -- Gaani has established a ruthless reputation in Hargeisa for dealing with alleged political dissidents. On July 29, one day before speaking with this reporter, he presided over a military tribunal held at the town's national theater in which a reported 17 dissidents were sentenced to death. They were shot by a firing squad hours later at the military shooting range outside town. Since the beginning of this year, as many as 100 dissidents and prisoners are said to have been executed. But Gaani has, at the same time, impressed some members of the international-aid community by his proclaimed determination to step up economic development of the north, a move aimed at demonstrating the Somali government's active concern for the region. Since becoming acting governor, he has convened meetings of aid coordinators in his office where he has stressed the need for greater cooperation on water-conservation projects for agriculture. He has also supported the establishment of new industries, a nd wants to build an all-weather road to Djibouti, which would increase trade within the region. But some observers say Gaani's hard-line policies show that the government is ``running scared.'' Barre's 16-year-old government faces armed opposition from two major dissident guerrilla movements, the Somali Democratic Salvation Front and the Somali National Movement. Both groups are backed by Ethiopia and Libya. The groups are reportedly attracting sympathy among the local population. In the northwest region -- where urban communities are known for their good contacts abroad and for populations that work harder than their southern neighbors -- secessionist views are often heard. These range from calls for regional autonomy to demands for outright independence or union with Djibouti. Guerrilla activities have been concentrated mainly in frontier areas. But they sometimes spill over into the towns, including the Somalian capital, Moga- dishu. Last December, the security forces brutally crushed a 600-man guerrilla detachment from across the border and cracked down on suspected rebel sympathizers within Hargeisa. The atmosphere in Hargeisa last month appeared tense. Antigovernment feeling was widespread. The likes of General Gaani have done little to alleviate this tension. Public animosity is directed against the military and the National Security Service (NSS) for their blatant abuse of the local population. ``They are just stealing from the people. People are scared,'' said one Western relief worker. ``Everybody hates the government. But what can they do? If they say too much, they just disappear.'' Somali and Western sources say the security forces, most of whom are brought in from the south, act more like occupation troops. With the northwest province still under a state of emergency, numerous security checkpoints dot the outskirts of Hargeisa and other towns, and along the main roads. Local residents (but not foreigners) need permits to travel from one place to another, and are forbidden to move around after 10 p.m. Residents are constantly arrested and taken to jail. Some are held only for a few hours or days, others for longer periods. ``People simply disappear into the night,'' said one Somali source. The main detention center is near Gaani's headquarters, but political prisoners are also sent to jails in the south, a few never to be heard from again. ``When we learn that one of our local staff have been picked up, we can usually go down to the detention center and get them out,'' said one European aid coordinator. ``The ones who suffer are those without outside connections.'' Such assertions were confirmed by the human-rights group Amnesty International (AI) in its last annual report. Although some Western diplomats say the Barre government is not as bad as many other African nations, AI cites many reported cases of ``harsh'' treatment of political detainees in Somalia. ``No matter how you look at it, this government is nothing less than a dictatorship,'' commented a Somali businessman. ``These people have got to go.'' http://www.csmonitor.com/1985/0912/isop.html