Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Here it is http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=1566:faroole-oo-kismaayo-lagu-casumay-iyo-mweyne-xasan-oo-digniin-u-diray-faroole-inuu-booqdo-kismaayo-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
  2. NGONGE;933309 wrote: ^^ Will Somalia include anyone from PL on their side this time? Come on we know culusow he will not do such a thing
  3. Faroole Oo Kismaayo Lagu Casumay Iyo M/Weyne Xasan Oo Digniin U Diray Inuu Booqdo Kismaayo Written by Administrator Tuesday, 02 April 2013 10:08 General Darwiish oo ka mid ah Ergadda Beesha Puntland ee shirka Kismaayo ka socda ka qeyb-galaya ayaa xalay casumaad soo gaarsiiyay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ka fikiraya inuu Kismaayo booqdo. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo ka warhelay casumaadda loo diray Faroole ayaa uga digay inuusan booqan Magaaladda Kismaayo,oo laga dhisayo Maamul Goboleed aysan raali ka aheyn Xukuumadda Soomaliya. Faroole oo lagu xanto fuleynimo ayaa la filayaa inuu u hogaansamo hanjabaada ka soo yeertay Madaxweyne Xasan,maadaama uu ka cabsi-qabo in Dawladda Soomaaliya ay ka noqoto heshiiskii Magaaladda Garoowe ku dhex-maray Reysalwasaare Saacid iyo Faroole oo maamulka Puntland loogu aqoonsaday inay tahay maamul Goboleed ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliyeed.
  4. Somaliland: Ministerial level delegation to leave for Turkey soon HARGEISA-The Government of Somaliland is expected to send ministerial level delegation that is expected to leave for Turkey on April the 8th and will arrange for the visit that President Ahmed M. Silanyo is due to embark to Turkey and the plan is to attend the new round talks where Silanyo is to meet his Somali counterpart Hassan Sh. Mohamud. Somaliland delegation will be headed by the foreign minister Mohamed Abdilahi Omar and will be accompanied by Social and family affairs minister Mohamud Ahmed Barre Garad, the second deputy speaker of Somaliland National Assembly Baashe Mohamed Faarah and the Chairman of Justice and Welfare opposition party Eng. Faisal Ali Warabe. The Somaliland delegation is due to meet with their Somali counterparts in Turkey to prepare the agendas that will be dismissed by the two heads of States of Somaliland and Somalia. The Turkish government has taken in charge of the talks between Somaliland and Somalia and president Silanyo’s visit to Turkey, he was informed about the new plan that the Turkish government proposed. On the other hand, Somaliland president Ahmed M. Silanyo held talks with the country’s Speakers of National Houses about the talks between Somalia and Somaliland that will Turkey arranged. The first deputy speaker of national assembly Baashe Mohamed Faarah, the second deputy speaker Ali Yusuf , the Speaker of Guurti Suleiman and the second deputy speaker of Guurti Said Jama Ali attended the meeting that took place at the Government palace on Monday.
  5. Xukuumada Somaliland Oo Xalay Si Kadis Ah Ugu Dhawaaqday Inay Wada-Hadalo Toos Ah 2 Todobaad Ka Dib Ay Somalia Kula Yeelan Doonto Dalka Turkiga “Somaliland-Na Marna May Diidin Wada-Hadalka Somalia Ay La Leedahay, Waanu Aqbalnay Marti-Qaadka Turkigu Noo Fidiyey, Waananu Jecelnahay Inaanu Sii Wadno Wadahalkii Noo Socday Muqdisho” Dr Maxamed C/Laahi Hargeysa, April 2, 2013 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar ayaa shir-jaraa’id oo uu Xalay ku qabtay Aqalka Madaxtooyada waxa uu ku sheegay in xukuumadda Somaliland aqbashay marti-qaad uga yimid dalka Turkiga, waxaanu shaaca ka qaaday in wada-hadalo toos ah laba Todobaad ka dib ay Somalia kula yeelan doonaan Turkiga. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha dibadu waxa uu xusay in kulankaas tooska ah ee ay Madaxda Somalia kula yeelanayaa dalka Turkiga dhawr iyo tobanka bishan April inay daba socdaan wada-hadaladii hore ugu furmay Somaliland iyo Somalia, kaas oo sheegay in dawladad Turkigu ay labada dalba ku marti-qaaday inay dib ugu wada hadlaan dalkeeda. Maxamed C/laahi wuxuu tilmaamay in wada-hadalkaas dib ugu furmaya Somaliland iyo Somalia inay u dhici doonaan qaab laba geesood ah, isla markaana ay iibgayn doonaan qadiyadda madaxbanaanida Somaliland. Ugu horayna isaga oo ka hadlaya arimahaas, waxa uu Wasiirku hadalkiisa ku bilaabay “Waxaan jecelahay inaan Saxaafadda halkan caawa uga cadeeyo arin la xidhiidha wada-hadaladii hore ugu bilaabmay Somaliland iyo Somalia, isla markaana sida laga warqabo beesha Caalamku waxay ku balanqaaday kal-hore bishii labaad in labada Wadan ee Somaliland iyo Somalia ay wada-hadlaan oo ay ka wada-hadlaan Mustaqbalkooda siyaasiga ah iyo iskaashiga labada dal dhexmari kara iyo wax wada-qabsigoodaba. Arintaasi ka dib waxay labada dal waxay Wadanka Ingiriiska bishii June ee sanadkii hore ee 2012-kii ku yeesheen wada-hadalkii ugu horeeyey ee dhexmara mudo dhawr iyo labaatan sanadood ah, waxaana wada-hadaladaasi la isku raacay in qaabka ay labada dal u wada-hadlayaan ay noqoto qaab laba geesood ah oo Somaliland oo dhinac ah iyo Somalia oo dhinac ah, kuwaas oo kana wada-hadlaya arimahooda iyo Mustaqbalkooda. Waxa taas xigay sida laga warqabo shir ka dhacay Dubai oo Madaxwaynaha Somaliland ee hada talada haya Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxwaynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif ay markaa saxeexeen Ajandayaasha laga wada-hadlayo, isla markaana isku raaceen labada Wadan inay sii amba-qaadaan wada-hadaladaas”. Wasiirka Khaarajiga Dr Maxamed C/laahi isaga oo hadalkiisa sii watana, waxa uu intaas ku daray “In mudo ah waxaad moodaa inay wada-hadaladaasi joogsadeen oo uu hakad ku yimid oo ay Somalia-na dawlad cusub ka dhalatey, taas oo in mudo ah arimaheeda u gaarka ah ku mashquushay sida aan filayo, waxa markaa ay labada dal ay yeesheen balamo ay ku taxaluuqa sidii ay mar kale dib ugu furmi lahaayeen wada-hadaladii labada dal ee Somaliland iyo Somalia”. Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar mar uu ka hadlayey shirka uu sheegay in laba todobaad ka dib uu dalka Turkiga ay kula yeelan doonaan Somalia, waxa uu yidhi “Waxaan halkan doonayaa inaan ka cadeeyo in dawladda Turkiga oo ah dawlad la saaxiib ah Somaliland iyo Somaia-ba isla markaana iskaashi iyo xidhiidh wanaagsanba la leh labada dalba inay labada Wadanba ku marti-qaaday inay dib u bilaabaan wada-hadaladii hore ugu furmay, isla markaana labada geesoodba ay wada-hadaladaas soo dhaweeyeen. Waxaanu markaa go’aansanay in mudo gaaban oo aan ka badnayn laba todobaad ka dib ay labada dal ku wada-hadlaan dalka Turkiga oo sii amba-qaadaan arimihii barigii hore ee wada-hadalku ka furmay,isla markaana waxaanu shirkan jaraa’id u qabanay inaanu shacbiga Somaliland iyo beesha Caalamkaba aanu ku wargalino arintaas oo aanu xukuumad ahaan anagu aqbalnay marti-qaadkaas dawladda Turkigu noo fidisay oo aanu soo dhawaynay, jecelnahayna inaanu sii wadno wada-hadalkii Somalia inoo socday, si markaa Qadiyada Somaliland ay u noqoto mid aanu kaga midho-dhalinkarno, isla markaana Himilada uu Qarankani leeyahay aanu ku gaadhi karno. Waxaana nagu maqaalo ah in Somalia-na soo dhawaysay wada-hadalkaas, markaa waxa aanu rajaynaynaa sida aan sheegay in laba todobaad ka dib ay wada-hadaladaasi dib uga furmaan dalka Turkiga”. Mar wax laga waydiiyey sababta keentey isbedaladan badan ee degdegu ka muuqdo inay khatar ku yihiin qadiyada Somaliland, waxa uu yidhi “Arinta wada-hadalka Somalia waxay ahayd arin taagnayd mar walba oo xidhiidh ah, Somaliland-na marna may diidin wada-hadalka Somalia ay la leedahay, waxaanu diidnay waxa uu ahaa shirka bisha May ka dhacay London, shirkaasina waxa aanu u aragnaa mid aan ina khusaynin oo u gaar ah dawladda aanu jaarka nahay Somalia”.
  6. Somaliland delegation to visit Turkey in the next coming days to prepare the talks in Istanbul the delegation will be led by the SL foreign Minister Muhammad cabdilahi Cumar, on Somalia side Fawziya Yusuf Haji adan will lead a delegation including the speaker of Parliament of Somalia.
  7. Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoonka Baarlamaanka Somaliland u bandhigay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya uga furmaya Turkiga Waxa uu shalay si gaar ah ula kulmay shirguddonada Golaha Wakiiladda iyo Guurtidda Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa kulan gaar ah shalay Qasriga Madaxtooyadda kulan gaar ah kula yeeshay Shirguddoonka Baarlamaanka(Guurtidda iyo Wakiiladda), kaasoo uu xog kaga siiyay Wadahadalada Somaliland iyo Somaliya uga furmaya Turkiga. Madaxweyne Siilaanyo ka hor intii aanu Wasiirkiisa Arrimaha Dibedu xalay ku dhawaaqin shirkaasi waxa uu Shirguddoonka labada Gole arroornimadii u sii sheegay in Dawladda Turkigu si toos ah ula wareegtay qorshaha Wadahadalada Somaliya iyo Somaliland isla markaana ay go’aansadeen in ay ka qayb galaan maadaama Somaliland hore u haysatay Kalsoonida Baarlamaanka. Kulanka shalay ayaa dhex maray Madaxweyne Siilaanyo oo dhinaca Xukuumadda ka socday iyo afar xubnood oo ka mid ah labada Shirguddoon ee labada Gole kuwaas oo min laba ahaa isla markaana kala ahaa Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Saleebaan Maxamud Aadan iyo ku-xigeenkiisa labaad Siciid Jaamac Cilmi, halka Golaha Wakiiladdana ay ka kala socdeen Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad Baashe Maxamed Faarax iyo ku-xigeenka Sadexaad Cali Yuusuf. Sida ay Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay Waaheen u xaqiijiyeen wadahadaladan cusub ee Turkigu waxay qorshaysnaayeen oo lagu soo balamay safarkii ugu danbeeyay ee Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti wasiirro ahi ay ku tageen Dalkaasi, balse ilaa mudadaas Xukuumadda Somaliland waxay ku haysatay faraqa.
  8. Xukuumadda Somaliland oo Dalka Turkiga u diraysa toddobaadkan Wefti Hordhac u noqda wadahadalada Somaliya Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa sideeda bishan u diraysa Dalka Turkiga koox Wasiiro ah oo hordhac u noqota Safar uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagayo Dalkaasi si uu wadahadalo ula furo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamud. Weftiga Xukuumadda Somaliland diraysaa waxay ka kooban yihiin Wasiirka Arrimaha Dibeda Soamliland Maxamed C/laahi Cumar oo hogaamin doona, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Maxamud Axmed Barre Garaad, Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe. Weftigan ayaa waxay si hordhac ah uga sii qayb geli doonaan kulamo hordhac ah oo ay la yeelan doonaan wefti kale oo dhigooda ah oo ay Dawladda Somaliya u sii diri doonto Turkiga si ay labada wefti iyo Dawladda Turkigu iskula meel dhigaan Ajandaha Shirka sida fool ka fool ka ah ay u yeelan doonaan labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somaliya. Dawladda Turkiga ayaa si toos ah ula wareegtay maamulka wadahadalada Siyaasadeed ee Somaliland iyo Somaliya waxaana qorshahan Somaliland lagu war-geliyay safarkii uu dhawaan Dalkaasi ku tagay Madaxweyne Siilaanyo kaasoo markii uu ka soo noqday ka gaabsaday in uu si faahfaahsan uga waramo arrintan oo ahayd ta rasmiga ah ee wakhtigaas loogu yeedhay. Dhawaaqii Madaxweyne Siilaanyo ee ahaa inaanay ka qayb geli doonin shirka Ingiriiska Bisha May ka dhici doona ayaa noqonaya mid uu ogaa Qorshihiisa oo aan saamayn wadahadalada mustaqbal ee labada Dal kaasoo ka gooni ah ka Ingiriiska. Si kasta ha ahaatee waxa laga war sugi doonaa wadahadaladaasi halka ay ku danbeeyaan maadaama labada Madaxweyne ee kulmi doona ay noqon doonto markii ugu horaysay ee ay arrintan ka wadahadlaan
  9. SOMALIA. Secessionist mood builds in the north as military tightens grip By Edward Girardet, Special to The Christian Science Monitor / September 12, 1985 Share on stumbleupon Share on email HARGEISA, SOMALIA ``You have only to look at a map of the Horn of Africa to understand our strategic importance,'' stressed Brig. Gen. Muhammad Haashi Gaani, the gov- ernment's strongman in this troubled northern region. Steel-faced and aloof, he leaned back in his chair in his boardroom-style office at the military's new headquarters here in Hargeisa. ``You have the Soviets in Ethiopia, the Soviets in South Yemen on the other side of the Gulf of Aden, and the Soviets in the Indian Ocean,'' he said, speaking through an interpreter in Somali, but occasionally dropping into English or Italian for emphasis. ``We are victims of a superpower struggle.'' The general was appointed acting governor of the Northwest Province this year. But he would rather discuss military matters than talk about thorny regional issues -- a preference that reflects his desire to divert attention from the growing political dissidence within Somalia itself. Dissatisfaction with Somalian President Siyad Barre's corrupt and moribund socialist ``revolution'' has been growing steadily for years in Somalia. But in the north, which was British Somaliland until independence in 1960, it has become acute. Although Somalia prides itself on being one of Africa's few single-ethnic nations (the others are Botswana and Lesotho), it suffers from severe tribal and clan cleavages. Many northerners bitterly resent what they consider to be discrimination by the southern-based tribes of which both President Barre and Gaani are members. Not only have the southerners concentrated economic development in their own region, but the president has showered jobs and privileges on his own ******* clan. As one of several possible successors to the president -- who, according to some reports, is ailing and may be intending to step down -- Gaani has established a ruthless reputation in Hargeisa for dealing with alleged political dissidents. On July 29, one day before speaking with this reporter, he presided over a military tribunal held at the town's national theater in which a reported 17 dissidents were sentenced to death. They were shot by a firing squad hours later at the military shooting range outside town. Since the beginning of this year, as many as 100 dissidents and prisoners are said to have been executed. But Gaani has, at the same time, impressed some members of the international-aid community by his proclaimed determination to step up economic development of the north, a move aimed at demonstrating the Somali government's active concern for the region. Since becoming acting governor, he has convened meetings of aid coordinators in his office where he has stressed the need for greater cooperation on water-conservation projects for agriculture. He has also supported the establishment of new industries, a nd wants to build an all-weather road to Djibouti, which would increase trade within the region. But some observers say Gaani's hard-line policies show that the government is ``running scared.'' Barre's 16-year-old government faces armed opposition from two major dissident guerrilla movements, the Somali Democratic Salvation Front and the Somali National Movement. Both groups are backed by Ethiopia and Libya. The groups are reportedly attracting sympathy among the local population. In the northwest region -- where urban communities are known for their good contacts abroad and for populations that work harder than their southern neighbors -- secessionist views are often heard. These range from calls for regional autonomy to demands for outright independence or union with Djibouti. Guerrilla activities have been concentrated mainly in frontier areas. But they sometimes spill over into the towns, including the Somalian capital, Moga- dishu. Last December, the security forces brutally crushed a 600-man guerrilla detachment from across the border and cracked down on suspected rebel sympathizers within Hargeisa. The atmosphere in Hargeisa last month appeared tense. Antigovernment feeling was widespread. The likes of General Gaani have done little to alleviate this tension. Public animosity is directed against the military and the National Security Service (NSS) for their blatant abuse of the local population. ``They are just stealing from the people. People are scared,'' said one Western relief worker. ``Everybody hates the government. But what can they do? If they say too much, they just disappear.'' Somali and Western sources say the security forces, most of whom are brought in from the south, act more like occupation troops. With the northwest province still under a state of emergency, numerous security checkpoints dot the outskirts of Hargeisa and other towns, and along the main roads. Local residents (but not foreigners) need permits to travel from one place to another, and are forbidden to move around after 10 p.m. Residents are constantly arrested and taken to jail. Some are held only for a few hours or days, others for longer periods. ``People simply disappear into the night,'' said one Somali source. The main detention center is near Gaani's headquarters, but political prisoners are also sent to jails in the south, a few never to be heard from again. ``When we learn that one of our local staff have been picked up, we can usually go down to the detention center and get them out,'' said one European aid coordinator. ``The ones who suffer are those without outside connections.'' Such assertions were confirmed by the human-rights group Amnesty International (AI) in its last annual report. Although some Western diplomats say the Barre government is not as bad as many other African nations, AI cites many reported cases of ``harsh'' treatment of political detainees in Somalia. ``No matter how you look at it, this government is nothing less than a dictatorship,'' commented a Somali businessman. ``These people have got to go.'' http://www.csmonitor.com/1985/0912/isop.html
  10. Allsanaag on the talks between Somalia and Somaliland http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/2039-snm-iyo-usc-oo-turkiga-ku-wada-shiraya
  11. The Somali republic is now officially called the federal Somali republic what also needs to be done is a change of name for the army. The new name should be the Somali defense forces. The SNA left a negative memory on the vast majority of the Somalis. So since a new start for the people of Somalia the new name should be the Somali defense forces the SDF a new dawn a new name.
  12. So he didn't join the conference do you think he will join the conference, or will he stay neutral, he just went there to assist his kin, and organize them politically its better for the ugaas to wait
  13. Gabbal who is the gedo ugaas in Kismayo, and how will this play out for the Kaliil faction when a heavyweight Elder is joining the conference in Kismayo?
  14. Somaliland:New Round of Talks between Somaliland and Somalia to Start Soon in Turkey –SL Foreign minister Somaliland minister of foreign minister Dr. Mohamed Abdillahi Omar at a press conference held tonight announced plans by Somaliland government to take part in a planned conference in two weeks’ time for new round of talks between Somalia and Somaliland in Turkey. The foreign minister announced this new development a day after President Silanyo reiterate his government won’t take a part in the upcoming London conference next month during a ruling party(KULMIYE)convention to the jubilation of party supporters. The reason given by the foreign minister for the sudden change of government policy and for re-engaging with the Somalia government he said “We expect to benefit immensely from these new round of talks ,our position is clear on matters pertaining the talks which is to find ways to foster close collaboration on issues of mutual interest with our neighbor as two distinct and different nations ‘which I believe is in our best interest, and does not diminish or damage our self-determination or sovereignty in anyway whatsoever”,. Moments After the press conference, Somaliland foreign minister came short of admitting he meet with ministers from Somalia during a recent trip to the UAE during an interview with BBC Somali radio Journalist with Abdi Nur Sheik Isaak, this contravenes an earlier press conference the foreign minister gave to reporters after returning to the country from the UAE of which he staunchly denied meeting with Somali government officials. During the interview with BBC Correspondent moments after the press conference the foreign minister admitted exchanging notes with his Somalia counterparts during his stay in Dubai ,this contrary to Somaliland constitution.
  15. The sage the turks wanted to mediate last year Here is a report http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61071-Turkey-to-Mediate-between-Somaliland-and-Somalia Indeed this concerns SL , they should not waste their time on international conferences on Somalia.
  16. Jabhada SNM Oo Galabta Sheegtay In Ay Wadahadal La Galayso Maamulka Xassan Sh Maxamuud (Daawo Maqal Muuqaal). Hargaysa(Allssc): Jabahda SNM oo Galabta Hargaysa Saxaaafada isugu yeedhaya yaa sheegtay in ay wada hadal la galayso Madaxweynaha Bartamaha iyo Koonfurta Somalia Xassan Sh Maxamuud ayna wada hadalaya ka dhici doonaan Dalka Turkiga. Dhanka kale waxaan isagu wax wara kasoo saarin Maamulka Culusow kaas oo mudaba muujinayay Dareeno Xanbaarsan Caadifad Qabiil iyo kala jajabin Dalka Somalia. Halkan Hoose Ka Daawo http://allssc.com/57926-2/
  17. oba hiloowlow;933104 wrote: lmao thats xamar Jajab district in xamar You are right if you look good that is xamar.
  18. Haatu;933007 wrote: Somalis in waqooyi hate tribalism but the Somalis in Koonfur love tribalism. Such is Xaaji Xunjuf's logic Yeah that is true , Somalilanders kuma dhaqman Qabiil, nor do they call their fellow SL citizens people of the Half. The least qabiliste people in the Somali peninsula are reer Somaliland reer Djibouti and reer NFD.
  19. Xukuumadda Oo Shaacisay In Wada hadaladii Somaliland & Soomaaliya ay dib uga furmayaan Turkiga April 1st, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in wada hadaladii hore ugu bilaabmay Somaliland iyo Soomaaliya mar kale dib uga furmayaan dalka Turkiga muddo laba todobaad gudahood ah. Wasiirku waxa uu sidaasi ka sheegay shir jaraa’id oo uu caawa ku qabtay xarunta madaxtooyadda Somaliland. Wasiirka Arrimaha dibaddu waxa uu sheegay inay marti-qaad rasmi ah ka heleen dawlada Turkiga isla markaana ay ka qeyb geli doonaan wada hadaladaasi oo uu tilmaamay inay yihiin qaar waxtar u yeelan doona qaranimada Somaliland. “Waxaan doonayaa inaan halkan ka cadeeyo in dawladda Turkiga oo la saaxiib ah labada dawladood ee Somaliland iyo Soomaaliyaba iskaashi iyo xidhiidhna la leh labada geesoodba inay ku marti-qaaday labada dal inay dib u bilaabaan wada hadaladii hore u dhex-maray.labada geesood-na arrintaasi way soo dhaweeyeen,”ayuu yidhi Wasiirka Khaarajigu. Wasiirku waxa uu intaasi ku ladhay “Waxaan markaa qaadanay in labada dawladood ay muddo aan ka badnayn laba todobaad gudahood aanu ku wada hadalno dalka Turkiga, si loo sii ambo-qaado arrimihii berigii hore wada hadalka laga yeeshay.” “Waxaan markaa jecel nahay inaanu shacbiga Somaliland iyo beesha caalamka ee kaleba sidaasi ku war-gelino in aanu dal ahaan annagu marti-qaadkaas Turkiga aqbalay oo aanu jecel nahay in wada hadalkii hore u bilaabmay la sii wado, si aanu himilada qarankani leeyahay aanu u gaadhi karno,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi. Wasiirka oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Sida laga war-qabo beesha caalamku waxay ku baaqday kal-hore in labada dal ee Somaliland iyo Soomaaliya ay wada hadlaan oo ka wada hadlaan mustaqbalkooda siyaasiga ah iyo iskaashiga labada dal dhex mari kara. Intaasi ka dib waxa labada dal bishii June ee sanadkii hore ay ku yeesheen Ingiriiska wada hadalkii ugu horeeyay muddo 21 sanadood ah, waxaanay ku heshiiyeen in qaabka loo wada hadlayaa ay noqoto qaab laba geesood ah, Somaliland oo dhinac ah iyo Soomaaliya oo dhinaca kale ah. Waxa ku xigay wada hadalo ay magaalada Dubia ee dalka Imaaraadka ku yeesheen madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, waxaanay isku raaceen in la sii ambo-qaado wada hadalada bilowga ah.” Xukuumadda Somaliland ayaa hore u sheegtay inaanay ka qeyb gali doonin shirka London lagu qabanayo bisha May ee fooda inagu soo haysa, waxaanay ku doodeen in aanu shirkani wax masaalix ah ugu jirin Somaliland, balse uu yahay shir caalamka kaalmo iyo taageero dhaqaale loogu waydiinayo dawladda Soomaaliya.