-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
HARGEISA-Somaliland President His Excellency Ahmed M. Silnayo declared open on Wednesday two story building constructed by the Ministry of Fisheries and Marine. Large ceremony organized for the inauguration of the new building was attended by the Minister of Fisheries and Marine Resources Abdilahi Jama Osman ‘Geel Jire’, director generals and guests. Minister of Fisheries addressed the gathering and said that the new building came through hard work and it became possible for the Ministry to have its own building after years of renting. Somaliland president of Ahmed Mohamed Silanyo has praised the Fisheries Ministry during remark made at the inauguration ceremony. The president called upon all people to benefit from the fishing and develop it until there comes a time it will be exported just like the livestock. The president reminded the attendees that Somaliland has got large coast which needs to be developed. The Chairman of Berbera Maritime University Dr. Abdirahman told that 14 students, four are female and where were taught about Maritime are due to graduate from the university. The Director General of the Ministry of Fisheries Mohamed Elmi Adam said that the Ministry generated revenue estimated to be around 145556 US dollars.
-
Madaxweynuhu Wuu Nagala Tashaday Shirkan Turkiga” April 3rd, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiye xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in madaxweynuhu la tashi kala yeeshay shirgudoonka Wakiilada iyo Guurtida marti-qaadka ay Turkigu u fidiyeen xukuumadda ee ay ku marti-gelinayso qorshaha ay dib ugu bilaabayaan wada hadaladii kal-hore ay yeesheen Somaliland Iyo Soomaaliya. “madaxwaynu shala waxa uu u yeedhay shir gudoonka labada gole baarlamanka Wakiiladda iyo Guurtidda, arrinkaasna waa laga wada hadlay. Waxa laysla qaatay in shirkaa laga qayb galo, waana shir damba socda wada hadaladii ay hore u yeesheen Somaliland Iyo Soomaaliya. ‘Shirkanina waa qaybtii saddexaad dawlada Turkiga ayaa nagu wargalisay inay na dhex-dhexaadinayaan . Somaliland waxay goosatay in ay ka qayb gasho shir kasta oo dani ugu jirto Somaliland, waxa laga wada hadlayaana waxa weeye sidii labada dal ee walaalaha ahi ay u kala bixi lahayeen. ’ayuu yidhi Guddoomiye Ku xigeenka Wakiiladdu. Md. Baashe Maxamed Faarax, waxa sidoo kale xaqiijiyay in wada hadalada dalka Turkiga ee ay ku wada hadlayaan Somaliland iyo Somaliya inay ka dambaysay socdaalkii dhawaan uu dalkaasi Turkiga ku tagay madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
-
Apophis i was never for or against Jubbaland , my stance was that clan federalism is bad for Somalia , but it should be tried and see if it works. And i predicted that the government of Somalia wil do all its can to stop the formation of clan states and so it happened hassan wants an entity from southern galkacyo to the kenyan border he made that clear many tmes. But that doesnt mean i am against jubbaland or for jubbaland never saaxib, u have to be with carafaat on that one.
-
Dowlada Soomaaliya oo markale ku celisay mowqifka ay ka taagantahay shirka Jubaland | on April 3, 2013 0 Comments R/wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon, ayaa sheegay in doowlada ay horay u caddeysay mowqifka ay ka taagantahay shirka kasoconaya Kismaayo. R/wasaaraha ayaa sheegay in shirkaasi looga baahanyahay in la waafajiyo dastuurka dalka u degsan, doowladana ay raali ka noqoto. “..Shirka ka socda Jaamacada Kismaayo, shirkaas waxa aan ka qabno oo cad baanu u sheegnay, markaan Xamar kusoo laabtay waxaan qabtay shir jaraa’id, oo aan ku qeexayo waxa ay doowlada Soomaaliya ka qabto, hada kahorna markuu bilaawday waxaan si cad u sheegay mowqifka doowlada kaga aadan…” ayuu yiri R/wasaaraha. R/wasaaraha ayaa dhanka kale sheegay in doowlada ay ku baaqday in shirka Kismaayo laga dhigo laba waji, wajiga koowaad oo ah in shirka laga dhigo dib u heshiisiin, iyo wajiga labaad oo ah maamulkii in la sameeyo. R/wasaaraha waxa uu sheegay in masuuliyiinta Kismaayo ay ka codsadeen doowlada in waqti lasiiyo, doowladana ay siisay mudo 20 maalmood ah, taasna ay wali dhamaan. “Mudo kooban oo ay naga codsadeen baanu siinay, oo ay kusoo fikiraan” ayuu yiri R/wasaaraha. Shalay ayay ahayd markii Ergada ka qaybgalaysa shirka Kismaayo ay Ansixiyeen dastuurka uu ku shaqaynayo maamulka Jubaland ee la doonayo in loo sameeyo gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
-
My uncle was a poet decades ago when i was a young boy, he taught me, i never forgot i remember these poems like they are quranic verses lol yeah i can name a few. Xassan tarabi Ma bayidin beryaha maansadaan buuni ku ahaaye Berrigaan ka doortaye haddii aan baxarka weyn quuso Waa baraha roobkoo kale iyo belel rasaaseede Biiftaan sideedii ayey arliga badan u nuurtaaye Caawana bullaan ima hayo ee waxay basiireeyey Bahdii iyo waxaa igala tegay biligi laysaaray Waxaan bawdka uga meerayaa een buuro uga caagay Badhankiyo hindiga boodayiyo baashahaa yimiye Haddii aanu badraan kani fadhiyin baar cadahan dhaartay Berkedahan ka qodan ceelka herer baanbadahan jiifa Nin baryiyo nin baylah u cabiyo beri gu' mooyaane Biryartu xoolo kuma soo horteen bacadka jiilaale Boocuu i kala goonayaa ma'aan badbaadsheene Birmadbuu xakame nooga dhigay biraan ka liicayne Buruud gooniyuu nagu qabsaday waanu noo bu'iye Baxsanow suldaankii tashiga lagala soo baydhye Baanjaadka nimaan aabihii baranin loo dhiibye Hablii boqolka laga qaadi jiray beec u dhici waaye Badhad aan ninaba guursan jirin boobto loo noqoye Boqon hiiga iyo aadanaw booshku na haweeye Waayadanba beeshanu halaye ugama baaqayne Laaskii anaga noo baxnaa biig gunaa degaye Baabuurka caymada sidii lay bidhaan eriye Bisinkiyo quraankaa ku yaal baalka xaashida'e Bisadiyo maroodiguna way beratamaayaane Barbaray noqdeen dacawadii baabulaha aare Waxba yaanan baanaha wadwadin badiyay daadowe Boogaha qarsada waa adduun lays bedelayaaye
-
Poetry is important with in the Somali society , i know many poems i memorize them especially cilmi boodheris Qawdhan ducaales poems cabdi gahayr , ismaciil mire , cali dhuux adan , ina cabdilla xassan qamaan bulxan. Samatar baxnaan.. Muxummad libaan jadeer. Suldaan Nuur dhego cun Yawle, Suldan xassan tarabi. Suldaan Timma cade. Raage ugaas
-
Jubbaland State Flag will be hoist tomorrow Inshaallaah
Xaaji Xunjuf replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Does Jubbaland have a national anthem , it will be a nice party baan maqlay. -
I dont know who exactly it is , they just said wa siyaasi Somali oo caan oo dhawaan la kharaajin doono ,, oo goob an laga filayn banay ka dhici doonta, thats all i know.
-
I am not sick , i am a very healthy i had some back problems in 2009 but i am fine now Alxamdulilah.
-
Mr che i don't think this lad knows how internet works there will be an assassination attempt on his life whether he will survive or not we don't know. No oba Hilloowle Amiir Godane doesn't tell any one he just strikes.
-
An important Somali politician known by every one will be assassinated soon don't ask me how i know but this will happen pretty soon , and it will happen in an unfamiliar corner.
-
The Jubbaland is a declaration of war against the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Che get with the program its called Clan pride loool -
It will happen u will see in the next coming days.
-
HiiraanOnline Reports the Passage of Jubbaland Charter
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Hiiraan is a website dhex dhexaad ah joojiya muranka , ragoow -
The Jubbaland is a declaration of war against the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Haatu your learning from Dr Oodweyne. -
Somalilands independence aspirations report 1985
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Haatu;933469 wrote: I have a leg in both Lugaha meel isugu du.. lol -
Somalilands independence aspirations report 1985
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Haatu who is we, reer NFD or reer Somalia. -
The Jubbaland is a declaration of war against the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Its funny though that a Somali from Xammar cannot claim Jubooyinka a Somali from Jubooyinka cannot claim xamar. welcome to clan federalism -
Garowe clan enclave leader Faroole scared to Visit Kismayo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
STOIC i like you but let me deal with the pirates , i know the language of the pirates -
The Jubbaland is a declaration of war against the Somali people.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Jubbalanders do not consider the Kikuyu brothers enemy , by the way u are overexaggerating how will this be a declaration of war against the Somali people, its just people gathering in Kismayo ,war they dont mean harm. Its not like they said they will join Kenya.