-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
At least professor samatar has his hiil qaran organization it has much more supporters than the khatumo project. Also Professor samatar is not really an opportunist. He was just in love with the Koonfurians and very naive. But you are right professor galaydh is not useful for hassan culusow and co and was completely sidelined.
-
Tallaabo;938960 wrote: I think now the Koonfurians will have a political crisis when they realise that a lot of their law makers are foreign agents:cool: Tallaabo not all koonfurians are the political enemies of SL , the Somalilanders do have friends in Somalia, Mr culusow so far so good , as for the Parliament based on 4.5. i do not worry to much about that ethnic Somalilanders including the Djiboutians have close to 38 seats. Not to forget the koonfurian allies or the neutral voters.
-
"Dawladda ayaa aqoonsatay Somaliland waana arrin culus"Prof Galaydh 16. april 2013 APL Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof, Cali Khaliif Galaydh oo ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya ayaa dhaliilay hishiiskii 13,April,2013 ay magaaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga ku dhexmaray Dowaladda Federaalka Somaaliya iyo maamulka Somaliland. Prof,Cali khaliif oo ka hadlayey kalfadhiga Baarlamaanka Somaaliya Muqdisho uga socda ayaa shaagay in hishiiska la gaaray loo dhigay sidii labada dawladood oo isku meeqaama ama siman oo hishiis kala saxeexday. "Waxaan u soo jeedinayaa mudanayasha Baarlamaanka iyo Guddoonka Baarlamaanka inay arintan si miyir qabta u egaan waa arin culus,waxaana muuqata in aqoonsigii 20 sano ka badan ay Somaliland caalamka ka dawarsanaysay inay u soo wareegtay Xamar o dawladeenu ay ictiraaftay"ayuu yiri Cali Khaliif Galayr. Hadalka Galaydh ka dib ayaa buuq yimid oo xildhibaanada qaar sameeyeen ayaa Guddomiyaha Baarlamaanku soo jeediyay in Baarlamaanku uusan qodobkaas int laga soo waafajinayo qoobka 26-aad ee xeer hoosaadka kaas oo dhigaya in qodobka kasta oo Baarlamaanka looga doodayo ay soo saxiixaan ugu yaraan 10 xildhibaan.
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
^^ source -
New Admin will soon be established in Mudug region
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
^^ Adigu imisa meelod baad ka timid Mudug xamar ,sawdigi shalay laha xamar unuka leh -
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Its not in burco it looks like Xiiinfanin is excited The topic of galkacyo was not even made by Carafaat but by the HAG community aka Oba hiloowle. -
New Admin will soon be established in Mudug region
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Yes and the other one will be called general caydiid airport , why does it bother you let them have as much clan airports as they want. -
Xukuumadda Oo shaaciysay In Meeqaamkii u weynaa lagu xusi doono Munaasibadda 22-guurada JSL April 16th, 2013 Hargeya (Somaliland.Org):-Gudida heer qaran ee qaban qaabada munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay la soo noqoshada madax-banaanida Somaliland ee 18-ka may, ayaa shaaca ka qaaday inay sanadkan u xusi doonaan meeqaamkii ugu sareeyay. Gudidu waxay sidaasi ,ka sheegeen shir ay maanta ku yeesheen Wasaarada daakhiliga oo uu guddoominayay Wasiirka Arrimaha gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraalle (Duur) oo ah Guddoomiyaha Gudidaasi. Wasiirka ayaa cadeeyay in Xuska sanadka ay noqondoonto mid ka meeqaam saraysa tii sanadihii hore,oo ay shacabka reer Somaliland ku muujiyaan dareenkooda, isagoo xusay inay Gudigani Xidhiidhin doonaan dhamaan Goobaha lagu qaban doono Xuska Sanad Guurada 22aad gudo iyo dibadba. Waxaanu yidhi “Waxaanu wargalinaynaa Gobolada iyo Degmooyinka masuuliyiintooda waxaanu wargalinaynaa Ururada Bulshada,saxaafada, aqoonyahanka iyo ardayda dhamaan In aynu sanadkan muujino inaynu waynayno Xuska maalintaa 18-ka may oo ay noqoto maalin uu shacabku isu soo bax balaadhan oo farxad, isku duubni iyo walaaltinimo leh muujiyaan.” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur isago hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu yidhi “Astaan teenu waxa weeyi hormar, midnimo iyo helida aqoonsi Qaran insha ALLAH waayo waxaa socda wadahadallo Guulo badan laga gadhay oo uujiyey inay Somaliland Qaran tahay, waxaa muuqata Himilo Umada Ididiilo galinaysa in danteena iyo yoolka aynu leenahay aynu guul balaadhan ka gaadhi karno”. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ahna Gudoomiyaha Gudigaasi waxaa kale oo wax laga xumado ku tilmaamay weeradii ka dhacay dalka aynu jaarka nahanay ee Somaliya isagoo sheegay inay amniga aasloo sugidoono shacabkana u soo jeediyey inay xilweyn iska saaraan ilaalinta amniga. “Waan cabaaraynaynaa falalkaa waananu ka xunahay wixii ku dhacay.” “ Shacabka iyagana waxaanu faraynaa isku tiirsanaan, midnimo iyo amni ilaashi baanu faraynaa waxaanu leenahay dabaal daga iyo farxada Ha idiin la socoto taxadir oo qofwaliba ha ogaado inuu askari yahay,”ayuu yidhi Wasiirka Daakhiligu. “ Nabadgalyada ilaalinteedu way ka horaysaa, wax walba” ayuu intaasi raaciyay. Magacyadda xubnihii Gudida ee shirka Fadhiyay 1- Wasiirka Daakhiliga 2- Wasiirka Warfaafinta, Wacyigalinta iyo Dhaqanka 3- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda 4- Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka 5- Maayar ku-xigeenka Caasimadda 6- Xilhiban Axamed Maxamed Diiriye (Nac-Nac), 7- Agaasimaha Guud Wasaaradda Madaxtooyada 8- Lataliyaha Arrimaha Bulshada ee Madaxwaynaha.
-
New Admin will soon be established in Mudug region
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Dee sidaasay jecelyihin 3 mamuul oo magaalo kaliya yeelato la jeclow, adigu xita hadaad tagtid sadex bay ku qeybsan doonan. Haday sadex mamuul samaystaan sidaasay raban iyagu waxay aminsanyihin inay sida hormar ku gaadhayan anaguna wanu ugu duceyneyna. 4.5 mashallah banu leenahay hormarka mamuulada beeleysan kheyrki ugu fiicna baanu leenahay. Maxaad ugu diidi -
New Admin will soon be established in Mudug region
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Carafaat dalkan waad ka hadli karta , laakin maalinta SL la aqoonsado oo ay Somaliland iyo Somalia si official u kala baxaan hadal haynta koonfurianska adigu waad deyneysa galkacyo may 5 mamuul ha u samaystan. Dadkan waxay isla jecelyihin la jecloow wax alalay waxay isla raban la jeclow haday beletweyne 10 mamuul ka samaystaan tafadal banu leenahay , haday al shabab raacayaan , mabruuk baanu leenahay , haday afka kikuyada baranayaan bugaag iyo qalimaan baynu u diri. wax alaale waxay isla jecelyihin wanu la jecelnahay. Thats my new motto. -
New Admin will soon be established in Mudug region
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Carafaat i dont mind that even if you were born on mars you are still an ethnic Somalilander and they view you as one the few SL crooks in Somalias govt they view them as outsiders , remember professor samatar statement. Waad iman kartan laakin hadal badan idin ma ogalin:D I have lived more of my life in Somalia than i did in Somaliland but that doesn't make a difference. Carafaat Somalia of the past is no longer ours every one knows that sawta laga xigsaday wax fahan. -
New Admin will soon be established in Mudug region
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Che -Guevara;938858 wrote: Xiin. For people claiming to be from different country, their obsession with Somalia is rather puzzling and unhealthy. Carafaat. Dire security situation? what have you been smoking? Somalia claims Somaliland to be part of their country whether Somalilanders consider themselves a different country or not is not the point , if the koonfurians accept that Somaliland is no longer part of their country. Than they have every right to say to Somalilanders F off ,stop talking about our affairs they would even have the right to ban them from this site. Its like the talks between SL and Somalia, the world forced the 2 sides to talk so we have to talk about everything. But go'i maysan Hanaga hadlina nala jooga obsession baad qabtaan , waxaso dhan isku meel ma galaan:D -
New Admin will soon be established in Mudug region
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Xiinfaniin are you sayin carafaat the unionist inu kala jeclaado geyiga Somaliyeed? -
Turkey sees hope for unification of Somalia and Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
The Turks are mere facilitators not mediators when will Xiinfaniin understand that , their input is nothing but an opinion had they support SL quest for statehood wouldn't mean a thing either. They are not forming the chief negotiators to mediate between the 2 sides they are just hosting the conference. Let first the talks restart again in 90s days and wait for the outcome and than see the reaction of the wider international community who called for these talks. -
Turkey sees hope for unification of Somalia and Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Time will tell in 90 days whether it will be union or independence or the talks to fail. -
Interview with Cigaal in 1993, 20 years ago in Djibouti
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There is still no such thing as a awdal state or maakhir state it doesn't exist , khatumo exist but its ineffective in the border area and their predecessors ssc rebels joined SL . So cigaal stands correct SL controls much more territory now than when cigaal aun was leading the goverment political base is much wider and all more inclusive. From 1991 to 1993 SNM interim government From 1993 to 2002 Civilian government after the borama conference From 2003 to 2010 Democratically elected goverment From 2010 to present Democratically elected government -
Inside Story Somalia peace: running on empty? " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Looks good.