Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalia, Somaliland Presidents in Turkey for Proximity Talks Saturday, 13 April 2013 13:49 President Silanyo © is received by Turkish officials upon arrival in Ankara for the talksBy: Yusuf M Hasan Somalilandsun - The presidents of Somalia and Somaliland are in Turkey at the invitation of Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu for talks to mitigate problems the two sides are facing. The two presidents are currently in the resumed talks between the two countries being moderated by Turkish officials led by the foreign minister Davutoglu while it is anticipated that President Abdullah Gül and Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan. A statement the Turkish Foreign Ministry released on Friday said Somali President Hassan Sheikh Mahmoud and Somaliland President Ahmed Silanyo will meet in Ankara on Saturday. The statement noted that Turkey will continue to lend its support to finding a peaceful solution to the problems between Somalia and Somaliland through dialogue. During a meeting by the two countries talk's preparatory committee the Somaliland delegation headed by foreign minister presented its position paper that will be basis for the agenda.
  2. Wadahadalka u dhexeeya Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ka socda Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga Sabti, Abriil 13, 2013 (HOL) — Kulan ay dhexdhexaadiye ka tahay dowladda Turkiga oo u dhexeeya madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Max’uud iyo madaxweynaha Somailland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka furmay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga. Shirkan oo ka socda xafiiska wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Ahmed Davutogle, waxanaa madaxweyne ay oo ay hareerahooda fadhiyeen xubno ka tirsan xukuumadahooda ay muujiyeen niyad wanaag iyo inay guul ka gaari karaan wadahadallada. Wadahadlaladan ayaa waxaa lagu wadaa inay labada dhinac kusii amba-qaadaan kulammadii horay u billowday, inkastoo ay labada dhinac mowqifyo kala fog kala taagan yihiin, gaar ahaan gooshashada Somaliland ay horay ugu dhawaaqday. Madaxweynayaasha ayaa waxaa lagu wadaa inay marka ay kulankooda soo gabgabeeyaan ay siyaabo kala duwan ula kulmaan madaxda dalka Turkiga sida madaxweynaha iyo ra’iisul waasaraha dalkaas. Dowladda Turkiga ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay meesha ka saarto kala fikir duwanaashaha u dhexeysa madaxda Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo tani ay qayb ka tahay dadaallo ay caalamka oo dhan ku doonayaan in la soo celiyo midnimadii Soomaaliya. Sidoo kale, kulanka waxaa goobjoog ka ah guddoomiyeyaasha murcaaradka xisbiyada Somaliland, iyadoo la sheegayo in labada dhinac ay aad isugu soo dhawaadeeen, laguna wado in galabta lagas oo saaro qodobbo muhiim ah oo ay labada dhianc isku af-garteen. Kulankan ayaa wuxuu gabo-gabo u yahay kulammo ay labadii maalmood ee lasoo dhaafay lahaayeen wasiirro iyo xubno ka socday dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, kuwaasoo laga soo saaray qodobbo ay labada madaxweyne kawada hadlayaan maanta. Wixii warar ah ee kusoo kordha waxaad kula socon doontaa wararkeenna dambe haddii ALLE ogolaado.
  3. Somaliland: midnimo diyaar uma nihin 13 Abriil, 2013, 11:26 GMT 14:26 SGA Shirka Soomaaliya iyo Somaliland ay ku leeyihiin Ankara. Wasiirka arrimaha dibada ee Somaliland Maxamed Cabdulaahi Cumar ayaa BBC u sheegay in Somaliland aysan diyaar u hayn inay ka hadasho midnimo, shir ay Soomaaliya iyo Somaliland ku leeyihiin Ankara. Somaliland iyo Somaaliya ayaa kawada hadlaaya sidii labada dhinac ay u gaari lahaayeen xal siyaasadeed. Dowladda Turkiga ayaa ku martiqaaday labada wafi kulankan. Dowlada Soomaaliya waxa ay sheegtay in la gaaray waqtigii laga hadlayay midnimada Soomaaliya. Waxaa kaloo laga halayaa burcad baddeeda, iyo ammaanka.
  4. Turkish FM meets holds talks with Somalia, Somaliland presidents Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoğlu shakes hands with Somali President Hassan Sheikh Mahmoud before holding a meeting on April 13, 2013. (Photo: Cihan, Yasin Kılıç) RELATED NEWS Somaliland FM calls for more cooperation with Somalia ahead of tripartite Ankara talks 13 April 2013 /TODAYSZAMAN.COM, İSTANBUL Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoğlu met with leaders of Somalia and Somalia's autonomous Somaliland region on Saturday in the Turkish capital for talks to mitigate problems the two sides are facing. Davutoğlu came together with Somali President Hassan Sheikh Mahmoud and Somaliland President Ahmed Silanyo at the Ankara Palas. Mahmoud and Silanyo were also expected to have talks with Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan and Turkish President Abdullah Gül after meeting with Davutoğlu. Somaliland unilaterally declared its independence as a de facto sovereign state in 1991 after a coalition of clan-based armed opposition groups ousted the nation's long-standing military government. The area is internationally recognized as an autonomous region of Somalia. During his first diplomatic visit to Turkey in late December after taking office, Mohamud expressed his gratitude to the Turkish government and the nation for their support and aid and for instilling hope in Somalis. Mohamud, Somalia's president since last September, was invited to Turkey by his counterpart, President Abdullah Gül. Silanyo also visited Turkey in mid-March to have talks with Turkish officials, including Davutoğlu, who pledged to increase aid efforts to Somaliland. During his visit, Silanyo was also scheduled to meet with Erdoğan; however, the meeting had to be canceled due to Erdoğan's poor health.
  5. Wararkii U Dambeeyay Ee Wada Hadalka Turkiga Ka Socda, Qodobada Ay Somaliland Soo Bandhigtay Iyo Kuwa Ay Somaliya Madasha Keentay. Hargeysa(Ramaas) Apr.13, 2013 - Wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo khamiistii ka furmay magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga, ayaa la filayaa in maanta lagu soo gunaanado magaalada Ankara ee isla wadankaas. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay fiidkii gaadhay magaalada Ankara, waxaanay kulan yeelan doonaan Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Labada Madaxweyne, waxa la filayaa inay wada saxeexaan war-murtiyeed ka soo bixi doona kulamadii khamiistii iyo Jimcihii dhex maray ergooyin ka kala socday labada dawladood oo ka sii horeeyay labada Madaxweyne. Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga, ayaa warsaxaafadeed kooban oo ay xalay soo saartay, waxay ku sheegtay inay labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somaliya ay yeelan doonaan kulan lagu xalinayo khilaafaadka ka dhex jira Somaliland iyo Somaliya. Waxa kale oo ay wasaaradu sheegtay inay labada madaxweyne kulamo la yeelan doonaan Madaxweynaha Turkiga Cabdalle Guul, Raysalwasaaraha Turkiga Tayyip Erdogon iyo masuuliyiin kale, waxaanay wasaaradu intaas raacisay in Turkigu sii wadi doono taageeradiisa sidii ay Somaliland iyo Somaliya khilaafkooda ugu xalin lahaayeen wada hadal. Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somaliya ayaa la filayaa inay saaka wada jir ula quraacdaan Madaxweynaha Turkiga. Waxa jira qodobo ay ergada labada dhinac ka kala socotay isku mari weyday oo u muuqda inay caqabad ku noqon karaan wada hadalada Turkiga. Tusaale ahaan, dawladda Somaliya ayaa soo bandhigtay dhawr qodob oo ay ka mid yihiin, in siyaasiyiinta Somaliland loo ogolaado inay u safraan Muqdisho, in shirarka lagu qabanayo gudaha Somaliya sida Garoowe ama Kismaayo lagu qabto Hargeysa oo ay Somaliland-na ogolaato iyo in Somaliland ka qayb gasho shirka London, halka ay Somaliland la gole tagtay in Somaliland loo madaxbanaaneeyo mashaariicdeeda iyo khayraadkeeda, in mucaawinooyinka loo qaybsado si’ siman iyo in loo wada hadlo laba dhinac, qodobkan oo la sheegay inay Somaliland ku doonayso inay ka ansixiso dawladan, maadaama oo dawladii Sheekh Shariif ee hore u ogolaatay ay ahayd mid ku meelgaadh ah. Sida ay wararku sheegayaan dhinac waliba wuxuu diiday qodobada uu dhinaca kale soo jeediyay. Waxaana ilaa xalay saqdii dhexe lagu jiray isu soo dhawaynta labada wefti ee ka kala socda Somaliland iyo Somaliya. Hase yeeshe maadaama ay labada madaxweyne saaka wada jir ula quraacanayaan Madaxweynaha Turkiga, waxa muhiim ah in la soo saaro maanta war-murtiyeed la wada saxeexo qodobada uu doonaa ha ku jiraane.
  6. Did you not just post the list mise waa indhahayga
  7. Never trust these guys the reason why africa is poor is because of these guys
  8. Naxar its mixed there are ethiopians and Djiboutian troops but the bulk of the ethiopian troops are outside the city.
  9. Never said a clan is better than another clan Khadarow dadku wa isigu kay mid awoow.
  10. Samafal bingo if there is no proper reconciliation this will continue we have seen it in the past during general siad bares regime that one tribe has tried to claim complete supremacy using the state resources. Reaction tribal rebel movements who want to claim the throne and than do the exact same thing equals distrust between the various communities and ofcourse ended up with the establishment of tribal homeland states. More and more Somalis are seeing Somalia needs real reconciliation instead of waving the blue flag and act as if nothing happened.
  11. Somaliland: Khatumo rebels defect to national army Army Cheif Ismail Shaqalle HARGEISA-According to press statement released from the office of Somaliland Army Chief Brigadier General Ismail Mohamed Osman ‘Shaqalle’ has announced that battle wagon where 14 soldiers onboard have defected from the separatist movement of Khaatumo on Thursday. The battle wagon along with 14 soldiers defected have surrendered to Somaliland National Army stationed in Gambadha in Sool region on Thursday at around 5 in the afternoon. The army chief further added in the press statement have decided to leave the rebels having bases in Taleeh after having seen that the rebels have no plans and hopes. The army chief reiterated of providing warm welcome to any young individuals that the Khaatumo rebels have brainwashed. Somaliland and militia men loyal to Khaatumo clashed on numerous occasions in Taleeh Which claimed the lives of many and the lost of properties. Somaliland signed peace deal with SSC rebels that resulted the head of the rebels to given ministerial positions in the president Silanyo’s cabinet.
  12. ^^^ War cuqaasha beelaha Somaliyeed wax haka sheegin cuqaashu wa dad la qadiriyo sharaf iyo karamo ku dhex leh Buslhada Somali.
  13. War anigu warka ma sheegin eeh wa wax hada jira bal jawaabteeda uun baynu sugayna
  14. listen to the elder here http://saadaalnews.com/2013/04/11/dhagayso-afhayeenka-odayaasha-beelaha-******-kismaayo-hawiyaa-iskaleh-maxaa-ka-galay-puntland/
  15. Dhagayso:- Afhayeenka Odayaasha Beelaha HAG Kismaayo HAG iskaleh Maxaa ka galay Puntland Apr 11, 2013 - Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay erayo kul kulul ay Saxaafadda isku marinayeen Odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho iyo Isimada Puntland, ayaa waxaa si kulul oga jawaabay hadal shalay kasoo yeeray Nabadoon Xarago oo kamid ah Nabadoonada Puntland. Nabadoon Xarago oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho inay ka daayaan faragalinta arimaha Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka iyo Gedo. Guddoomiyaha odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho Xaaji Axmed Diiriye Cali oo Saxaafadda Maanta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray odayaasha dhaqanka Puntland. “Maxaa u gaynaya ninka kasoo kacay Boosaaso ama Garoowe inuu yiraahdo Jubbaland baa la yiraahdaa meesha Kismaayo la yiraahdo maxaa u gaynaya Kismayo anagaa iska leh Ummadda joogta ee ku abtirsata Beelaha Muqdisho umadda le eg oo kale ma joogto Kismaayo, marka uu leeyahay Calankii Jubbaland baa laga taagayaa Kismaayo maxaa ku wata gardaradaas iyo ma garanaysaa dulmigaas maxaa ku wata” ayuu yiri Axmed Diiriye oo ka jawab celinayay hadalkii Nabadoon Xarago. Nabadoon Axmed Diiriye ayaa kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Muqdisho sida wayna oga soo horjeeda arimaha Maamul u samaynta deegaanada jubbooyinka ee ka socda Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
  16. No because Somaliland is built on compromises and healthy cooperation between its leaders the opposition of yesterday was Kulmiye and they had a say about the future of Somaliland. The same way wadani and ucid are opposition to the goverment but when national affairs as these come up they are one nation one people thats the beauty of Somaliland.
  17. Full house the Somaliland speaker of parliament wadani opposition party is also on board the Kulmiye chairman is there Sultan Faisal cali Waraabe is there to. The beauty of Somaliland all leaders and stakeholders are on board mashallah
  18. xiinfaniin;937506 wrote: source ? xaaji habaar which site posted this nonsense Allidamaala Garowe clan enclave website Xiinfaniin beryahaan aad baad igu kacsantahay maxa dhacay awoow Xaajigu wa Xaaji Wanaagsan oo kheyr ka shaqeya , inkastow siyaasada la isku af garanayn hadana xeer iyo dhaqanki soojireenka yaan laga tegin wa iga talo
  19. Khatumo rejects the talks " frameborder="0" allowfullscreen>
  20. Dadweynaha PL oo ka horyimd shirka ka furmaya Turkiga. Last update 12-04-13 Dadweynaha deeganada Puntland Aragtiyo ka dhiibtay shirka Turkiga ee Soomaalida ee inta badan umada Soomaaliiyeed ay ka bixinayaan aragtiyo kala duwan iyo fikiro isdhaafsan laga, taas muram weyn u ka dhalisay maamulada ka jira Soomaaliya. Shirka Soomaalida loo qabanayo ee wajigiisa labaad lagu qaban doono maalinta Isniintaa ee soo aaddan Qaar kamida Aqooyahanada soomaaliyeed oo aragtiyo kala dwan ka dhiibtay bilaabashada wajiga labaad ee wadahadlada dawladda Federaalka ee soomaaliya iyo maamulka Soomaliland oo ka furmaya dalka Turkiga. Iyadoo Maalinta sabtida ah ee taariikhdu ku beegantahay 13 bisha afaaraad, waxaa la qorshaynayaa in irdaha loo furo wajigii labaad ee wadahadalada soomaaliland iyo dawalda federalka soomaaliya, waxaana shalay magalada ankara gaaray wufuud kakala socday Labada dhinac. Waxaana Soo baxaya argtiyo kala duwan iyo muran weyn ka dhex qarxay Dadka siyaasiiinta ah iyo aqooyahanada soomaaliyeed bilabashada wajiga labaad ee wadahalada somaaliland iyo somaaliya, Prof. C/salaan yuusuf aadan (Dhoola yare) oo ka mid aqoonyahanada siyaasadda ka faalooda kuna sugan Puntland ayaa sheegay in rajo wanaagsan laga qabo shirkaasi miro dhalna uu noqon doono, balse wuxuu timaamay hadii dadkeeda iyo saaxibul wanaag wal caqli ay hogaamin waayaan aysan waxba kasoo baxeyn. Shirkaasi ayaa la filayaa in lagu jeexjeexo arimo kala duwan, kuwaas oo umada Soomaaliyeed qaarkeed ay u arkaan inuu soo kordhin doono dhibaato iyo muran
  21. laasqoray Somaliland deputy minister of mines and resources touring eastern sanaag laasqoray 3 subclans of maakhir the past 4 months declared their support for Somalilands government they held 3 different clan conferences Not only that the former governor for sanaag Mr dabayl for the garowe clan enclave recently joined Somaliland